😅Puplic prank || reer Burco iYo Muqdisho😅||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 роки тому +141

    War Jeelka yaan lagu hor ciyaarin😂
    Reer Muqdisho Nabad waartan idin rajeynaya🇸🇴❤from burco

    • @khalidcarab1851
      @khalidcarab1851 3 роки тому +1

      Haw baa la odhanayaa yaryar baa la la Xidhay intay Bulshada iyo Qarankaba Prank kaga Been Sheegaan

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 3 роки тому +1

      Aaamin yarabbi

    • @mosalad876
      @mosalad876 3 роки тому +1

      Thnx bro

    • @inantanr5215
      @inantanr5215 3 роки тому +2

      OMG, reer burco goormay sidan u gumoodeen waa maxay cabudhintu? waa magaladeydi runtina aad baan u jecla waana u xiisay ee Allow anoo nabada y reerburco xora igu celi si nabada ameen.

  • @sharmavich
    @sharmavich 3 роки тому +349

    Gopolka raga 💥✊✊✊✊✊from muqdisho 💥❤️🇸🇴✌️

  • @timacade2509
    @timacade2509 3 роки тому +604

    Wlhi xariifka dhahayo Muqdisho mise laascanod kaas ugu shidan 😂😂😂😂

  • @amuraaliguray8370
    @amuraaliguray8370 3 роки тому +169

    Muqdisho mise laascanod laascanod moodaye 😂💔👏👏👏👏👏

  • @yasinofficial708
    @yasinofficial708 3 роки тому +489

    walaahi🇸🇴 waa prank iigu horeeyay ee iga qoslia ree burco waxay muujiyeen siday ujecel yihiin muqdisho 🇸🇴 walal hadad Somali wayn jeceshahay sida burco like isaar from jijga Somali galbeed

  • @paldozofficial8043
    @paldozofficial8043 3 роки тому +226

    Wlh been markan iska Reebo ani waxan ahy reer mugdisho Waxaana jeclahy dhalin yarada reer burco hadaa dawato qosol miiran faraxadas ilaahey ha idin siyaadiyo🙏

    • @munamaxamud9444
      @munamaxamud9444 3 роки тому +2

      Ameen wll idinkaba waa qosol badantihiin from burco

  • @hassandeck867
    @hassandeck867 3 роки тому +145

    Wllhi dacad Ban Uqsly From Mogadishu waa idin Wataa Wlhi sxbyall 😂🙏

  • @kulmiyeofficiall
    @kulmiyeofficiall 3 роки тому +67

    Am From Muqdisho (wlhi shacabka somaliyed melwalba ee joogaan waa dad is jecel balse arima siyaasadeed lagu haayaa wxaan leeyhy ono love 5ta somali )

  • @mohamedmoumin790
    @mohamedmoumin790 3 роки тому +161

    part two insha allh so samee😂👍

  • @mohameddeeqgermany8991
    @mohameddeeqgermany8991 3 роки тому +112

    Hal qof maya dhahayo ma leh lkn markey askarta arkaaan is badalan masha alh reer burco waan idin wata

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 3 роки тому +1

      Wa wax laysla ogaa ogyhy wll😀

  • @mohamedali4354
    @mohamedali4354 3 роки тому +43

    Gobalka raga sln poqortooyo And big respect 🙏🙏 from Muqdisho wan idin wadanaa

  • @khadarmohamedkp231
    @khadarmohamedkp231 3 роки тому +146

    Like dhac ku sii inta ka zoo raacday Tiktok

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 3 роки тому +57

    Waan Idiin wataa Reer Burco😹😹 From Xamar Cadey😍

    • @razak1350
      @razak1350 3 роки тому +1

      Reer xamar iyo hindia maxaa kala haysta

    • @brobinyamin7925
      @brobinyamin7925 3 роки тому

      ar naagah reer xamara nookena

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 роки тому

      @@brobinyamin7925 anaga naginaah no Keena anaga laa makeneyno

  • @somalitv645
    @somalitv645 3 роки тому +88

    prank xalal eh ey somali abid sameso wa kan wlhi reer burco anaguna wan idin jecelnahay 🇸🇴♥️💪🤜

