Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 3 oo aad u xiiso badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 3 oo aad u xiiso badan.

КОМЕНТАРІ • 517

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall 3 роки тому +570

    sidaaa gogosha u wada share gareneno 🤣 🤣🤣🤣imtixaan diidan

    • @sadiqmoha9284
      @sadiqmoha9284 3 роки тому +25

      Sumayo ku jirta ruwayada 🤣🤣🤣

    • @SomalilyricsApdirahman2020
      @SomalilyricsApdirahman2020 3 роки тому +11

      Lii caato

    • @amaaljaamac3480
      @amaaljaamac3480 3 роки тому +16

      SumaYa Lashere gree Wanku Ognahy Mesha Ku cun cuneYse Lagugu dhufaYe

    • @iamliiamen7071
      @iamliiamen7071 3 роки тому +3

      @@amaaljaamac3480 oooo cadaa🤣😅😂😂

    • @Sahruuja1
      @Sahruuja1 3 роки тому +5

      Sxb liicaato youtoubkaaga
      Ayaa iigu horeeyey Diidan
      Oon codkiisa ka maqlo thanks 😍

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 3 роки тому +87

    Kkkkkkkkkk mashAllah dalmar yare shiikhnima ku nuuraya illahow heesaha ka madoobe

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 3 роки тому +168

    Ilhow qof walbo murdakisa usahal 🤲😭😭🤲🤲 Amin dhaha

  • @teammuqdisho7305
    @teammuqdisho7305 3 роки тому +172

    Ruwayada qaladadkeda inta rabto in la soo dhigo like saara
    Noo soo dhiga codsi waye

  • @dr.abubakarmawlid1293
    @dr.abubakarmawlid1293 3 роки тому +17

    Coofle diidane reer booram love saara! 💕💕💕💕

  • @hallamoha1980
    @hallamoha1980 3 роки тому +70

    Codsi xogmal noso galiya qaladadka riwayadan🤣🤣

  • @fardusabdullahi5604
    @fardusabdullahi5604 3 роки тому +19

    Madaxi dhan fartun ban ku qoray🧐😄😄 ano xanusan ba ika qoslisisan mhd snidin dhmnten ilhy hani barakeyoh ❤

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 роки тому +13

    Dalmar waa boqol qof wlhi ma sha allah waa qof boss walba buuxin kara 🌹🤍

  • @hiddoiyodhaqan7646
    @hiddoiyodhaqan7646 3 роки тому +9

    in Qur'aanku Dawo yahay mooyee.
    Nuxur kale ma leh qaybtaan aad bay u foolxuntahay figradiisu qaybta hore mooyee

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +37

    DIIDAN INTA KUHEYSTO #LIKE TA ISKU MUUJI KULAHA SIDA GOGOSHA U WADA SHARE GAREYNEYNO

    • @zhay6945
      @zhay6945 3 роки тому

      GoGosha waDa Shere gereya dee

  • @gocasechannel1122
    @gocasechannel1122 3 роки тому +25

    Walal islaamnimo darteed like iyo subscribe isaara alle dartii

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 роки тому +51

    hooyo ilaahay if iyo aakhiro haw naxariisto

  • @aymanmustaphamohammeth718
    @aymanmustaphamohammeth718 3 роки тому +6

    Reer Boorama is muujiya de 🙏🙏😍😍 u wada share gareno😂😂🤣 khatiyan diidan legend Aabtiyo 🥰👏

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 роки тому +5

    Waxwalba quraanka udawaa masha allh💙👍

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 3 роки тому +9

    Champion badan ayaa soo Wada Maray kulaa Diidan Legend waye🤣🤣

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 3 роки тому +40

    😂😂😂😂😂😂😂😂Macsaradu ma garanayo anigu ma reer Xamar ban ahay qabiil baban u heesta Macsaradu kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 роки тому

      @@hodadagan6723 maya reer Djibouti weyaan huno 😂😉

    • @xogsadeabdi5422
      @xogsadeabdi5422 3 роки тому

      @@hodadagan6723 mayee waa ree jabouti 😂😂

    • @apdikanimohmet1206
      @apdikanimohmet1206 3 роки тому

      @@nastaqali4500 wa ree Borama live ugranyaba ninka😂😂

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 роки тому

      @@apdikanimohmet1206 😂🤣🤣soumeya uu abti uyahey ina ader hadana isku lahjadan maba naaho 🤣shodhe ciyarta naga daa

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 роки тому +16

    Kan cajilad miyuu liqay wax kasta oo dhaho waa qosol kkkkkkkk

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 3 роки тому +12

    😂😂😂😂😂😂
    Wallhi caadi ayan u qoslaya
    Igawaal iga waala nimco jokor
    Iyo inanka rer Jabuuti kkkk
    ❤🌹❤😂😂😂😂😂

