Amiin ya Allah I feeling sad when I hear her baby watching Cocomelon 24 hours 7 day a week I I pray for my sister to give attention to her kids one day Insha Allah and be a mother Inshallah for her kids cuqubo baaa laa gaaye xaaqa Allah Tuuso Amin yaa Allah
Inaya dhalaan oo dayacaan maah maahyo usamaysteen ba subxanallaah Intuu uurka ku jirayo banaanka ha yaalo Somalidu dhib Uma arkaan ba in ay ilmo dayaacaan subxanallaah 😢 Wllhi waa yaab Waligoodba gabdhaha yaryar dulmijireen show macal wilshana waa ka dhuuntaan 😢😮
Ilahey walidkiis ha u sahlo ciyalka sos si bey u gubanyihiin ayaka dhan😢😢 wa murugada😢 allow u gar gar wadhibane yaal qarsan somali dhana isku eg isna dhashay aniga hg ahay waxa wax I galay marexan galjecel abgal duduble myrusade intasaa igu waregsan hadii lasii baro qabiilo kalo badan walaga helaa marka wa is wada dhashay somali😢 😢
Waalid adoo ilmo ah ku tuurey mxaa hda adoo weyn laga raadsanaa... War horu u socda ciyaal SOS calaacalka yareeya mamo Franko sey wiilkeda u ceyneysey waad aragteene😢...
Waalidku hduu fiican yahy iyagey aheyd iney soo goobaan crurtodii ay tuureen, oo ay ka towbad keenaan khalakii dhacy.. Waalid la, aani wa xnun lakin hdii lagu nacey waa inaad aqbashaa xaaladas horyna aad uga socotaa saw maaha. Dulmi wuu jiraa, waxna wa qadar Alle.
Ilmo bardacad xiligaas wadanka ma joogin waxaa laga yaabaa ilmo bardacad ilmo adeeradood ineey yihiin. Ilmo bardacad hooyadoodna waa reer jalaf dhanka reer jalaf inuu ka soo galayna waa macquul
Canugaan Waxahachie laga yaabaa in hoyadii LA soo help hoyadasna u qabi jiray Hal nin ka Diana wiilkaan iyadu ay dhashay Nikki iyada qabi jiray Niman ahayn uu wiilka Abe u noqdo wanna fadiixad amazing cerb fashion ah printable miidayo ka saara
qofka wa u dalabaysa boxdna dahrowmarku ku yimado ayaad qof xamar tegaya u dhiibaysa candhuuf buu ku tufaya isagoo cadan ka dibna candhuufadasi ba laqadaya dna loodiraya qofka kalena sidoo kale looga qadaya iyago is ogayn isaqoon aaduunkameeshay doonan ha jooga waxa laodhanaya qofkasi waxasu ku yahay marka heritage ma wanagsan dadka yahuuda iska leh waxay doonan bay kugu qoran hadba iskakuwaas si aadu ogtto 23 and me ka qaad ama kuwa kale kaqad wayo iyaga boqska candhuufada ku soo diraya nusa sacaan wa inanu waxba cun oo cadayan sodon daqiiqo xata caruuurahaas haday iskaqadan waxay helaayan qofka aduunkaugu xiga sida hada idinkaloohelay waxaa u sheegayan gobolka uu ka soo jeedo
Sacadoow wiilka sacad waa uegyahay sacad sanka dheer iyo timaha jilecsan quruxloow waaye Masha Allah
Ciyalkan Sos ku koray cuqubo baa laga galay walaahi. Rabbiyow u gargaar kuligood oo rerkoda u sahal. Aamiin
Reer bardacad kuwii reer hilowlaha miyaa
Aamiin ilaahay u sahlo dhamaantod
@@shukrishuulaanka8595 Aamiin yaarabbi waasidaas cuqubadas Ka warran halkey aadee dadkii caruurta mesha geeyey uunbey aadee
Amiin ya Allah I feeling sad when I hear her baby watching Cocomelon 24 hours 7 day a week I I pray for my sister to give attention to her kids one day Insha Allah and be a mother Inshallah for her kids cuqubo baaa laa gaaye xaaqa Allah Tuuso Amin yaa Allah
Cabdinasir Wariye Nimo ayuu ku fiicanyahay
Ninku waa codkar ma aragtay. Masha allah reerkiisiina waa is heleen u maleynaa
C/naasir allaah haxifdiyo inkastoo lagaadoo laga gacan sareeyoba geesuguu maliicee nolosha inta uhadhay allaah farxad hawgu badalo
Ilahay ha sahlo his mother and his father life is not easy when you don’t know your family insha’Allah wad helidoonta
Wiilkaa waa run waxaa dhalay wiire
Inkaar allaha ku rido, caruur ayay dhaleen ayay ayay tuuray,
Inaya dhalaan oo dayacaan
maah maahyo usamaysteen ba subxanallaah
Intuu uurka ku jirayo banaanka ha yaalo
Somalidu dhib Uma arkaan ba in ay ilmo dayaacaan subxanallaah 😢
Wllhi waa yaab
Waligoodba gabdhaha yaryar dulmijireen show macal wilshana waa ka dhuuntaan 😢😮
MASHA ALLAH CABDI NAASIR WAA CODKAR
Illahow hana dhumin ani D N A hadii layga qaado somali dhan layga helaa yaa rabi
ILMAHA SOOS WA IN DOWLADA SIISO SHAQO IYO DHUL EY DHISTAAN
Walahi fakar fiican
Ilahyow u sahal familkiisa🤲🤲😪😢
Bismilah allaha usahlo muraadkiisa❤😂🎉😢😢😮😮😅😅
Ilahey walidkiis ha u sahlo ciyalka sos si bey u gubanyihiin ayaka dhan😢😢 wa murugada😢 allow u gar gar wadhibane yaal qarsan somali dhana isku eg isna dhashay aniga hg ahay waxa wax I galay marexan galjecel abgal duduble myrusade intasaa igu waregsan hadii lasii baro qabiilo kalo badan walaga helaa marka wa is wada dhashay somali😢 😢
Soos Ceeb baa kadilaacday
Ciiyaal laiska Tuuray oo Dadka Sooraadsanaayo xagee lagu arkay?
