❤❤❤❤❤Allahu akbar akbar❤❤❤❤❤❤❤Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu ❤❤❤❤
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ☝🏻🤍🤍🤍🤍 الحمدالله الحمدالله الحمدالله 🤲🏻🤍🤍🤍🤍🤍 استغفر الله العظيم واتوب اليه لاحول ولاقوة الا بالله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍🤍ًعليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️
😢😢😢ولسوف يعطيك ربك فترضي❤❤❤
الا ان نصر الله قريب 😢😢😢
Allahayow hooyooyinka unaxariiiiso oo Qabrigooda uwaasici oo mart la jecelyahayna ka dhig Allaahuma Amiiiiin
Alhuma amiin
Wllahi meel aad uqurux badan ayaad fadhidaaa mashaaa Allaaaah
ماشاءالله تبارك الله
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك ويرضاك يا الله اللهم امييييين
Mansha Allah, qiso caqiibo leh video qurux badan iyo cod fasiixa 🦜🦜🐦⬛ shimbirana waanu maqlayna💯
Mashaallah tabarakallah wa maqleyna macanto codka shinbiraha waxan filaya dadka dhan inay jecelyahin shimbiraha daawashadoda iyo codadkodaba ❤❤❤❤❤❤❤ Mashaallah wa qiso aad ubacan shimbiraha biya iyo baad udhig macanto hadayba mesha jogan
❤❤❤❤❤Allahu akbar akbar❤❤❤❤❤❤❤Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu ❤❤❤❤
Jawi qurux badan iyo qiso qurxoon ❤️
Shibirahana sifiican baa loo maqlayaa 👍
Masha Allah waa qiso aad u qurux badan
Xbbti sawda quruxey noosoo badi qisooyinka saanookale uwanwanaagsan aadbaan kuu jeclahay runtii ❤❤
Mansha allah😅
Maasha Allaah❤❤❤❤❤❤
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
Waa u maqalnaa shinbirah odkooda waa mvn❤❤❤❤❤❤❤ qisagani waa cajiib
جزاكِ الله خير بارك الله فيكِ وأحسن الله إليكِ شكراً أُختنا الفاضلة.
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤❤
Masha Allah tabarakallah Allah haubarakeyo ciyalka inta haysanina Allah hakuirzaqo awlad bari ah amiiiin ya Raab
Aswb Abaayo Maasha Allah cod qurux badan iyo Nicmada wadankena
Masha allah sawad qali ilahy waxa A ku farxdii markasta hakul kulmyo wan ku xiisnay wan jecelhy shibirah codkod siii aaaad waliban
Maansha Allaah ilaahay ha u barakeeyo
Maanshallha sowda bilan asma iyo maxamedna alle ha isu barakeeyo❤
Masha aallaah xbbti khayr Alle haku siyaaadiyo
Habar yar Allah dartii ayan kujacalahay❤❤❤
Waa Beello Shimbiraha codkooda ,, Shukran Caziiza,,
M a wa jabaq quruxbdn ❤❤
Masha aalha waxay ahaayen qos wanaagsan
Mashaaa Allaaaah wllahi shimbiraha Qayladooda aad bay uQurux badan yihiin waxaad isameysaa saxamo waawayn bid aad biyaha ugu shubto iyo mid aad bariiska iyo shamuureyda ugu shubto
Allhu Akbar ❤❤❤
Alhu akibar❤❤❤
الله اكبر❤
9:14 Nebigu ﷺ wuxuu yidhi "Ilaahay barya idinka oo Rajaynaya in uu idinka aqbalo......"
قال رسول الله ﷺ "أدع الله وأنتم موقنون بالإجابة....".