  • @officialfadumoqadanlookme1391
    @officialfadumoqadanlookme1391 3 роки тому +2

    Mashaallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️ waa riiwadad fiicaan mashaallah 💚💚💚💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🇱🇰❤️💚💚💚👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚

  • @fathishiine8778
    @fathishiine8778 3 роки тому +38

    Ninkan Waa IGa GadaN Yahay kulhaa gogasha ima sher garayso😂😂

    • @taaniyz8892
      @taaniyz8892 3 роки тому

      TAA WAXA KA DARAN MACSARADA QABIIL BAAN U HAYSTAA😂😂🤣😂

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 3 роки тому +1

      E bl wxaza n hyste shekhow nga farsame o nga cancel😀😀

    • @awoelmiali4993
      @awoelmiali4993 3 роки тому +1

      Diidan my inaadeero waan ku wtaa walahi iga gadan waar halagu yaaco hadyna kula shre garaynayan naga cancel kulhaa manooli😂😂😂😂

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 роки тому

      11:16 kulaha tasi waa no Ameen 🤣😂🤣

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 3 роки тому +9

    War ninkani wllhi waa legend qozolkuu iga dhameeyY🤣🤣😂

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 3 роки тому +13

    Waaaaaw
    Diidan ma jaajileyste
    Inaba aan caadi ahayn
    Ilaahaw Diidan oonan arag
    Ha idilin aamiin insha’alah

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 роки тому

      Waligiiba Ruwaayadaasuu Ahaa, Anniston Arag jilistiisa ayaan warkiisa hayay, Rag ay soo Wada Tahriibeen baan wada Shaqeyn Jirney Germany,

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 роки тому +12

    hhhhh macalinkan madax cunoow mugoo hada ma bilaabin farsamadiisa aa laga fahmaa masha allaah horey u soco aktar run ah aa tahay

  • @mohamedabdulkadir5438
    @mohamedabdulkadir5438 3 роки тому +11

    Hadaad i xasuusato iso wac hadaad i xasuusan weydona kaba sii wanaagsan 😂😂

  • @ayeeyokoris899
    @ayeeyokoris899 3 роки тому +13

    riwaayadan i can not waiting anoon daawan ayn commentiga kasoo bixiyy 😝🤪😝🤪🤪🤪😀😀😃

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +5

    Hooyo Allah xafido aduun iyo aaqiraba

  • @kisiabdilahi8995
    @kisiabdilahi8995 3 роки тому +17

    Kkkkkk nicima jokaar oo la kibiir jaabiyaaay baaan arkaaa ninkii waalaa oo telefonka kagaa xarabaysanaaayo

  • @sukainamohamed6844
    @sukainamohamed6844 3 роки тому +7

    Yes maanta anaa uhoreeya liketa yaalayla dhaafin

  • @abdiwahapmohamed6076
    @abdiwahapmohamed6076 3 роки тому +10

    Part 4 wan sugeyn funny bad tihin😂😂

  • @abdirahman9876
    @abdirahman9876 2 роки тому +1

    Diidan walahi waa qosalkii oo qofa

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 роки тому +1

    Wiilka riwaayada doqonimo ku jilayaa laakiin hadalada uu ku hadlayo maahan wuxuu jilayo wuxuu yiri wll hooyadu waa qaali😭😭😭hoygii hoygii aduunkay nolosha aayeheeday ha aafoobin hooyoy

  • @beerlula1047
    @beerlula1047 3 роки тому +7

    Naagta ku fiiriso indhaha allaha ka rido kulahaaa jookar 😂😂🤣

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 роки тому +5

    Maan kuu edit gareeya kulahaa
    Inta iga badbaaday editing kusamee
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cudoonqueen6272
    @cudoonqueen6272 3 роки тому +9

    Alaa dalmar xasidsanaa 😂😂😂😂 ruun ruuna tusbaxaa ugu garacdee hhhhhhhhhhh

  • @ubaxbudisteabdiaziz9624
    @ubaxbudisteabdiaziz9624 2 роки тому

    Diidanow janada alaah ha ku geeyo

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 3 роки тому +4

    War ninkan qosolbuu igu dilay 🤣🤣🤣 kulahaa maree xamarbaan ahay ma aqaan saliid macsarta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Salah.Ahmed.Hussein
    @Salah.Ahmed.Hussein 3 роки тому +2