  • @heydarahmed9291
    @heydarahmed9291 3 роки тому +35

    from Mogadishu part 2 kasoo samee waa qosol miiran reer burco wllhi waa idin wataa

    • @sakisalax3699
      @sakisalax3699 3 роки тому

      Waa la xirey muxuu part 2 sameyaa wuu xiranyahey

  • @madadaalotv24
    @madadaalotv24 3 роки тому +45

    Hhhhhhh Ciyaal Burco salaan kal iyo laab ah, qosol iyo qaraaxo gacan aan idiin ka taagay from Xamar, part 2 waan sugeeynaa

    • @cabdiwaaxidcabdiwaaxid2290
      @cabdiwaaxidcabdiwaaxid2290 3 роки тому

      Waaba la xidhay

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 3 роки тому

      @@cabdiwaaxidcabdiwaaxid2290 Bro waan ka xumahay in la xiro dhalinyaro iska qaraa xeeyneeyso. Waxaan rajeeynayaa in ay xoriyadooda helaan insha'allah, Suldaan adigana waan ku salamay.

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 3 роки тому +58

    Dirisle abdi
    Arrimaheena
    Kaso bixiya reaction😁

  • @Queen-rg9fc
    @Queen-rg9fc 3 роки тому +19

    Dadkii UA-cam mnsh allh ✅ 😂😂😂😂prank abid ugu qosol badanaaa

  • @zamiirdheere973
    @zamiirdheere973 3 роки тому +62

    Waa wllo aniiga Reaction ka soo baxiinayee inshalh
    Ee part Tow soo sameya
    Channel aarman Yare ladhaha😂😂😘

  • @zeynaadmoha4224
    @zeynaadmoha4224 3 роки тому +75

    Ar ck family aaway iga gaadhsiiya CK reaction deg deg ah saan uqoslaayey xumad baa iqabatay wlhi

    • @dacwadafidintadiintaislaamka
      @dacwadafidintadiintaislaamka 3 роки тому +2

      Asc wlshy waa Ramadan fadligiisa iigu caawi subscribe ta inshaa allah to wll 1

    • @jerryjerry6468
      @jerryjerry6468 3 роки тому +1

      Na xoolo waxaan waa been wey isla ogyihiin ma ahan PRANK sax ah somali doqomo i don't like PRANK oo la isla ogyahay it's so poring uf

  • @apdiwaazacaariya3731
    @apdiwaazacaariya3731 3 роки тому +25

    Aar kuwana wllhi qosol iguma hadhin 😂😂
    Plz part two soo zmeeya wll🙏

  • @aliabdulkadirhussein5280
    @aliabdulkadirhussein5280 3 роки тому +36

    3 daqiiqo waa maxay wallo 10 daqiiqo gaarsii noona soo badi insha allahu

  • @salimawil7490
    @salimawil7490 3 роки тому +60

    Part 2
    😅😅😅😆
    Reer burco wllhy way aqli badanyihiin

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 3 роки тому

      Duco ayuu kaa mudanyahay walaal xabsigu liinta ku cabayaue usoo ducee

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 3 роки тому +6

    Dadweynaha reer burco waad mahadsan tihiin waana ku faraxsanahay inaad qalbiga naga wada jeceshihin.anagana sidoo kale Cabsidana waa naftaada amaankeeda

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett7977 3 роки тому +37

    Kan laascanood dhhy igu drn wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @footballbestclips8423
    @footballbestclips8423 3 роки тому +26

