Erayada qar e ninka xaskisa ad u istic malysid naga da dumar aya ku dhagaysana on ogalen si walbaba in dumarka wax laga shego, ciil ba iga qabty erayadas, Wa hooyo hady mashqushay ma ismydhigan e asageba ka howl badanthyba mana ogid inay uraysay xita hady dhacdo wa hooyo nafteda u hurysay caruurteda
😂wllo saan dhan mee jahilnimo ku hysaa horta wa tan kowade qofka shekeda maskidisa man9 kaso alifin oo wax sidi lagu so tabiyey ayuu asna inag9 so tabinyaa o asaga wxba kama glin wrka sida los9 dhahy unbu ingogo so gudbiya okey wuxuna wa qiso qisana sidi ay udhacdey lee lo tabiya😂
@@Luna_meyk jahilnimadyda waxba kama ogida adiga ma waxa u maleysa eray kasto o u ku hadaqayo inu so tabiyey, sidas ma aha e qofku wu ku sharaxa micnaha sida ad u fahanto ayu erayo isticmalya mara si sidas ka qurxon wu nogu shegi karay e maha hooyoyinka carurtoda ku mashqulsan in u ka dhigo kuwa isdhigty mxay iska dhigaty wa tan mashqulsane rerka ma ayda unbu ku dhisanyahy Lkn waxas waxba Kama fahmysid elen maskaxdada yare o erayga jahirl u taqana
Qisooyinka Qaar aad so laba celinayso naga daa ifiyow , mar ba dhahday Chanel lo kle ayaa daawataan , Horta anigu Chanel qisooyin so galiya o aan kaaga ahayn ma daawado E isla Adiga un ba so laba Celiya, Xataa cod kaagii hore ayaan so xasuustaa
Qisadaan hafka hore wad iga qoslise 😂😂😂lkn qeebta danbe wa xanuun xalaasha wax ka fiican ma jiro 😢😢😢 qisoyinka cabsi cabsi noso gudbi
Ma inaad seexan kari weydaaf rabtaa walashy😂😂
@@badramaxamed1067qoftan la hadal cabsi marabno😂
﴿ زُيِّنَ لِلنَّاسِ حُبُّ الشَّهَوَاتِ مِنَ النِّسَاءِ وَالْبَنِينَ وَالْقَنَاطِيرِ الْمُقَنطَرَةِ مِنَ الذَّهَبِ وَالْفِضَّةِ وَالْخَيْلِ الْمُسَوَّمَةِ وَالْأَنْعَامِ وَالْحَرْثِ ۗ ذَٰلِكَ مَتَاعُ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا ۖ وَاللَّهُ عِندَهُ حُسْنُ الْمَآبِ﴾
Waa Aayada kaliya ee waxa aduunka saaran ka hadashay
Rabbi meeshaas oo kle nama istaajiyo
الحمدلله على نعمة الإيمان
Ifiyoow qisooyinka wanagu soo yareysaa malmahaan 1h and above aa rabnaa ama 2h and above xalayna wanagu dhoreeyse😂
Wil yaro xishod badan😂
😂😂😂😂😂
Wasax❤❤
3 things permanent in life for us:
1. Going to school/university
2. Going back home.
3. Watching Ifiye's videos.
Ifiye qayr aad ubadan allah kusiiyo.aamiin dhalin yaro inaadtahaan dareebayaa iyo waliba nin diinleh shar oo dhan allaah hakaa xifdiyo qisoo yinaakaaga ayaan dhagaysii markastana waxyaalo diiniya inaad kudarto kuadadaal waxyaalah bini aadamaka kadhacaya inaad dadk uga digto siima muslimiinra iyo ahlu diinka dadk ah
Ifiyow goorman wajigaga arki doonaaa🥹🥹
Hora u aragnay hda nhy ifiye show old is gold😂❤
❤❤Caaaw waa jimece ❤ nabiga scw kujeera Kusali nabiga scw kujeera ❤❤❤ilaahay haku jece laado❤❤
Ilaahay ayaaba aayad quraan ah ku yiri fidnadana ayaa ka daran dilka gabadhasi hadii aysan ka beyri lahayn wadadii ilaahay asagaba sida muuqata wuxuu ka rabay guur ayana khaatumo xumo bay ku dhimatey asagana markuu arkey naagta noocaas ah inuu indhihiisa laabo baa waajib ku aheyd sinadii uu ka yeelay baa asna noloshiisa galaafatey aakhiradiidana ilaahay ayaa og
Waqtii dheer aa rabnaa 😢
Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Erayada qar e ninka xaskisa ad u istic malysid naga da dumar aya ku dhagaysana on ogalen si walbaba in dumarka wax laga shego, ciil ba iga qabty erayadas,
Wa hooyo hady mashqushay ma ismydhigan e asageba ka howl badanthyba mana ogid inay uraysay xita hady dhacdo wa hooyo nafteda u hurysay caruurteda