    Hooyo Funny 😄 waye kulahaa Luqadan igo celi 😂🔥

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 3 роки тому +1

    Shactaro wey daftey tan mahadsanid wad iga qoslise

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 3 роки тому +15

    Maxlal meeday war naga taga

  • @abrarmohammed4840
    @abrarmohammed4840 3 роки тому

    Wlh wiilkan waa fani waxaan kulatalinaa in uu masraxiyad sameeyo

  • @shutaxyasiin7117
    @shutaxyasiin7117 3 роки тому +6

    No ma Aamiin kulahaa 🤣🤣🤣

  • @rahmamohamed1253
    @rahmamohamed1253 3 роки тому +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 this guy is so funny walahi am dead

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 роки тому +9

    alla muxuu madax edited ku sameeyey kkk hooyo Samir iyo iimaan kuye kkk

  • @harunmohamed6485
    @harunmohamed6485 3 роки тому +1

    Ha burburinin madaxoo diidan maanta laga bilaabo taageeraan u ahay ilaa hada waan qoslayaaa✌️😂😂🇸🇴❤️✌️

  • @sowtu_rahma7526
    @sowtu_rahma7526 3 роки тому

    Codka dalmar yare inta la yaaban love saara

  • @awodiamond4276
    @awodiamond4276 3 роки тому +4

    Nagtan inTa baranaayey anoo bizadaaha dadka cuna barta lay qaatay😂😂😂😂

  • @xasanoshekhxasan4205
    @xasanoshekhxasan4205 3 роки тому +1

    Carabka fayruus baa uka dhacay wuxuu dhahay bee dhiriri fay dhiriri dhay ebijjjj buuu oron jiran hhhhh😉😉😉😉😁😁😁😁😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @debyitno4188
    @debyitno4188 5 місяців тому

    Macha Allah

  • @abdi-azizqayaadi4373
    @abdi-azizqayaadi4373 3 роки тому +1

    Intii diidan tagerTa liketa

  • @queensohan9302
    @queensohan9302 3 роки тому +12

    Dalmar gacantis intaa ila araagtay calanka Somalia and somalilan wadani Somali

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 роки тому +4

    Dalmar codkaan yaa ka so xaday wallaalow😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 3 роки тому +2

    Wllhi diidan Waaa qosol😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustafembc
    @mustafembc 3 роки тому +4

    Awdal miyu kaso jeeda ninkan ❤❤👏

  • @SH-ub4ur
    @SH-ub4ur 3 роки тому

    Riwaayadan Waan ku heystaa Wallahi

  • @inlove7223
    @inlove7223 3 роки тому +5

    saan tusbaxa lugu dhufanaayo nimco jookar u sugaayay sadex bilood kadib kulahaa 😩😩

  • @kimo828
    @kimo828 3 роки тому +2

    Welcome back nicmo joker 😍😍🤗🤗

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 роки тому +3

    Afka canfartuu kuheesay ninkan waa reer jabuuti

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 3 роки тому

      Waa rer somaliland walipa rer borama

  • @aragsaqaali3603
    @aragsaqaali3603 3 роки тому +6

    America ma madaxba lagu cuna America nacsiisbay wadaan🤣

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i Рік тому

    kulaha warqadaydii oo shaaximan isii diidan imtixaan 😂😂😂

  • @cabasofficial6843
    @cabasofficial6843 3 роки тому

    Saliida cagaarka ah kulaa joogar funny waye wlh

  • @iftinjama2384
    @iftinjama2384 3 роки тому +11

    Manshallah waa funny keep going guys

  • @zuldanzubeer4211
    @zuldanzubeer4211 3 роки тому +1

    Team anjeclahay keep going

  • @ubaxbudisteabdiaziz9624
    @ubaxbudisteabdiaziz9624 2 роки тому

    I love diidan

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 2 роки тому

    Masha Allah ❤❤

  • @anabahmed3346
    @anabahmed3346 3 роки тому

    Diidan haduuba ku jiro qosol waa diyaar

  • @iamliiamen7071
    @iamliiamen7071 3 роки тому

    JookareY naga waal 😅🤣😂 walahi markaan arko muuqaladada qosol ma ceshan karo one love💞

  • @anisatamaam6701
    @anisatamaam6701 3 роки тому +1

    Walhi meeshaa lagu quraansaaraa waanan joogin
    Qosolkeyga magaalada leesaga imaalahaa😂😂😂😂😂

  • @barwaaqomedia6667
    @barwaaqomedia6667 3 роки тому +5

    Kkkk ha burburinin madaxee
    Haka jabin dhafoorkee 😁😁

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 3 роки тому +1

    Hhhhhhhhhhh legend waku wata

  • @mohamedSalah-le2mc
    @mohamedSalah-le2mc 3 роки тому +1

    Hesta magaceda ishega pls

  • @fardowsadiriye9350
    @fardowsadiriye9350 3 роки тому +2

    Sida gogosha uwaada share garenane 😅😅😅😅 diidan umaadena mahan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 3 роки тому

