SAXAAF KA SOO DHEX SAAR || ADNA OO KA NAXDAY QAYAANADI LAGU SAMEEYEY || FASHIL MISE GUUL - LAMAANE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 307

  • @SaxaafChannel
    @SaxaafChannel Рік тому +201

    WAXAAN IDINKA CODSANAA IN AAD IIGU SOO DUCEYSAAN ADNA OO IGA XANUUNSANAYSO 🙏

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +44

    Hadii aad jaceshahay Ku sali rasulkeena scw Like saar please ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ayanshurie3509
      @ayanshurie3509 Рік тому

      Scw scw scw

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому +1

      Sahan walal subscribe isaar

    • @raxmaaden5858
      @raxmaaden5858 Рік тому +1

      Scw scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw

  • @فوزلويان
    @فوزلويان Рік тому +26

    aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +53

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲💞🙏🕋

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media Рік тому +17

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏🙏😭

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +11

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨

  • @عنباويس
    @عنباويس Рік тому +10

    ماشاءالله تبارك الله ربي يحفظكم لبعض احلى عائلة. ياليت ياصحاف الرجال كلهم مثلك

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Рік тому +31

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable❤🎉❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +11

    Masha allaa adna xabiibti wlh waxa tihin familiy qux badan ilaahey ha idin barakeyo 🥰🥰🥰👍

  • @asadtani7055
    @asadtani7055 Рік тому +5

    Wll video yowga xili saalad aya lasodhigay fadlan hadey xili saalad kutahay saalada kadib dhameso

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Рік тому +16

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😭☝️💥😨
    #subscribe isoo dheh wll.

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +24

    Saxaf Qiyano badanaa😂12 year ka badan ni Rajeynaa i.a ❤✅
    Adoo Single ah see comment ku aqrinee isku xisho😂😂

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 Рік тому +3

      Adi io ani hdaa nolosha isku dhameysano kwrn 12 y waa yarthee

    • @marryme4690
      @marryme4690 Рік тому

      @@Apeen_maLik1 maxa guurdon waye ma maqshay😂

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 Рік тому

      😁😁

    • @Apeen_maLik1
      @Apeen_maLik1 Рік тому

      @@marryme4690 mxaa riyadan rumeyneena

    • @marryme4690
      @marryme4690 Рік тому

      @@Apeen_maLik1 bal wayahay😂

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Рік тому +4

    Woow ma❤️‍🔥🫡 Allah isiiyo adna kale guys ammin ii dhaha laga yabe Ina halkan ka helo🤣🤣

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 Рік тому +12

    Waxaa ii waa sheegayo kulahaa waxaas ayaa jcyl ah allaha isku kiin daayo 🥀😍❤💯

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +10

    Video inta roorsiisay😂😂😂😂

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Рік тому +7

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad salalaahu calayhi wasalm

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya Рік тому +3

    so sweet walahi am so happy adno ❤❤❤ jaceylkina hawaaro ❤

  • @bidhanqurux2993
    @bidhanqurux2993 Рік тому +3

    wallahi mashegin se udhahde😢😩😩 waa shegte abayo 🎉👍

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Рік тому +5

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Рік тому +2

    😭OMG ALLA CAAFIYO SI DEG DEG AH #marwada INSHAALLAH🙏,
    #Masha_allah,
    😳Marka gacan tada taabto waxbaa ii sheegaa wow wlhi caadi maaha 12 sano dhel dhel maahin OGOW💗👌,
    #Single wabaa miyaa, #me 2009💔 schoolkii waqtigaa waxii kadan beeyay waxaa ka dhaday, hadan bog sadoo ka reesto hadaan bax saney i dhaahdo #jaceylba hadaan u boogo balaadaba yeysan iga raacin 🤣, 2009🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️💵💵💵2022 still......,
    #Adna👸
    #Sahaf🤴
    #Amira👸🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️🤟🤟🤟
    #Emran 🤴
    #Zumaya 👸
    #Fathoum 👸
    #Mohamed🤴
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @somalia641
    @somalia641 Рік тому +1

    Kusali Rasuulka sallahu callayhi wasalim

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 7 місяців тому

    Hhh😂😂😂 hee Faadma idaya maxa. Saxaaf adiga iyo. Amiira Faadma igalexda maxa so l love dar Alle.

  • @WarsameQalawe
    @WarsameQalawe 10 місяців тому

    Anigaa maseyray kkkk lamanahaan kuwaan tagan orday iska tag hataagnaabineee kkkkk😮😢🎉😂😂❤

  • @zainmalik3783
    @zainmalik3783 Рік тому +4

    لا ينسانا الله 😇

  • @leilaahmed4322
    @leilaahmed4322 Рік тому +4

    ماشاء الله عليكم 💖💗

  • @xamdamahamud4174
    @xamdamahamud4174 Рік тому +5

    Mashalah beautifully couples

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Рік тому +4

    Masha allah 🥰♥

  • @ZteZte-x7z
    @ZteZte-x7z Місяць тому

    ما شاء الله❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @kdafdsfds8934
    @kdafdsfds8934 Рік тому +1

