HADIYAD QAALI AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 935

  • @Ciiltireboy-c8e
    @Ciiltireboy-c8e 3 місяці тому +668

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw scw scw 😢😢

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 3 місяці тому +231

    Nasra waa gbr qaaliya dumaashi qiima badan asturan aqlaaq badan plz aan isla caawa kuridno 900k haku Naxdo subaxdi

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 3 місяці тому +221

    Team Amiira Ha is Dhihina 1M wa Gaadhney wa jifanaynaa Let’s go 2M No balan Ah I.a🎉❤❤

  • @DeeqowAbuukar-ld8pz
    @DeeqowAbuukar-ld8pz 3 місяці тому +304

    Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому +318

    Team Amiira like 👍

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna 3 місяці тому +271

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +87

    Amiira adi dhibadanidaa walaleey saa u qoslay le markaa barkuunada tijaabinaysay waaba lala suuxay caraftooda moho Amiira 😂😂😂 ookiyaalahane saa ugu soo baxday lee ani horaan u arkay dhar madoow iyo ookiyaalo adoo xiran Qurux dii oo Qofa baad ku noqotaa ❤

  • @JiicaJiica
    @JiicaJiica 3 місяці тому +95

    team nasra abtidoon One like ❤

  • @MaxamedCilmi-r5y
    @MaxamedCilmi-r5y 3 місяці тому +66

    Amira waxa soo martay 2 ayamood malina aay oyaysay oo cisbitaal ku jirtay iyadoo umulah aay ku dhacday waxaany uqalmin. Iyo maalin aay barxad darteed la oyaysaay oo dadkuna la farxeen lana doyen ilayoo istaan buula logasoo orday anguna aanu la faraxnay. Intaas ayaan ka sameeyay tix yaroo aan jeclahy inaay amirina ku farxi doonto intii jecel inan soo geliyo is muujiya like kubooba

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir 3 місяці тому +41

    Amiiro abaayo banaanka markaad.ubexeyso..barafuunka.iyo catarka iskadhaaf waa danbi weyn.abaayo waxay lamitahay adiga oo sineystay ee iska dhaaf gurigaaga kumarso.

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI 3 місяці тому +64

    Team Nasra abti doon is muujiya caawa

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +104

    Kusaliya nabigeena muhammad scw mashaAllaah hambalyo amiira wad u qalanta hadiyada qaliga team amiira iso booqda ilahey kheyr hanisiiyo❤🕋☝🏼

  • @uniiratt6g
    @uniiratt6g 3 місяці тому +62

    amiiraa 2miilion ayaa ku rajynata abaayo wan kujec lahay❤

  • @maryanahmed12
    @maryanahmed12 3 місяці тому +39

    Amira taliya kashey u habaley 100k garay dhiri gili maskiin plzee Abyo 😢

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow 3 місяці тому +55

    Amira plz 🥺 abayo zaki Somali 500k ayu gare gifti uge, ofarxad lasoqatho garab mahaysto ninkase ❤🎉🎉

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 3 місяці тому +2

      Maashaa maba ka warheen iney qoraalkaaga aragto bn rajeeynaa

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 3 місяці тому +1

      Yaaab War dadkaan ka dhex baxa aqas

    • @YusufMaxamed-gp9tv
      @YusufMaxamed-gp9tv 3 місяці тому

      Wankula qaba wiilkas wiil qalbi wangsn

    • @IdmanNuuh
      @IdmanNuuh 3 місяці тому

      Wilka miskin​@@YusufMaxamed-gp9tv

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +64

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 3 місяці тому +20

    Nasra waa gabar qalbi wangsn +Dabecad wangsn +asturan +wlltinimo aan gaarsino 900k waxyar ayaa udhiman isla cawada aan ka farxino 🎉🥳

  • @umalcali4700
    @umalcali4700 3 місяці тому +7

    Apayo amiro waxan Kuu shee gaya
    Lapis kaada marwalpa kuwo asturan ha noq deen Oo Qurux ah.
    Walipa apayo Waxad saa I'd ugu qurux badan Thy xijaap Masha Allah
    Qurux Wlhi apayo Kalay Arag ❤
    Ilhy hanakaa tuso Adoo xijaapan Allahuma Aamin

