FROM USA Fargo NORTH DAKOTA My mother COUNTRY DJIBOUTI JANNOJOHARA WAA JANNADII ADDUNKAA HAGONGORIHYAA DJIBOUTI ALLAH BLESSING ALLAH SAVED MY FLAG AWALOWILTIREH HALANKAIGA HAWADAAKABILIIDAABOONAWAWDAAKOUNOUG NABADGUELWO TAMMEH ALLAHSIIWO ALLAH NOWADA ADKEIWOOS DHAMANTAIENT Amine ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fikoum ALLAH hirahissent hihaffidakoum.ALLAH NIWADA WORWOOOOOOO REER Djibouti All fanantahadaas Sifiannebaahoujilaisaiis tres bon Filmmaker Bravooooooos/GRONTUALATIONS/FELICITATIONS HAMBALLOOOOOOO TRES LONGU ENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
Je suis réveillé mtn bah houbie je suis réveillé je bah je oui je t’aime q de la la maison maison bbei et la maison bæ de tout le ce que que ce sa maison bbei est très bien située à à à la Haye Haye ce petit déjeuner et et le prix est très bien dormis houbie dc bn nuit nuit et fs un msg houbie et fs un beau beau rêve
Salut Salut frérot comment tu vas vas tu vas bien bisous bisous bisous d’amour d’amour bisous bisous d’amour bisous bisous je t’aime bisous bisous d’amour d’amour bisous bisous d’amour d’amour je t’aime bisous d’amour bisous bisous bisous d’amour bisous bisous je bisous je t’aime fort fort ma princesse bisous chérie bisous d’amour d’amour d’amour bisous bisous bisous d’amour bisous d’amour je t’aime bisous bisous je je pense à t’aime fort bisous bisous bisous je d’amour je t’aime bisous bisous je je pense fort fort ma chérie chérie d’amour je je pensé à ta santé houbie et toi ta ta fort ma ma chérie d’amour d’amour je t’aime bisous bisous je t’aime fort t’aime fort ma ma princesse bisous je d’amour d’amourachant et toi toi aussi houbie houbie je pense que fort ta bisous je d’amour je t’aime bisous bisous je d’amour tu vas vas bien te coucherai tôt aujourd’hui ce tôt bisous je pense à à toi bisous je t’aime fort ma princesse bisous je d’amour bisous je je pense très bien bisous je je d’amour
Ou thu iitu itu tu et et toi et a Aaaa je alhmdoulilah pas aa à et a au courant aaque que a ara aujourd’hui dta udyd y’a du boulot juet et ouf tu y hhhh Guy hui hyi il i un d et d ta te tu i de la la
From xamar cadeey walaaleheen reer jabuuti maxaaan farxad u kala bad badaa markaan codkiina maqlo wax kale maahan waa kalgacal aan idiin qabno illahow idin barakee waxa iga qosliyaba waa rubaayadihiina xikmada badan leh❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mansh allha amina rage long time waxa layidhii haday geeri kudiiso gabow baan ku diiniin habo amina markan ku arkay cawaa waxan soxasuustay yaarantii iyo meeshan ku koray borco kiibiir❤
midigta o kaliya ayaa mudan in aad u adeegsato wax waliba oo u gudbaya caloshadda(biyaha&rashinkaba) iyo mel walibba o wanaagsan o yaan la'illawin dardaarrankii rasuulka (sallallaahu callayhi wassallam)
Somaali dhibdeeda wata lahjadeyada ma fahmeysin iskumana dayaysid in ad fahamtin eee francise ayad isaso tagaysin huno galmaduu wa somaali waali ayu ka wadaa
Ahahahah waxaana la yaabnahay dadka comments kuwa waxay ku leeyihiin from somaliland kuwa waxay ku leeyihiin from mogdisho kuwa waxay ku leeyihiin from puntland dhamaantooda waa soomaaliya. Xishooda reerland
@@hersimadobe1439 nin xanuusanaaya inaad tahay waxa caddayn u ah, waxanaan odhan ayaad leeday waad tidhi, anigu maan odhan reer hargeisa af ingrisi bay ku hadlaan; af somaali waan ku sheegay wanaan ku sharraxay lkn af ingrisi waxaan ugu sheegay waa eray la micnaa si aan u soo dhaweeyo fahanka
cigaal mohamed Intii Aanay Sooran Iyo Jawaan So Bixin , Isga Iyo Madad Sh Ismail Nin La Yidhaah Ayaa Wadanka Haystay Deedto Calankoodi Ba Dhacay Saasu Jabuuti Ku Qabtay
