Qof 90 jira cawra maleh cimrgeeda farxad bay ku dhamaysatay qof a ma dhicin qof a ma dilin wayna sadaqobadnayd in allaha qafuuru raxim allow u naxariiso
@@mohamedyare1917 Aad bay ujeclayd dalkeeda sidaan ka daawaday tv ay kasoo muuqatay maskin loo dabaaldagayay xorida waliba waxyar bay sii noolayd iyadoo leh doortuu dalkerna ayaan doonaya iyo dalkii oon ku laabto ka dib way ilmaysay Ala dagaslbaa foolxumo leh anigu reer hargaysaysaqn ahay marwalba riyadaydu waa anoo daga Hada cabsiba ugama maqniye hortayarashaqee baa ila fogaatay dalayasna haday gado Ama bay iska takto way iskaga firxilahayde waan loo qorin ilaahay Kandi ha geeyo kuli muslimkii dhintay inagana ha inooga daba naxariisto maalinta geerideenu timaad
Daleeys shaqsi aad u qalbi fiican oo isku duubnaanta soomaali jecelnayeey aheeyd allha u naxariisto, inbadana somali weey u duceeysay ee allaha noo aqbalo.
Ax ax yaa hees dhulkayga hodanka ah madhaayto iyo moorogaabay nin maalqabeen dage( waa deegaan Bakool ku yaalo dhul barawaaqo ah ) waana heestii 1989 tiyaatarka moqdisho ku qaaday khadiijo dalays allahayow ku naxariiso
AUN KHADIJAHA ABDULLAHI CALI...Allah bless ur soul...we missed u....a real Somali Icon.
Ilahay janadii fardoowso ha geeyo mamao dalees qof la mida nama soo maraayo fananad qiimo leh bay aheed alaha u danbidhafo aamin
Aamiin yaa rabbi
Qof 90 jira cawra maleh cimrgeeda farxad bay ku dhamaysatay qof a ma dhicin qof a ma dilin wayna sadaqobadnayd in allaha qafuuru raxim allow u naxariiso
100 rag isku Sheegin bay ka Caqli iyo karti badnayd iyadoo dumar kadhigay rabbi Cajiib meeshay ka fakarin waynaa mashalh😊Allah naxariis waarta hakusiyo Boqorad qaaliya khadiijo Abdullahi Daleys💖
Maasha Allah qadiija cabdulahi camey delays ilaahow u naxariiso wadani somaliyed bey ahay what a dardaaran bay u sheegtey goobile gado iyo caabudwaaq wacade wey abtirsatey maamadu mr baraf baase idiley tiri habeenkaan kadib sanad xitaa maysa noolayn bilo kadib wey dhimatey 01/15/2018 ilaahow u naxariiso aduun haduu wax Taranyo ayaamo wa joogtey quruxdiisii iyo foolxumadiisiiba jana lee u baahan tahay denbigeeda alaha dhaafo janadana alaha ku casuumo eedo daleys gabow wa geeri alaah Maxey qurxanaan jirtey hada wa duqe maama I indhaweyn oo cadaan badan timo qurxan oo buruko iyo biriq lagu Shubey baan xasuusta arookii adeerkey ay ka heesaysay muqdisho 11 jir anoo ah ilaa markan 8 jirey 3 arioos oo 2 adeeraday iyo mid eedaday ayay ka heesaysay iyada iyo cumar dhule iyo kuluc ilaahay how wada naxariisto in yar ban ka xasuusta aduun quruxdiisii wey soo joogtey oo her cousin uu madaxweyne ahaa muxamed siyaad oo iyadoo meelkasta diyaarad loogu qaado ilaa talyaanigii lasoo shaqeysay qof taariiq badan oo xayinimo badan oo ashin badan oo cod macan aduun baaban macno lahayne xitaa taariiqdiisa hadaad dhimato kuma anfacayso camal saalaxa Lee u baahan tahay janadii ilaahow kawarabi🤲🤲🥺😟
Dardaaran Qiimo Leh Allaha kuu Naxariisto Maamo somaliyeed❤😓😭
What a lovely somali mother .....I remember the way my mother loved her songs .
