Maamulka Degmadda Boondheere ayaa bilaabay burburinta dhismayaasha ku dhexyaala wadooyinka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 9

  • @amoorecio362
    @amoorecio362 4 роки тому +4

    Waa shaqo wngsn loona baahna mar hore hdaan nahny reer boondhere😍

  • @abdirahmanwadani5512
    @abdirahmanwadani5512 4 роки тому +1

    Kheyr allaah ha siiyo muwadiyiinta is xilqaamay waana soo dhaweynayas dadka kalena haku daydeen hana raaceen amarka gudoomiyaha gobolka waana salaamayaa. Salaan sare

  • @najibcadani5533
    @najibcadani5533 4 роки тому +1

    Mansha allah guul muwaadiniin

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +2

    Masha'Allah Waa Guul iyo Nimco, Marhaday Dadkii Somaaliyeed bilaabeen ismaqal iyo Waxwada Qabsi Masha'Allah alx Allaha Nosiyaadiyo Nimcadiisa amiiin

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 4 роки тому +1

    laakiin waxaan dowlada ka baryaa in ey dhisto jidka degmada hormaro waa mudo aad u dheer inta aan ku lugeeyey anigoo ingiriiska ka imid madaegani laakii nabada ayey dhibaato u tahey aniga howlwadaaag aan kudhashey laakiin hada faamiilka waxey degen yihiin wardhiley wadooyinka hadii ladhiso wax waliba wey fududaanayaan ilaaahey ajar haidinka siiyo dhismahaas wadada dowlada wax aan caadi aheyn ayaad qabateen cidii idinku heysata wax qabadka aduunka alaha ku cadaabo hadii ey dan biga afkooda kabaaxaayo eysan ka soo noqon aniga waxkale ma tari karo inaan idiin duceeyo

  • @naleye1
    @naleye1 4 роки тому +1

    Maxamed xasan macow ila iyo hada kama hadlin runta wayo 1989 meshas waxe ehed ceel dhibka jiro wadanka waxaa ma mulo dad aan aqon u laheen oo 90 waxii kadan beye sogalay

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 4 роки тому

    dadka somalida inta badan waaa dad wanaga jacel nabada jacel dowlad nimada jacel xalal quuta yaal ah xaqiqdii

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому

    waa yaab weli ma furitaanka wadooyinka aa socdo unbelievableTarsan markuu ahaa gudoomiyaha gobolka banaadir uu mashruucaan bilawday sheekada waa hide and seek war wuxu cawaansana .wado aabo la yiri maxaa ku dajiyey duumo idin dishay