  • @Esraaa9-s3d
    @Esraaa9-s3d 3 місяці тому +33

    Shaly ilaa hda page kga kusoo Laalabanaye saa hadiyadaha uarko wrjecli lee😂❤❤

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 3 місяці тому +26

    Saliga nabiga صلى الله عليه وسلم dar ilahay ha ahado yaan like lagu radinin

  • @NasroMaxamed-q7v
    @NasroMaxamed-q7v 3 місяці тому +13

    Wllshen nasro 1m aan kutuurno inta igu raacsan sababtoo ah amiiradeena ee kafarxisay❤

  • @AyanAminibrahim2001
    @AyanAminibrahim2001 3 місяці тому +20

    Wowo Mashallah 🎉 Amira Qalbi wanag ku jecllhay hn mcn farxadadu wa farxadena inta iyo inkbadanba wad uqalanta Wlhi Hbbti waxn kaso salmya Djibouti 🇩🇯 jtm 🫶 trop ma sœur 👩 🎊 😊❤️❤️

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 3 місяці тому +38

    Ilaa hada qof scorka nasra jabiya mahayno qofki ugu qaalisana wixiy ugu qaalisana Nasra weliga haa hilmaamin amiiray wlh wayku jeceshay

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +22

    IIaahay baan ku dhaartaye hada hal daqiiqo ka hor inay tahay baan filaa narkaan is dhahayay Amira caawa video gay soo wado amu hadiyadihii yahay video ga marku iso dhacay o aan ciwaanka arkayna waaba yaabay

    • @Suusu863
      @Suusu863 3 місяці тому

      Marka maxaa la dhaaranysa

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 3 місяці тому

      Caqli leey tahr abaayo 😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 місяці тому

      @@Suusu863 maxa ka rabtaa adi waxan la dhaartay wakaleey

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 місяці тому +35

    One like team amira qurux ❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 місяці тому +9

    1:11 Team Amiira aan idiin hadlee idhagaysta
    Hadii aan kula joogi lhyn Waakuu keeni lhyn inkastoo Gift aad ka Qiimo badanthy 🎁😢 Lkn waa kaa maqanahy Sorry i.a One Day❤❤

  • @CabdiCabdullahi-vc5xs
    @CabdiCabdullahi-vc5xs 3 місяці тому +23

    Walaalayaal nasro abtidoon aagaarsiino 1M hadaa nahay team amiiro iyo team 27 ❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @RuweydoCfitaax
    @RuweydoCfitaax 3 місяці тому +20

    Amiira ma. Abaa dad kujecel haysata nasro abtidoon wawataa😊

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +54

    TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊

  • @Poqoradahmajeerteen
    @Poqoradahmajeerteen 3 місяці тому +18

    Wallahi waxaan.ahy ruuxah uguhoreyah oo daawadey vidyawgah❤😂

  • @IkraanmaxamedCabdi-z8l
    @IkraanmaxamedCabdi-z8l 3 місяці тому +14

    Thanks nasra team amiiro hadaa nhy farxada amiira aad ayaan ujecelnhy team amiiro is muujiya hee 900k aan kuridno isla caawa aan ugu farxino

  • @MohamedHusein-y5k
    @MohamedHusein-y5k 3 місяці тому +15

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 3 місяці тому +32

    TEAM AMIIRA ONE LIKE ❤😊😊

  • @NajaxIbnumaxamed-tz8jx
    @NajaxIbnumaxamed-tz8jx 3 місяці тому +15

    Amiira anaa gifts kuso dhibaaya i.n😂❤

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 3 місяці тому +6

    Rer comment youtube no fura aan 1m isgaarsiino mid walba si aan u helno Givt dahab ah 😂😂😂😂

  • @QadharHassan-vv5cm
    @QadharHassan-vv5cm 3 місяці тому +13

    Amiira
    Zaki somali 500k🎉🎉🎉🎉
    Gare
    Gift 🎁 ugey

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 3 місяці тому +21

    Mashallah abaayo taliye kaashe inad u tagtid waye 100 subscribers gift u soo gad wayo dahabu ku keenay ❤❤❤

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 3 місяці тому +18

    Masha allah Amiiraa qurux 2 million ayaa ku rajynya hppt

  • @Ina_shariif.2324
    @Ina_shariif.2324 3 місяці тому +11

    Haye he waad aragtaan sidey amiiradeena iga farxise anagana aan shaqadeena qabsano team amiira💕❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +43

