SIDE ILMAHA LAGU KALA DHEREYO ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 268

  • @falisdaauud960
    @falisdaauud960 3 роки тому +9

    Wlhi muniro waa gabar aad u fican waxaan ku jaclahay ixtiraamka eey ku sineyso markaad wax weey diso abaayo mcn ilaahey ha ku darajeyo aduun io aqiro waan ka helay wax walbo aad so galiso keep going 🙏❤💋

  • @simankujcl6282
    @simankujcl6282 3 роки тому

    Abayo muniiro ina shekesa jcl allah ku xifdiyo

  • @hibaaqmohamed2426
    @hibaaqmohamed2426 2 роки тому

    Manshaa Allah

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 3 роки тому +7

    Allah dadna waa iska xirayaan dhasha ana ilaahay ban ka barya inaan ubad xalaala dhalo iiguso duceeya inuu ilaahay isiiyo

  • @kamilofarah8364
    @kamilofarah8364 3 роки тому +4

    Waan ogahay abayo qaabka kale oo loo kala dheresto ilmaha lkn meshan lagama sheegi kraro waa runtaa in ey jaran halahas yar ayey wareejinayan si fican ayaa ugu jawabray thanks sister 😍😍

    • @nasriinnuur1723
      @nasriinnuur1723 3 роки тому +1

      Wlshy qli number kaga ma heli karaa ma ila wadagi karta qabka kale wayo ana ubahan taas kinin iyo irbad ba waxan arkay dhibtooda in mar waliba laga hadlayo aanay ficnayn xaaladayda markan dib u eegayna aan dhib mooye dheef ka jirin

    • @saj4117
      @saj4117 3 роки тому

      @@nasriinnuur1723 biyaha iska ilali ayay kawata an umaleyna

  • @iidoismaacilaiidoismaacila3620
    @iidoismaacilaiidoismaacila3620 3 роки тому +6

    Mash Allah muniro walshy quruxa suala wad ka dhataha wan ku salamaya my love you xbbit mcn

  • @fatma8069
    @fatma8069 3 роки тому

    mashaAllah abaayo way ficnayd inaad kasoo hadasho irbadaas dad badan baan arkay ay ugujirto oo hadana aan fahamsanayn dhibka ay kuhayso aniga irbadaas way ilaheshiin waysay anigoo awalba dadka kuleelka udhashay ahaa baa hadana irbadaas soo gashtay aniga dhan dagaal caajiz qaylo iyo xanuun aan dhamaanayn waxaan arkay dhiigii caadada ahaa oon arkin 4bilood dagdag baan ucararay iskasoo siibay Dad badan oo ajaanib ah baan arkay oy anfacday oo ay 10sano ugu jirto aniga 5sano baan soo gashtay lakin 4bilood oo waali ah baan kusoo qaatay wax walba oo caruur lagukala dheereeyo side effect buu leeyahay

  • @katraquen6684
    @katraquen6684 3 роки тому +10

    Muniiro qurux mnsha allah qaali shekadada jeclahay noso badi kaniinka iyo dhibatoyinka kaso martay iyo sida wngsan aad ilmaha u kala dheeraysay abayo muniira

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 3 роки тому

    Weligay daawo uma.qaadan kala korinta ilmaha ayadoo xitaa curadayda qaliin ku dhalay misna wiigi kadib qaliinkale laygu celiyay alxamdulilaah. Waana kala korinay. Inshaa alaah isku daya inaa fahantaan diinta oo saxaabada wey kala dheereyn jireen ee ilbaxnimada diinteena ku jirtaa

  • @roodamohammed3664
    @roodamohammed3664 3 роки тому +1

    Masha allah tabarakalah ilahay ha ku siyadiyo xishodka iyo akhlaqda wanagsan runti wax tihin famil dinkusoo koray adiga iyo tooney walhi wan idin jelcelahay

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 3 роки тому

    Abayo ka so hadal qaali gabdho badan ayaan aqooni thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 3 роки тому +2

    Wcs abyo waxan xiseyaa jimcaha iyo jadwalkaga abyo kaniinkana suubis noga dhig shukrn alla yabarik cumrak xbbti

