Mareykankii wax yeerin jiray hadda maahan wuu fashilmay. Arimaha Africa faraha waa inuu kala baxaa laakin hogaamiyihii aragtaa garan lahaa xilka ma hayee nin wax loo yeeriyo ayaa jooga.
Haddii ay soomaaliya rabto madaxbanaani buuxda ha isku tashato oo ha isku filnaato si aan wax loogu yeelan talada masiirkeeda waa intaa wax ay siyaasiyiintu aysan jihadeeda dooneyn iney u dhaqaaqaan
mareykan iska dhaafe wadanka aduunka ugu liito o ebar ah xita uma babac dhigi karno runta wa qarartahay sawabtana ma ahan xasan sheikh ee wa qabyaaladaan foosha xun ee dadka wareerisay iyo maamul gobaleedyadaan nalagu dul aasay dowlad kasto imaado we ku qasbantahay in ee uhogaansanaato amarada dowladaha shisheeye hadii ee diidaan o ee is adkeeyaana waxa lagu so dhisa laso taageera maamul gobaleedyada dowlada mucaradsan waxa sawirata mareykan o taageero puntland iyo koonfur galbeed xasan mxo ka qaadi karaa waxba kama qaadi karo galmudug iyo jubaland wa la mid hade rabaan inta yar la heesto ee isku qasaayaan shabaab ee hub so siinaayaan systamkaan federaalka o aan laga taqalusin somali nadiif o qabyaalada ka madax banaan o aan la helin laga bixi maayo dhibkaan allah subxaana watacaala khayrka hana waafajiyo wadanka madax wanaagsan o dadka iyo dalka ka fikira allah hano sahlo
Wada madan inta goori goor tahay laga saaro wadanka we don't care mareykan we are nation waxay dhaheen waa nagu soo fa fayan waa ceeb eray gaas nama qabto waxay raban wali geed somali dowlad xoog leh ka dhalan difaci karta dalkena and xududihisa inan waligeed somali dowlad noqon u jeedadu wa ila meereyso no and no in jirey more
Ugu dambeyin iyo teendhadi iyo punland lala heshiiyo afer 1 year from now which will be too late becoz hasan hada boob dhul iyo mid dhaqaale yuu ku mashquulsanyay he will never come back again
Waxay ila tahay in ciidanka Ethiopia dalka nooga baxo gar iyo gardaraba. Waxay ila tahay in Maraykanku aanu xaq noogu lahayn in uu nagu dul-hayo ciidan shiisheeye oo cadaw ah, aysanna ummadda Soomaaliyeed iyo dowladoodaba raalli ka ahayn. Waxay ila tahay in dowlada Soomaaliyeed geed dheer iyo mid gaabanba u fuusho sidey u xaqiijin laheyd arintaas.
Mudane madaxweyne mar kasta adiga ayaa garabkaada nahy hada nahy shacabka soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa aan aqoonin qabyaalada & nin jecleysiga, kuguna bartay wax qabad tayo leh daacadnimo hufan geesinimo aad uweyn & hogaan dhiiran oo hadaf leh🇸🇴❤💯🙏
Guuleyso madaxweyne adiga iyo xukuumadaada uu hogaamiyo mr #BARE🇸🇴❤💯🙏
Maraykanka iyo itobiyanka WA isku mid
Mareykan kuwii markii hore so galiyey somahan dhib Somali ka jira wallahi waa mareykan
Waa jaceelow cr7 ustaadi alle hanoo keeno madax caadil ah iyo dowlad caadil ah
Dowlada hala timado qorshe cusub wallahi wn ku tagersanahay
Somaliya ha midawdo ha nolato itobiya ha dhacdo maryakan ha dhaco dalkayaga anaga isaka leh ha naloga baxo hadii kale waa la eediy walaahi
Guul somaaliya
Ahaaa
Xafayad xiroo oo go'aankaga ha ka laaban mudane
gaaladan walahi weynootashadeen waa inan iska dhicinaa
Xasan waa adoon
Mareykankii wax yeerin jiray hadda maahan wuu fashilmay.
Arimaha Africa faraha waa inuu kala baxaa laakin hogaamiyihii aragtaa garan lahaa xilka ma hayee nin wax loo yeeriyo ayaa jooga.
Haddii ay soomaaliya rabto madaxbanaani buuxda ha isku tashato oo ha isku filnaato si aan wax loogu yeelan talada masiirkeeda waa intaa wax ay siyaasiyiintu aysan jihadeeda dooneyn iney u dhaqaaqaan
GUUL ETHIOPIA AND SOMALILAND
Maxaa naga galay mareykan
Ma doonayaaneey inaan dawlad ahaano heestii ahmed cali cigaal ayaa igu soodha dhacday..
M HSM ISKU KALSOONOW.