    Team Amiira qurux one like 👍

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir 3 місяці тому +6

    Amiiro abaayo meeshaan.aakaligaa fadhido waaku nuuree ee qisooyi nooga soosheekey dadka buuqooda marabnee codsi waaye abaayo.habeen.qiso.habena vediyow yada kele

  • @zainabcraxman2433
    @zainabcraxman2433 3 місяці тому +7

    Wllhi dahab hal joog qaba hooyaday mcn uqadi rabaa arimo heystan darteda iyada ka qiimo badan love you my sweettyy heart ❤❤

    • @Hafza7
      @Hafza7 3 місяці тому +1

      Wax fcn ayaa sameysay abyo hoyo allha ku deysto ka badan ayaa helee insha allh❤❤❤

    • @zainabcraxman2433
      @zainabcraxman2433 3 місяці тому

      @@Hafza7 thanks my sister 💖

    • @farxiyadeek
      @farxiyadeek 3 місяці тому

      Fariid wlal kuwo kabadan kurajaynaya inuu ilahay kuso galiyo hooyana Alle arinaha ha ufidudeyo❤🤲

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 3 місяці тому +25

    Mnshallah Nasra gifts 🎁 aaan hadaL kareen ayay kuu keentay dahab omg 😮❤👑🫂

  • @hawayabdibishar3265
    @hawayabdibishar3265 3 місяці тому +8

    Amira abayo Allah dartis ayan kujeclahay abayo riyadeydha wa iPhone 13 pro max please igad Allah kubarakeyo eee

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 3 місяці тому +4

    Taageerahaada ka mid ahay amiira qurux hal mobile ii iibi 😭😭😭🙏 waa ku baryaa

  • @yousra52
    @yousra52 3 місяці тому +9

    M.a nasro saxb jirto ❤🎉 amiray dahab ayad ka dharagtey wllhi😂

  • @AsmaIbrahim-no8kv
    @AsmaIbrahim-no8kv 3 місяці тому +8

    aduunaka ma soo marina shikhisi ka sharafa badana oo ka runa
    Sheeran badna kusali nabigena maxmad Wscwscwsc ❤

  • @MariFari-nh4sc
    @MariFari-nh4sc 3 місяці тому +7

    Guy's we can do it only 8k bisa dhiman nasra abtidoon coming soon 900k❤😊🦋

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 3 місяці тому +12

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹😢😢😢😢😢😢😢😢😢˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹ː↿⁞ː&}↑]&}😢🎉🎉😢😢&;;&&;&&&;&;!@\^••°\|°\\|°|°\

    • @MalyunCabdilaahi-fc3ck
      @MalyunCabdilaahi-fc3ck 3 місяці тому

      Team amiiro qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @MonaOsman-i7l
    @MonaOsman-i7l 3 місяці тому +2

    😭😭😭😭😭waxaan doonayaa inaan team 27 ku biiro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @XaawoIsxaaq-z1t
    @XaawoIsxaaq-z1t 3 місяці тому +6

    Amiira love you qalbiyy guuleyso rabi haku xafido🎉❤

  • @fathiacabdi
    @fathiacabdi 3 місяці тому +2

    Ugh why most of the Somali UA-camrs can’t take their time to edit their videos and add subtitles? y’all are stingy 😂 hire video editors or learn it so we can enjoy it. That’s how real content creators are 😒

  • @FarduusYusuf-wj8fp
    @FarduusYusuf-wj8fp 3 місяці тому +9

    mash allah amiira qurux abaayo qaali hawada kuusomarin qaali😢❤🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +3

    7:11 Amiiro intay gift meel dhigatay bay is dhahday inta hakuu sii yaale kan kale horta fur saa waxay aragtay asoo kii ay meesha dhigatay ka shidan 😂 yaah hee laba halis waayi bee kulahaa Ar Amiiraaa 😂😂

  • @Nuura-y4j
    @Nuura-y4j 3 місяці тому +52

    Kusali nabigeena muxamed scw scw scw scw ❤

  • @HanaAbdi21-iu8nl
    @HanaAbdi21-iu8nl 3 місяці тому +1

    Amiiro qurux adunkah mal-malaado ugu jeceshahay anina sido kale wan ku keena marka malaysiya imaado insha allah❤👸

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 3 місяці тому +6

    Walahi ,in my entire life,I have never seen someone as amiable as amira qurux.The love she developed for nasra abtiton is one love that i felt from the bottom of my heart's.

