"Waar" Deeg Deeg Ah."

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • #subscribe #like

КОМЕНТАРІ • 40

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 3 дні тому +1

    Baare si xaq ah oo tifaftiran oo si fiican lo fahmi kaaro mawduuca aad ka hadleyso.
    Aad ban ugu faana qof soomaali ah sida fekerkiisu u balaaran yahey inu naga mid ah! 🙌🙏✌🏽❤️😘❤️😘❤️😘

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v 3 дні тому +3

    Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 🙏 💪 👍 🤝 👏 🙏xussein jaamac aqoon badane somaliyed illaahay caqliga aqoonta cimriga iyo caafimadka hakuu barakeeyo illaahay idamkiisa

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 дні тому +4

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqaniosman2891
    @abdiqaniosman2891 2 дні тому

    Keep up the good work

  • @mr-kw6ry
    @mr-kw6ry 2 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 дні тому +1

    Waa casimeda hamar waa dawledlahanta somalida badeey dhibtuna 91grub hirab iyo cassimada hamar adeyna somalie kagurin dawlede kadheer

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 3 дні тому +1

    Thank you 😊

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 3 дні тому +1

    Mashallah my brother keep rising outstanding research 👏 we need more insights in the reality and the obstacles we face we must spread awareness especially our youths the future generations of Somalia 🇸🇴our youth are our future

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 дні тому

    Waa xaqiiiq dowlado shisheeye ayaa dalkeena ku hardamaya.

  • @bmuraaz6024
    @bmuraaz6024 17 годин тому

    Xayisiinta madaxweyne Xassan Sheekh waan kaa dhegeysanay. Aad iyo aad baad u mahadsan tahay.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 дні тому +2

    Allaaah hakubarakeeyo maskax caaffimaadka qabta iyo waddaniyada aadku baartay CORRUPTION ADUUNKU KU HAYO HAYADAHA SOMALIYA

  • @AliMohamed-ro1qq
    @AliMohamed-ro1qq 3 дні тому

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 дні тому +2

    Qatar waxay baaraysaa dhul beereed itobiya iyo sudan oo ay rabeen waxaa kaga hor martay emirates ....Qatar waxay rabtaa in ay soomaaliya iyo kenya ay ka hesho dhul beereed isku furan yacnii jubaland iyo kenya...shiidaalka soomaalliya wuxuu u xiran yahay maraykan siyaasad ahaan ayaa maraykanku u dirsadaa dawladaha muslimka ah sida Qatar turkey si ay u fahmaan soomaaliya

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l День тому

    SO FAR SO GOOD. KU SOCO.

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 3 дні тому

    ASC, WAXAA DAWLADU U DHAQAAQI LA,DAHAY QABYAALADA FOOSHA XUN.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 дні тому +1

    Maasha allaah eeddo xuseen keep going from Laascaanood

  • @mrjacjac
    @mrjacjac 3 дні тому

    shell ma ahan shirkad American ah iska sax macluumaadka (Royal Dutch Petroleum Company (1890); The Shell Transport and Trading Company (1897)

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 дні тому

    Allaha ku xafido walal

  • @MOhamedOsmanFarah
    @MOhamedOsmanFarah 3 дні тому

    Mashaa allaah sifiican baad noofahan siisay

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 3 дні тому

    Xogta dhabtaa waa in Somalia ceelasha batroolka mareykan buu u sahansan yahay

  • @adamabdirahmang936
    @adamabdirahmang936 3 дні тому

    Wiiilow joooji daacayad

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 дні тому +2

    Wadankan gacanta 6laad ayaa lagadillayaa gacmaha shisheeye gacan yarrayaal somaliya ayaa baabiyay

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l День тому

    MAANTA WAXAAD U EGTAHAY QOF DAACADA, 😅 OO DHEXDHEXAADA.
    BIYO SARE TAGAYBA WAA LA SUGAYAA.
    _ WAITING THE CONCLUSION,
    WE WILL SEE MEESHEEY KU DANBAYSO.

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t 3 дні тому

    Car Ina adeerkiis wax hakasheego aniga dhadgaxxadnimo

  • @user-zp2hw4gt2q
    @user-zp2hw4gt2q 2 дні тому

    Khader mase qafar?????

  • @MohamedFarah-nu7eb
    @MohamedFarah-nu7eb 3 дні тому

    Hal wax uuqabtey shek bal

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb 3 дні тому

    Maxa ku qaasbay inu faarmajo iyo reersalwasarihisi xasan cali khayre uburburiyin ururki suuna waa jamaca

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 дні тому

    ENI AYAA LA YIRAHDA JAAHILYAHOW 7 SHIDAALKA SOO SAARA AYAAD NOO SHEEGEYSA FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE UA-camR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH

  • @AbdullahAdam-y6b
    @AbdullahAdam-y6b 3 дні тому

    Was daaca qudhun warkaagu. Kabtan ayuub ka la xidhiidh barashada war fidinta.

  • @fuaadanaadan-tk1kb
    @fuaadanaadan-tk1kb 3 дні тому

    Wlhi waa been cad waxaa shegeso

  • @fuaadanaadan-tk1kb
    @fuaadanaadan-tk1kb 3 дні тому +1

    Wll aan kuu nastexeyo alaha ku abuurtay kabaq wlhi maanta maalin aan eheen ayaad ka shalanesa

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 3 дні тому +1

      Adigu uun ha shalayn sababtoo ah waxaad xaqiraysaa xaqa iyo waaqiciga uu ka sheekaynaayo oo runta U badan marka wuu kaa fiican yahay oo dalkiisuu u xanuunsanaayaaye adigu yaad u damqatey?

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 3 дні тому

    Beenta naga daaya wax kharson ma ogide ilahey baa oge

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf День тому

    Meaningless and shallow analysis

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 3 дні тому

    Maskax bukta oo qabiil ka buuxo ayaa kugu jirta umada soomaali waa baratay anaga ha noo sheegin beentaada