WALAKALA SHAKIYAY SHAQADA UGU JECLAHAY RER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @queenisniha3280
    @queenisniha3280 3 години тому

    Habo muniiro isoo duceeya adi iyo asxabtada imtixan baa galayaa in alle ii fududeeyo❤

  • @muna607
    @muna607 19 годин тому +1

    Masha allah gaari dumar❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День тому +1

    Masha"Allah Abaay Muniira 🎉

  • @Sukeyma-channel
    @Sukeyma-channel День тому +2

    Abaay muniira wad iga qoslisay muniira caag ii bixiya hhhhhhh guri walba SaaS u buxaa😂😂

  • @ASMAAAli-bt6wp
    @ASMAAAli-bt6wp 16 годин тому

    Aniga yaryarowga ugu necbahay cuna karintana jeclahay abay muniro

  • @Zuzu-Moha
    @Zuzu-Moha Годину тому

    Haa wlhi Ani xitaa wax tuusis Kaa ugu jeclahay alaab dhaqow ne waa ugu necbahay markee badantahay😂❤

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz 16 годин тому

    Ani nadafada musqulaha tirtiroo u jecelhy ❤

  • @rasmiaadan7406
    @rasmiaadan7406 19 годин тому

    Deeply cleaning kaaan ujeclahay iyo inaan shaywalba meel kuhabeeyo wlhi ❤❤❤❤❤

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 4 години тому +1

    Cunto karinta ugu jeclahay howl la qabto youtube cunto ka daawo reerka u samay maalin qasaaro malina hakuu toosto ku jiraa inta ila midka ah like isku muujiya❤

  • @IbtisaamCabdi-lj9kd
    @IbtisaamCabdi-lj9kd 19 годин тому

    isku midaa nahay abayo muniiro ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 21 годину тому

    Maasha. Alaah. Muniira. CADEEY❤❤❤

  • @ShTa-s4n
    @ShTa-s4n 20 годин тому

    Masha allah munira cadey❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n День тому +1

    Masha allah xabibti 🎉🎉🎉😊😊❤

  • @malyonsaeed3809
    @malyonsaeed3809 День тому

    I love to see my house clean and organised and I do that every week alhamdulillah

  • @FardosaHafow
    @FardosaHafow 23 години тому

    Masha allah apaayo muniira❤

  • @NimoMohamed-n7e
    @NimoMohamed-n7e 20 годин тому

    Wow munira isku mid ayaan nahay farxad saaid ah ayaan dareemaa markaa kala habeeyo

  • @Drsiskufilan
    @Drsiskufilan День тому

    Manta dhaqso so dhigtay habo Allaha ku xafido my roll model ka dhigtaa ❤❤❤❤❤❤

  • @Farciyayussuf
    @Farciyayussuf 21 годину тому

    Alahaku xafido xogagana alahakubarakeyo ab❤❤

  • @AmalcaliCiise
    @AmalcaliCiise День тому +1

    Gurigena waxa ku gor na jiray nadafada wana jclhy tartibka guriga jika unicbahay iyo dhar dhaqow hada o marwa an ahay ilmahega abahoda iga cawiyo wllhi jikada iyo dharka😂 ilahey qer ha siyo😊

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 23 години тому

    Masha alaah abyo muniiro nadafada ayaa makala jecli lkn dharka wajeclahy kln laa laawo io fero ifka ayaa unecbahy io cunta karin lkn intakale waa ii cadi😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 День тому

    Wcs abaayo muniiro❤

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph День тому

    Macha Allah sister ❤❤

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 21 годину тому

    Masha allah ❤❤❤🎉🎉🎉😊😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 День тому

    Manshaallah 😍 muniro

  • @FahmoAbdulahi-r2j
    @FahmoAbdulahi-r2j День тому

    Masha Allah baayo

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 День тому

    masha allah abyo ❤❤❤❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 21 годину тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 19 годин тому

    Walaley shaqo dhan majecli ina qabto guri qurux badan oo wada cad na wan jeclahay ee talo keen😂😂😂

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 12 годин тому

    Aniga waxaan ujeclahy guri hagajis carfintiisa unsiga wlh waan kudinta

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 22 години тому

    Waa runtaa abaayo❤❤❤

  • @maryamaabdulaahi4929
    @maryamaabdulaahi4929 День тому

    Ani cunto karinaa ugu jeclhy wlllhi❤🎉

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed День тому

    Illaahay haidinxifdiyo adi iyo zojkaaga waayahaan reeraha isqabo waaloobaqaaa

  • @fadumohassanmahamud9050
    @fadumohassanmahamud9050 День тому +1

    Cunto Karinta ❤❤❤

  • @umuamiinchennel2486
    @umuamiinchennel2486 День тому

    abyo muniira horay usoco

  • @فتحةيوسفمحمد
    @فتحةيوسفمحمد 15 годин тому

    Waxan ugu jeclahy hagaajinta guriga iyi cunto karinta lkn alabta iyo jigida necbahy😂😂

  • @SamiyaRashiid
    @SamiyaRashiid День тому

    Muniiro caag😂😂

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e День тому

    Nadaafa abaayo❤

  • @AishaAhmett-t1l
    @AishaAhmett-t1l День тому

    Aniga inaa cayoow iska nadiifiyo guryaha aan seexdo wx kale maqabanayo aduunka jiko iyo alabdhaqow unecbahay🎉😂

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 21 годину тому

    ❤❤❤

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 День тому

    Nadafad ugu jeclahay

  • @FaizaAcademy-k1r
    @FaizaAcademy-k1r 5 годин тому

    Shaqaba mjecli ani wlhi 😂

  • @ciiltirasaed9947
    @ciiltirasaed9947 День тому

    Hawl dhan ma jcli inaan qabto waan is qasbaya uun waayo meel nadiifa ayan jclhy hawshana waa ncbahay sida ayan isku qasbaya😂

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 21 годину тому

    Wcs ❤❤❤

  • @Ghiiu
    @Ghiiu 20 годин тому

    Cuno karis🎉

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali День тому

    Wcs cunta karinta iyo waxyabaha yaryarka 😅😅😅

  • @BisharoMaxamed-dz8vh
    @BisharoMaxamed-dz8vh День тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐💐

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 10 годин тому

    Maran somaliya joogey weelka u jeclaa lkn America armajada qolkeyga iyo jiko u jeclahay cunadan aduunka u nebcahay jabaati iyo muharogo hadunkanu u nabcahay 😂

  • @NimoMohamed-n7e
    @NimoMohamed-n7e 20 годин тому

    Organising

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 День тому

    Wcs abaayo muniiro❤

  • @AminaAhmedAhmed-xp6jv
    @AminaAhmedAhmed-xp6jv День тому

    ❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 День тому

    Wcs abaayo muniiro❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 День тому

    Wcs abaayo muniiro❤