FAADUMIINA HEES AROOS SHIDAN KAQAADAY AROOSKA FARXIYA FISKA & ZAKARIYE 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 389

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  4 роки тому +42

    Fadlan Subscribe this youtube channal tks ua-cam.com/channels/7SkHWqXurNNni_Xp8ujygw.html

    • @munahussein6581
      @munahussein6581 4 роки тому +1

      CamirDa maa dadka ka fogeysid ooo si fcn dadka u duubtit walaaley inaan gabr camiro mant thy kuugu dhiiri gelineenaa kugu faaneenaaa only camerda dadka ka siki

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 4 роки тому

      @Faiza Amir ina aabo subscribe isaar

    • @juujuuquruxu2689
      @juujuuquruxu2689 4 роки тому +1

      @@caamirroobleofficial9097 wan ku saray ii saar wl

    • @juujuuquruxu2689
      @juujuuquruxu2689 4 роки тому

      @@munahussein6581 subscribe isaar wll qali

    • @mssmroumah8862
      @mssmroumah8862 4 роки тому

      Aqwaan hadi fadumiina ka aheen aka saqiirto masha allah waa uhagar baxday

  • @juudiimilan9079
    @juudiimilan9079 4 роки тому +98

    Cuqdad manaqaano ciyaal xamaraaa nahay 🙏fadmiina edo wn ku wadanaa aqwaanta wn ka tuntay

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +203

    Gabadhan Faadumiina La Leeyahay Walahi Waa Gabadh Nasaba Oo Nadiifa Waxaan Arkay Arooskii Nasteexo indho Hadana Arooskan Farxiya fiska Runtii Qofka Waxa La Ogaada Halkuu kuu Taagan Yahay Maalinta Farxadaada iyo Maalinta Murugtaada

    • @nagiimohamud8139
      @nagiimohamud8139 4 роки тому +3

      Aad iyo aad bro

    • @zakimohamed2860
      @zakimohamed2860 4 роки тому +3

      Wlhi magalo iyo tulo isma lahan halaha hes lo qadey tan sida lo ciyarey o lo firfirconyahy o lusku dhaxbodajo kuwa kale tan kale ma ahan haye brozz and sizz ma usku racney fiska xata firi so u faraxsantahay

    • @saadiahassansaadia1634
      @saadiahassansaadia1634 3 роки тому +1

      H

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 3 роки тому +7

      Faadumiina waa halka qof ee qalbi nadiifka ah Allaha soo hanuuniya

    • @khalidabbas9013
      @khalidabbas9013 3 роки тому +2

      Faadumiina wa qof qalbi wangsan

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 роки тому +12

    Masha allah fadumiina waxaa meeshaan iiga cad in ey xaasidad aheen gabdhaha walaalheeda markey garab ugu baahdaan see thy ugu soo baxee boqorad waye wlhi farxad ku noolow qof jirtaa thy qaali😘farxiya fiska boqorada codka alf mabruuk xbbti🌹🌹😍

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 4 роки тому +21

    Sxbdeed Arooskedi Wye Way Farxsanthy Fadumina Mnsha allah

  • @ajmalbashiir3735
    @ajmalbashiir3735 4 роки тому +20

    Fatimiina wa qof qalbi furan o qosol socota ah
    Manzha allaah wa ka giijisay zxpted Fiska
    Hamblyo fiska❤🙏

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 роки тому +27

    Fadumiina waa zxp dhab ah wey u hagar baxdey❤️❤️❤️

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 4 роки тому +7

    Fadumina gob waye masha allah sxb fican
    Al ogadenia reer abtigey 💟💟💟👰💗

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 4 роки тому +58

    fadumiina waa u hagar baxdi masha'llah aqwaan jirto iga dheh 😘😂❤❤❤❤❤❤😍👏👏👏👏👏

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 роки тому +1

      Gigi Ali wllkshy wax yar ba iga dhimane subscribe igu qabo mahad Sanid 🙏 huno

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 4 роки тому

      @@iskufilaninabashir6401 ok igu haleey

    • @istarabdi4399
      @istarabdi4399 4 роки тому +1

      walahi waarun waa uhagarbaxdey tan sxb lagaa dhahaaa

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid9259 4 роки тому +15

    FADUMIINA gadaal gadaal aa loo GAARDINA ciyaar ciyaal xaafad! Faiza the one and only!

