Deg Deg Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo Bad Baado Qaran diyaarsaday Dagaal cusub oo xoogan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 1

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 місяці тому +4

    Asc.war isku xishoo sheekh shariif adiga iyo tiim wado tugo ah ayaa tihiin sharkiina Allah ha idinku celsho Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil.jaadka weligiis waxow u xrrnaa madexweyne .shan sano ka hor waxow u xirnaa farmaajo walakiil.war iska Aamusa mucaaradka adiga iyo mucaararadka waxaa tihiin musiibo Qaran.wax aad qaadeysiin malah Dalxureeye waxaa noo dortY Allah subxana watacalaa Waxowna jogaa xafiska intii Alle ugu talakay.sheekh baad shegane sheekh shariif waxaa ku isticmaalayo dad aad saaxib u maleyso waxaad ka hesho wax hanaga siin sheekh shariif.sharkaada Allah ha kugu celsho Amiin yaa Rabbi.umada somaliyeed uma baahno mucaarad iyo Qas.madaxweyne xasan sheekh maxamuud wax ow fashilmay majiraan.waxow Qabtay shaqo fican wadanka waa nabad waxaa lagu tagaa bajaaj xamar ilaa Afgooye iyo jowhar umada waxey heysataa nabad.sheekh shariif naga xishoo Ebow ee naga daa Qashinkaan aad hosta ku wadato Alle ka cabso ee la shaqee dowlada xasan sheekh please.farmajaha aad hoosta ku wadato beri ayuu diyaarad kugu dilaa war iska dhaaf mucaaradka ee la shaqee Dowlada Dalxureye please.xasbunAllah wanicmalwakiil mucaaradka sharkooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabbi.guul iyo gobonimo Aah ha siiyo Dalxureeye Amiin yaa Rabi.xaasidka Dalxureye cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil❤❤❤sheekh shariif waa cebowday meshaas ku jooji in aad tiraahdo ama aad ka hadasho ciidanka ma aheen sham on you.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil ❤❤❤❤❤❤❤we love Dalxureeye xamar waa Nabad dhulka sow u badan yahay waa Nabad.war isku xishooda mucaaradka intaa la shaqeynlaheyd ayaa cadow noo so horkacee sheekh shariif.walaahi ma noqoneysid madexweyne adiga iyo Farmaajo.ee naga xishooda hadaa Nahay umada somaliyeed.cadowga umadda somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Fowlada Dalxureye Amiin yaa mujiib.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli mucaarad cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.