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Maaha allh ❤❤
Mcnto shinbiraha madaxa naga cuney geedaha hoodoos ha ku sheekeyen ❤❤❤❤
Mashaa.ah.jisaakalah
Masha allaah waa qiso wanaagsan
Ilaahay waa wax walba awoode
Adiguna mahadsanid abayo
Jzkallaahu khayran
MashaAllah mahadsanid walashey isfiican ban umaqlaa shinbiraha codkooda Aniga wan jecelahy
Mansha allah suwda meel qurux badan aya fadhida iyo shinbira codkoda I loved codka quruxda badan
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Masha alllh tabaaraka allh
Abaayo waan kula maqalnaa shimraha codkooda mcn Abaayo dar ilhy ayaan kuu jecelahay wlhy qiso Alaeh ku saabsan ayaad Noo sheegtay in marwalba ilhy mala wngsn laga rajeeyo Abaayo qisooyinkaa malaha ilhy wngsn laga rajeeyo iyo sida loo helo Akhirka Abaayo Noo soo badi
Keep going Abaayo Sawda mahamud inkastoon magacaaga dhamaytiri karay Abaayo thanks qisooyinka Aad Noo soo duubti insha alaah guul Abaayo horo mar wacan
mashaa allh wanaagsane waa allaah
Mnshallh allha ku xafido sowda cdy waana maqalnaa codka shinbiraha codkooda quruxda badan❤❤❤
Qisadan maasha Allah sida farxada leh ay ku dhamaatay way Ka duwanayd qisooyinkii hore
M. A sowda qaalib waa mahadsatahay wallshy ❤❤❤
sheekada farxada leh noo badi kuwa murugada leh naga daa ama naga yaree. Mahadsanid
Masha allaah sabarku waa wax waanagsan qofkii alle isku xira waa liibana qiso cibro qadasho ah mahadsanid abayo ❤
Masha allh qiso qurux badan iyo jawi qurx badan waan maqalnaa cod ka shibiraha
Wlh sooday sidee qisada uqurx badan tahy iyo jawiga aad kuduubtay waaba isku mid Alle Haku sharfo ❤❤
Masha allah jawi mcn waaye iyo qiso fiican
Masha allah allow ku barakey maxaa jeclhy gabadhan ❤❤❤
Maasha allaah tabaaraka allaah
Mansha Allah
Qiso ayaan ku haya 😊😢
Asc abaayo Sawda aad baad u mahadsanid meel fiican baad fadhidaa shimbiraha cidoodana si fiican baa loo maqlayaa aad bayna u fiicanyihiin Maasha-Allaah
Mansh Allaah waa qiiso macan o ku ciimro qadashale. Khayr Alle ha ku siiyo
ومن يتوكل علي الله فهو حسبه
Masha Allah 💓💓❤❤❤❤
Alla qurux badanaa codka shimbiraha
Masha Allah quruxay
❤❤Maasha allh walashay mcn ❤❤❤❤
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Jazaka Allahu kheyraa.
Mahadsanid
Mashaa allh❤
Wllhi Qisadana wax badan baan ka faa,iidya mhdsan wllshy Qli ❤🥰
Aniga hooyadey Ayaan Soo xusuustay shimbiraha ayey aad udhaqaaleyn jirtay guriga hooyadey Qaybta gadaale waxay usameysay shimbiraha sadax saxan oo aad uwaawayn mid biyaha ayey ugu shubi jirtay labada kalana mid bariis midna masagada ooy nadiifiso
Halkaaas ayey aad ugu quudin jirtay😢😢😢😢😢 markii ay geeriyootay hooyaday Allaah ha unaxariistee wanaagyadeedii iyo sadaqooyinkeedana wax laga sheekeyn karo may ahayn hadana markii la xabaalaayey roob ayaaa aad u da ay ka dib markii godka la galiyeyna shibiraaa Soo weeraray dadkii xabaalaha dultaagnaaa😢😢😢😢😢😢😢 Allahayow qabriga kuu waasici hooyoo mcn Anaga gaari Ayaan ku dhexjirna anagoo haween badan ah Aniga Marka kenyaan ka imid xanuunkeedaan umid hooyadey waxey aad ujeclayd nabiga SCW saligana afka kama Ayaan qaadi jirin wayna sadaqadii badneyd wayna dad aruuris badneyd waxaan anigoo yar xusuustaaa iyadoo lagu lee yahay naagtan uurka wecelka wada to oo dakeedii Soo cayriyeen maxaad uhaysataaa hooyadeyna ay leedahay ilmaha caloosheeda ku jiro muxuu danbi lee yhy iyadana way qaldantay towbaduna way furan thy waxaan xusuustaaa gabadhii iyada ahayd iney SI Quruxsan UGA umilisay dhaqaaleysay gurigeena ay joogi jirtay wiil Qurux badan dhashay markii danbana uguurisay yaaa Allaaah hooyadey Qabrigeeda uwaasici😢😢😢😢😢😢😢 Marka jeceylka nabigeena SCW dartii waxay dhihi jirtay waxaan jeclahay xiligii iyo dadii iyo waqtii nabiga inaan dhinto wllaaahi walaashey sawdaay hooyadey waxay ku dhimatay dadii nabiga SCW iyo sanadkiisii iyo bishiisii iyo walibana maalintiisii uu nabiga SCW dhin tay isniin Ayaa