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 4 роки тому +29

    OGAADEENIA WOOW LOVE SAAR HDAAD OGAADEENIA KA SO JEEDO

  • @zamzamahmed5718
    @zamzamahmed5718 4 роки тому +5

    Proudly Ogadeeen ❤️❤️❤️💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasiinabdi2250
    @nasiinabdi2250 4 роки тому +10

    Faadumiin masha allah weey u hagar baxday Walaasheed Fiska ..Hambalyo baayo mcn fiska❤❤❤

  • @falisahgedi2486
    @falisahgedi2486 4 роки тому +8

    Sxbtinimada waa taas faduumiina waa ka tuntay sxpteed adigaa ugu sita aqwaanii❤❤😍

  • @qadraalinur4774
    @qadraalinur4774 4 роки тому +12

    Faadumiina qalbi dahab wayaya wlh💋🥰🥰❤ hampalyo fiska

  • @mohamedwarsame3729
    @mohamedwarsame3729 4 роки тому +17

    Maash allah maash allah rabi haka dhigo midki eyku dagi laheed aamiin aamiin fadumin weyka tuuntay maash allah

  • @umumohamett3338
    @umumohamett3338 4 роки тому +13

    Msha allah alf mabruuk guurku waa nasteexo waana sharaf alle haysku kiin barakeeyo adiga iyo seygaaaga caruurteeda oo ka dhinac ciyaaaraya marka arkay aaad ban ugu farxay masha allah il iyo cwriba la,aaada wlshy❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayda3357
    @rayda3357 3 роки тому +5

    "Weeyn weeynta murusade waaye!!!, Iska fiiri" lol 😍😍😍😍😍
    Viva 3 iyo 9

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 4 роки тому +123

    Fadumiina ayaa ugu heysato intaan arkay caajiskii ayey ka kicisay inta meesha joogtey 🤣🤣🤣🤣

    • @مريممريدي-ص3ي
      @مريممريدي-ص3ي 4 роки тому +7

      Maila araktay masha Allah alle ha ugu dhigo gurigii ay kudagto

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 роки тому +8

      Ad iyo ad anaba ku siktay inan fadhiga ka kaco😂

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 4 роки тому +3

      @@hamdaabdule71
      😂😂😂 iska baashal xabiibti

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir  4 роки тому +2

      Mahadsanid walal

    • @saafiomarcariif4044
      @saafiomarcariif4044 4 роки тому

      Hadiiba la xafladeysanaayo toos haloo boot booto miya

  • @maryanhareed6863
    @maryanhareed6863 4 роки тому +4

    Hmplyo fiska. Fadumiin waa u shidday wlhi. Hestan. Malin kisto wan firsadaaaa fadumin Thankis waxaaa tahay fanaan Somalia 🇸🇴💯💯🌹

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 4 роки тому +9

    Wow masha allah hambalyo fadumomino waxkale walahi tey katuntay sxbka wanagsan👰👸🧕❣💗💝🎵🎶

  • @jamahasangorod4886
    @jamahasangorod4886 4 роки тому +26

    Ogaaden iyo murursde is aroosay hambalyo hambalyo 😜🙏🙏🙏🙏🙏

    • @aishahany8330
      @aishahany8330 4 роки тому +2

      Kkkk qabyaalad kuxumidaa

    • @jamahasangorod4886
      @jamahasangorod4886 4 роки тому +1

      @@aishahany8330 dee maba ahi wllo lkn waan aqaan bas saas weye

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 роки тому +8

    Fadumo miina saxiib jirto🙋💐💐💐💐

  • @minamahammed940
    @minamahammed940 4 роки тому +11

    Fadumina xabibti. ❤
    Saasakaraba.
    Gurbaan gacalkada
    Hakutum ama garabkada
    hakugujiro

