Ilmahii Isku Dhaganaa Oo La Keenay USA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лип 2010
  • Somali TV Of MN

КОМЕНТАРІ • 66

  • @sabaadchannel9432
    @sabaadchannel9432 5 років тому +1

    Yaa Allah ufududee qalinkana inshallah kheir dhamaantii ayaan idinrajeynaya

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 роки тому

    Ilaahey ha u naxariisto caabiyo xaaji ciise

  • @saynabmaxamed6756
    @saynabmaxamed6756 6 років тому +1

    Mansha allah allow u gargaar islaamka cadawgooda guul daro ku rid

  • @fadumojaama8275
    @fadumojaama8275 9 років тому +3

    Jasaa akalaah kheyr walaalkeen maaxay ha lagu daydo siddii facalkayrkal eh ee uu u naxariistay misaanka xasanaadka ayaa liogu xisaabinayaa iinsha allaah thanks so many times

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 років тому

    Asc mansha Allah walaalaha qalbiga wanagsan ee arinta ku guuleystay kheyr badan Allaha siiyo
    Maaxaay waa Nin qalbi fiican cimrigiisa Allaha dheereeyo walaasheen Adarna kheyr Allaha siiyo Aamin Allaha Aqbalo Thanks
    🇸🇴❤️💝❤️💕💖💕💖💕💖💕❤️💝💝

  • @ayanelmi6593
    @ayanelmi6593 8 років тому +2

    masha allah somaliyey waligiin sidaa isu tageera,allana haydin lajiro

  • @keinaankeinaan7576
    @keinaankeinaan7576 9 років тому +2

    that is what i dreamt , somali helps each other

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому

    Dr illahay ajir haku siiyo

  • @samiyaahmed7779
    @samiyaahmed7779 5 років тому

    Ilaxayow operationka successfull agadiig

  • @jamal614
    @jamal614 14 років тому

    this has to be greatest story out of any somali men in years walahi...,you are hero to all,well done brother. now lets support and pray for those little girl and their mother she must not sleep at night by her looks...

  • @muxibodhool6463
    @muxibodhool6463 7 років тому +3

    masha alaah ilaah ayaa mahad iskale

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 6 років тому +4

    masha allah

  • @fathikalbi4498
    @fathikalbi4498 8 років тому +7

    mansha alah

  • @furqaanabdulahi3184
    @furqaanabdulahi3184 5 років тому

    Allx allah ha idinkuguleyo wadna kumahad santihin walalayal

  • @MrHaji24
    @MrHaji24 11 років тому

    I'm happy to see those kids having surgery in US I hope everything goes good Thanks to allah!

  • @mrfayzal
    @mrfayzal 14 років тому

    walaalyaal illahay ubarye inuu qaliinkaa guul ku dhmaado taas laftigeeda waa qeyb
    kamid ah sadaqada. .waxaan kaloo leeyahay walaalkeen howshaan qabtay ajar iyo hasanaad alaha kasiiyo. miisaanka aaqiro Allaha ugudaro .aamiin aamin yarabi

  • @shimmerz555
    @shimmerz555 14 років тому

    maaxay walalakey macaanow qeyra alaah ku bsiiyo mid aduunyo iyo mida aqiiro aad ayaan kugu duvceey marakasto ilaah haku aqbalo amiin amiin

  • @afbile
    @afbile 14 років тому

    Ilaahay waxaan ka rajeynayaa intii qayb qaadatay ee qalba fiican leh in u ka abaal mariyo samafalkii ay u fidiyeen caruurtan isku dhegan.
    Ilaahay ha idin barakeeyo.

  • @kkazichnaal
    @kkazichnaal 5 років тому +1

    allha sakhiro

  • @dhaqanhaye
    @dhaqanhaye 14 років тому +1

    WALAL MAXAY WAAD DUCAYSANTAHAY CADAR KAHIN IYO DHAMAN ENTA KULA SHAQAYSA WAY DUCAYSAN YIHIN MASHA ALLA

  • @somalimanintheworld1849
    @somalimanintheworld1849 9 років тому

    ماشاءالله عليك الله يزيدك من ميزان حسناتك وجزاك الله خيرا
    اللهم كثر امثاله هاد البطل اللهم اشفيه

  • @raaseeye
    @raaseeye 12 років тому

    I met them at the clinic, they were so beautiful, ilahow caafi dhaman inta dhiban amin

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 6 років тому

    Masha alh intii caawisay alha caawiyo

  • @gobanimodoon1
    @gobanimodoon1 13 років тому

    Ina-Abtiday Canab oo ay dhashay aabahay walaalshi Xadiyo Aadan oo mataano,cay'sha iyo Aamina, dhashay!Maansha'Allah Soomalinimo ayaan dareemay,marka aan daawaday.

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому

    Masha allaah

  • @aminaali3813
    @aminaali3813 5 років тому

    Who would dislike this video, unless you are not happy about what the doctor's did for this little girls....