    • @Win-Finders
      @Win-Finders 3 місяці тому +1

      Note the change of tone towards the end,amira is crying becoz of joy,very few peole noted that.😢😢😢😢

  • @Ladancidi20
    @Ladancidi20 3 місяці тому +8

    The real queen amiira

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 3 місяці тому +7

    Maasha allaah nasra 1M kutuura asxabey🎉❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +1

    Amiiro qurux wlhi. Muqdisho. Jogaaa. Dar taaaa Malaysia 🇲🇾 u soo soc daaaa. Waxaana. Kuu soo wadaaaaaaaaa. Buskud dhiiq ama. Mal malaaato. 🥩🍫🎂 iyo. Muufo. 😂 mar ka. Isooo dha wey yaaaaa. Quruxey ❤❤❤❤❤❤😂❤❤😢❤❤❤😢😢❤❤

  • @AsmaAli-9
    @AsmaAli-9 3 місяці тому +4

    Wow Masha Allah 🎉 queen 💕 miira keep going 💐 nasra the best queen 👑

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 3 місяці тому +15

    Team nasar ismujya 😊❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 3 місяці тому +5

    Ayyy❤ boqoradena Amiira Qurux intan iyo in kabadan wad uqalanta keep going sister ❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому +2

    Wcs wa sugye nasrna wa rer mgaal giftigeda wa another lvel amira xlign lga bilabo mss dahabo algu dhahaa 2M diamond 💎 asugenaa i.a ❤
    Please team amira reyma somli gbadhy ugu qornthy so boqda 😢

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi 3 місяці тому +6

    Ayy masha Allah qurux Nasra waa gabar wanagsan wllhi qalbi daacad waye❤❤❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 місяці тому +4

    Dhiigu biyo ma ahan 26 jun❤❤❤❤❤❤Somalia 🇸🇴 ♥️ ha noo laato

  • @SumayaPmer
    @SumayaPmer 3 місяці тому +6

    I.a amiira intaas iyo inkabadan ayaan kurajeneynaa i.a 2M🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 3 місяці тому +2

    Mashaallh Team Nasra Abti doon is muujiya caawa 900k subscribers coming soon 🎉🎉❤️❤️iinashallah ❤️❤️❤️

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 місяці тому +5

    Queen wax waliba wad uqalantaa go forward sis🥰🥰🥰

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 3 місяці тому +1

    Amiiro cano baraawe hada ku keeno kwrn ilen 📦 cano baraawo ehenin maiga baxdee😂😂😂😂

  • @ShukriMaxamed-w5z
    @ShukriMaxamed-w5z 3 місяці тому +3

    Masha allah gobas tahay nasraay ❤ wllhi gabadhas wan jeclahay waxana aad u jeclan lahaa inan muqdisho ku arko insha allah❤❤

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 3 місяці тому +1

    Hadal iya hukun makaro waya Amiiro 🤣🤣🤣😭 you’re hilarious Amiiro 😭

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed 3 місяці тому +4

    Masha allaaah amiira abyo waan ku jeclahaye walhi ilahaye darti biin igu qabo wllo mcn bileez

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 3 місяці тому +1

    Abayo amiira taliye kaashay UA-cam kisa u kala kiciya wa wiil maskina o laxadkisa dhamaystirnen

