FARXIYA FISKA IYO FAADUMIINA HEES CUSUB BALANTIYO AXDIGA SHOWGII MUQDISHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

КОМЕНТАРІ • 105

  • @nabiilvlogs4878
    @nabiilvlogs4878 Рік тому +29

    Codka mucjisada ah fiska iso jitay fadimina ayadana waa qatar waxay kaso jeda qoys fanka somali logu tixgaliyo rer shiq hilawle ❤ 7/12 2022 aya dawanaa magalada Mogdisho degmada wardhigley Xfda xamar jadiid 😢❤

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 3 роки тому +95

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed ku saliya

  • @omarxaaji4914
    @omarxaaji4914 Рік тому +5

    Heestaan maakinteyda ayey ii qurxisay runtii thank yu fadumiina iyo fiska❤

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 роки тому +6

    Fadumina plz mardanbe plz qoftan hala heesin wlh way kugu bashaashay
    Farhiya Ahmed adawe quen fiska 🔥❤️

  • @caashocuud6959
    @caashocuud6959 3 роки тому +30

    Wow fiska istel qurux badan waye masha Allah dhax yar qalanjo cod dahabi nolow qaali

  • @superzubeer1678
    @superzubeer1678 3 роки тому +11

    Erayda iyo laxanka waa
    Boqorada Farhiya Mohamed cadaawe ( Fiska)
    Musiga : Qaasim karaama
    2015

  • @abdisamedhamudbarreosmanch5564
    @abdisamedhamudbarreosmanch5564 7 місяців тому +3

    Musigan waxan tumyaa malaa bani aadam maaha wlahi waa wax kale fadumina hilawle dheesheeda iyo codkeeda waaan ku raaxeystaaaa 😢

  • @PilotWoman
    @PilotWoman 3 дні тому

    😢2024 hesta soo aday ano 20 jcl Naf la aha manta wan ka bogsaday lkin hesta ika hari la😢

  • @asmacabdi7828
    @asmacabdi7828 3 роки тому +14

    ❤️❤️inta ila tagerto fadumini liketa haila dhafin❤️❤️

  • @sidowqaasim9335
    @sidowqaasim9335 Рік тому +2

    Waxaas ayaa hees lagaa yaridadaa
    Fadumiina iyo farxiyo fiska waa idin wataa 💝💖💔💖❣💓💕💓

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 3 роки тому +29

    Adaa bi'iyey wanaagii😥
    Ileen balantiyi axdiga
    Ruxii kabaxaa nabsigu
    Barituba wuu ku danbeeyeaa
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Gashanle02
      @Gashanle02 3 роки тому +3

      Adaa biyey wanagii ileen Balantiyo Axdiga Ruxii Kabaxaa nabsigu barituba wuuku waa dambeyaa

    • @muunacabdiaadan5869
      @muunacabdiaadan5869 2 роки тому +1

      00000

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 2 роки тому

      @@muunacabdiaadan5869 Berito would kuba Dabeeyaaa

  • @imraanvlogs3141
    @imraanvlogs3141 2 роки тому +4

    Absolutely luqada somaliga waa romance inaba cadi maha waa naxaris waadaren waa jcl viva luqada somalia 2021-23-October 19:35🙌🙌🙌

  • @kawsarise283
    @kawsarise283 2 роки тому +9

    Heestan waa jeclhy🥰

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine2278 2 роки тому +7

    Alla maxeey yihiin kiwii loogu talagalay fanka maadaama an ahy jiilka hada soobaxaayo wlhi waan ka xumahay inaan ku soo aado kuwo xun Two legand waqtiGaa idin xusi doono lawada dumar ee aan taageero horay usocda👀👀👀🙏🙏🙏

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 3 роки тому +13

    Waxaan shaki iiga jirin muusikaan inuu tumay Qaasim Karaama, ereyada, laxanka, codadka iyo muusikaba waa heer sare👌, Mahadsanidiin dhamaan inta kuwada lug leh heestaaaaaaaaan.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 роки тому +4

    Labo legend is helay 💯💯💯💯

  • @gaaranegaaranecade2683
    @gaaranegaaranecade2683 Рік тому +1

    Waxaa nassib leh luqqadan cajibka ah qofkii dumar ah oo lagu amaano. Wlhi 2 legends 🥰

  • @leomessi-lr9xv
    @leomessi-lr9xv 3 роки тому +8

    Farxiya fiska codkeda🥺💔🙌

  • @hodanahmedhodanahmed9453
    @hodanahmedhodanahmed9453 3 роки тому +3

    Farhia Ahmed adawe boqorda codka legend tahy nlow

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura9182 3 роки тому +7

    heestaan xagey ka cusubtahay been weynidaa nio 2017 ban maqli jiray

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 3 роки тому

    Oyow..that w....Realy amaizing song .....Godqiyano Haqodin Dhacdaana Moyee......Amaizing.