    Sheeikh yaad ku nuureesan ee ilhay ha idinka dhigo

  • @nimcawaayo4759
    @nimcawaayo4759 3 роки тому

    I like it wlhi hduuba dalmr kujira

  • @Maanka-wb1py
    @Maanka-wb1py 3 роки тому

    I am first wlh

  • @MaryanRuunofficial
    @MaryanRuunofficial 3 роки тому +2

    Wan kag mahad celinaya sidaa labadeena uwad share kareeneno gugusha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wan ku wataa wallka kkk

  • @xoglahubotube851
    @xoglahubotube851 3 роки тому

    Walaalaheyga somaliyed subscribe ii saraa adinka iyo walidiintina Allaha JANUTUL FORDOWSO IDIN GEEYO MAHADSANIDIIN

  • @armyselfish4721
    @armyselfish4721 3 роки тому

    Didan dkk waad naga waazhay si fcn ayaan u soo xidhay hawzhaas.
    Waxaan zugnaa wixii xiga
    MAALAK WAHI CUSUB IYO QOSAL CUSUB IYO ACTION CUSUB AYAAN KAGA FADHINAA.MAALIK DKKK🤣

  • @jeetcae592
    @jeetcae592 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 diidan wlhi kal iyo laab an u qoslay

  • @mohaali5310
    @mohaali5310 3 роки тому

    Waa nagala daahdeene soo dadajiya xalqada afraad

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 3 роки тому

    Diidan caadi maaha talent buu leeyahay

  • @ayaanbarqadle9782
    @ayaanbarqadle9782 3 роки тому

    Kkķkk naag iney ku fiiriso aamin dheh taa waa no tu aamiin

  • @sahallli
    @sahallli 3 роки тому

    Ninkan walahi wxba lagma qaban karo

  • @nasroabdiziad5012
    @nasroabdiziad5012 3 роки тому +1

    Intaan samar iyo imaan allha ka siyo

  • @filsanfarhan2654
    @filsanfarhan2654 3 роки тому

    waa canfari

  • @dekomukhtar6982
    @dekomukhtar6982 3 роки тому +3

    Xogmaal qaladadka noso galiya plz plz 🙏🙏🙏

  • @ikraamhassan9589
    @ikraamhassan9589 3 роки тому +1

    hhhhhhhhh diidan waa wax walan wlh😂😂😂😂

  • @xaliimosacdiyo5250
    @xaliimosacdiyo5250 2 роки тому

    Macsaro ma garanaayo ma anigaa ma heer xamar ah 😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @umuahmedwali8094
    @umuahmedwali8094 3 роки тому

    Dadkan qosol ayaa kujiro

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 роки тому +3

    qosol iga badan kkkkkkkkk 🤪

  • @hjaltisveinnviktorsson5125
    @hjaltisveinnviktorsson5125 3 роки тому

    Wixii ilhy ka badbaadiyo ayaan cunay🤣🤣🤣🤣🤣🤣☝️🤣

  • @rayaanapdillahi4038
    @rayaanapdillahi4038 3 роки тому

    Istaqfurllaah marki horaba qof walan baad u ekayd😅😅😅

  • @cawaaleabdisamad7160
    @cawaaleabdisamad7160 3 роки тому +1

    Ninkan Cusub Telent bu jilninka u Leyahay

  • @ribaaxabdi8680
    @ribaaxabdi8680 3 роки тому +1

    Bea tiri nimco markii gogosha lala share gareeyay😂🙈

  • @maymunmohamed8222
    @maymunmohamed8222 3 роки тому +1

    9:11 caadi baa iga washay kulahaa 🤣🤣🤣

  • @deeqosheikh4150
    @deeqosheikh4150 3 роки тому

    Sumayo ayu ku shidantahy ruwayadu

  • @asmaqurux6822
    @asmaqurux6822 3 роки тому +1

    Hhhhh shiekh sida lo firiyo qosol baan udhintay

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 роки тому

    Labadaan way isku fiican yihiin

  • @mohamedabdinasir5742
    @mohamedabdinasir5742 2 роки тому

    Jookar, love you 💖

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 3 роки тому +1

    Af sawaaxili noogu duceey kulahaa 🤣😂🤣

  • @gudooniprahim6965
    @gudooniprahim6965 3 роки тому

    2:11 beer cadaad 😂😂 😂😂😂🤣🤣😅