  • @fatimanuux8982
    @fatimanuux8982 5 років тому

    Manzha Allah 👭

  • @guliedmohamoud3036
    @guliedmohamoud3036 7 років тому +1

    maanshaa alaah
    ilaahay haw fududeeyo

  • @mohamedAbdi-by4dd
    @mohamedAbdi-by4dd 8 років тому +1

    manshallah walahi waa geesi weyn walale alle baa kaa ajar a siinayo

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 5 років тому

    Mashaallah

  • @ambiyonoor65
    @ambiyonoor65 7 років тому

    Mansha Allah

  • @RKOfinisher2
    @RKOfinisher2 12 років тому

    this is why i can't hate my people in a second. I LOVE YU guyz

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 6 років тому

    Maaxay waa ehlu jano insa aallh

  • @halimaismail4530
    @halimaismail4530 5 років тому

    masha allha

  • @MyHaana
    @MyHaana 14 років тому

    mashaallah illahay ha ka jazay siyo inti ka soo qaybkashayba ee u soo gargartay illahayna waan u baryana inu u fudadiyo qalinka oo u ku guleyo sida u imashahba u ku fudueyay ilahay siga aya marki hore sida u soo dhaliyay im kana aska ayaa qawi ah u gargari kara aktisa waxab lama aha in shaaallah.

    • @filsenali8300
      @filsenali8300 6 років тому

      labadaba waa laba qaainul wadan waa laba nahaab anagaa qarsabo la ah zubhaanallah

  • @ikranilyas580
    @ikranilyas580 6 років тому +2

    M, a

  • @somali4687
    @somali4687 11 років тому

    mashallaah mashallah

  • @mohanad143
    @mohanad143 6 років тому +1

    After 8 years
    Allow ugargaar adiga og just xld ay kusugun yihiin ilmahaa yaryarka ahaa

  • @baidoa1000
    @baidoa1000 14 років тому +5

    Asc wr wb, waxaan aad ugu faraxsanahay howsha wanaaga badan ee Illaahna kugarab galay ee uu hormuudka kayahay C/casiis Maxaay isaga oo lakaashanaya Soomaali iyo Mareykan kale oo badan. Illaah ajar haka siiyo oo aaqirana jano hageeyo walaalkeen Maaxaay. Mideeda kale war dadkaan dalkii isku laaynayo may Illaah kacabsadaan oo sida ay dadkaanba wanaaga u qabanayaan ayagana wanaag sameeyaan. wlh waa istaahilaa in madaxweyne Soomaaliyeed uu noqdaa, waa haddii nabadi jirto oo keliya. Waad mahadsantihii

  • @calaamad
    @calaamad 14 років тому

    Ilaah baa mahadda iska leh. Maaxaay iyo inta la shaqaysana Ilaah ajar haka siiyo hana ka dhigo kuwo sii wada dedaalkaan. Walaalayaal fadlan halla caawiyo qorshahaan oo hallaga qayb qaato.

  • @daderhassan7454
    @daderhassan7454 11 років тому

    al7amdolilah ya rab ya ran waxkasto adiga awoodo

  • @ahmedmahamoud1340
    @ahmedmahamoud1340 6 років тому

    wlhy mash allah

  • @halimamohamed9286
    @halimamohamed9286 5 років тому

    M

  • @zuweeys
    @zuweeys 14 років тому

    ILAHAY HOWSHA HA,SAHLO WILKAN UMADA DHIBAATEYSAN U GARGAARO QEEYR ALLHA SIIYO IYO DHAMAN INTA ,U ,GURMATAY .ILAHAY HA, U FUDUDEEYO

  • @mo9204
    @mo9204 11 років тому

    Walal 1 qof kaligiis wax ma qaban karo waxaan u baahan nahay dad asigoo kale ah oo badan si baahida dad somali loo daboolo.

  • @abdiladif1071
    @abdiladif1071 9 років тому +1

    Alleh ha u fudaydiyo qalniniinka ameen ameen
    An I luv mama cadar luv u mama cadar
    Waa nariis maydhan masha allah

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому

    Wcd abaayo

  • @TheJamaalq
    @TheJamaalq 12 років тому

    cadaray kahar ninkaan qabiil ayuu kushaqaystaa waayo aniga ayaa caawin waydiistay si uu iigu caawiyo gabar xanuunsan oo somliya joogta markaa suu qabiil i waydiiaya maalintaa kadib waan kacararay,so cadar kaahin kacarar,

  • @dahirhaji6200
    @dahirhaji6200 8 років тому

    dahirhaji4

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 6 років тому

    ilmaha malakala fujiyay

  • @Ugargaar
    @Ugargaar 14 років тому +1

    FADLAN HADII AAD FIIRSITID KU DEEQ HAL DOLLAR DADKA DHIBAATAYSAN ADIGOO KU SOO HAGAAJINAAYO DAHABSHIIL ACOUNT NUMBAR HRG-D-15315

  • @maly902
    @maly902 9 років тому

    hug I'm HZ thin

  • @Samadoon100
    @Samadoon100 14 років тому

    Ilaah baan u waydiinaynaa inuu ka Abaal mariyo Walaalaheen Maaxay iyo Siyaad Ali oo kala shaqeeyey keenidii ilmaha USA.
    Soomaaliya ragaasoo kalaa wali ku jira Guulaysta.

  • @yaasiinxidig3035
    @yaasiinxidig3035 5 років тому +1

    Mansha allah

  • @sacdiaabdilahi2331
    @sacdiaabdilahi2331 6 років тому

    Masha allaah

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 6 років тому

    masha allah

  • @adontialle9584
    @adontialle9584 6 років тому

    Masha allaah