Cadow no tash tay wa mareykan iyo itobiya
Xalka waa burinta galbeedka iyo in la keensado Russia iyo china
Waxaan oo kale in lafaafiyo ma mudna
❤❤❤❤❤❤❤
Dowladda Somalia waa ineysan cabsan, waana iney go'aamadeeda ku adkeysato, gaar ahaan ciidanka ETHOPIA marnaba waa ineysan aqbalin iney dalka siijoogaan, sidoo kale dowladdu ha isticmaasho kaararkeeda diplomatic-ga ah, sida iney arintaan lakaashato dowladaha waaweyn sida Turkye, Egypt, Saudi Arabia iyo England, sidoo kalena xulufadeeda gobalka yeyna hilmaamin.
mareykan iska dhaafe wadanka aduunka ugu liito o ebar ah xita uma babac dhigi karno runta wa qarartahay sawabtana ma ahan xasan sheikh ee wa qabyaaladaan foosha xun ee dadka wareerisay iyo maamul gobaleedyadaan nalagu dul aasay dowlad kasto imaado we ku qasbantahay in ee uhogaansanaato amarada dowladaha shisheeye hadii ee diidaan o ee is adkeeyaana waxa lagu so dhisa laso taageera maamul gobaleedyada dowlada mucaradsan waxa sawirata mareykan o taageero puntland iyo koonfur galbeed xasan mxo ka qaadi karaa waxba kama qaadi karo galmudug iyo jubaland wa la mid hade rabaan inta yar la heesto ee isku qasaayaan shabaab ee hub so siinaayaan systamkaan federaalka o aan laga taqalusin somali nadiif o qabyaalada ka madax banaan o aan la helin laga bixi maayo dhibkaan allah subxaana watacaala khayrka hana waafajiyo wadanka madax wanaagsan o dadka iyo dalka ka fikira allah hano sahlo
Nacalad alle ha idinku rida dheh caku mareynka iyo xulafadiisa baas idinku dhaca aadanan ka soo laaban
somalia somali aa leh not american ciidanka ethiopia and kenya waa qasab inee baxaan
ADIGA KIIYOOW XAGEE KA SOCOTAA OO AAD DOWLADA XADAN SHEEKH UMUCARADEYSAA MIS4 LUFLUFKII XOHAAGII KU SHUBADA MAA LAGUU DIIDAY
HORMUUD BOY CAGA DHIGO QOFYAHAY
GUUL SOMALILAND
Doqntu halkay u ambanayso reerkodi bay mooda somali waa la wayi dona Hadi ay sida ku sii socoto inaguna qayb Babynu ka nahay
Xaqa alleh ha ku garan siiyo
Xasan iyo kooxdiisu waxay awodaan ma leh aan ka ahayn in dhulka umada ay xarashaan dulli idinku dhac
Adigoo kalaa kujira oo bdn somalia 🇸🇴 halkee dawlad lagu arkaa qabiiliste
Horta maraykanka maxaa kagalay masoomaliya ayuu masuul kayahay waayaab dad madaxweynahooda wax loo meerinayo 😮
Wey ficnan lahed in Laga dhabeeyo bixida itobya
YAA KUU SHEEGAY
BEENAALE
Ethiopia iyo Maraykan waxay kamidaysan yihiin wiiqida awooda Dawladnimada Somalia waana toban wajiileyaal,arintani waxay u baahantahay khuburo Soomaaliyeed si shax loogu dhigo reer galbeedka siyaasad qabowna lagula dhaqmo teenana aan wadano!.
Hadii aadan maya dhihi karin hadii aad dhahdana intii lagu soo waco lagu dhahaaya kanoqo taas macnaheedu waa xor ma tihid oo anaka ayaa kuu talina.
CANBUULO HA LOO TALIYO CAGLI KU FILAN MA LAHEEEEEEEEE
Haduu mareykanka uu naga dhax bixi lahaa mar horaan toosi lahayn👀
Xasan shiikh wuxuu guranayaa mirihii ciidankii uu ubaabi'iyey farmaajaa tababarey😂😂😂😂😂😂
Wada madan inta goori goor tahay laga saaro wadanka we don't care mareykan we are nation waxay dhaheen waa nagu soo fa fayan waa ceeb eray gaas nama qabto waxay raban wali geed somali dowlad xoog leh ka dhalan difaci karta dalkena and xududihisa inan waligeed somali dowlad noqon u jeedadu wa ila meereyso no and no in jirey more
Ugu dambeyin iyo teendhadi iyo punland lala heshiiyo afer 1 year from now which will be too late becoz hasan hada boob dhul iyo mid dhaqaale yuu ku mashquulsanyay he will never come back again
Kkkkkkkk
Wexey ila thy madax weynuhu haku adkeysto labadiisii qodob Hana ushergo in aaneynaan tanaaduleyn madax weyne miyaadan cashar kabaran xamaas Sida ay sahnuniyada utirtirayaan madax weyne malaayiinta soomaalidaa EE baaga muuqda da ah waxaan uhayaa shaqo mashruucana hormuud ayaan udhiibaynaa ha kaqodaan dhulka hoostiisa muqdisho labaad Sida Gaza magaaladii geesiyada iyo raganimada Ethiopian is black srael!
Eeyga🐕 America 😂😂
Mareykan iyo itobiya hoos ayee kawada xariirin mareynaka wuxuu raalika yahy inuu abii ahmed soomaliya wuxuu rabo kasameyo 😡😡😡
Somalida ayaa raali ka ah e marekan been haka sheegin
BEENAALE
Waxay ila tahay in ciidanka Ethiopia dalka nooga baxo gar iyo gardaraba.
Waxay ila tahay in Maraykanku aanu xaq noogu lahayn in uu nagu dul-hayo ciidan shiisheeye oo cadaw ah, aysanna ummadda Soomaaliyeed iyo dowladoodaba raalli ka ahayn.
Waxay ila tahay in dowlada Soomaaliyeed geed dheer iyo mid gaabanba u fuusho sidey u xaqiijin laheyd arintaas.
Somalia ma konfur bes baaa u taqaniiin😂
Meesha dhimatay Waa konfur Waliba hawiye
Lagama yaaaabo mana dhacayso
In aaaan aaamino hawiye ooo ah khaaaain tuuuuug fataaaaal