Somalia.. Muqdisho..Mr:xasan sheekh max'ud..waxa lagaa rabaa sanadka dabayaaqadiisa in dalka somalia u diyaar garaysnaado doorasho.Qof iyo Halcod ah..one man one vote.halkeed kala maraysaan reer ku duul iyo Qof nacayb.
100% waa runtiis ninkii lahaa reer KG waa garacyo mar horena lahaa Farmajo waa Mareexaan waa shaqaale Dawladeed maa la soo xiro mise sharcigu caruurtuu qabtaa
safarada uu u baxey ma dalxiis buu aadey misa shaqo qaran buu aadey su aashaasi waxa laga rabaa calim ciil qabe nin kasto madax weyne noqda mu carid ku yahey Waa nin wareer sen
Guul falastin ❤❤
Waa runtiis wuxuuna kahadlay cad xaf waa saxiix❤❤❤❤❤
SUBAX WANAAGSAN A.HAFID
Majeerteeniya/majidholaand=saldhigga qabyaaladda iyo beenta 😄
Amb waa sax hadalkiisa
C/ xaafid Ninkas waxbaden ayaan warkiisa dhageystey hal dhinac ayuu ujenjeera marka halkan dadka noocan ma og baahnin halkaan, waxaan ubahanahey sida Injineerka oo kale oo dhaxdhaxaada.
Runtu waa xanuun walhi
Somalia..
Muqdisho..Mr:xasan sheekh max'ud..waxa lagaa rabaa sanadka dabayaaqadiisa in dalka somalia u diyaar garaysnaado doorasho.Qof iyo Halcod ah..one man one vote.halkeed kala maraysaan reer ku duul iyo Qof nacayb.
Amb/ caalin hadii shacabka Soomaaliyeed dhuuxi lahaayeen hadalkiisa way fahmi lahaayeen laakiin haduu ku celceliyo dowladnimada ayay taageeri doonaan mustaqbalka,nin jecleysigana way ka tegi doonaan inshaallah,wacyi gelinta shacabka waa mustabalka wadanka.waad ku mahadsan tihiin C/xaafid iyo Amb/Caalin.
Abdihafid maantuu u roon yahay oo u ogolaaday Mr Caalim inuu hadlo isagoon afka qaban keep up
Goormaa afka laqabtay ambasadoorka Mar walbo saan hadalkisa lasiiyaa
Proffesarka Microphone_ka ka hagaaji oo kadhis wan ku dhib qabnaa maqalkiisa
Allaha u gargaaro falastiin .
War adi wariye ninkaan ma tv ga u share ka leeyahay ileen wa nin an garaneenin wuxu ka hadlaayo
Wadaadkaan u sheeg cabdixafiid heer kulka qabyaalada iska yareey dheh madaxweyuhu wuxuu qabtay howl tiro beel ah oo wax ku,oolna ah
Qadadweyn iyo warkeda somaliland viva
Ninkan negative socoto waye malaha wa dhashi siyad barre
cabdi xaafid sumcada yuusan kaadilin waxuurabo lamayaqan
Kan Ambashidor Miya Klkkkk Ambashidor Le Iga Dheh Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac
Said Ali loo demaayoo sheil
C/xafid dadka aad waraysatto sida odagan maaxad ugaa xabajisa
Tusale wax jira oo dadku og yahay ayad tiraahda yaa yiri iyo waxas majiraan !!!!
Ambasador caalim geesi ayd thy
Ambadoor waa run sheeg
S.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤❤❤guuuuul
Fin batahay qabyaaladi waashay
Ninyahu kan maa naga daysid dadku badana
100% waa runtiis ninkii lahaa reer KG waa garacyo mar horena lahaa Farmajo waa Mareexaan waa shaqaale Dawladeed maa la soo xiro mise sharcigu caruurtuu qabtaa
Ambashadoorku nin Somali udaneeynaata maaha. Nin Turkiga kasoo horjeeda maanta nin wax yaqaan maaha. Please cabdi xafiid midkaan dadka hahorkeenin markale
Abdixafid waa run qafki Hadlow waa laxira
Ninkan doqonka oo jiran maxa waqtiga ugu dhumisa waligi nacas ayu aha
Ambasadoorka wuu saxan yahay inta uu ka hadlay
ASC AMBASSADORE GUULEYSO
Asc. Waxan oran lahaa isimada iyo aqoon yahanada qardho talo soomaaliyeed haysugu yimaadeen
111
Waruntii mujad kahin iyo HE,muse anaga udioranay inau cadawga s/land kadhawaajiyo
Kkkkkkkkkkkk CAMON ABDIXAFIID DOORASHO COD IYO QOF AH ISKA ILOOWE
Ambassador war badan kama heysid somalilalnd nin weyn ayaad they xataa hadaad mucaarideyso wax macquul ah kuhadal
Meshan cuuqdan cadi ba hadlesa hada ninkan weyn caqli xumadi kawarama 😂
Waa Koox uskaglay ah oo jirran oo is waraysata mar walba.
Xasan sheeq beshiisa ayaa sheeganaya caasimadii marakaasbuu rabaa inuu Ayraborkii soomaaliya dhul abgaal geeyo yaa la noolaankara waxaas no abgaal markale
Ninkaan waa balaayo sheeg uma jeedo dagaalka ay wado ethobiya guusha etobiyo ow ka soo hooyay wuu iska indhatiraya war naga tag
safarada uu u baxey ma dalxiis buu aadey misa shaqo qaran buu aadey su aashaasi waxa laga rabaa calim ciil qabe nin kasto madax weyne noqda mu carid ku yahey Waa nin wareer sen
cabdi xafidow kuwaxanunsan xagekaheshaa
Maxanuunsano inta mdxweyne xasan wax walbo wuu ku fashilmay marka laga reebo ladagaalanka xabashida bes buu ku saxan yahay ,doroshoyinka mamul gobaleydyada lama qaban hadane waxa laga dhexlay waan aragnaa laftagareen oo laftinagaa lasaftay waqtigii lasiiyay mxuu ku abaal guday
Acuudu billaahi mina shaydaani rajiim dayro tani way dhaaftay smli warkeeda inan dhagaysto majecli waayo shaqsi kataa tuu rabo unbuu noo sheegaa boqolkii hal mooyee hada waxaan tabay inaan Palestine 🇵🇸 maqlo anyways smli illaahay qalbiyadooda hais fahansiiyo
Guul somaliland
Fafash..nacala.tala.afqadh
Muunka.la.kala.taga.muse
Hoyadin.buu.wasayaa
WAA SAXASANAYAHAY AMBASSADORKA WAA RUNTIISA WAAN KU RAACASANAHAY
C/xafiid Iyo caalin oo isla ooyaya barooranaya oo ciil & cadho hayso.
Somalia waxaay noqotay sharmuuto
Kkkkk