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 7 місяців тому +2

    Dadkeena balan baa looga wada baxay.😳 qalbiga adkaysta idinkana mid uga bxa

  • @salmabintuadan1955
    @salmabintuadan1955 3 роки тому +7

    Inta iga dambaysa like hataabto

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 Рік тому +1

    Hestan imikan❤arkeyy 😢 wn radiyey nasib wng wn helyy ❤️💋

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 6 місяців тому

    Gold voice Farhia fiska❤️✅

  • @dagandaahir6218
    @dagandaahir6218 Рік тому +3

    NABSIGU inuu cajibyahy wan ogahay . MALIN almah kamida ano wathis appka is istcmala aya waxn iska baranay wiil kadib wilka wan isla hadalnay galab khamisa 4 galab nimo ay tahay tarikhduna aytahy 2021 aya isbaranay wuxu igadalbada y xirir inan islasamyno wan u shegay kuma wacni jacaylka an dhahay wuxu dhahay ana qalbigaga ka kensanaya kadib wan wada so conay dhib io dhef isla qaybsanjirnay asga kala mel ayan jognay kadib aniga wilka wanacay oo waxn go ansaday inan isga tago aso i dhahaya maxn ka haleyay ayankatagay o wamacay nabsigisa iga sobaxay oo jacayal dhan wanacbahy ila hada lajogo qofka isbaranaba markan xirir la sameyo wanaca o lanbarka wan ka gura inu nafsigu cajibyahy wan ogaday wiilkas manta wux nacay nag o dhan ana nafsigisa i helay o qof dhan ina la hadlo ma igu so dhacayso😰😰😰😰😰😰😰

    • @fatom1947
      @fatom1947 Рік тому

      Apyo qofkas cafis waydiso waliga qof qalbigeysa ha jabinin because adigama ma jeclid in qabliga laga jabiyo

    • @rahmoabdullahi
      @rahmoabdullahi Рік тому

      Abayo plz wiilkaas cafis soo waydiiso😢

    • @sawdamaxamed6060
      @sawdamaxamed6060 Рік тому

      Cafis waydiiso abayo qalpi lagu hipeyy wala ilaliya😢

  • @YaasinMohamedhuseen-bd3cf
    @YaasinMohamedhuseen-bd3cf Рік тому

    Codka fiska wax kle fadumina kama lidato lamadoda waa Qatar malinyta aan dhagetyna waa 15 /6/2023.

  • @mohacaato7378
    @mohacaato7378 9 місяців тому

    2023/11/18 yaa Ila dhageesanayo..❤❤

  • @ruuxii1433
    @ruuxii1433 2 роки тому +1

    2021da sanadka murugada😭

  • @updumohamud4626
    @updumohamud4626 2 роки тому +3

    Fadumiino mar dambe fiska hala heesin wlhi way kugu bashaashay

  • @natashaquen6058
    @natashaquen6058 Рік тому +1

    Ileen balantiyo axdiga Ruuxi ka baxa nafsigu Baritu wuu ku dambeeya💔😢😭

  • @ruweydodek1322
    @ruweydodek1322 7 місяців тому +1

    Waw codka Fiska isoo jiitay ❤

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 7 місяців тому +2

    Nabsi !!!!!! 😭

  • @user-7wz2vs2c
    @user-7wz2vs2c 11 місяців тому +1

    Wow wow kuwan cumaamadooda lama Haysan karo❤

  • @OxysomPodcast
    @OxysomPodcast 7 місяців тому +1

    2 Legendary ❤️🇸🇴🫡

  • @user-sb8kc4uy8c
    @user-sb8kc4uy8c 4 місяці тому

    Adaa cidla iiga baqay hadan igu eegy 😢😢😂

  • @Sheirin-23
    @Sheirin-23 6 місяців тому

    63k kaga hartay 1milon walalken aan gaarsiino please 😊

  • @HANSANMEDIA
    @HANSANMEDIA 3 роки тому

    Number 1 in the COMMENT

  • @TIKTOK4472
    @TIKTOK4472 2 роки тому

    Qalbiyo
    Badan oo Jabay Maxaa Xasuus Galeyso

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 3 роки тому +1

    Wow laba fanan oo qaliya on la jeclaa in ay somaliya Isla yimadan love you fadminaaaaa iyo fiskaaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fuaadkulmiye3340
    @fuaadkulmiye3340 3 роки тому +1

    Heesta waxaa macaneeyo

  • @nishahamaad7629
    @nishahamaad7629 3 роки тому +11

    2 beautiful legends 💜💖 I like how somali uhormareeen sida calmaka heso lasalaqadaya