Soos waxaa ugu wacan waxaa waaye caruurtii waalidkood keenen oo duruufo qabsaden xitaa magacyada yey ka bedelen waana shirqool gaalo ilmahaas u dhigtay si ay isaga qaataan waxaa cadeyn u ah wiilkii uu dhalay fanaankii Siciid Mire xaydar oo isaga iyo walaashii soos ku soo koreen gabadhiina waxaa wadatay naag cadaan ah oo ka mid ahayd shaqaalihii soos maantana meel laguma sheego magacana waa laga bedelay
Dahir mais hubtaa😂😂😂
Dahir wiilka hala soo dhoweeyo tolkiisa wuu helee inta dhimana halala raadiyo.
Ilahay ha u so sahlo waalidkiisa wiilkan yar
Waalid adoo ilmo ah ku tuurey mxaa hda adoo weyn laga raadsanaa... War horu u socda ciyaal SOS calaacalka yareeya mamo Franko sey wiilkeda u ceyneysey waad aragteene😢...
SaaS hashihin Haday hoyadii tujrtay xitaa waa hooyadii waliba isagaa xaq laguna yeelanayaa
Waalid la,aan ayaan ku haynin xanunkeda waad arki lahayd
Waalidku hduu fiican yahy iyagey aheyd iney soo goobaan crurtodii ay tuureen, oo ay ka towbad keenaan khalakii dhacy.. Waalid la, aani wa xnun lakin hdii lagu nacey waa inaad aqbashaa xaaladas horyna aad uga socotaa saw maaha. Dulmi wuu jiraa, waxna wa qadar Alle.
Soo dhawoow hanar yar
Waxa xaqiiq ah hadiiba 1990s dhashay inuu yahay caruurtii Kufsiga ku dhashay😢sababto ah Mooriyaantii soo gashay Xamar Kufsi ayey geysteen,gabdho badan oo la kufsaday qaar badan caruurta waa tuureen.
subxaanalaah
daahir asaagaa dhaley
Daahirow illay qeer ha kusiiyo
Aabihii wuxuu noqonayaa 50 old
Reer Bardacade ninkan aad ayuu uga eeg yahay runtii
Ilmo bardacad xiligaas wadanka ma joogin waxaa laga yaabaa ilmo bardacad ilmo adeeradood ineey yihiin. Ilmo bardacad hooyadoodna waa reer jalaf dhanka reer jalaf inuu ka soo galayna waa macquul
Sax reer bardacad waa layaqaan marhoraana xamarkategeen
wiilkan waji cabdalu leyahay❤
Daahirow daarihii janaad daaha lagaaga qaad
Biixi miid ku jiiro doolada soomali wiilkoda soos ku maqan 90 shanka q umul jiiran ku ahen qalijka hoyadi iga shekesay
reerka waa sacad. Qalaf
Hoyo sacad jalaf ah 90 kii wiil dhashay dhalo ku jiiray dagal kii dhcay lagag cararay canugi sacad jalaf reer biixi wilkod dolad ku jiira xildhiwan
Dee la hadal@@maryamudhh7d
Wiilka qabiilkiisa ma kuu sheegtay sido kale hooyada magaceeda sheeg hadii aad taqaanid si loo helo@@maryamudhh7d
waa hool layaab leh
Asc reer bardacad waqtigaas xamar majoogin
hadalka ku dhagaayo layab maleh ale ha u sahlo walidkiisa😢
Sacadoow wiilkaan DN oo dhan sacad buu soo gale. Marka marka wiika reer kiisa raadiyq
Dad waxaa jiro qabiil kooda xataa aqoon kuligood halaga qaado qabiilkaaga hadii la ogaado qoskaagana waalahelaa
Waa landhere sacad baa dhiigis laga galey
Mashlah rer bardacad maa wax isku tihidin waa dad layaqan dahirow darisan eheen wadad fican Mashlah
Dhiig Sacad buu leeyahay
Wiilka waa ina daahir calaswo
Reer hilowle reer jalaf reer maxamed iyo cabdale isdhaley ha la raadiyo afartaas waa labada waalid iyo labada Ayeeyo simbal
Ayaaale sacad waaye
wcs
dhalinyarada sos wey rafaadeen waxuna ka heysta ilmo hooyo iyo aabo soo korin oo hadana la inkirayo qalbigii baa ka jabey
ILMAHA SOOS WAXA DHALEY HOYOYIN AABOYAAL SOMALIYEED HADEYSAN DHIMAN ILAHEY HAKA BAQAAN ILMAHOODA CAFIS HA WAREYSTAAN❤❤❤❤❤
Daahir
Maxaa dambi laga galay ilmahaan
Walaahi waa dhibaato ilmo leyska tuurayo .waa masuulo dato. Cajiib ilmaha xaquuqdooda ayaa lagu cayaaray.