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 3 роки тому

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 3 роки тому

    Maasha alaah tabaraka laah abaayo macanto rabi ha idiin xafido adun iyo aqiro farxad kunolada ❤jazakal laahu kheer

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 3 роки тому +2

    Shukran xabibty jasakallah kheyraljasa abayo kaniinka kaniiniga kaso hadal ha ilowin muniro aniska ilaline iyo biinka minka lagu xiro aan wax kabarane qali,,,,

  • @samiira5275
    @samiira5275 2 роки тому +1

    Hhhhhhhh ani mahaa ar adigaa muniira wlhi waa iga qoslisaa allaha ku dhowro abaayo

  • @sucadoabdulahi4389
    @sucadoabdulahi4389 3 роки тому

    Masha alllaha hapo mcn horya usoco insh allha

  • @inahassan3683
    @inahassan3683 3 роки тому +3

    Sxbey ani saan lee uso fadhiso aku dhihi laha wakugu hesta wlh😂

  • @nalkanaftauroon4037
    @nalkanaftauroon4037 3 роки тому

    Asc gabhow waxaan waa suun jirkiini lagalinayo iskadaye plz ilmaha naska siiya ilaa 2 years

  • @jijomohamed9815
    @jijomohamed9815 3 роки тому

    Masha allah abyo❤❤❤

  • @maqdischannel4129
    @maqdischannel4129 3 роки тому +1

    abaayo mcnto kaniniga noso sheeg dhibkiisa iyo dheeftisa 🙏🙏🙏

  • @zamzamcabdiraxman9050
    @zamzamcabdiraxman9050 3 роки тому +2

    Mansha Allah waxan ku gu jecladay sida ad u dhaheysid xog xog ayan ni jeclahy aniga ne xog xog ayan ku jeclahy

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z 3 роки тому +1

    Masha allah bararki idhaha waka ficnate aan kudhihi jiro karemada collagen farmashiha kasoga kudhihi jire mata wijiga qurux wixii kaga jiren weekabaxen

  • @fardosakasim5892
    @fardosakasim5892 3 роки тому +1

    Muniiro abayo run badanidaa aniga hada weey igu jirtaa cunada waan kala joojin la ahay zaaid aan u cayilay lkn dhiig bax meey igu keenin

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 3 роки тому +4

    Abayo mar nar saan nogu sheeke alaabta iyo howshana mar mar

  • @lamyarekan3467
    @lamyarekan3467 3 роки тому

    Wlhi beentaa maaha abayo. Wiligey wax iga cunto xumaa malaha, maalinta dhan hadi anan wax cunin xeta bahida igu qabobi jirtay. Markan cirbada qaatay xanaaq, stress iyo cunto badni ayan arkay. Anigo 10 daqiqo kahor cuntey ayan wali si raba. Fiikirkeyga dhan cunto ayu noqday. Bilo yar kedib wan iska so saaray.

  • @umucaisha6461
    @umucaisha6461 3 роки тому +2

    Marsha allh abaayo Ana hada igu jirtaa lkn sida shegty waye madaxada iyo madanenayso hoosha gurigana waxa darema inay igu badaty culdesa isaaran

  • @umumuscab3015
    @umumuscab3015 3 роки тому

    Maashaa allaah xbbti horumar wacan xishoodku waa dahab waa runtaa kasoo hadal kiniinka

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 3 роки тому +4

    Wlhi six childrens is more than enough

  • @laylayousuf471
    @laylayousuf471 3 роки тому

    Masha Allah

  • @hooyoayaanle548
    @hooyoayaanle548 3 роки тому +1

    Wll waxa lagu kala dheereyo oo fcn nosheeg hadaa taqaani

  • @azliathar5245
    @azliathar5245 3 роки тому +3

    Keep going lkn waxa maqlay markaa is turto ilmo kle ma dhaleysid o ma kaanka ayey wax kaa garsineysaa