    Legend ka ugu dambeya wuu isxoreyay💪🏻

    • @kotiincarab4285
      @kotiincarab4285 3 роки тому +1

      Boworka boqortoyada 😂Mxa dhacey waxba madhicin wixidhacey weydhacen😂😂

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 3 роки тому

      Walahi midka ugu dambeeya beer naxaba male

  • @yaasirabdirahmaan7180
    @yaasirabdirahmaan7180 3 роки тому +12

    Hhhh reer burco waa dad qalbi nadiifa 😂😂😂😂😂😂 lkn cabsidiyaa ka badatay

  • @dreamdoll8700
    @dreamdoll8700 3 роки тому +29

    Sad I’m from Laascaanood I want soomaaliweyn back 🇸🇴💪🏽 we have a rich country Somali people need to wake up no more dividing but united

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 3 роки тому +1

      Lol somaliweyn, Somalia is a failed State. That’s not going to happens no somali weyn

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 3 роки тому +1

      @@abdirahimmussa2708 ya dead is why you a deadbeat 😂lol

    • @kopend8638
      @kopend8638 3 роки тому +1

      nayaa stop lying you've never been to laascaanod and you have no idea what soomaaliweyn even means

    • @dreamdoll8700
      @dreamdoll8700 3 роки тому

      @@kopend8638 go cry

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 3 роки тому +1

      @@kopend8638 tell her walalo

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 роки тому +6

    Muuqaal la sameeyo oo laga sameeyo arimaha bulshada kii iigu qiimaha badnaa aan fiirsado ILAAH ha SOOMAALIYA hamideeyo
    Amiin
    Reer burcoow salaan sharaf iga gudooma

  • @abdirahmanahmedawl1772
    @abdirahmanahmedawl1772 3 роки тому +12

    Gobolka raga wan idin wataa from muqdisho 🇸🇴 one Love 5 somali

  • @wllrichalli3902
    @wllrichalli3902 3 роки тому +4

    War gacantu waa qalfoofe
    Qalbigaan idiinka salaamay
    From muqdisho

  • @queena_cishqi
    @queena_cishqi 3 роки тому +6

    wiilka udambeeya goaan uu leeyahay wllhi😁😁 reer burco wan idinjecelnahay hadaan reer muqdisho nahay✌💥🤴👸

  • @warzamaabdou1795
    @warzamaabdou1795 3 роки тому +20

    Muqdisho mise laascanood😂

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 3 роки тому +2

    Plz part2!!
    Walhi waxa halka iga cadaatay in ay shacabka reer somaliland ay wax cuqdad ay qabin especially youth ka somaliland, waxa gooni gooni kadhigayo wa leaders oo iyaga dantooda oo kaliya fiirsanayo. Cudurka dhan wa leaders ka somaliland, we love shacabka somaliland muqdisho iyo dhaman Somalia da kale idinka leh xageena cid idinkaceshaneyso majirto welcome to open hands and open face with so much happiness, aragti idinkugu filan shaqsiyaadyada reer somaliland oo muqdisho imaado #REDCARPET iyo jeceel badan iyo farxad bn ku so dhaweyna. Marka horey usocda shacabka somaliland ❤

  • @ahmednageeye2209
    @ahmednageeye2209 3 роки тому +6

    Wllhi Waad iga qosliseen waan idin salaamayaa gobalkygii burco from Jigjiga ❣️👑

  • @mamiinjirib
    @mamiinjirib 3 роки тому +2

    😂😂😂 Reer Burco wani jeclnahay ❤️❤️❤️gobalka raga . Siyasiyiin ayaa dadkii ukala xiranyihiin ayagoo wil iyo abti laysku yahay .

  • @alfaofficial9163
    @alfaofficial9163 3 роки тому +3

    Waxa kaliye ee nakala Qeybiyo waa Siyaasad Balse Inagu waan is jecelnahay waana ognahy😂😂 Gobolka Ragga Muqdisho baan inka Soo salaamayaa❤️❤️😁