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому +2

    ilahay farhia midkan ha u haagaajiyo ragii somalida dumarki wada dayacee

  • @istarabdi4399
    @istarabdi4399 4 роки тому +32

    waaaka tan sxb lagaa dhahaa walahi markan arkey xaada I istagtey saaan loobahanyhy szb tanlagaa dhahaa

    • @yaasmiintacaashaqa3053
      @yaasmiintacaashaqa3053 4 роки тому +3

      Zxptinimada wax fudud mahan oo inta lagu so kobi karo Zxptinimada dhabta ah waxa waye midka dhib iyo dhef kula qeybsado zxpka dhabta ah wa midka farxad iyo murugaba kula wadago inkasto ani aan zxpteyda dhabta ah aa wayay marka arko dad zxp ah wan qiroda😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 4 роки тому +28

    When i see somali woman happy and smiling my heart goes up . I just love it. Beautiful.
    Wish her majesty farxiya and husband the best. Wanaag, caafimaad iyo barwaaqo ayan idiin rajayn. Guulaysta. Amaana alla.

  • @quenquen884
    @quenquen884 4 роки тому +40

    fadumiina naagta kaliya ee live u heesi karto waliba ilaheey qalbi wanagsan siiyay ee saxibtinimada wax badan ka taqaano oo hadana qurux iyo qeeymo ilaheey siiyay aloow Aan Ku waayin fananadeena qaaliga ah

  • @soumeyasalah5789
    @soumeyasalah5789 4 роки тому +25

    4:24 fadumina zakiriye waa ega Ogadenka kuteh😂🤣🖐️🖐️

    • @zakimohamed2860
      @zakimohamed2860 4 роки тому

      Magaac zakariye cadi ma ahan dumarka ma dhax galan e wey ka dhax kacan

  • @faadumoaxmed8481
    @faadumoaxmed8481 4 роки тому +20

    Masha allah hambalyo fiska laandheere banaan dagtay caruurteeda xitaa wey keensatay isla farxa

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 4 роки тому +53

    Waxaan sugnaaba waa faadumiina maalinteeda wn iska jeclahy gabadhan

  • @sidiiq_xupi8766
    @sidiiq_xupi8766 4 роки тому +7

    Fanaanad qliyah arooskiidi waayee faadumo miino qof qliyah

  • @najmiinaabdullahi1574
    @najmiinaabdullahi1574 4 роки тому +4

    M.allaah fadumina wlh aroska way shiday waxasa fanan laga dhaha fadumina♥️💋💋👌👌

  • @misraabdirhman5959
    @misraabdirhman5959 3 роки тому +3

    Farxiya fiska ilaahay guurkii ay ku dagilahayd ha uga dhigo guurkan ilaahaybaa wax dajiye

  • @ayaanedabsan5328
    @ayaanedabsan5328 4 роки тому +23

    Waawenka waaye mususade waaye day day kulaha fadumina😂🤣😂😂

  • @ceebla82
    @ceebla82 4 роки тому +3

    Gobeeey ma isla jogtaaan🇸🇴❤💋🌍

  • @AlmaAElmi
    @AlmaAElmi 4 роки тому +7

    Maashaallah caruurteda jooga allahayoow idin xifdi inshaallah kaad ku degi lahayd allaha kaga dhigo

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 4 роки тому +33

    War Fdimina maxay isku dhex walaqdey 😂😂😂 naag nool 👯‍♀️ hamblyo fiska ❤️❤️🔥

    • @zakimohamed2860
      @zakimohamed2860 4 роки тому

      Mida catada zaidka ah ma igaa daneysaa hadan la xarirro she looks garob dhar sano o ila iyo 54 jiir ingiriskaa le ha igeeyso wa u saxixa inan furenin

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 роки тому +83

    DUMARKA LEH MAXAA LA II FURAY FISKA HA ARKAAN .NOO DHIS QALBIGA FISKOOY

    • @swaggadaddy1
      @swaggadaddy1 4 роки тому +2

      Masha Allah calaf haduj dhamaado Rizqa Allah haayo

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 4 роки тому +2

      Umu Fadumo sahra ma aragtay horay usii soco dhaqaaq dheh yaa rabo nin is waalaay bax dheh