  • @Maryamalisharif1990
    @Maryamalisharif1990 3 роки тому

    Mashallah to get to

  • @najmasharaf2788
    @najmasharaf2788 3 роки тому +1

    Abaayo suaalo kuwaydinaa waa iimuhiim mida garabka lagalinaayo maa lagu cayilaa Misa mida lagu duraayo ifahamsii

  • @samiroisaaq8193
    @samiroisaaq8193 3 роки тому +2

    Masha allah xabiibti ilahay ha ku xafido

  • @farxiyomuxudiin8863
    @farxiyomuxudiin8863 3 роки тому +2

    Abayo ani waxan ubahanahay inad ii shekto qabka ad ku kala dheereyso ilmaha pleac

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 роки тому +1

    Masha allah wlshey keep going

  • @naimadaar7431
    @naimadaar7431 3 роки тому

    Abaayo nooca dhiigaga ii sheeg

  • @ARIMAHABULSHADkkkkkkk
    @ARIMAHABULSHADkkkkkkk 3 роки тому +1

    Abyo mis hoost lagashato kasoohadal ayad hadi ad aqoon u leedayahay

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein2121 3 роки тому

    Masha allah wa cashar muhiimsan

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 3 роки тому +2

    Abaayo muniiro waad iga qoslisay wlh❤👑💋💑 Allaha ku dhowro xbbt

  • @rodaaden5990
    @rodaaden5990 3 роки тому +1

    Muniiro abaayo. Cirbada tan garabka miyaa. Hada. Ayaan Islahaa. Soo gasho

  • @fartuncadey8863
    @fartuncadey8863 3 роки тому

    Me too Wlh Aniga mabo Maqlikaro cirbada 3month liisku duro cayil ayaan kaaqaday anan la haaan jirin Aniga maqateen lkn caruurta qali. Kudhalay gabadha cirbataas kulanataliyeee.

  • @cookingwithsakinaabdullahi9353
    @cookingwithsakinaabdullahi9353 3 роки тому

    Mansha allah thanks sister 👍🌹

  • @daganindhadeeq1307
    @daganindhadeeq1307 3 роки тому +3

    Ani waxa xiseya marka saan ushekenesid sababto ah gabadhayda yarta qosol kabaxaynin wa jecelahay marka😅😅

  • @anr4578
    @anr4578 3 роки тому

    Kkkkk ani fulaynimda 100 kakeenay cunug iigu horeeyey markaa dhaley oo afar tan kii kabxay ayey isoo waceen dhaqtar kaalay cirbad lgu duraa kulahaa waakasoo fakaraa lee ugu soo gaabshay alxamdulillah

  • @sillybilly6050
    @sillybilly6050 3 роки тому +1

    Masha Allah tabarakallaah ♥️

  • @caynicayush6393
    @caynicayush6393 3 роки тому +2

    Wcs abyo Masha Allah 🥰🔐🦋

  • @Hudoqueen
    @Hudoqueen 3 роки тому

    Hello munira waan kusalamay xbbti
    Irbidaas anigu waa gashady 9bilood ayey igu jirtay xanuun badan kabacdi waa iska tuuray lkn ilahay waa ilaba jibaray oo heee mataano ayuu isiyeey

  • @saynabahmedmahomud2041
    @saynabahmedmahomud2041 3 роки тому +3

    Anima ahn wx ba iwalayo kkkkk wd iga qoslisey

  • @habiboadow6209
    @habiboadow6209 3 роки тому +2

    Masha allah❤️❤️

  • @fatxifarahcabdule4017
    @fatxifarahcabdule4017 3 роки тому +17

    Ani wiliba ma gursan lkn ma jecli irbada wayo hoyoyinkenu ma isticmaali jirin irbadaa ilmahoda waa korsan jireen cafimadkina ilashada abayoyin

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 3 роки тому +2

      Markaad guursato noso waran sis hada waxba ma ogid marka ado qurbaha jooga ilmo isku xigxiga dhashid eed wax kaa reeba waydo adaa Dan u kala dheraysan laha qurbaha rafaad aya yaalo hada xanusato hada wax ilmaha hal maalin ku haynaya ma jiro