Waad saxanthy abyo ❤
😂wllo saan dhan mee jahilnimo ku hysaa horta wa tan kowade qofka shekeda maskidisa man9 kaso alifin oo wax sidi lagu so tabiyey ayuu asna inag9 so tabinyaa o asaga wxba kama glin wrka sida los9 dhahy unbu ingogo so gudbiya okey wuxuna wa qiso qisana sidi ay udhacdey lee lo tabiya😂
@@Luna_meyk jahilnimadyda waxba kama ogida adiga ma waxa u maleysa eray kasto o u ku hadaqayo inu so tabiyey, sidas ma aha e qofku wu ku sharaxa micnaha sida ad u fahanto ayu erayo isticmalya mara si sidas ka qurxon wu nogu shegi karay e maha hooyoyinka carurtoda ku mashqulsan in u ka dhigo kuwa isdhigty mxay iska dhigaty wa tan mashqulsane rerka ma ayda unbu ku dhisanyahy
Lkn waxas waxba Kama fahmysid elen maskaxdada yare o erayga jahirl u taqana
Ilaahoow waxaadan raali ka ahayn hanagu salidin
Mahadsanid wll mcne ❤❤
صل الله عليه وسلم
Scw scw scw scw❤❤
Mucjiso ilaahow na badbaadi Aamin
😂😂swrka qisa
Waa ku qoslay siiba axadka ninka ah😂
Scw
Qisada noo soobadi sxp qisooyinka noo sooboobsii sxpkena iley laak usaar qisada idaad ugu fiirsato❤❤❤❤❤❤
ifiyoow in lagu tumo lee wye baryahaan hees kaa reebi la'nahay ee banaanka iskeen😂
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم وبارك على محمد ❤❤❤❤❤❤❤
Shp qisooyinka cabsida ahna ku soo dar dee😢😢😢
Anoo ifiye dhagaysan howl maba qaban karo😅❤
Scw❤
Sxp video banki noo soobadi pls❤❤❤
Tankalale zxp qisadeyda waxan raba inaa sogudbiso isnhalah walahi wasafar dheer walow eey bad idhimantahy 😢
Mx wll allah bari inu xanunkas ka bixiyo insha Allah
Ileys sxb 14 🔥 Wana dhageysete Wana fahan sanahy
Ifiyow dad liketa loo sheego waa ka waynhy😂❤
Mashaallah xili fican ayaad soo galisay
Hoyaday iga xanunsan igu so duceya walyal 40 qofod ducadod waa la aqbalaa❤
❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid
Wcs ifiyow❤❤❤❤❤❤❤
Wax walbo sawirka aa ikaaka daran😂😂😂
صلى الله عليه وسلم
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم. صل الله عليه وسلم🫀🌷
Maahmaahda dhaheyso been ku soo xira kali runa ku dhaq midaas wey ila qaldanthy ani ahaan wixii been ku bilowdo natiijo fiican malahan
Jimco mubaarak ifyaoow❤❤🎉🎉
Ifiye xishood low waa kusalaama😂😂😅😅
wan waxanku rijenaya guul
Scw scw scw scw❤🥰
Ifiye wili maku dhacday wax qurxoon intaa aragtay oo gurigagii aad ilaawday mase wili kaligaa seextaa jawaab ?
Ifiyow Adaba qosol mirana wiil xishood bdn kukha😂
Ninka sawirkiisa 😂😂
Asc wr wb jimco mubarak
صلو على الحبيب محمد صلى الله عليه وسلم
Mida dukayga maalin kasto soo hor marto ayado is qalqalocineso😮😅 tolow maxay damacsantahay😅
Gabdhaha qaar ayagaa baxar ku galinaa adigoo isocon ayay faleebo kugu mudaayaan 😂
الدنيا متاع وخير متاع😢😢
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla ileysow wad xishooti kwrn 😂q waye kulaha 😂😂😅
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا
Ifiye wan ku salamay horta mida xigta qisooyinka dhaadher ayaa xamaasad leh soo dhere
walahi wey kusuktey xaskisa askartas waxa kacotsa laha in la dilo nin kas cml ifiyow adi na wad mahad san thy ❤❤
First comment
Ifow inaad caan thy ma aanan umalaynayn
Walhi zxp magalada anotahriba somaray ahada waxan joga magalo agdiir ladhaho ee maroco waxan rabaa yurub sasey tahay chanalkan wan wata ani Allha ifududeyo safrkeyga isoduceya intiiaqriso comentigeyga zxp guul adne ❤
Aamiin wll allaha ku fududeeyo safarkaaga meeshaad jeceshahayna nabad allaha kugu geeyo🤲🏻🤲🏻
