Professor wlhi xaqiiqda dhabta ayaad ka hadasha lkn anu umadena somaliyed mid Ayaan kaga sidi maxkaxda naloga gumaysanayay qof qudha oo Damiirleh naguma hadhin wax wanagsan hadad u bandhigto qof xumanta uu ku jiro ka damqanaya malaha wlhi dawladnimo Wan rabna lkn siden ku heli karna Cid isma waydinyso lkn siden ina hebel ku dilaa oon uga sarayna ayaa qalbiyadena dagtay War somalay gacmaha han is qabsano
Professore ma annagoo Qabyaalad u kala qaybsan oo 10 calan kala samaysannaannu shisheeye iska celinaynaa, maad cudurkan na dilooday naha dawaysid adigaa waddaniyad dareemayee?
Prof Shuceyb Allaha kaxafido waxaa sharaf weyn ii ah in aan shaqsi ahaan aqoon kuu leeyahay aqoon kaliya ma’ahan Page-kaan aad cilmiga inoogusoo gudbiso aan si gooni ah ugu xiranahay Stay long life and health I’m Mohiadin your neighbor boy
Adeer wad mahadsantay sidad nogu faidaysay balse waxan jeclahay waxan aamin sanahay inad nagu tix galisad aya fcn somaliland sidasay ku qurrux badan tahy somaliya ha tashato anagu wan tashanay so noqoshana ma jiro awalb dal ayanu ahayn waxanu keenay wanu ku khaldanayn
Walahi profsor kan waan raa din jiray balase maanta ayaan helay😢😢
Anigabo hada arkay😢😢
Adeer waxa badan aan ka faaiidanay cimir dheere iyo caafimaad insha allah maalin un waa ka faaideysanenaa
Masha allah waa kumahadsantahay saa indhaha noogu kala qaaday🥰
Waa diyaar ani wan udhaqaaqaye dhalin yaroow ha la idin arko
maasha allah barbaariye aabe qaali ilaahey haku xafido
Mash allh
May Allah protect you adere you are a treasure to dalanyarada somaliyed
Asc mashalaah tabarkalaah adeer kher alaha kusiiyo waad nofaidey
ok raas jumbul anaga leh.
Professor wlhi xaqiiqda dhabta ayaad ka hadasha lkn anu umadena somaliyed mid Ayaan kaga sidi maxkaxda naloga gumaysanayay qof qudha oo Damiirleh naguma hadhin wax wanagsan hadad u bandhigto qof xumanta uu ku jiro ka damqanaya malaha wlhi dawladnimo Wan rabna lkn siden ku heli karna Cid isma waydinyso lkn siden ina hebel ku dilaa oon uga sarayna ayaa qalbiyadena dagtay War somalay gacmaha han is qabsano
Adeer Waxbdn ban ka faidnay ❤
Masha Allah
Waa laxidhay odaygan
Qadaad wayn hadaa cadawga odaygaa ka soo furan waydaan inaa jilbaha qabsataan uun suga walibana ajanabi ayaa ku dhex xidhay dhulkiina idinkama foga .
Professore ma annagoo Qabyaalad u kala qaybsan oo 10 calan kala samaysannaannu shisheeye iska celinaynaa, maad cudurkan na dilooday naha dawaysid adigaa waddaniyad dareemayee?
Masha Allah 👏👏
Professor wxn kacodsan laheyn maclumadkasta aad heyso inad buug nogu qorto wlhi
Waxa laga yaba inan awodi weyno ama intan bilawno oo andhamestiri weyno
Waayo adiga waad dhiman karta sidokale anagana wandhimankarna marka waxa lobahan yahay iney bugagtas dhaxlan jilka naga dambeya
Dhalinyaradi rasaas iyo qlryo baa loo qeybiyey si ay iskugu laayaan wax aysan ogeyn si looga gurto waxa nacfiga leh
Dhalinyaro qabyaalad iyo siyaasiyiin baa kala qaybiyey
Qabiil waa nacalad 😭 🇸🇴
Somali video yashan ookale madaawadaan miyaa. Walle waa yaab
Wllo hakayabin in ay dawadan
Prof Shuceyb Allaha kaxafido waxaa sharaf weyn ii ah in aan shaqsi ahaan aqoon kuu leeyahay aqoon kaliya ma’ahan Page-kaan aad cilmiga inoogusoo gudbiso aan si gooni ah ugu xiranahay
Stay long life and health
I’m Mohiadin your neighbor boy
masha alllah
Mashallah adeer wa runta 🇸🇴
War sax
Asc. Markaan Professor-ka dhegaystay ayaan iska ooyay
Biyaha Biyaha badda ma laga miiri karaa dahab illeenay waa ka buuxaa'ye? Xaggaana bal u dhugmo lahaada.
👍👍✊
Loyacada kaga soo qabo kulaha
Adeer wad mahadsantay sidad nogu faidaysay balse waxan jeclahay waxan aamin sanahay inad nagu tix galisad aya fcn somaliland sidasay ku qurrux badan tahy somaliya ha tashato anagu wan tashanay so noqoshana ma jiro awalb dal ayanu ahayn waxanu keenay wanu ku khaldanayn
Aad iyo aad soo noqosho majirto
Awal dal maadan laheyn aan aheyn dlukaaga soomaliyah, haddii aad mooday inaad dhalatay gumystihii kadib waxaad ogaataa inaad jirtay gumeyte kahor dhulkaaguna uu ahaa min harar illaa jabuuti ilaa mooyaale iyo milindi,
Hankaagu haku gaarsiiyo qowmiyadaada oo hakaa saaro qoyskaaga.
Somaliland bay wuxuba yaalaan
ᴅʜᴀʟɪɴʏʀᴏ ᴀᴀɴ ᴋᴀᴄɴᴏ🥺❤️🫶
Sax
Siidee loosoosaariikaar haadeenu utaariikh xuunaahaa qaabaayaalaad baakaaxoogaabaataay laabaalaakaaca soomaaliidaa iisaraabaataa sheegeesaa xaageejootaa
Waadoo waaxaabaa magoogiid haalniin baadoonaayaa iinqaariiyoo qaabiil qaabiil Baan iisuuhaa saanaa iismaaoogooliin maajeerteen haawiiyee isaaqaa uugaadeen maareexaan reer waaliibaa gaalaal buuraabaa reer kaalee uuaadeegaasaadoo yaalashaalsees
ᴅʜᴀʟɪɴʏʀᴏ ᴀᴀɴ ᴋᴀᴄɴᴏ🥺🫶❤️