    • @amira1438
      @amira1438 3 роки тому

      Waa kugu racsanahy ha isdurin hada gursatid oo alle ku siyo owlad insha alh ani 2sano iyo bar aye kala weyn yihin waligeyna dawo ma qadan ismana xerin ismana durin alx

    • @MaryamMukhtar-ep1tn
      @MaryamMukhtar-ep1tn 3 роки тому +2

      @@amira1438 Aniga xitaa 2sano iyo 2bilood ayay kalaweenyihiin waligay maisticmaalin naas lee sifiican unuujiyaa axmdulilaah

    • @amira1438
      @amira1438 3 роки тому

      @@MaryamMukhtar-ep1tn ani xida abayo naska inta nujinayo iguma dhaco dhiiga alx marka maba aqano sanadahani dambe gabdhaha waxey isku mudan mise iska xeran hooyoyinkena iyago is mudiney ilmaha kala korshen

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 3 роки тому

    Abyo qeebta labaad noo soo gali wxaa is lahaay kaniiniga amoo roonyahy balse hadee saas tahy maxaan klo sameenkra oo cirbad iyo kaniini aheen adoo mhdsn

  • @maryanmohamed6717
    @maryanmohamed6717 3 роки тому

    Mansha alaah abao mahadsanid

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 3 роки тому

    Masha Allah muniira qurux wallo

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 3 роки тому

    Wlh waa runtaa abaayo aniga ayaa kaniñ qaatay stress miiran timihii oo iga gurma xanaaq miiran caajis anoo umul kabaxay oo buuran ayaa bilaabay qori ayuu IGA dhigay markaas ilma yar ayaa la igu qalay SAS ayaa uqaatay lkn tuu igu dhigay illaahadaa hadaa Soo xasuusta waan yaabaa

  • @fadumom
    @fadumom 3 роки тому

    My rajo wad mahasabtahay abayo lakin dawoyinka xal ma ahan gabdhahena somaliyed dawada iska dhafa ayan kula taliyana wayo ilmaha sida ay ku imadan rag iyo dumarba wan ognahay marka hadad abaha kawada hadashan sidee ilmaha leskaga dhereyaa wax walba waa hagagayaan

  • @naciimoxaaji4943
    @naciimoxaaji4943 3 роки тому

    Masha allaah abaayo wadmahad.santahay wana ka hela sheekadada noso fariiso si aan wax badan kaga faaiidno

  • @ayaanmohamed126
    @ayaanmohamed126 3 роки тому

    Walh ben mashegin waruntet garbaheyga ila hada wayaren la ahay sidey iga weneysay

  • @leilajama9500
    @leilajama9500 3 роки тому

    Thanks muniira cadey thanks.

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 3 роки тому +6

    😍MashaAllah Xabiibti sidaa waaye sharafta 👍 siwanaagsan uga soo jawaabtay

  • @nayrusmohaned5948
    @nayrusmohaned5948 3 роки тому +1

    Aniga xataa waan qatay 2 years and haf igu jiratay lkn dhigba cayil aniga qanjir karabka iga sobaxay marka mbaray waa iyada

    • @bilan335
      @bilan335 3 роки тому

      Abaayo Aniga waxay igu jirta 2 sano iyo bar maka qanjirkaa i baray

  • @sagalmaxamed8729
    @sagalmaxamed8729 3 роки тому

    Masha allah abayo illahey haku xafido

  • @halimaanshur3788
    @halimaanshur3788 3 роки тому

    Mansha allaaah my sister dawo kasto efect ayay leedahay kaninigane noga soo hdl abaayo

  • @نعووووم
    @نعووووم 3 роки тому

    Waxan irbad aheyn o la isticmlo abayo noso sheeg qeyr allha kusiye

  • @lakixasan4283
    @lakixasan4283 3 роки тому +1

    wankusalamay munira aniga caruurta waa laygu qalaa wax yarna way kala wayn yihiin marka aniga sanad kasta inlay qalo dhib bay igu tahay ee wll maxaan ilmaha kukala fogeeya dawooyinkan iyo irbadahan qofkastaba waxuu leyahay dhibaatey leyihin ee anigu waaban ku wareeray ee maxa ugu fiican ee ilmaha lagu kala fogeeya cafimadku ceebmalaha ee nala wadaag sida ugu wanaagsan ee ilmo lagu kala fogayn karo