  • @xanafproduction6691
    @xanafproduction6691 3 роки тому +18

    BAARUUD SXP SOO BADIYA PRANK NOOCAAN OO KALE AH

  • @mohedhujaale9089
    @mohedhujaale9089 3 роки тому +6

    Ma muqdisho mise laascooneede😜🤣 oo laascanod ban moodaye🤣

  • @libinabdi6555
    @libinabdi6555 3 роки тому +3

    Hhhh walaahi dhalinta rer burco wey na jecyihiin walaahi wan qoslay ♥️♥️♥️😂😂😂

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 3 роки тому +4

    wlhi qosal an waligay qoslin baan qoslay hhhhh from.mogadisho one love rer burco🇸🇴🇸🇴

  • @ahmednuur6095
    @ahmednuur6095 3 роки тому +5

    Hadii an nahay rer burco muqdisho ma necbin lkn dasturka dhigaya qofki arimaha somaliya Faraha laga lixbilodba u yar sida darted wa laydin xidhin bay u cabsaden rer burco keep going

  • @xuseenmadoow9203
    @xuseenmadoow9203 3 роки тому +3

    walaala soo badi waan ka helay inta igu raacsan ismuujiya like

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 5 місяців тому

    waa umada xoog lagu haaysto 😂😂 niyada weey ka jacel yihiin Moqadisho 🎉

  • @liibansade1799
    @liibansade1799 3 роки тому +3

    From muqdisho war dadka waa dad qalpi wanaksn wllhi gobalka raga 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏
    Siiba borame dhulkii gobta

  • @abdallailkacase9334
    @abdallailkacase9334 3 роки тому +7

    In la xirey Wariyaha inta og like sara😂

  • @cafaanomar2950
    @cafaanomar2950 3 роки тому +30

    Muqalkaan wuxuu cadenayaa in umaada somliyeed🇸🇴 ay isku qalbi furayhin hal yihiin lkiin aay ukala maqyihin hadalo ay madaxdu isku heyso malintey ahtaba waan midobi dona wna iman dontan I.sh

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 3 роки тому +6

    M.a gobalka raga taagerada qaaska ah en u ahay iga maynan khasaarin raganimo io qosol bay isku darsadeen❤️🥰

  • @abdulazizkopra3875
    @abdulazizkopra3875 3 роки тому +3

    Reer Burco Gobolka raga Halkan ban idinka salamaya🙌
    From Mogadishu 🇸🇴❤️🙏

  • @nimcawaayo4759
    @nimcawaayo4759 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣war wiilkan waala xiraye yaa iishega in lasoo daaayy

  • @maxamedqaaje1395
    @maxamedqaaje1395 3 роки тому +10

    Yuusuf kaysow abti wuu soconaya prankigane lkn askartu way qoslaysa is adkeya dhe
    Laba ninoo halka kamuqdana wan salamaya kkkk apdilahi maxamed xassan iyo apdikariin yusuf 😂

  • @muktarfarhan6175
    @muktarfarhan6175 3 роки тому +19

    Qosol igumahadhin 😀ee sobadi sxb barnaamijkan like subscribe ta kugu dhacsiiney qarbadan oonahay from Canada 🇨🇦

  • @kiinahmed8288
    @kiinahmed8288 3 роки тому +6

    Hhhhh rer burco umadena maahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @gouledadan8302
    @gouledadan8302 3 роки тому +1

    Mogadishu mise laascaanood kulahaa 😂😂😂😂❤❤❤ reer burco faraha ayaan ka taagay wllhi ❤❤

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 3 роки тому +5

    Inaan ka uu danbeeya ee video jarteen legend weyee waan adi lahaba dhihi laha maxa calastaan iga galay ma xoriyaday ila leyiin😂😂😂

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 роки тому

      Waxani waa jilayaal gidigood, xamar ninkii Jecel wuu aadi karaa at any time, lkn maxaa yaala

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 3 роки тому

    Zxp walaahi best funny ku wad sidaa

  • @mrsmile4302
    @mrsmile4302 3 роки тому +17

    Prank ma ahan tan waa xaqiiqda one love somali weyn ❤️

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO 3 роки тому +2

    reer bruco waa reer Somali ah🇸🇴🇸🇴 Somalia hanolato, Burco mcaan hanolato ☝🏾☝🏾❤️❤️ Mogadishu hanolato