  • @farxiya5413
    @farxiya5413 2 роки тому +1

    Saxii wuu danbeeya nafsiga hada kama shalaneesit lakin qof aad qof kale ula dooratey asigana wuu kategaa hubaal taasi markaasi ayaa dhehee alla maxaa uqiyaamey adiga ayaa hadal kaga ayuu naqanaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 7 місяців тому +1

    Nabsi 2024🫡📵

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 роки тому

    labo legend ayaa is helay kalama dhacaaan

  • @arimahabulshadachannel9231
    @arimahabulshadachannel9231 2 роки тому

    Wow faadumiino kuwataa

  • @Blacktolite
    @Blacktolite 2 роки тому +2

    Farxiya fiska represents ❤️❤️💓💓

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 Рік тому

    Fadumina and fizka wlhi waa qiiroday😔😔

  • @asadxussenadan1837
    @asadxussenadan1837 Рік тому

    Ileen balantiyo axdiga ruxii kabaxaa nafsiga biritu wuu ku waa dambeyaa

  • @rahmoabdullahi
    @rahmoabdullahi 6 місяців тому

    Jcylka adaa i baray hadan ila beerin weyda😢

  • @SaabariinCumar-
    @SaabariinCumar- 8 місяців тому

    Song😢❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Legends

  • @xamsegalaydh7723
    @xamsegalaydh7723 2 роки тому +1

    wow😱

  • @ahmettcaano7962
    @ahmettcaano7962 Рік тому

    Jacaylka adigaa ibary

  • @mudalibofficial4924
    @mudalibofficial4924 3 роки тому +1

    Biri wuu kuba danbeyaa

  • @aarkaburco3977
    @aarkaburco3977 3 роки тому +2

    qoftii fiska ee aan islahaaa hargaysa ugu tag ilay anigaa ayuuubaa uhadhee
    fiskaay waxaan ku leeyay
    iisoo noqo iiisoo noqo
    iisoo noqo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @samiirosaacid8982
    @samiirosaacid8982 Рік тому

    2023.2.8 💔

  • @osmanabdilahimohamed8855
    @osmanabdilahimohamed8855 3 роки тому +1

    this IS not HD BRO

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому

    Wow

  • @fatmamussa7991
    @fatmamussa7991 3 роки тому

    Old ladies get life

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 3 роки тому +12

    Laba legend 💥❤🙏

  • @mohamednurismail8339
    @mohamednurismail8339 3 роки тому

    Wow Show shidan

  • @user-gv7dy7dv8g
    @user-gv7dy7dv8g 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @somalilanderboy6049
    @somalilanderboy6049 3 роки тому

    First comment

  • @deeqannev
    @deeqannev 10 місяців тому

    music iga dagay wllhia😊

  • @AliiYusuff
    @AliiYusuff Рік тому

    አብዲ አሊ ዩሱፍ

  • @abshamoha1428
    @abshamoha1428 3 роки тому +1

    It could have been better if they could dressed up well

  • @abaaycadey1240
    @abaaycadey1240 3 роки тому +1

    dayax

  • @yasinhusein9595
    @yasinhusein9595 3 роки тому +7

    Heesta wa copy ,heestu wexeey eheed Qalcadeeda 1aad ,adiga ibaray jaceyl ,adiga ibaro igu beeray ,hadana meel kalaad u boodey , somaliyeey dib u xasuusta

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 2 роки тому

      Heesta qofka samesya aya ku heeseso Mxa copy ah

  • @abaaycadey1240
    @abaaycadey1240 3 роки тому

    hees dayax

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 Рік тому

    😢😢

  • @amranibrahim4136
    @amranibrahim4136 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 3 роки тому +1

    🙏🏻🌷🌷🌷🌷🌺🌺💚🌺🌺

  • @hassanahmed-vh8xr
    @hassanahmed-vh8xr 3 роки тому

    00

  • @zuhuurmohamett7258
    @zuhuurmohamett7258 11 місяців тому

    💔🥹

  • @Lose_hopeeee
    @Lose_hopeeee 11 місяців тому +1

    Still on fire😢❤ 🔥

    • @supplier892
      @supplier892 11 місяців тому +1

      Kula qabaa hee 😢

  • @queenedebzan7825
    @queenedebzan7825 3 роки тому

    Sorry 😞
    FARXIYA SHOW FICAN LOMA QABAN
    HARGAISA KUSOO LABO💯

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 3 роки тому +5

      Looma qaban markad ledahy ma koytaa moda muqdisho iyada lehe hargysa maxay kaso done marqan miyaad siineysa😄

    • @caaqilkaxaafada3162
      @caaqilkaxaafada3162 3 роки тому +2

      @@Kadir_apdi 🤣 the best answer 🤣🤣