    • @nasriinnuur1723
      @nasriinnuur1723 3 роки тому

      Waa runta wll ana wan ubaahna taas ee wll fadlan naga cawi

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 3 роки тому

      Kanin qado hadadan hilmameynin isaga ma dhiig badno hadi kale midka hoosta 5 sano ah xiro qalin jogto ah kama bixi kartiin

  • @mamaadna8723
    @mamaadna8723 3 роки тому +1

    Aniga 2 carur ayan heysta 2 sano ayey kala wey nyihin naska ayan daqiqad uisinijire daqtar aya igulataliye Sidas

  • @sabarinofficial2657
    @sabarinofficial2657 3 роки тому +3

    Masha allah abayo hori usoco waku jeclahay ❤❤❤💋💋 marwabo hori usoco

  • @anushaqurux8116
    @anushaqurux8116 3 роки тому +1

    Masha Allah❤️

  • @mamammss8164
    @mamammss8164 2 роки тому

    Lkn imaha badan janna malagu galaye in lakala koriyo waa qasab

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 3 роки тому +5

    Gabdhaha qurbaha ku noolow waad ogtihin dhibka yaala qurbaha in xita hada xanusato ilmaha wax kaa rebaya hal maalin aanu jirin marka hadi birth control kasta dhib lagu sheego maxa xal ah bal so sheega😢

    • @anr4578
      @anr4578 3 роки тому +1

      Ninka wax ugali

    • @boolaciire8771
      @boolaciire8771 3 роки тому

      Abaayo spiraal kan ladhahaayo isticmaal with out hormon kaas de best waaye

  • @xamdiladan9764
    @xamdiladan9764 3 роки тому +1

    Masha allaaaah muniira cadey

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому

    Mahadsanid walashay
    Aniga ayaa soo isticmaalay
    Sidaada ayaan noqday, Alxamdullillah sanad iyo badh ka dib wan iska bixiyey markii aan ka yaabay🙄🙄

  • @khaadiijaqureeshabuukarshi6447
    @khaadiijaqureeshabuukarshi6447 3 роки тому +1

    Shaah iyo sheeko barnamish kaas kusodar

  • @som1
    @som1 3 роки тому

    Looool funny but true

  • @aqlibadansidiiwalidkeed8777
    @aqlibadansidiiwalidkeed8777 3 роки тому +5

    Kininka nogasoo sheke qaali wanan kusalamayaa

  • @shukruabdi9946
    @shukruabdi9946 3 роки тому +1

    abyo wey igujirtaa ee marka isbixisiay kaso hadal iyo sidaa misanka iskiga riday

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 3 роки тому +15

    Muniira haldhaa abaayo ilmaha lama kala dheereyo waa khatar walhay ani waxaan jeclhay inaan dhalo markasta alxmdulilaah

    • @zeytunsalatmaalim4693
      @zeytunsalatmaalim4693 3 роки тому +2

      M.a ilaahey hakuu ziyaadiyo mar waliba duceyso dibaato hadey timaato waala lakala deeresta aniga xitaa mardow ayaan dali pressure gi igu daci ilaa hada 2 bilod idaamaneyso wuu iga dagi la'ya

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 3 роки тому

      @@zeytunsalatmaalim4693 sis dhakhtar kiniini ma kusiiyay ani hada ka hor saas igu dhacday kiniini qaatay ok noqday

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 3 роки тому +3

      Abaayo waa dokhaga lkn waxa jiro dad jecel In ay ilmaha kala korsadan gaarahan dadka qurbaha ku nool markasta ma dhali karaan

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 3 роки тому +1

      Waa run abaayo muhiimada waa caafimadka allha no siyaadsho caafimadka kuwaan haysana allha siiyo abaayo