af somali inay aqoonin ba moodi jiray xogaha waad caymataan, qof aan af laheyn waa ceeb afkiisa ha luminin, hadii kle west african ayad noqoneysan bilaa af kkk francis dhinty ee malaha la waregan iga ilaaliya ....lol
Djibouti waliba reer BalBala like Soo badiya
Ruwaayad dhaqankii wanaagsanaa ee Rerjabuutiga miyiga noosoo samee walal plz waa walashiin From 🇸🇴🇸🇴Jabuutiyay🇸🇴🇸🇴🇸🇴jeexayga 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯midigay🇩🇯🇩🇯🇩🇯manabadqabtaa🇩🇯Ana bukaan baanahay waanse bogsaday baryahaan 🇹🇷bishaaradaydee🇹🇷 TuRkish baa booqasho walaaalnima🇹🇷latacaalida dhawacayga🇹🇷kugarabtagan 🇹🇷🇹🇷walaalaha Qadaree🇹🇷🇹🇷Jabuutiyay jeexaygiiyay🇹🇷kaama Abaaaldhaco cawa iyo ayaan isku howlidii.aad kudoontay Soomaliweyn oo Nabada.baahida Aadanaha eebaa daboole Somaliwaynoo mida ilahay jiilkeena hatusa Amiin🇹🇷
❤🇸🇴
Jabuuti waa walaaalaheen noo jiirnaxoo jeexeeni weeyaan 🇩🇯 from Mogadishu
Stahil Warfa wa runta qali ul iyo diir baynu nahay wan idin jecelnay walalahen somaliyeed 😍😍🙏💗
nadifo Jirta sas waaye walaasheey ilove you reer jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@@stahilwarfa5549 sido kale wll one ❤ muqdisho 😘
Waa runta
@@nadifoemli6864
Xamar dugaagba ku nool
FROM USA Fargo NORTH DAKOTA My mother COUNTRY DJIBOUTI JANNOJOHARA WAA JANNADII ADDUNKAA HAGONGORIHYAA DJIBOUTI ALLAH BLESSING ALLAH SAVED MY FLAG AWALOWILTIREH HALANKAIGA HAWADAAKABILIIDAABOONAWAWDAAKOUNOUG NABADGUELWO TAMMEH ALLAHSIIWO ALLAH NOWADA ADKEIWOOS DHAMANTAIENT Amine ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fikoum ALLAH hirahissent hihaffidakoum.ALLAH NIWADA WORWOOOOOOO REER Djibouti All fanantahadaas Sifiannebaahoujilaisaiis tres bon Filmmaker Bravooooooos/GRONTUALATIONS/FELICITATIONS HAMBALLOOOOOOO TRES LONGU ENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
I love this community Djibouti ❤..
From kismayo jubaland Somalia
Je t’aime fort ma chérie bisous
Je suis réveillé mtn bah houbie je suis réveillé je bah je oui je t’aime q de la la maison maison bbei et la maison bæ de tout le ce que que ce sa maison bbei est très bien située à à à la Haye Haye ce petit déjeuner et et le prix est très bien dormis houbie dc bn nuit nuit et fs un msg houbie et fs un beau beau rêve
Salut frérot comment vas tu houbie bisous bisous d’amour bisous
Salut Salut frérot comment tu vas vas tu vas bien bisous bisous bisous d’amour d’amour bisous bisous d’amour bisous bisous je t’aime bisous bisous d’amour d’amour bisous bisous d’amour d’amour je t’aime bisous d’amour bisous bisous bisous d’amour bisous bisous je bisous je t’aime fort fort ma princesse bisous chérie bisous d’amour d’amour d’amour bisous bisous bisous d’amour bisous d’amour je t’aime bisous bisous je je pense à t’aime fort bisous bisous bisous je d’amour je t’aime bisous bisous je je pense fort fort ma chérie chérie d’amour je je pensé à ta santé houbie et toi ta ta fort ma ma chérie d’amour d’amour je t’aime bisous bisous je t’aime fort t’aime fort ma ma princesse bisous je d’amour d’amourachant et toi toi aussi houbie houbie je pense que fort ta bisous je d’amour je t’aime bisous bisous je d’amour tu vas vas bien te coucherai tôt aujourd’hui ce tôt bisous je pense à à toi bisous je t’aime fort ma princesse bisous je d’amour bisous je je pense très bien bisous je je d’amour
Ou thu iitu itu tu et et toi et a Aaaa je alhmdoulilah pas aa à et a au courant aaque que a ara aujourd’hui dta udyd y’a du boulot juet et ouf tu y hhhh Guy hui hyi il i un d et d ta te tu i de la la
Jabuuti waa jeexeega
Reer Jabuuti Kal Iyo Laab from somaliland ❤️
Sheekada xildhibaan baan ahay waa sheekadii self_proclaimed ISAAQLAND oo kale, there is nothing called Somaliand, kkkkkkkk!!!!!!!!!