Ilahow u sahal elekiisa
dahirow bel heritage ma ah mid wax saxda inta badan iska daya kuwa kale ka qaad ooiskaqad
Allow u soo dhawee walidkii iyo kuli
Sacad waa reer abti
wiilka muxuu u fiigsan yahay
Wiilka muxu raadinayaa Qabiil mese labada dhashay.
DOWLADA WA INEY KA QADA DNA ILMAHA SOOS
Waa sax waa inay dowlada wax ka gaysataa
Ciyaalka soos kukoroy kuligood waa reer gabal waalidii tooda
Xamar u duceeya meesha soss la dhaho ilmaha ku koro waa wada reer gobal naagaha tuuro
Cabdinaasir hooyo korisay laguma qoray qodkii keenay ama dhalay ayaa lagu qori lahaa abdinaasir fudaydka jooji nidaamka SOS waan aqaana arday waan ka ahaa ka shaqeeyay markaa fudaydka dhaaf
Reer farax abtidoon qaarkood reer jalafa dhalay armey saas tahay
Caqliga dadka ha ceeynina .
Hadii uu ilmaha meher la'aan dhashey aabihiis aabe uma noqonaayo maxay u tareysaa reer abti buu leeyahay culama la kaashada
Ok ciyaalkaan habraha gobalada ka yimaada ma tuuri jireen
Canugaan Waxahachie laga yaabaa in hoyadii LA soo help hoyadasna u qabi jiray Hal nin ka Diana wiilkaan iyadu ay dhashay Nikki iyada qabi jiray Niman ahayn uu wiilka Abe u noqdo wanna fadiixad amazing cerb fashion ah printable miidayo ka saara
mashaa ❤❤❤❤❤❤ allaah rer ayeydey❤❤❤❤❤hmblyo❤❤❤
Daahir calasow ayaa laga yabaa inuu dhalay
Wiilkaan Reer Hilowle ayuu u egyahay
Allow labadi dhashay u sahal
Daahir calasow guul iyo gobonimo
Kan sacad ayuu u eg yahey
Daahir 4 xiniinyood ❤❤❤❤
Ninlan hooyadii inay sacad tahay u badi aabihii mj yahay waayo wuxu u eg yahay kuwo badan mj ah
Wll hadii dad isu egyihiin ay jiraan maad u sheegtid si DNA isaga qaadaan maskiinka Ilaahey dadkiisa ha u sahlo.
Ok soon, maxxay aheyd dadka xamar ka shaqeeya oo dhan waa ciyaalsoos
Beenta iska daaya dahir. Ma dhalin walalo
qofka wa u dalabaysa boxdna dahrowmarku ku yimado ayaad qof xamar tegaya u dhiibaysa candhuuf buu ku tufaya isagoo cadan ka dibna candhuufadasi ba laqadaya dna loodiraya qofka kalena sidoo kale looga qadaya iyago is ogayn isaqoon aaduunkameeshay doonan ha jooga waxa laodhanaya qofkasi waxasu ku yahay marka heritage ma wanagsan dadka yahuuda iska leh waxay doonan bay kugu qoran hadba iskakuwaas si aadu ogtto 23 and me ka qaad ama kuwa kale kaqad wayo iyaga boqska candhuufada ku soo diraya nusa sacaan wa inanu waxba cun oo cadayan sodon daqiiqo xata caruuurahaas haday iskaqadan waxay helaayan qofka aduunkaugu xiga sida hada idinkaloohelay waxaa u sheegayan gobolka uu ka soo jeedo
Cajiib aabihiis iyohooyadii oolaogaan sidee dadkale DNA looga qaadaa
Aduunyada waa isbadalay
Cabdi naasir aftahan waaye