ABAAGIDHE INANBUU RABAA( RIWAAYAD CUSUB )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 9 місяців тому

    Abaa gidhe Wlh waa qosol miiran kuwaani

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 9 місяців тому

    Koxdii maryauhu u qasaalaayeen

  • @TaliyeCabdijaliil
    @TaliyeCabdijaliil 9 місяців тому

    INEE MITAWARII NAGAR MINIM AY GABAM

  • @Pulshaawi7
    @Pulshaawi7 9 місяців тому +1

    Keep going pro

  • @cfataxgabose8980
    @cfataxgabose8980 9 місяців тому

    Hore usoco saaxiib.

  • @mohamedkhadar5793
    @mohamedkhadar5793 9 місяців тому

    Welcome back legends🎉🎉🎉

  • @ahmeddjamajktvfilms9614
    @ahmeddjamajktvfilms9614 9 місяців тому

    Hakis halke ka dhacay

  • @mohabuuhoodle
    @mohabuuhoodle 9 місяців тому

    Camerirada iska hagaajiya idinkooo mahadsan sxbayaaal

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 9 місяців тому +4

    Wad mahadsantihiin kooxda hakis inaad bulshada ka wacyi galisaan in itoobiyanku cadaw yahay,dhawr talo ayaan jeclaan lahaa in aan idinku darsado si riwaayadu u dhamaystiranto
    1 in marka aad hadalysaan aydaan hadalka kala boobin oo qofwaliba qofka kale sugo inta uu hadalkisa dhamysanyo
    2 in aydun kamarada iyo duubitank aad iska hagaajisaan
    3 in aydun samaysatan qof riwaayada idin qora [script writter)haday suragal tahay si tayada ,nuxurka iyo dulucda sheekadu u noqoto mid dadku wada fahmi karayaan
    4 in marka aad riwaayada jilaysaan aan laydinka dareemin in ay riwaayada tahay oo aad ka daysaan qosolka,camarada oo jilayashu so eegayan marmarka qaar iyo fara taagtaaga badan
    FG
    Dhaliil igama aha ee waa iga toosin waxanaan jecelay inaad horumartaan oo jiliinka riwaayada ha meel sare ka gaadhan sidii sooraan AHN

  • @mohametsomali3804
    @mohametsomali3804 9 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @Shaficiarab
    @Shaficiarab 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