Ask your mother about somaliland bruv
@@anarabotaan1132 p
P0
70% c somaliland qui joue d théâtre pour issa reere Djibouti
salan sare wllhay DJABUUTI
from BURCO SOMALALAND
Ala dadku adakaa!!! Eeyaahee...
Sida kale nice ruwaaya bravo
Ruwaayadii igu horaysay ee rer djabuuti jilayaan ee aan daawaday idin jclhy boqortooyo inoolaada wligiin❤❤❤
Reer jabuuti are very hilarous and their Somali accent is very funny
Eid Hussein bjkossss§ďďjjp
From xamar cadeey walaaleheen reer jabuuti maxaaan farxad u kala bad badaa markaan codkiina maqlo wax kale maahan waa kalgacal aan idiin qabno illahow idin barakee waxa iga qosliyaba waa rubaayadihiina xikmada badan leh❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Reeer jabuuuti iyo reeer harawo horta miyey is yaqanan wayabe reer dharwanje 🇩🇯🏞🛣
Riwaayadaha jabuuti heer sare.
Riwayad shidan from Nairobi
Mansh allha amina rage long time waxa layidhii haday geeri kudiiso gabow baan ku diiniin habo amina markan ku arkay cawaa waxan soxasuustay yaarantii iyo meeshan ku koray borco kiibiir❤
Reer Djibouti waan jevlahay walahi, ii noolaada.
From Muqdisho.
Sido kale wll noolada rer muqdisho one ❤
Rer jabuti dad walaln from Somaliland
Maansha allah waa markii ii gu horeysay TV gaan waa ruwaayad qurux badan . Xoogaa hadalka noo jilciya 👏👏🌹❤
Reer jabuuti aadbay tanlanti uleyihin mnsha alla from Hargeysa
Kkkkkkkkkkk
Waaaa rer walan
Waa run dhinaca ruwaayadaha jabuuti waa heer sare.
midigta o kaliya ayaa mudan in aad u adeegsato wax waliba oo u gudbaya caloshadda(biyaha&rashinkaba) iyo mel walibba o wanaagsan o yaan la'illawin dardaarrankii rasuulka (sallallaahu callayhi wassallam)
Reer Jabuuti Inolada from puntland
Maymuun Abdullahi
Noolada sido kale puntland reer abti
@@qalbidhayasomaligirl7746 welcome qaliyey
M,a rer abti from galgaduud 😍😍😍
maymum anigo reer puntland o ku dhashay jabuti ayaban ahay ka waran o walibe xundhurdeyda ku asadey tahay jabuti
@@aminadhere8875 mnshlh bayo waa Sifican Jabuuti guul iyda shacabkedaba qaaliyey
Waa zabib Ramadan Kareem dhaman umada islamka iyo somaliyed
Huuno marci
4:16 waalidka haduu sidaan wada ahaan lahaa reeraha wey dhaqmi lahaayeen khilaafkuna wa yaraan lahaa
Maxaad Ku tiri
arwaax cade faragalin la aanta
@@Ugbaadnuura waaw waxgarad lakin intaan arke faragalinta aabayaasha majeclo hooyooyinka ka mas'uul
arwaax cade hooyooyinka ine joojiyaan a rajeyneena dhaqankaas mafiicno
@@Ugbaadnuura aahee intaan arke ragu iyo odayaashu waxaas kuma dhaqmaan hooyooyinka iyo gabdhaha Lee Ku mashqulan
Rer jabuuti dad nool oo daacad ah
reer jabuti waa jiidhkeena hadaan nahay somali from daraawiish
Darawiish Tu hanoolaato
sikastaba ha noqoteh so jirinka dhaqinkiyo somalinimdan dadka kaga sareynah wllen jabuti nolada from muqdisho
GOOD LUCK AND YOU DREAM XILDIBAN
Reer jabuti ilahy amarki wan iska jeclahy
Shemuna Beauty kula mid baan ahey from somalilnd i love jabuti
Me too wllo
Plz subscribe isar my Channel
Dhaman umada somaliyed wan jecelnahay hadan nahay jabouti
Aniguna sidaas ayaan
Hadalkooda ujecelhy
Riwaayadan af soomaali baa lagu hadlayaa maxaa cinwaanka af faransiis looga dhigay
Jabuuti
Reer Djibouti Walee waa Xaraabe
walida dhaqanta weyo hno
Reer japouty idin jecliyaa from muqdisho
bad warning missing Ghana Chinese
RAR JABUTI SALAN SERE 😂😂😂
Haldoor nin la waayay show jabutibu ku dhuuntay hhhhhhh
Ninkan xildhibnka ku riyoodey waa rer hargysa xayaysiyd ku jiri jirey
Somali
Fadlan gacanta midikdat ku cab
Jabuutiyaanka lahjadooda waan kahelaa xaraabo weeye "ka idhi" bay dhahaan
Wa iska caadi, ku idhi, ku dhahay,
Ninkan magaciisa halaygu caawiyo reer jabouti.
