Gacanlibax waa meel aan dhamayn wayay laba meelood ayan raba inan ku noqdo roobku marku helo insha allah wa laba meelood sida la ishegay aan la qiyaasi karin
Waar ma ninki solayga donayay ayad ahayd telkaad iga so qorty WhatsApp male samayso qofki aan kugu xidhi laha aan kuso dire halkaan laguma so qori kare 😂
Muuqaalo fiican ayaad samysaa. dadka aad ha udhageysan. Laakiin waxaan kugula talin lahaa. 1. wax qor. bilawga waad ku diiqaysaa. laakiin, aakhirka waad u aayi 2. Iskud ay inaad ganacsi dalxiisa aad ku darto. marka aad meel si fiican u barato. Mudo ka bacdi in aad dad soo kaxayso raba dalxiis iyo faakihaysi. 3. Hayadaha caalamigana u bandhi hawshaada
Maashaa ALLAAH,
ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha innoo barrakeeyo dhulkeenna AABBO ee qaalligga ah, AAMMIIN 🤲.
Maasha Allah caalin , shaqao wanaagsan ayaad haysaa , laakii walaal heesaha iyo miyuusiga ka daa , ku bedel , jabaq kale
Meel muuqa u roon m.a
16muuqaalku aadbuu uguwanaagsanyahay mashaa allaah 😊😊😊😊🎉🎉🎉
Mahadsanid
XAFLADA AROOSKAYGAN RABAA INAN KU DHIGTO Kawarama?
Caalinow ma israacna nio
😂 WAA Meel Qurux Badan 💯👍🤣 Lakiin mad Fuulin 😂DABAQA BIDHAN 👍🤣💯
Dushisa ayay ku taala xerada geelu halkaan ka so dagay weeye 😂
@caalinAbyan 😅👍
Mansha allaah ❤
Thank you
Asc caalin abyan qariiba wa cajiiba waligay ismaan dhihin inay ku yaalaan wadankeena iny ku yaalaan buuro iyo dhir sidanoo kale ayaa maasha allaah tabaraka allaah wiilasha ku ciishaana allaah yaxfadakum caalinoow waxaan kaloo ku arkay darbi shabahaaya darbiga ugu dheer aduunka siin mashaa allaah tabaraka laahallaah yaxfadakum
غريبة وعجيبة
MASH ALLAH DHULKA HOOYO QUXUX 🎉
Mahadsanid
WALEE CALIIN WAANKU SUGEYNAA IN AAD NOO DALXIIS GEYSO INSHA ALAAH WAQTIGA FASAX YURUB AYAAN IMAANEYNAA INSHA ALAAH
So dhawaada mar walba
WALEE WAA MEEL DALXIISKA KU FIICAN❤❤❤
Gacanlibax waa meel aan dhamayn wayay laba meelood ayan raba inan ku noqdo roobku marku helo insha allah wa laba meelood sida la ishegay aan la qiyaasi karin
Dhulka Somaliland Illahay baa barakeeyey, waa baddi, buurihii, banaankii iyo Kaymihi jiqda ahaa.
Waan idin salaamey dhammaan rer comment ka
Mashaa allaah
Mahadsanid
Mapku waa khaldan yahay godu sheikh ayey u dhawayd mapkuna wuxuu sheegaya in dhubato waqooyi uga degtay markaa toloow siday sax ku noqonaysaa
Waar heedhe waa meelihii taariikhda ahaa sida laasgeel ee dawlada u sheeg
HEESKA KOOBIGA AH KU KAHAA BUURTA GACAN LIBAAXEE KU YAAL BAYDKA RAAXADA. WAXAANU YAHA BUURTA GACAN LIBAAXEE IYO BSYDKA RAAXADA
Waar niyaw caalin waanu ku wadanaa hadana waxba noogamaad faa.iidayn jawaabna namaad siin sxb lkn waanu kuu dukqaadanaynaa
Waar ma ninki solayga donayay ayad ahayd telkaad iga so qorty WhatsApp male samayso qofki aan kugu xidhi laha aan kuso dire halkaan laguma so qori kare 😂
Waa guri Alle samee ah
Alle aya sameeyay
caalin
waad salaman tahay
meeshan aad bay uqurxoon tahay lkn waa meel doog ah
ma roob baa ka da ay
xiligan jilaal baan moodayey
Waa jiilaal lkn GACANLIBAX wa sidan gu’ iyo jiilaal
Meeshan waa ingoobdalxiis lagadhigaa oo dalxiika lageeyo iidahana lagu dabaaldago caalamku halkan wuu ubaahanyahay inlagu soonasto .
Waa run Mahadsanid sxb
CALINOW MEESHU TUULADEY KU AGTAALO IYO INTA KM EE AY LAMIDA U JIRTO
SOO RAACI MAHADSANID
Haye insha allah bal mar kale daawo oo dhagayso waan shegaye 😂
Beauty
Thank you
@caalin abyan
Ismaciilu
Nisa ayaad ushaqasaa imika
Muuqaalo fiican ayaad samysaa. dadka aad ha udhageysan. Laakiin waxaan kugula talin lahaa.
1. wax qor. bilawga waad ku diiqaysaa. laakiin, aakhirka waad u aayi
2. Iskud ay inaad ganacsi dalxiisa aad ku darto. marka aad meel si fiican u barato. Mudo ka bacdi in aad dad soo kaxayso raba dalxiis iyo faakihaysi.
3. Hayadaha caalamigana u bandhi hawshaada
Mahadsanid intaba waa qorshaysanty wanan sameeyaa qayb
Waryakajog,wankulsocona
Waxaan umalaynayaaa ina lagusoodiray ood argagaxiso aad usahaminayso wadan qalcadahiisa waayo maxaad meelaha dhufaysaka ah aad aad usooduubaysa mudo ayaad gacanlibaax iyo xeebaha somaliland ayaad camera kasoo duubtay ilaaa afgooye iyo xeebtiii jazeera ayaaad sooduubtay you are spying the country
Meeshaas waa meel wadanka somaliland laga ilaaliyo especially magaalooyinka halbowlaha ah sida hargaisa burco Berbera iyo oodweyne.waxaana ku dhow jeelka weyn ee mandheera.waad ku mahadsan yahay foojignaanta wadankaaga.
Caalin soo bood kulahaa ninka ma lugahaa rabtaa inaa kajabiso ama nafta kabaxdo war caalin cadowsanaa 😂😂😂
Waxa ka daran wa nimankii igaga dhaartay inaan DAWGA soo maro ee ii baqayay 😂
@ 😂😂😂