Meeshay ka fakaraysay waynaa Mamadu oo Somali la rabtey iyo halkay is dhigeen Allah haku naxariisto Khadiijo daleys😢 Fanaanad aad u Qiimo badneyd❤️
Absolutely 💯 fan waa kii hore
Allaha Raxmaankaa ha u naxariisto maama Khadija Abdullahi Daleys 🤲🤲
Walee fan waa kii hore alla yaraxma hooyo daleys 🥲
Rabbi naxariistii jano ha siiyo 😭🤲 maamo qadiijo Abdullahi daleys Boqorad somaaloo dhanbaa u qirtay Midaas midnimada Somalia 🇸🇴 ayay aad u jecleyd 🫀🥺❤️
Afar toddobaad ka dib duubistaan Toronto ayee ku geeriyootay. Eebboow u raxmo, janadaada fardowsana ka waraabi - aamiin.
Walal aaskii maamadan ayaan daawaday ilaahay ha unaxariistee aad baan uga naxay waxan arkay she siciid raage iyo inankan ay dhashay hooyo dalays cidkale iimay muuqan maxaa loo cidkeeyay aaskeeda
Amiin
@@nasyadeuanyeong8707 Aniga shaqsi ahaanteyda inaa tago ayaa rabay, xataa masaajidka janaasada waa wacay. Laakiin madax xanuun culus igu soo booday oo sadex beri la jiifay.
Dad badan xabaasha ma tagin oo waa xasuustaa qaboob aad u daran ayaa jiray toddobaadkaas, -25 ilaa -30 meelahaas ahayd. Haddee xiliga kuleelaha geeriyoon lahayd meel la kala istaago ma jiri lahayn. Laakiin janaasadeeda masaajidka la joogay saa maqlay oo qabriga dad yar aaday.
@@nasyadeuanyeong8707 waa runtaa wllo waliba iyadoo ladhigayo lagu aasayo qabuuro barafle waankaxumahy inaan dalkeedi hooyo lagu Aasin
@@mohamedyare1917
Aad bay ujeclayd dalkeeda sidaan ka daawaday tv ay kasoo muuqatay maskin loo dabaaldagayay xorida waliba waxyar bay sii noolayd iyadoo leh doortuu dalkerna ayaan doonaya iyo dalkii oon ku laabto ka dib way ilmaysay Ala dagaslbaa foolxumo leh anigu reer hargaysaysaqn ahay marwalba riyadaydu waa anoo daga Hada cabsiba ugama maqniye hortayarashaqee baa ila fogaatay dalayasna haday gado Ama bay iska takto way iskaga firxilahayde waan loo qorin ilaahay Kandi ha geeyo kuli muslimkii dhintay inagana ha inooga daba naxariisto maalinta geerideenu timaad
Daleeys shaqsi aad u qalbi fiican oo isku duubnaanta soomaali jecelnayeey aheeyd allha u naxariisto, inbadana somali weey u duceeysay ee allaha noo aqbalo.
Alaha unaxariisto qabriga waasac alaha uga dhigo maamo qadiijo cabdulaahi Daley's aamiin
When did she die
Raboow kuu naxariiso adiga iyo dhamaan fanaaniinti Soomaaliya ee hormartay, amiin.
Qofka marbu hadu marexan yahay somalinimada wu ku dhinta#Daaley gabar Rer marexan ah mashalah Hooyadi fanka
😢zxp marexan miyey eheed Wlhi waligey uma maleen jirin yey ka eheed
@@moaar9365raxween ayay ehed sxp
Hooyadeeda beesha Hadamo gaar reer bakool aheyd magaaloyinka xudur iyo dhulka moorigaabay ka soo jeedo.