hooyadey la xabaalay iyo 63jir iyo bishii nabigu dhintay SCW qabrigeediina shibiro koxkoox ah Ayaa timid markaasaa dadkii oodhan kakala tageen markii Qabriga la dhigay waxaa butdhigey wiil walaalkey ah oo 25sano ka maqnaaa wuu yaaban markaasaa dadkii Qubuuraha joogay ay ku dheheen kasoo Taga shinbiraheedii Ayaa yimide hamacasalaameeyaaane wllahi billaahi tallaahi godkii gudihiisiii ayey kuwada aruureen markii ay ka buuxsameyna kuwiii kale godka banaankiisii bay isku xireen kuwii kalana korkoodey dawaafayeeen waan naxay anigii oo meel fog gaari ku dhex jiro maxaa dhacay QBriga hooyadey maxaa looga Soo cararay haween jiiraankeeda ahaaa oo aad u ooynaayey Ayaa yiri shibirahey dhaqaaleyn jirtay Ayaa macasalaamo ugu yimide Ayaa loo Soo baneyey mudo 15daqiiqo ayey kujireen kuwii hore hadana kuwii kalaa galay sidoo kae hada kooxdii sadaxaad baa gashay kadib intii ciida lagu rogaaye ilaaa intiii loo duceynaayey dadka kor koodey SI Quruxsan isugu sharexeeen meeshu waa jigjiga ay hooyadey ku xabaalnay xabaal cusubna way ahayd😢😢😢😢😢😢😢 waxaa markaas ku xabaalnay horteed nin madax jigjiga ka ahaaa iyo Oday wayn iyadana sadax ku ahayd Marka xabiiibtiii shibiha aad udhaqaaleyso jazaakallaahu qayran fiduniyaa wal AAQira
Allha unaxariisto hooyo mcn runtii hooyo aad wngsn by eheed rbbi naxariistiii jano hasiiyo dadka siday u aroori jirtay ama u dhaqalen jiraty io shibiraha adne saas u dhaqaly I.a 😢🤲
@@shukriamumin1463 jazaakillahu khayran fiduniyaaa walaaqira washay Qaali inshallah Allaaah xabiiibtiii
Illhay mamada ha unaxariisto way adagtahy in lahelo ayadoo kle siday wanagsanyd illahay ha uwanajiyo dadka wanagsan illahay baba nagajeclaada cid walbo oo ay cawisayna abaalkeeda dhanka illhay baa kahelaysaa ❤
Mashallah jazakallah Khurana wlh qisada wa ladhacay aad 😢allah hanunaxaristo mamada
@@shukriamumin1463 Allahuma Amiiiin jzkallahuljannah
Waan maqalaa shinbiraha jiriqdoidaa Mansha allah❤
❤❤❤abyo wa is ka jeclahay allah hku sharfo
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ☝🏻🤍🤍🤍🤍
الحمدالله الحمدالله الحمدالله 🤲🏻🤍🤍🤍🤍🤍
استغفر الله العظيم واتوب اليه
لاحول ولاقوة الا بالله
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍🤍ًعليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️
3:39 *
14:11 is fine]0😊😊
Mashaallah my sister true history keep going back we have to you all the time and wish you all the best
Masha Allah abaayo ❤🎉
Masha ALLAH mahadsanid abaayo 'mcney runtii waan la ilmeeyey qisadaan😢
Aniguna RABBI ayaan ka sugayaa awlaad wanaagsan ILAAAHAY ha siiyo aniga iyo intii sugaysaba
Masha Allah cida shimbiraha iyo meesha fadhiso ❤️❤️🙏🏽
Sawda thanks qaali
Shukran ukhtii qaaliya
Waan maqalnaa shibiraha Waa Maansh Allah Ukhti ❤
Some here I love nature
Mashalaha ❤Alle haku barakeeyo xppti
0:40
Manshalah
Masha Allah sawda
Waan maqalnaa sawdaa❤
haa walhi shimbiraha Iyo dooga wan jeclhy 😊😊
Waa fiicanyah
Mashalha❤
Maansha Allah abaayo
Marhaaallahbabaayo🎉🎉❤❤❤
Maan maqnlaa wll❤
Waa maqlana❤
ماشاء الله تبارك الرحمن، ما أجمل واحسنه هذا القصة ❤️❤️❤️😘💝💝🥰🥰🤲🤲
Asc waan maqlaynaa alaha kurakeeyo
¹
Asc waa qoso waxku ool ah oo laga baranaayo (samirku inuu qaaliyahay )
Mashalh
@@bashiircawil333 wanmaqla
Mash allh
Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Inshaallah we missed you in UA-cam channel may Allah bless you and your family Insha Allah
Asc hooyo waan maqlanaa alahakubarakeeyo
cajiiib alx
Manshalllll
M.a baryada rabi laguma qasaro ilhy anh riyadeyda hey rumeye wla maqla shinbirana💖💖
Allaahu akbar allahaa ubarakeeyo ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaan sare abayo
Jawi macaan ayaad noogu soo duubtay video ga abaayo ❤❤
Maansh Allah Allahu Akbar Waa run ❤
Masha Allaaha soo noqod wanaagsan
Waan maqalnaa wll mahad sanid❤❤❤
Si fcn aya loo maqlaa codka shimbirta wll
Alle ha kaa abaalmariyo kalmadaas qiimaha badan
Masha Allah guriga hoyada uekaa abayo ❤