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
حسبي الله ونعم الوكيل 😮
Wah ifiyow wad naga xanajin rabtaa wllhi malinba malinta ka danbeso shekada wad sogabisaa no so Hagar bax San kugu Hagar baxno
Wcs wllo❤❤❤❤
Scw scw ❤
12.40 😂😂😂👉👉 ninka waxa haayo waa Q da
Sawirka iga qosliyey 😂❤
Maxaa dhacey ifiyoow wll yara mnta qisadan
Waryaa walaal weelki maba xali karno ilaa qisooyinkaaga aan dhagaysanayne illahay ka baqo soo badi soona dheere danbi baadhista aan la garanayn cida dishayna noso badi
Anoo kintal weela ku fadhiya comment gaga arkay
@@HawobashirMaxamed hhhh hawshii wuu inala qabtaa inankani illahay khayr ha siiye siduu carabta uga sheekeya cajiba hhh
@@faisamohamed4113 Haa marka hawl qabanayo hadanan dhagaysan iima aha isaga iyo gabar sawdo qalib ugu qoranthy❤
😊😊😊 19:35
taliye ifiye inaaan isku dhacno maad dooneesaa waaaaaxay qisadan gaaban aad nala hor timd naga soooo dheeree hada kadib mahadsanid wll
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
Did i hear you saying horror. Kkkkkkkk❤❤❤. You are the most funniest person ever. Waan fuurey sidaan u qoslayeey
Tous ❤😊
ifiyow qisooyinki cabasidha awaya🎉🎉❤❤🎉❤❤🎉❤❤😊
5:33 nin iyo damac maxa kal haysta marka kaleyhy indhihii laaba been maha
Maalmahan waa ku waynay
Manta sawirka qosolaba ifiyow
Asc ❤
Wsc
Wsc
Wcs ifiyo
Ifiyow baryahan cadigagi waad diiday qisoyinka maso galisid halka malin e so galinsana waabad so gaabisay bas go.aan inan qaato weeye👋
Ka daa ha qaadane mashquulka badane wllo❤
Qisooyinka Qaar aad so laba celinayso naga daa ifiyow , mar ba dhahday Chanel lo kle ayaa daawataan , Horta anigu Chanel qisooyin so galiya o aan kaaga ahayn ma daawado E isla Adiga un ba so laba Celiya, Xataa cod kaagii hore ayaan so xasuustaa
Hy qasab maad kuleedahay markaa qaylee wuxuu rabow Soo dhiga 😅
@@SumayoUA-cam wad Edeb daranthy adiga wx aan ku waydiiyey malaha , wx aa kaala hadlayna malaha E comment ka iiga bax .
@@asmasahardiidtartib yaqeee lkn dadka qasab kuma lihid😢😅😅
@@SumayoUA-cam Amaa adiga ku qasbay O meesha ku Keenay , Cidaa qasbayo aniga Ha Ila hadasho E adiga mxa ku shiday yareeyy
@@asmasahardiidwax wyn ishidy dee😅
ليه ما ترد على انسغرام
من فضلك لي سؤال اجبني مكتوب لي ب حبيبت الرحمن❤
abihiisa xagee udabeesaya🎉🎉🎉🎉❤❤😮😮😊😊🎉
Ifiyow waa i danbaajisey mnta mrka tiri ninka jcyl ma hyo ee waa qa qabn ku dhawaaqy klmadiiyo dhamys tirin😂😂😂anba isku qosly😂😂😂😮
Waarya hooray adigu waayo ifiye maatahay miseqofkale wabada so sbadashay waayo adigusidama ahanjirin eejarjar kajooji wiiloow gacabakatagay baryahayn igunaqaado qoralka dagalka iyowaxsheegalokalagaran wayay😂😂😂
Sidanoga sodahay manta😢
War 16 ahay wana dawanaya 😂😂❤
Hana qarxin fadlan walalleey 😂😂😂😂
@@saraabdullahihassan haye haye
😂😂😂😂😂😂
Anigu 17 ahay anoo igu socoto sheekadu ayuuba igu banjari gaaray kawarn mayeela marka😂
@@MaxamedaxmedAxmed-f7j 🤣🤣🤣🤣
Rag waxa jira iyagoo nagfodu diyaar utahay Mar walba hadana suuqa ku jora
Ninkaaan gabadha markuu arkay tafta xaytay soomaali buuka dhumay😩😭💔😂😂
Asc❤❤❤
Wcs❤🎉❤wll ifiyee ❤❤🎉scw scw scw ❤🎉
Suu qaladka dhan naagta usaaro😂 labaduba labo fidno unbay ahaayeen
Legend
Waanka xumahay dhib taa soo gaadhay😢
Asc
❤❤❤😊😊😊🥰🥰🥰🥰🥰
Ifiyow qiso cabsi cabsi noso samey jini ah
Naag pasta oo isqawisa ma kasinaystaa lagu uidhi nomznka
Mayna iyaguba fitnada uska Barbados karin
Imaanka beel
War ifiyow cawa 12 daqiiqa kugu soo garay 😂
❤