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 3 роки тому

      Waar somalia hanoolato somalilandna hanolato somali waan nahay cidna ka baryi meyno somalilander kasiinahay somali❤️❤️❤️from burco

  • @dahranmohamed6855
    @dahranmohamed6855 3 роки тому +11

    Muqdisho hadaa imaadin waa idin soodhaweneenaa soodhawoda 👏❤❤😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴✊

    • @Machid_
      @Machid_ 3 роки тому

      Korkaad noo saarin thn👑

  • @cabdiraxman2068
    @cabdiraxman2068 3 роки тому +1

    hhhhh dadkaan qalbiga kawada jecel muqdisho
    lkm muuqaalka waxow turjumaa in dadkaas xoog lagu hayo iyo cabsiin salaaman reer somaliland from muqdisho

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому

      Waxa sidaasoo dhan lanoogu kiin diidayaa waxad tihiinba la ogyahay

  • @zamiailkacaz6476
    @zamiailkacaz6476 3 роки тому +3

    Muqdisho mise laascaanod😂 kal io laab wlHi reer burco😂😂😂

  • @Sad3367
    @Sad3367 3 роки тому +1

    Walaahi wiilka ugu danbeeye waa geesi geesi dhalaY✋✋👌

  • @sharlaawe1433
    @sharlaawe1433 3 роки тому +3

    plse marka labtad gabdhaa ku samya brank midkan katuwan bro inta iku racsan👉 like sar

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 роки тому +2

    Wiilka ugu danbeeyay waa GEESI guul Iyo gobanimo 🙏🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🦁❤💚💙💞💝💖

  • @Liilove240
    @Liilove240 3 роки тому +6

    Dadka xoog un baa lagu nacsiiyaa somalia mooyee
    Dadka somali nimada wey rapaa😥

    • @hisjama9312
      @hisjama9312 3 роки тому

      We are proud to be somalilander Maasha allaha

  • @fathiali1536
    @fathiali1536 3 роки тому +2

    Reer burco 🤣🤣🤣🤣🤣 love idinku nahay reer muqdisho

  • @mohamedosmanadan3606
    @mohamedosmanadan3606 3 роки тому +6

    Viva reer burco allow idiin dhowr i love me burco iyo borama from muqdisho

  • @user-ew4ji3kz8n
    @user-ew4ji3kz8n 3 роки тому +2

    First Vedio, I like it
    On so I don't forget subscribe
    So funny hhh

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +5

    My home burco keep going

  • @abwaanhashi3429
    @abwaanhashi3429 3 роки тому +2

    Horumar balaadhan ayaan kuu rajaynayaa zhpo 👊

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 3 роки тому +20

    Hhh keep going lkn askartu waa qoslaysaye😂😂

  • @cabdiraxmaansuldaan4647
    @cabdiraxmaansuldaan4647 3 роки тому +1

    Walahi borama 🇸🇴 hadii lagu
    Samaynlahaa Askarta malaysa ayuu haaa🇸🇴💯

  • @faraxaden3122
    @faraxaden3122 3 роки тому +4

    Waa barankigii iga qosliya wlhi Kal iyo lab an uu qosli ,waa idin jaclahay reer burco from muqdisho an ahay

  • @cabdifataax9329
    @cabdifataax9329 3 роки тому

    Cabdi raxman waa geeesi go aankiisa waa cadyahay masha allh

  • @munaufale8770
    @munaufale8770 3 роки тому +3

    😂🤣🤣💔 dadka suuq la dhex mar qosol igumu hadhin part 2 kle ino samee wll

  • @Sad3367
    @Sad3367 3 роки тому +2

    Frm muqdisho lpx waanku wataa
    Soo badi qosol aa iga dhameesaY

  • @abdiadde9379
    @abdiadde9379 3 роки тому +7

    From muqdisho 🇸🇴❤️

  • @fathermc7637
    @fathermc7637 3 роки тому +1

    😂😂😂😂😂Wa llahi wa dhab dhab tasi cadi maha War ma sidi falasdiin aya la heysta kkkkkk 😍😍😍😍 muqdisho ha nolato dhulka barwaqo

