Maashaa Allaah waa runtaa laakiin hooyooyin badan iyagoo dhib ku qaba qofkii aad la noolayd bay waxay fiiriyaan caruurta nin aan dhalin ma jeclaysayo ama ma jecla ninka aad guursatay marka hooyooyin badan waxa ay dhibta ugu jiraan waa caruurta darteed xitaa haduu nin u fiican caruurta ay guursatay caruurtu kuma qanacsana marka waxay door biday in ay oohin iyo calool xumo kula joogto
Way nabsi bxday,maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.
Very true, abyo❤❤❤❤It,s equality. Thanks for your nice advice.
Maashaa Allaah waa runtaa laakiin hooyooyin badan iyagoo dhib ku qaba qofkii aad la noolayd bay waxay fiiriyaan caruurta nin aan dhalin ma jeclaysayo ama ma jecla ninka aad guursatay marka hooyooyin badan waxa ay dhibta ugu jiraan waa caruurta darteed xitaa haduu nin u fiican caruurta ay guursatay caruurtu kuma qanacsana marka waxay door biday in ay oohin iyo calool xumo kula joogto
Masha Allah sara quurx Allah haku xafido
سبحان الله
Thankyou❤
💖♥️♥️♥️💖💖♥️🌹🫶🫶🤍🤍🤍🥹🥺🥲
I love you❤❤❤🤍🤍🤍🫶🫶🫶
Oomaar tan Saara yey ku ileyanine quraan badan isku aqri adiga iyo nagtaadaba
Waa qalad waxaad ku hadlayso waa gabar soomaaliyeed qadarin iyo qiimo ayey kaa mudan tahay oomar iyo ayadana calaf ayaa kala wadey