    Amiira cawa mashql za,id

  • @CanabCabdi-gk1nw
    @CanabCabdi-gk1nw 6 днів тому

    Masha Allah ❤❤

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 Рік тому +5

    Ceeb badana wlalaha oo rag iyo dumarba leh hortoda isku jijita adi iyo ninkada waa dhib wlh

    • @mumtazabdulkadir385
      @mumtazabdulkadir385 Рік тому +1

      Haa walhi waan yaabay reer xamar dhaqan Xumadooda weeye

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 Рік тому

      @@mumtazabdulkadir385 said waxasi dhaqan mahan waa dhaqan xumo lkn ayaga waa laficantahay san ugajeedo

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 Рік тому +2

      Markad wax ku raba aad weyday baa dadka ku mushquuleysa. Dadka isku faraxsan oo xalasha isku ah ishaada allaha ka duwo qumayo guumeys ah baa tahee

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 Рік тому

      @@maryancabdirizaaq7509 afcaytama qofkiisa buu kuyala sis

  • @XanaanaadanMaxamuud
    @XanaanaadanMaxamuud 6 місяців тому

    Jecelka jah iskuwara❤❤❤

  • @jokar1m
    @jokar1m Рік тому +4

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    subscriber isoo dheh RESPECT🔥....

  • @drnuuraahmed3102
    @drnuuraahmed3102 Рік тому +1

    Qofka camerada hayo asa ha hadlo marwalbo qofka haushego

  • @zamiyozamiita9127
    @zamiyozamiita9127 Рік тому +3

    Jcelka hawaro❣️❤️👑adno allha kucfio hppti 🤲😰

  • @IkhlaasAhmet
    @IkhlaasAhmet 3 місяці тому

    Alle ha caafiyo 😢😢

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 Рік тому

    Adna pls i caawi UA-cam ber ahay 3 sano walina sharuudaha ma buuxin hadane sacadahiiyo iga jaranaa pls i caawi

  • @XamdiAxmed-k6i
    @XamdiAxmed-k6i 7 місяців тому

    Hameen barkii aa inadaa wanooyaa❤😂😂😂

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Рік тому +2

    gacaan Aaad ushaqaysay iga dhe 😂

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 Рік тому

    Muhanad iyo nuuraa

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 Рік тому

    Adna pls i caawi UA-cam ber ahay 3 sano walina sharuudaha ma buuxin hadane sacadahiiyo iga jaranaayan pls i caawi

  • @maanka1111
    @maanka1111 Рік тому +3

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeys kasta ooidin heysta allah idinka qaado wll 100 subscribe iisaara xabibayal🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️😭😭

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +2

    Masha allha tabarikllha hambalyo hambalyo abayo adan hor usocdad ❤❤❤❤

  • @dopestsomalian9827
    @dopestsomalian9827 Рік тому +1

    Manshallah iskuwaro Allah indeysto ameen ❤️😍

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 Рік тому +1

    Wow mash allaah 🥰❤️👍 adna washegtsy

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 Рік тому +1

    Cishqi mamnuuc ki xasuusto liketa

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому +1

    Mansh allah tabarakallah ❤❤🖤🖤🤍🤍🙏

  • @فوزلويان
    @فوزلويان Рік тому +2

    abayo adna allah ku cafiyo

  • @nastehomoussa2694
    @nastehomoussa2694 Рік тому +2

    Mashallah 😍❤

  • @XajimaxamadXaji-e6k
    @XajimaxamadXaji-e6k Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 Рік тому

    Maashaa allaah tabaarakallaah axsan 🌷dareen❤️🌷👏👏 dareen hadoosan jirin jaceel majiro saas u ogaada datka jaceelee ku ordaan balse waxaakahoreeyo dareenka 👈anyway illaaheey ha iskukiin barakeeyo🤲 hana niixafido🤲 abaayo adno allah noocaafiyo🤲

  • @cashacali517
    @cashacali517 Рік тому +1

    Maasha Allah

  • @MaxamedAbuukar-ic1tr
    @MaxamedAbuukar-ic1tr 5 місяців тому

    😂😂s😊

  • @maprukamohameth1776
    @maprukamohameth1776 Рік тому

    salalahu caleyhi wasalam

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd Рік тому

    Hhhhhhhhh gacmaha wx halo galiyo iney adno io saxaaf is shegayana io inkala kala firinena

  • @fartuuncadow4936
    @fartuuncadow4936 Рік тому

    Wcs wllaheyga waxan rajeyna inad cafimad qabtan adna qiyanada lagu sameyay kaxumahay inkasto eysosar tay xajigeda barnamij kan waxn ku darsana in dadka kaliga ah rali lokeno o ah wllnimo amira in lagu sodaro ayado wllahed shegeyso sids jecln laha I.a hormar wcn wllshey adna guleyso awidka mahad sanid🙏

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 Рік тому

    masha Allah 👍 farxad kuwara

  • @cashacali517
    @cashacali517 Рік тому +1

    Waan waata lamanha qaranig

  • @najahgobeygobey901
    @najahgobeygobey901 Рік тому +2

    ManshaAllaah familygeyga

  • @sabnacabdullahi7511
    @sabnacabdullahi7511 Рік тому +1

    Masha allah ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 7 місяців тому

    Wow Jah. Adna Mashaallah.

