Deg Deg: MD Xasan Sh oo go'aan adag ka qaatay Mooshinka RW Xamse & Xiisad Cusub oo...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
    #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

КОМЕНТАРІ • 20

  • @BulxanInaMaxamed
    @BulxanInaMaxamed 8 днів тому +4

    Wle Wan sodhoweyne ina adeerkey Gen: Asad cusman hadii lomagacbo wa nin aqoon iyo waayo arignimo fog leh iyobqibrad❤

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 8 днів тому +2

    After all it is government of hawiye and daarood

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 8 днів тому +1

    Inaad saama jiidiyo sanqad tirashada kala daa

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g 8 днів тому

    Warìye waxa la raba in uu noqoda topside bal ma se ma naqon do sidii la

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 8 днів тому

    Hamze is carrying Ethiopian passport

  • @salaanaadan671
    @salaanaadan671 8 днів тому +1

    Asad ma wuxuu u adeegsanayaa inuu deni kasaaro meesha adeer deni wazaa doortay shacabkiisa harti mana yeeli doono wax caqabad ku ah buntiland iyo khaatumo

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 4 дні тому

    Diyàna waa kii dumin puntlvand oo.dhan xataa.mudug..hunguri wad ma arko.bye bye puntland.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 8 днів тому

    Dowladnimadu Majeerteen Abgaal iyo Habargidir Miyaa, Aaway Umadii kalle, ama Somaalidii kalle?

  • @MuhidinAdan
    @MuhidinAdan 8 днів тому

    Danqaran kamashaqeeyaan waxan kildhibaan kusheega ah ee Dan ayaga uqaas ah ayay kashaqeeyaan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 4 дні тому

    Yes ,cadawga puntland waxaa ka maqan oo ay ilaaween in wax harti la yiraaho oo tin crib midaysan ay jiraan.they live in the world of yesterday.khatumo waxaa mideeyey garaadada.puntland garaadada ayeey hoos iman haday jiq nagu noqoto.look brother khatumo xoowligay ku socoto.maamul.gobolada ayagaa u sareeyo.waxaan jeclahay qofka cadawgiisa citiraafo.

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 6 днів тому

    Wa doqonimo in u ina diyaano qati policek Somaali isago nin Daroodaha kufadhiyo meel ha ugdhicin boqor tooyaddi sojireenkahayd

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 4 дні тому

    Waxii database fikirkzyga xorta ah waxaan u arkaa horgale.horgale means horgale waa ninka dadkiisa dowladiisa degaankiisa loo adeegsan karo.si loo burburburinka.degaankzya puntland haduu soo hunguriyeeyo.xabad baa taqaan .dheel dheel.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 8 днів тому

    Majeerteen ma matalo diyaano ee beenta jooji

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 4 дні тому

    Waa horgale ku astaysandagaaladii boosaaso.bari oo dhan tabzn beri buu ku qabsan karaa.uf majeerteen siduu u dumin lahaa puntland .xasan iyo mmsrxuunka waxay ka simanyihiin naceebka puntland.diyaana is6he right jorgsla to destroy puntland horgale double agent.deni haduu cusmzn maxamuud uu soo dhaweeyo waa kii puntlznd dabar goyn lahaa puntland.adeer adeer ha kaa saarto.

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 8 днів тому

    Diyaano miyuusan arag hab dhaqanka meesha lagu geynayo miyey ka qarsoon tahay in isaguna uu si dag dag uu ku dhaafi doonto meesha isku garaaca beelaha daaroodka waa wax Laga yaq yaqsado meel xiligaan nin magac leh uu isu soo qaawiyo ma ahanka hogaanka xasan waan hubaa in ay ku dhib qabaan dhowrka nin ee wali ka sii muuqda meeshuu xasan ku qabsaday unikaa leh waxaan ka xumahay Asad inuu arki waayo gen cabdi xamiid iyo gen xijaar iyo gen biixi ragu wuu badan yahay waxaa ka mid ahaa gen cabdi ashkir iyo gen cabdi cigaal balse tusaale ayaan usoo qaatay hadaba Dee jowjar iyo kaaraan ha UGA shaqeeya xasan shiikh intuu ka eryayo oo uu ku badali doonto mid aan isaga wax dhaamin ama haduu rabo uu ku badalayo xasan eedadii wax ka Celine karo ma jiro mudane gen sulub salaan ka dib dadkaaga iyo deegaankaaga ayaa u baahan maskaxda aad ku shubeysay meeshii adigoon taagan 77dii adeeraddddii ku dhintay maanta Laga saarayey waliba sidii rag baratakool eegayaa ay ku dhax taageen meel aduun iyo aakhiro midnablooga nabad Gali waayey insha Allah kuwii suuxsanaa hadii ay run sheegaysaan with in saven days bay dalka runta ugu soo Celine kaaraan waayo waa shaqadoodii balse inta xasan ay kasii muuqdaan marwo iyo fowsiyo ma filayo inaad wax ka qabaneysaan walow yuhuudii qamiiayada qabtey ew Dubey maanta aysan u haynin wuxuu raga ku duleysan jiray mida kale tuutaha uu xirtay dagaal Kuma aadin xasan ee wuxuu rabaa anigoo dagaal kula Jira alshabaab xildhibaanada I dhabar jabinaya waa shabaab runtuna waxay tahay shabaab iyo damal jadiid dalka shabaab u damqanaya anigoo og meel ay u socdan iyo meel ay ka socdaa midna aysan aqoon u laheyn hadalka runtiisa kabo ku tukade baa sheegay ilaahay idankii Adan madoobe jaxiimo salkeeda ilaahay haku casumo aamiin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 днів тому +2

    WAR ASAD DIYAANO XASAN BAA WATA. PUNTLAND MA AY DIRSAN, KAMANA UU TIRSANA. MAJEERTEENA MA UU MAMETELO.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 днів тому +2

    ASAD DOQONIMADIISA, WAA NINKII INTAA ISKU DEYAYEY IN UU DAB QABADSIIYO PUNTLAND. PUNTLAND NA KAMA UU SOCDO EE XASAN SHEEKH BAA WATA

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 4 дні тому

    Beenloow munaafaq ah

  • @abdihaaji
    @abdihaaji 8 днів тому

    Beenlow baatahay