Allaha U Rahmado Qabrigeeda Allaha U Wasiciyo Janadii Fardoosa Allaha Ka Waraabiyo Aameen
waxaan maqlay inay baydhabo ku dhaladay aadna ujeclayd qabyald maysan aqoonin waxayna ahayd qof aad ufiican ani aqoon baan ulahaa eedaday ilahay hawnaxariisdo dambigeeda hadhafo amiin dad iyo duunyaba way uroonayd qof lamidan wuu yar yahay
Balse waa maareexan xisabta ku darso allaha uu naxaristo mamo daleys
@@fadumoadan948 🤣🤣
@@fadumoadan948 mareexanba aheed Daleys ale hau naxariistee
Legend And Legendary.........wow
Somaliyeey cankani yuu gablamin 😭Hadal idamqay 😭😭
Manshallah my sweet mother I love you mother 🙏💯🙏💯👊
Alah ha u naxariisto maanta wey mootan tahay hooyo khadiijo daleys, Allah janooyinkiisa ha ugu deeqo.
Ilahay hakuu naxariisto mami
Our legendary maamo dalleys we proud of you 🇸🇴❤
Alle ha u naxariisto maamada waxay ahayd maamo qiimo leh oo kaftan badan
Madhaayti ii moori gaabay ninki maal qaba degaa waa duul aad u qurux badan oo ka tirsan bakool hudur u jirta 50k mitir😍🥰
Qatumo daro mahin ee wa somali jecel dad socasumay qadi wayday
M.a faniunta ugu jeclahaywaa riwaayadaheeda cudna waa ku dhamaaday m.a
Allow kuu naxaristo wa bil ramadane hoyo Qaliya
yaa rabi danbigeedii dhaaf qof qalbi fiican oo naxariis badab bay ahayd aqoon baan ulahaa ajanibta xataa dadkoo dhan baa isugu mid ahaa ilahaw unaxariiso amiin
amina hasan aad iyo aad
Amiiin ya rabi
Allha unaxariisto khadiijo cabdulaahi cameey
Abdirashid Barre amiin wllo
Illah unaxariisto qabrigeeda uwasiciyo mama aaad qaaali nagu aheed
Allow kuu naxariiso khadijo cabdullaahi camey dalays maanta duceey nooga baahantahy
Allah unaxariisto mama daleys
Allah yaa raxmu
ilhay hawnaxariirto eedaday qadiijo abdulaahi cameey qof qalbi fiican oonan qabiil aqoon baya ahayd
amina hasan amiiin abaayo edadeen allaha unaxariisto
Way iga qoslisay Allaah yaa raxma raaximiin.
Ilaahay how naxariisto maamo khadiijo dalays
Alle ha u naxarriso, I am so emotional
Madhaayto iyo moora gaabey ninki màal qabaa degaayo runted👍 Allaw kuu naxariiso
Allah yarham ameen
Illahay ha unaxariisto Aamiin dalays janadii fardawzo Allaha keeyo Aamiin
Incha allah kairreh incha allah
Alle yrxm legendry heestii muruqiinna maaloo dhulka mira kubeeroo bay qaadi jirtay
MAAMO DALEYS JANNADII ALLAHA KUGEEYO AAMIIN SOOMAALI WEYN KU ILLAAWI MEYSO MAAMO
Ilaahow unaxariisoo😊
Rabi hakuu naxariisto hooyo qaran
Fanaanada Qaranka Somalia Khadija Daleys noolow we love you
Legend Laandheere Ah bay ahayd
Eeebahay Haku Janeeyo Mama Dalays
Subhanaallah. Allah hanunaxaristo
Naxariistii Jano alle hakaa waraabiyo mama khadiija cabdulahi dlays
Rabiyoow u naxariiso oo qabriga waasac uga dhig oo u dambi daaf mama Daleys
Ilaahay haw naxariisto
Ilaahey ha u naxaristo mamo khadija
Alaah u naxariisto Hooyo khadiijo
Alle ha unaxariisto shalay bay dhimatay
Khadija Abdullahi Daleys a goat
Taliye odaywaa yuusuf raage talada odayga somaliyeed waa runtii wadanka sanatorium bixi ka qabo cadawga u adeegayo shisheeyaha.