ahmed jila
maxamed cilmi
Ala jabuuti kululeeda beri aan maray airportkooda
Waxaas ayaa ku waydiiyay
Xildhibaan I DHEH yaab
M
Kkkkk rer jabuuuti
Kolay waa riyee moo madaxwayne koriyoodo🤣🤣🤣
kkkkk halkaa kadaa waa laxidhi haduu ku riyoodo. kursiga aad baa looga ilaaliyaa xataa riyada.
Kkkkkkkkkkkkkk🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍👍🤚🤚🤚
Reer jabuuti dharkii reer baadiyaha bay xidhanyihin kkkkkkkk
Phzvy
Wajaqo maxaa laga wadaaa ? Huh allow alle umadii faransiis ayaaa naga qaatay
Somaali dhibdeeda wata lahjadeyada ma fahmeysin iskumana dayaysid in ad fahamtin eee francise ayad isaso tagaysin huno galmaduu wa somaali waali ayu ka wadaa
Wajaqo waali Markay dhafto weeyi iska biirso
Falastiin Ahmed wajaqo wa somali wa waali
Baew❤❤❤
Dfer1tgfhbcnjdhagsbbh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadkii ayaaba I dhahaaayo xildhibaaan
Asc
Ahahahah waxaana la yaabnahay dadka comments kuwa waxay ku leeyihiin from somaliland kuwa waxay ku leeyihiin from mogdisho kuwa waxay ku leeyihiin from puntland dhamaantooda waa soomaaliya. Xishooda reerland
Heesisomalida
Heesihisomalida
Bookhada walalayaal
Ma.a meesha editing ka luuqada somalia ubadala
*Wajaq* af ingrisi waa *obsession* waa marku qofku si wayn wax u jeclaado oo heer waaliya uu ku dhawaado (waa sidaan unaqano reer hargeisa )
Islaanta maad ka cabsan kulaha 😂😂😂😂👏🤣🤣😜😜🤪🤪
Fadlan ereyga " WAFAJALAQ" haley fasiro magaranaye
Hno wa wajaqo wa wali
@@bilanbarwako4763 mahadsanid in badan walaal
Dad la haysto jabuuti 2019 kaligii taliye idin haystaa akh
Riwiyaada iyo madaxweyne isku xiray qof waalan baad tahay.
Allah haku cafiiyo walal
Wajaqo maxaa laga wada tolow 🤔🤔😁
❤❤❤😂😂😂😂😂😢😢
Kkkk
Wallahi elles sont tous identiques nos mères 😂😂😂
Ninkaa haldoor loogu yeedhayo
2014 meelahaa isagoo reer hargeisa ah ayaa iigu danbaysay show jabuuti ayuu joogay
xildhibaan haldoor saw maaha haa waad aragty walhi reer hrgzsa ayuu ahaa anba hada ayaan arkay uun iyadoo bari hore iigu danbaysay
Ex ciyaalo hergeisa ayuu ahaaa maxamuud
Somaliland Ha Noolaato Sooran Iyo Jawaan Ayaa Suuqa Ka Saaray Isaga Iyo Saaxibki Madad Sheekh Ismail
Ma xasuusanthay heestisi
Islantaydiyo taada ayaa manta is layay ma arkayne nin gaadh waynba kala jiiday
Boskaga banan ee aad guriga inankaga rer jabuti wan jeclahay wlhi
Prefact reer jabouti 🤣🤣
Somali waa dash yaable
rer xamar markay somalida arkan maxay lasuro nayaan
Waa cajaaib
Talow ereyga "wajaqo" muxuu yahay?