    • @sahrayusuf422
      @sahrayusuf422 4 роки тому

      Maqorto waxas aros kala kacsan ayey dhigata nimanka furayne midiyaha maka qeyliso waligey ayado dacwa Mana arag

    • @dhegadheer2600
      @dhegadheer2600 4 роки тому

      @@sahrayusuf422 saasa fiican qof noloshada ha u joojinin nin hadu baxo midkala imanayo

    • @hassankaafii6943
      @hassankaafii6943 3 роки тому

      Hadda nin la'aan ayaa jirta ee ragiina ku dhegnaada

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +10

    faadumiina nnoon wxd ku heesayso fahmeynbaan ku taageera hppti fiska hambalyo wcney

  • @haniabuukar9503
    @haniabuukar9503 4 роки тому +1

    war arooskaan waden lagu dhigaya neh
    man sha Allah fàaduma VIP

  • @zagalzagal60
    @zagalzagal60 4 роки тому +8

    Fadamiina keep goin caajiski aa naga kicisay

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 4 роки тому +5

    Fiska dib dambe laguu fury maayo waxad guursatey wiil ogaden absame ah oo itpoiyan ah. Waxa lagaa soo daadin wilal olnf oo halgameyaal ah iyo gabdho
    Mujahidiin ah. Dumashi welcometo family welcome to ogadenya. Welcome to jigjiga city.

  • @rukhiaosmaan8077
    @rukhiaosmaan8077 4 роки тому +9

    hambalyo hambalyo wlhi fadumiina weyku hagar baxdey fiskaaay adne fadumiina mlnteeda saan io kadaran aan kugu oghy waweynka mursade wye😂❤ hawaryar hambalyo hambalyo💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 роки тому +2

    Farxiyo Fiska Naag Ku dayasha Mudan Kii Nin Ahaay Iyadaaba Meel Saartay Waa Nala furay iyo cabaad ha heynina Dumarow Hadii Lagu Furay Feer Miyaa Kaa Jabeyso Mid Xun hadii uu ku dhaafay Mid aad Boqorad u Tahay Ayaa Heleysaa Allaha kuu Barakeeyo Guurkaga Farhiya Fiska

  • @quenquen884
    @quenquen884 4 роки тому +1

    mashaa alaah guurkada guur qeeyr alha kaga dhigo Midka ku dagi laheeyd fananadeena qaaliga ah boqorada codka farxiyo fiska alha barakeeyo guurkada

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 4 роки тому +2

    gabdhaa fadimiina waalahay waan iska jecelahay waagabadh farxanada ah

  • @ruqiyamaxamed3373
    @ruqiyamaxamed3373 4 роки тому +2

    Masha allah qurux dumar hanbalyo farxiya fiska ❤❤🌹🌹🌹👌👌👌

  • @haldhadumar9141
    @haldhadumar9141 4 роки тому +9

    Welcme to the family fiska boqortoyadi ogadan baa kugursatay

  • @queenmudug660
    @queenmudug660 4 роки тому +3

    Eshcalaa oroos fadumiina cadi maha weykala kicisa mesha🌹❤

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 роки тому +2

    Masha Allah legend of London Farxiya Fiska hambalyo.

  • @abdallaabdi7707
    @abdallaabdi7707 4 роки тому +4

    Fadumiina you to mach energy wlhi masha allah

  • @luulaluula2237
    @luulaluula2237 4 роки тому +7

    Masha allh. Fadumiina. Saxib jirto. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umusafa1180
    @umusafa1180 3 роки тому

    M.a fadumiina meeshee joogta weykamuqataa allow dhoor iska jclhayba fiska m.a allow kagadhig guur barwaqesan xbbti mashllah❤🙏

  • @gfthh133
    @gfthh133 4 роки тому +2

    Faiza amirasc xld abaayo fadumiina qarxo💕💕💕💕❤❤❤❤💋💋❤❤👍👍👍👍👍

  • @shaaficifaysal4445
    @shaaficifaysal4445 4 роки тому

    Masha allah farxiya axmed cadaawe waa fananada kaliya haysata quluubta dadwaynaha hanbalyo hanbalyo rabi haysu kiin barakeeyo