  • @sumayoqali1031
    @sumayoqali1031 3 роки тому +8

    Prank waa been way isla ogyihiin ayaga dhan😂

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому

    Waar waa funny reer burco 😁😁😄😄from muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fawaazofficial1772
    @fawaazofficial1772 3 роки тому +17

    Prank haddii la isla ogyhy waa gooni balse haddi aan la isla ogeyn ey thy dhap waa wax laga xumaado wax qof heysto wax ugu wanagsan waa xoriyad
    Xoriyad la aan waa nolol la aan balse saan ma ahan wax fcn 👊🙏

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 6 місяців тому

    Kkkkkkk kkkkkk sxb soobadi blz blz soobadi barnamijkas ookale blz rageda❤❤❤❤

  • @kikhareedi237
    @kikhareedi237 3 роки тому +8

    Plz prt 2😂😂

  • @shakiiraofficial4161
    @shakiiraofficial4161 3 роки тому +1

    Walhi waa furay dhalinyarada rer burco waa idin wataa from muqdisho idinka soo salamaya 😃

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 3 роки тому +3

    Dhalinyaro Bogaadin bd mudantihiin 😂🙂

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 2 роки тому

    Walaahi dadka cabsi baad galiseen askata iyo muuse biixi uqubo ayey ka galbsadeen shacabka inta jecel muqdisho soo dhawaada waan idiin jecel nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴

  • @mshuurshe
    @mshuurshe 3 роки тому +4

    Alla beerka my blood reer burco❤️walaahi kal iyo laab ayaan u qoslay🤣🤣 war REER BURCOW meesha hadaad ku jirtaa 👍

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 3 роки тому

    Kkkkkk wlhi reer burco wa dad qalbi nadiif ah wan idin wadanaa gar iyo gardaraba

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 3 роки тому +3

    Wllhi waa qoslay😂😂😂😂😂😂
    War dadka muxu ahanakkk

  • @iiibaanabdiburaale4751
    @iiibaanabdiburaale4751 3 роки тому +2

    Yarka igu dambeyo waaa geesi waaye goaaankisa ayoo watey keep going bro

  • @epow_adde1
    @epow_adde1 3 роки тому +4

    Vidio waa uu Fican YhY lkn Music kada Hadalka ninka uu hadlaYo Music saarten lama Maqlo taas waYe ciladda

  • @zakorafabregas
    @zakorafabregas 3 роки тому +2

    Reer Burco ❤️ Walal nimado waa sheey qaali ah

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello 3 роки тому +3

    😂😂Keep going brother

  • @apdalleyuusuf8230
    @apdalleyuusuf8230 3 роки тому

    So badi pro prank waa lo bahanyhy

  • @abdullahifarhaanxarfani2817
    @abdullahifarhaanxarfani2817 3 роки тому +6

    Inta tiktok kuso aragtey boqorka boqortoyada like saar🤣

  • @oayan7797
    @oayan7797 3 роки тому

    Masaakiin waa ay isku naxayaan mrkay arkn nimanka askrta ileeen muuse Handaraab kabaqayaane hhhhhhhhhhhhhhh wlhy waa funny 😄 War dhaminta sida halga daayo🤣🤣🤣🤣

  • @hooyadawaye2603
    @hooyadawaye2603 3 роки тому +12

    We need a part 2 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rumaanmaxamed4569
    @rumaanmaxamed4569 3 роки тому

    Alla qosol padana Reer burco gar io gardaro waaa idin wataaa plhi

  • @yowyow1493
    @yowyow1493 3 роки тому +9

    🇸🇴Somali waa 1 inti igu raacsan like haii srto❤

  • @bermuda4404
    @bermuda4404 3 роки тому

    Shacabka weyjecelyihin lakin cabsi ayaa jirtaa alle hana mideyo umada somaliyeed💙