Kkk waa stepka waalida ka horeeya
Wajaq af ingrisi waa *obsession* waa marku qofku si wayn wax u jeclaado oo heer waaliya uu ku dhawaado (waa sidaan unaqano reer hargeisa )
@@saadsuleiman3750 Lol. Reer hargeisa maa ingriss bay kuu hadlan lol. War afsomali kuu sheeg. Gumaysi jacylkaa iska dayoo
@@hersimadobe1439 nin xanuusanaaya inaad tahay waxa caddayn u ah, waxanaan odhan ayaad leeday waad tidhi, anigu maan odhan reer hargeisa af ingrisi bay ku hadlaan; af somaali waan ku sheegay wanaan ku sharraxay lkn af ingrisi waxaan ugu sheegay waa eray la micnaa si aan u soo dhaweeyo fahanka
Waa waali qof wareer san ama wuu kibray way u isticmaalaan
xiildhiban
Xildhibaan haldoor goormuu Jabuuti ka dhacay tolow hahahahahaha
cigaal mohamed Intii Aanay Sooran Iyo Jawaan So Bixin , Isga Iyo Madad Sh Ismail Nin La Yidhaah Ayaa Wadanka Haystay Deedto Calankoodi Ba Dhacay Saasu Jabuuti Ku Qabtay
Hhhhhhhh qosol weeyo
Jabouti ma soomaalibaaa?
Hhhhhh maya wa hindi wllo😂😂😂
Maxaa ka xaldaan of course somali aan nahay
Abaaha ama hoyada so weydi jabuuti waxey tahay ayaga ku sheegi doona ileyn adigu handicap ba tahayee
Handcap?
@@mawlidrashid4057 war somalie nahay 🙄
Ashley Asheel Maaanshaa alaaah thats good
Bari ama Sahandanbe.. Sahan-danbe.. Isaadanbe.. kee saxsan..
Adiga xita waqaldantahay 😂 sahan dambe mahan ee waa saadambe 😂
Bisinaka ninkii maxa la siiye2 bisbasa kadarane kkkkk
I'm 9
WAJAQO maxay aheed? ma waali baa laga wadaa? tankale reer Jabuuti ma nagaaha ayaa lacagta u haya. cajiib
Wajaqo wa waali(crazy), lacagtana islanta aya haysa ama banka ayay ku jirta
Sorry for my somali writing
Ree.jabuti.cadi.maha
af somali inay aqoonin ba moodi jiray xogaha waad caymataan, qof aan af laheyn waa ceeb afkiisa ha luminin, hadii kle west african ayad noqoneysan bilaa af kkk francis dhinty ee malaha la waregan iga ilaaliya ....lol
22 septembre 2022
Xesta
Cunto Karin wanaag ree jabuuti udaa
Xqiiq nio wxlka wx garad ka tahye
ilkacase bulshaawi
Aad iyo aad
Hhhh😂😂😂😂😂😂😂
Kkkk xildhidhan haldoor nafdayda iga dheh 😂
Wajaqihi ugqdhambeyey
Yaa ii micneeya fadhiyada bacda wata
Wadanka lagu sameyaa nimanka ku dhejiya uskaka lagag ilaaliyaa lkn kolkaaba way kala go,aan markaas way foolxumadaan
Hhhhh wayku qayilanoo waa aaabaha qayilada waanay madobeyan marka islaamuhu meesha qaaq daasunbay hayan bacda kaga xidhan odayasha qayilada badan😂😂😂
Adna dhinaca ka fadhiiso kulahaa kkkkkkkkkk
Hhhh reer jabuti waal walaanyiin wleeh ka helah😂😂😂
Ayaan mohamed# huuno wa walanyin ha oranin ee waa funny dhe Runtii in bdn ban nolol la wadagey aman wada Jogney mashallah weyan 😂😂😂
Ayaan mohamed# adigana ad ku salamaya ayanina
@@cademuscab6131 hhhh imika hppti caydu waa amaane la soco marka wali iska fanny uunde sow maahah
@@cademuscab6131 soo kaleh wllka
Ayaan mohamed#hhhh cadi matihid mashallah adaba funny ah 😀😀 somaha
kani waa rer somaliya
H
Jabuuti noolaada
Wali bililiqadii fanka ayey jabuuti wadaa
Maxay bililiqaysteen indr
Bililiqaha aad sheekaysid wa a maxay soomalida dad waal waalan ayaa ka buuxa.
Kin jamac
Vraiment j'arretes pas de rire.
Waxan Doooooonayey kulaaha
Asxbey
Wajaqo maxa laga wada ishega
Wali
Kkkk wajaqo yaa ii macneynaya
Raxama Salad kkkkk Wajaqo Wuxuu Ka Wadaa , Waali Ama Jini maad igu ridee Weeyi
wajaqo fan fan wa qaybka mid ah.walida
😂😂😂😂😂