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 роки тому +3

    Horta islaamaha jooga
    Ingiriiska maansha allaah
    Sanadkii 3 ayee aroosaan
    Hanbalyo curubo ayaan xasuustaa

  • @khadramohamed3221
    @khadramohamed3221 4 роки тому +3

    Mansha allaah hanbalyo fiska allah hakaa dhigo reerkii dhismee dhaqama hablaha somaaliyed eee calaacalka kula jira media ha fiska ku dayda oo noloshiina u farxa meel haday kaa xumaato laguma dhegenaado baashaala life is too short 🌻🌻🌻😂👍

  • @khamaysfilms6945
    @khamaysfilms6945 4 роки тому +1

    Fiska aroos uun meyku jiree 😁 maxa so harayba inader 🤓 hambalyo 👸🏼 🥰🥰

  • @halima3679
    @halima3679 4 роки тому +7

    WOW VERY BEAUTIFUL 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hananqurux7517
    @hananqurux7517 4 роки тому +1

    Hambalyo Mabruuk Alfa Mabruuk dhiga Murusade MASHA allh Hppti Alpih 🌹🔥♥️💋🌹🔥♥️💋🎇🌹🔥💋💋🌹🔥♥️💋🔥🌹🔥♥️💋🔥🌹🔥♥️💋🔥🌹🔥♥️💋🔥🌹🔥♥️💋🌹🔥♥️💋🌹💋🔥🌹♥️

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 4 роки тому +11

    Fadumina dhib badana sakariye eega waaye kulaha hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🧐✌

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 4 роки тому

      dadka aan ogayn ayay.intii.ladhihi lahaa farxiya yaa guursada,way u xanwaramaysa,iyadana waan guursanaynaa marka.Fiska intay ka heesto hadhahdo waa EEGA kkkk

  • @kalaguur
    @kalaguur 4 роки тому

    Faadumiina ha ku amaanto hadii kale iska dhaaf. Faadumiina i love you

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 4 роки тому +2

    Gabar kasto lafuri wali waxa udhiman midkii qiimaheeda yaqaan hanbalyo farhia and zakariye

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 4 роки тому +7

    Congratulations to her. She's beautiful

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 роки тому +1

    Habalyo habalyo habalyo faananadayada aan jecelahay❤❤💯👏👏👏

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 4 роки тому

    Mashalah tabarakalah hampalyo fiska wuuuuuw ❤💋😊👍 i realy love u

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 4 роки тому +1

    Mabruk masha allaah fiska 🎉🎊🌹👸👏👈 faadumina wan ku jeclhy hees aan jeclhy ayad uqadi sas waye iska firi 👏🌹🥰👌😉🤴👈

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 роки тому

      Faatma mmm huno subscribe isar ado raliya wax yar baa iga dhimane mahad Sanid 🙏 huno

    • @faatmammm5604
      @faatmammm5604 4 роки тому

      queen rodo queen rodo wan ku sari wll qali 😘

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 роки тому +1

    Fadumin heestada wn ku ilmeeyey ciyaal xamaraa ahaye

  • @ashaahmed2073
    @ashaahmed2073 4 роки тому +3

    Masha allah alif alif mabrook 👏👏👏

  • @safiaahmed9045
    @safiaahmed9045 4 роки тому +1

    Boqortoyo musade fiska❤️❤️💯💯

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 3 роки тому +1

    Fadumiina qalbi dahab🥰🥰🥰

  • @sahrahaji1455
    @sahrahaji1455 4 роки тому +1

    fadumina meshe kujirto wa shid mee wlh sxbted weka tunty

  • @idilali2217
    @idilali2217 4 роки тому +6

    Faiza qaali duubistaada waa very clean iyo Beutyfull laakiin in yar gadaal u durug aad baad ugu dhowdahay qofka thank u

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 4 роки тому +1

    Hamarawika waan kahelaay runti masha allah horay u soco

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 4 роки тому

    Masha Allah congratulations farxiya fiska wan jeclahay waa qofdegan waxan ku leeyahay hambalyo faadumina waa sxb qaali wey garab istaagtay walasheed illaahey ha idin xifdiyo ❤️