  • @SimanSamaaraXuseen
    @SimanSamaaraXuseen 3 місяці тому +2

    Amiira please xppti zaki somalia gift 🎁 usamey 500k subscrip ladabaldag

  • @SaciidoSuubow
    @SaciidoSuubow 3 місяці тому +2

    amiira ku soo samey challenge cuntu garinta salax ceyda macalimow

  • @AyaanBashir-y3c
    @AyaanBashir-y3c 3 місяці тому +20

    inTa Ku Farax sanen Sundus iney amira katagto Only Like😢❤

    • @deeqomaxamedalixashi1243
      @deeqomaxamedalixashi1243 3 місяці тому +1

      Waa edeb daran thy kadhexba iyiga zxpo ehe 😏😏

    • @AyaanBashir-y3c
      @AyaanBashir-y3c 3 місяці тому

      ​@@deeqomaxamedalixashi1243Yaku balami😊

    • @xaawomacalin6882
      @xaawomacalin6882 3 місяці тому +1

      Wah qoralka si fcn uaqriya wax xun maso qorin bee😂😂

    • @Suusu863
      @Suusu863 3 місяці тому

      @@xaawomacalin6882 ayyyyy abaayo dag dag baa nagu furan hadaa arkayba 😭😭😂😂

    • @SahroIsaaq
      @SahroIsaaq 3 місяці тому

      ​@@deeqomaxamedalixashi1243war ku faraxsanen waaye😅

  • @MaryamoMustafe
    @MaryamoMustafe 3 місяці тому +1

    Hamiìgayga waa in aan maalin kula kulmo amiiro qurux abaayo

  • @AmiiradaQuruxbadan
    @AmiiradaQuruxbadan 3 місяці тому +4

    team amiira nasra only 8k kahary isla caawa an kuturno❤

  • @DowlayAbuukar-x8f
    @DowlayAbuukar-x8f 3 місяці тому +1

    Amiira shan Boorka aad dhahdi hawartaa usheeg Hawar ma,lahan😂😂😂😂😂😢.

  • @BeloAbdi-y5y
    @BeloAbdi-y5y 3 місяці тому +3

    UA-cam inu gold award ku siiyo ay rajeneyna wlhi farxada ina daasa ka dhiman wlhi insha Allah abayo 😢😢❤

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 3 місяці тому +1

    Aniga nasro abtidoon 4sano ayaa ku xiranahy dadka kale lee u sheek

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +3

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @adnasalax
    @adnasalax 3 місяці тому +1

    26 June somalia malaha soomaaliland baa leh maxaa kaaqaldan

  • @abdirisaqodowa7969
    @abdirisaqodowa7969 3 місяці тому +4

    amiiro hore usoco adiga iyoh asxaabtaada

  • @shabcaanismaaciildaahir7319
    @shabcaanismaaciildaahir7319 3 місяці тому +1

    Abayo ani taydi baa hadhsan amira

  • @MaryanSaidmohamet
    @MaryanSaidmohamet 3 місяці тому +5

    M.a m.a m.a m.a❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

    • @CkarimYare
      @CkarimYare 3 місяці тому +1

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @AsiaCali
    @AsiaCali 3 місяці тому +3

    Team amiira is mujiya nasro riyada ana urumeeno waxa Yara ka dhimana plz 🙏❤❤🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +2

    Nasra Gift yadeeda mid kamid ah inuu dahab yahay Channelka Kaashay baan ka ogaaday yacni dadkii daawaday video gaas inaysan fahmin baa laga yaaba lkn ani meel aanay dadku fileen baan ka ogaaday 😂 Alx Alle caqliga ha noo siyaadiyo waa is amaanaa noh 😂

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 3 місяці тому +3

    Amiira qurx allh Haku barkeeyo time nasra abtidoon ayaa nahy insha allh hadiyad cimri dheri iyo cafimat ku hayso amiiraat

  • @MaryamoKhaliif
    @MaryamoKhaliif 3 місяці тому +2

    Team amiira one like❤❤

  • @maanamaxamed6474
    @maanamaxamed6474 3 місяці тому +4

    Mss dahab million qurux ale ha ku jeclaaado❤

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 3 місяці тому +1

    Ayyyy AMiiradayda farxadeeda waan jeclhy wlhi 😫👸💋🌺

  • @hayadibrahim6412
    @hayadibrahim6412 3 місяці тому +3

    Congratulations queen 👑❤️ waa uu qalanta❤

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 3 місяці тому +1

    MashaAllah xabibti ❤❤❤😅

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 3 місяці тому +4

    Mashaa allha abyo mcn ❤❤❤wllhi nasro waa qof qalbi wangsan m.a ❤❤

  • @AaliyaMuuse
    @AaliyaMuuse 3 місяці тому +1

    Amiira Haduu Mawdku idaayO nlshana ii qurux badnaaTo Qol wada gift ah baan Ku Jaraxayaa❤

  • @AxlaanMaxamed-zj1tm
    @AxlaanMaxamed-zj1tm 3 місяці тому +27

    Team Amiira one like🎉🎉🎉🎉

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 3 місяці тому +1

    Amira waxa weeye hadal iyo hugun toona ma karayo 😂😂😂😂