Heesa raxnwan ta
Aad ayaan UGA Hela
Waa laxan macaan
Allaha u naxaristo Marxuumad Daless Abdullahi Cameey
Allah hakuu naxariisto
Halyeeyad Qaran allha u naxariiisto maamada
Rabi ha u naxariisto asigaaa weyne
_Madhaayta ii Mooragaabeey_ dadkii yaqaano ayaa yaqaano. Bakool ayee ku taal, dhul beero ah Xuddur u dhow.
Mama dakays alow ku naxariiso dad dhulka ayuu u dhamaaday somali dhab ah ayay ahayd
HUBAAL HOOYO MACAAN DALEYS A U N MAAMO
Ayeeyo mcn ilhy haunaxaristo danbigaada ilahay hadhaafo
Ilaheey haku barakeyo mama ❤️✌️
Naa heedheh waa maxay ALLE hakubarakeyo? Mama da mar hore ayey dhimatayee!
Dalys tgty alaha Unxaristo..Alaha ku barakeyo wa xy
Alle ha unaxriisto mama qadiija daleys
Allha unaxariisto 🤲🤲🤲🥺🥰
Ilahey haku naxristo 😢😢
Allow Uraxamo Mama Khadiija
Alaha unaxariisto eedo dalays
rabi ha u naxariisto
Allah yarham
Allah ha u naxariisto
Allaha u naxariisto
Ilahey naxariistii jano haka waraabiyo 😭
allah yarxam fanaanada qaaliga ah lkn meeshaan wax goobile cayaari yaqaan maba joogaan waa maxey dadka aan is dhaqaajin karin odeygaa ayaaba ugu roon
Amiin amiin [Soomaali hanoolaato ]🌙✔💯💯💯💯
Ilahay ha Naxariisto
Waxay ahayd qof Naxariisto
Badan dadka Soomaaliyeed
Is ugu mid yahay
allah yarxama
Allaha unaxariisto maamada
Mansh Allah
ilaah ha u naxaristo
Iyada iyo guduudo carwo fanka yaa ku horeeyay ilaahay how naxariisto e
Guduuudo carwo gabadhii ugu horaysay ee masrax ka heesta ayey ahayd khadiija se inta markaa nolayd ayuu sheegayey
Waqooyi gaduudo ugu horesey konfur mama daleys
Ilaaah ha u naxariisto
aleha unaxariisto
Allah ha unaxariisto
❤️❤️❤️❤️❤️LEGEND!
goormay dhimatay alla yaa rahma
Sabirina Mohamed Waxey dhimatay 15/01/2018kii Canada ale ha naxariistee
allaha ha unaxaristo mamo dales
Waxay aheed mama somaliyed gar ahaan aad ujeceyl deganada kg kuna fanayso in udhallatey kg
Illahbsubxanawatacalla hakunaxariisto aadbaan qalbigayna ugatallaaaaa
Ax yaa wadani CALANKU YUU GOBLAMIN😪😪😪IMIKUU GOBLAMEY😪😪DULIGA ILAAHAYOW KA DUL QAAD SOOMAALI
wll naftada waxala jeceshahay❤❤wllkaga la jeclow❤❤subscribe like shere nosara nagu mamuusa mhdsndiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illah unaxariisto mama aan aad ujeceylahay qalbigeenana kadhamaneynin sigar e dadka afka mayka kahadallaw ee rer kg
Allaaaha kuunaxariisto
Moraagabey town waa meshii an kudashtey waa Mel udow xudur
Mashalh Allah raxamado
War waayelka meesha jooga halaga kaxeeyo
Subxaanalaah