  • @amranibraahim7734
    @amranibraahim7734 4 роки тому +1

    Wow masha Allah hamblyo boqorada codka💋🥀

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 роки тому

    Masha'Allah Masha'Allah farxiya fiska dumar ugu filroon mabruug quruxay isku waara farxad iyo cafimad ku wada nolada 🌹❤🌹👏 Fadumiina inaba caadi masha👍❤

  • @aminam1535
    @aminam1535 4 роки тому

    Boqorada fiska waxan leyahay hampalyo inta iyo in ka badan way astahisha hampalyo 💐💐💐

  • @jihaanabdiibrahim6611
    @jihaanabdiibrahim6611 4 роки тому

    Mashallah hambalyo hambalyo dear sester fiska

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 4 роки тому

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo fanandana farxiya fiska aroos wacan oo wangsan waa hapenkagii farxda waa farxadayada ❣️❣️❣️🌷🌷🌸🌸❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️🌹👄💋💋

  • @nailedhashi8559
    @nailedhashi8559 4 роки тому

    Cadow alle haka qabto iyo Isha xaasidka

  • @ifrahdagane4831
    @ifrahdagane4831 4 роки тому

    Fadumiina saaxiib daacaad eeh waye waad uhaagaar baaxdee ❤️❤️❤️

  • @GgGg-rc9lw
    @GgGg-rc9lw 4 роки тому

    Mashaallahfaadumiina day day iskafiiri waxifolbilayo farxiyafaskamabruuk

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 4 роки тому

    Waaaw congratulation xabiibtiii guurkaada guur qeyr allah kaga dhigo

  • @nadiimchannel9747
    @nadiimchannel9747 4 роки тому +1

    Hamplyo abayo faraxada warato ayaan idin rajeynay Adiga iyo Xaajiygada insha Allaah 💯🥰🥀🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ufakirsiqurxooon6937
    @ufakirsiqurxooon6937 4 роки тому +1

    Woooow aqwaaaantey fiska ahaaaa kun jeer frx malintada

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 роки тому

    Masha allAaaaah hambalyo aroos wacan leyahay will caano gabar caano matano

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 роки тому

    Hanbalyo Fisk fanaanad nagu qali ah🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖🌹🌹💋💋💋🙋💐🌷🌷🌷🌷🌷

  • @luulaluula2237
    @luulaluula2237 4 роки тому +3

    hambalyo. Hambalyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯

  • @mabsuudmaxamed4644
    @mabsuudmaxamed4644 4 роки тому +1

    Wow ooof mesha wa lagu dhanyahay

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +2

    Congart farxiya fiska 💞👏

  • @isabellaabdallah7391
    @isabellaabdallah7391 2 роки тому

    Alla m. A dhaqankena ciyarahena jcliya adal hiddo 🇸🇴

  • @husnimubarakmubarak9345
    @husnimubarakmubarak9345 4 роки тому +3

    Masha Allah isku wraa lamanaha isjcl 💓💓💓

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 роки тому

      Husnimubatmubarak wllo wax yar baa iga dhimane 1k ado mahad San igu qabo 🙏

  • @hani8826
    @hani8826 4 роки тому

    Hambalyo gurkiina guur khayr qaba gurigiina gurinagi wiil iyo caano gabar iyo caano aamin yaa rabbi♥️♥️♥️♥️🌹😁

  • @zahramohammed4099
    @zahramohammed4099 4 роки тому +1

    ilahow key kunagado ee cimrigeda kudhamesato uga dhig Ayada iyo seygeda Amiin Amiin

  • @khamaysfilms6945
    @khamaysfilms6945 4 роки тому +3

    Fadumiina 😍😍💃🏽

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq 4 роки тому +1

    ManshAllah qurux badan fiska hampalyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 роки тому

    Hambalyo aros wacan wanagsan ar mesha malo kala harin waa leysugu baxey

  • @cabdisalaamcali831
    @cabdisalaamcali831 3 роки тому

    Waa weenka wye murusade🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💔💔❣💟💟🧡💚💗💙