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 Рік тому +1

    mnsha allh tabaarakalaaah lamaane San aad iyo aad San ujecelhy ayaadtihiin ee alle ha idin barakeeyo mnsha allh❤❤💯💯🤲🤲🤲🤲

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Рік тому

    Masha Allah abayo mcnto

  • @amsediting5768
    @amsediting5768 Рік тому

    Saxaafow challenge jigan so samey codsi waye
    ua-cam.com/video/z0EnSkteBxY/v-deo.html

  • @hafsaabdirisaaq4050
    @hafsaabdirisaaq4050 Рік тому

    Keep going walashay adna

  • @AyaanCqadir-oj3qw
    @AyaanCqadir-oj3qw Місяць тому

    😂😂😂

  • @ayaanmohamed3096
    @ayaanmohamed3096 Рік тому

    Alle ha isku kiin daayo abti iyo habomcn

  • @queenhusen8296
    @queenhusen8296 Рік тому +1

    Maaha allh my family

  • @najahabdi6677
    @najahabdi6677 Рік тому

    Asad ayaad ku daba jajabaysaa aayar dhulka soco

  • @SundusIsmaaciil-s3n
    @SundusIsmaaciil-s3n 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 Рік тому

    Walaalkay iyo walaalash hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo family qurux badan hanbalyo

  • @MaryanRuun-lg5if
    @MaryanRuun-lg5if Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Рік тому

    Wey kugadhen wlhi Abyo mcn masha allah ilahey haku xafiido Abyo mcn 🌹 ❤ 🙏

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Рік тому +2

    Masha allah 🥰♥

  • @marian4718
    @marian4718 Рік тому

    Ganaax gooniyaha kulahaa War kan maxa waye bilaa ixtiraam ka ah😏

  • @anfashfresh5531
    @anfashfresh5531 Рік тому

    Adixita wn jclhy hestans adno

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Рік тому +1

    Keep going sis

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Рік тому +1

    Wah

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому

    Wacaleykum salam 🥰

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 Рік тому

    Qof barnamijka daadihiyo aa idinka dhiman oo qofka hago

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Рік тому

    Cunto casriya kasodawo channel 💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💛💛💛💛💙💙💙💛💛💛💙💙💙💛💛💛❤❤❤🍁🍁🍁🍁🍁🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🪴🪴🪴

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 Рік тому

    wa suale gabadha dharka kududan maxay fareheda uwalaqda 😅😂

  • @umunathir1283
    @umunathir1283 Рік тому

    MashAllah fmly an jeaclhy may Allah protect you bad evils

  • @rahmasheikhabdi6710
    @rahmasheikhabdi6710 Рік тому

    Masha allah

  • @amaalhassan2253
    @amaalhassan2253 Рік тому

    Masha allah allah ha idin barakeyo abayo cafimadna ha kusiiyo

  • @rahmamohamed8602
    @rahmamohamed8602 Рік тому

    Horta saxaaf family giisa maxa ugu iman wayen

  • @najaxxasannajaxnada859
    @najaxxasannajaxnada859 Рік тому

    Maash allha allé hayskukiindaayo lamaane kudayashomudan

  • @farhiyaabdi2541
    @farhiyaabdi2541 Рік тому

    Mnshalh tabarakalah

  • @zamraahmet3288
    @zamraahmet3288 Рік тому +2

    Illaahay ha cafiyo adno🤲🤲❤💯

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Рік тому

    Adna Pravo. Xataa in lagu qiyaanay waa fahamtay.

  • @shukrishankaron3190
    @shukrishankaron3190 Рік тому +1

    Masha allah adna allah idin xafido my family aan jecelahy

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Рік тому

    Walhi inow jecelka dhama dhayahaye ayee sheekateye m.

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 Рік тому

    Maxaa dhaca adna saan dhan maxaa logu xasdaaa😡😡y

  • @mohadeeq5582
    @mohadeeq5582 Рік тому

    m.a

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Рік тому

    Ridwaan miyaad kusoo darteen 😂

  • @rahmahassan9488
    @rahmahassan9488 Рік тому

    Manshallah adna iyo sahaf jecel waro

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому +3

    Masha Allah Tabaarka Allah 🥰🥰🥰🥰
    Allah ha idiin Barakeyo in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻❤️

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Рік тому

    Adiga waxaan kahelay gawadha wadata dharka gadoodan abaayo isoo xariiri mahad said 🙏

  • @sucaado2725
    @sucaado2725 Рік тому +1

    Fatma iska jeclahay😍😍😍

    • @mumtazomar2587
      @mumtazomar2587 Рік тому +1

      Somha ani xataa iska jeclahy intaa fatma

  • @amalibrahim3242
    @amalibrahim3242 Рік тому

    Mashallah Queen 👸 💖 ❤ 💕 ♥