    • @zeytunsalatmaalim4693
      @zeytunsalatmaalim4693 3 роки тому

      @@raaqiyoibrhim8089 aamin xbbty

  • @nadiifoshuceb5550
    @nadiifoshuceb5550 3 роки тому +1

    Masha alah

  • @qalbiqurxoon1785
    @qalbiqurxoon1785 3 роки тому +3

    Asc walaashay ma i siin kartaa shout out ❤️

  • @iqrahussein678
    @iqrahussein678 3 роки тому

    Xabibti siqaas ah inaan kuula hadlo ayaan taahi badan uqabaa arintaan aadka hadashay caawicaad wey ayaan uga baahanahay walahi meel qaad aan kaala soo xiriirana mahaayo

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 3 роки тому +2

    Kaso warama mida hoosta la gashado taas ani u socda hada waayo qurbaha joga ilmaha in kala korsada raba insha allah meshan cidna ima joogto

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 3 роки тому

      Abaayo baaritaan aan sameeyay dr keyga aa latashtay tan hoose ugu dhibyar leygu dhahay waliba non hormone IUD kaninka oo labo nooc ah isticmaalay daal xanaaq dhib badan kala kulmay irbadana wey kasii darantahay

  • @najaxnuura1759
    @najaxnuura1759 3 роки тому

    Kamarada sitoosa usooeeg

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому

    Wca Aabyo wan ku ficanhay Aabyo alxm munira bismillha waa halise cadi ma ahan cerbeda alxmdulillha Aabyo munira hor usocod ❤❤❤❤

  • @naciimaxuseen3029
    @naciimaxuseen3029 3 роки тому

    Walaikum Assalam Mashallah🤲🏻❤❤💐

  • @sowdamohamed9018
    @sowdamohamed9018 3 роки тому

    abayo wlh wa runta cirbada 7bile igu jirte dadka cunayi abayo wa codsi kaniniga kaso hdl aniga hda 3bil.ayan isticmaloya 2qalin ayan mare

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 3 роки тому +2

    Abayo waa run ilmaha si Natural ah ayaa lagu kala dheeren kara

  • @haniyuusuf2721
    @haniyuusuf2721 3 роки тому

    Masha allah abyo wan ku tager wallhi wan ku jclhy iso dhawey waniig cusbahye

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 3 роки тому

    Maasha allaah

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 3 роки тому

    😘😘😘

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 3 роки тому

    😅😅😅😅

  • @امنانتعبداللهمحمد

    Mash Allah wllo ilhay haku xafido wllo anigu waligey horta ma isticmaali Lakiin hada ban rabay in an ucuno durufo jira dartoda e maxaan sameyaa

  • @umumohamed715
    @umumohamed715 3 роки тому +1

    Mashallah

  • @Shire859
    @Shire859 3 роки тому

    Kala korinta ugu fiican waa tii islamka ee saxaabadii samay jireen magaceeduna waa casal ama asal qof walba oo kala gorin raba hasameeyo dawooyinku runtii aad ayeyvu dhib badan yihiin

  • @fatxinuur6677
    @fatxinuur6677 3 роки тому

    Kaniniga ka soo hadal maxoo dhibato o leyahy

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 2 роки тому

    Abaayo meeqo ilmo ayaa heesataa?

  • @Faizaomar
    @Faizaomar 3 роки тому +2

    Xabibti kaninika war ika sii

  • @saafiabdalla4563
    @saafiabdalla4563 3 роки тому +3

    Kaninke iso siyen ani qashinka ku daray wlhi cirbadna waka diiday

  • @Egaloss
    @Egaloss 3 роки тому

    Muniiro abshir kasoo hadal vedio gaa xbbti 🥰♥️

  • @cazmiaxmed8808
    @cazmiaxmed8808 3 роки тому

    Abyo waku mahadsantahy vedowgan waubahnayn wlh ani 3jeer leyqale hada 1bil qalanhy wili umulahy wlh waxdawa maistimalin wax ilmaha lagu dhereyo hadase waku qasbanhy dhaqtarka wuxu idhahy 6sano waina jokta marka maxa igula talilahyd maxasa isticmala pls