SUBAC QURAAN JALAAD QAMIIS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 356

  • @abdishakurh84
    @abdishakurh84 3 роки тому +54

    Most of muslims couldn't believe that young people like you can read Holly Quran without book, let Allah give us his jannah and forgiveness, this is a clear example of how somali people are true muslims 100%

  • @mohamedabdinurhassan
    @mohamedabdinurhassan 4 роки тому +5

    Maxaa ka wanaagsan Culumo aan dhiig daadin, Diinta wax badan ka yaqaana, Xalaasha iyo xaaraanta kal yaqaaan, Iimaankoodu sareeyo...
    Jiilasha inaga danbeeya Awoowayaashood oo anaga ah markey taariikhdeena baarayaan hadey Dadkaan oo kale arki waayaan, Maxey inaga aamini doonaan? Bulshadeena Allaha barakeeyo, kuwa taariikhdeena xumeenayana Allaha naga qabto, aamiin ❤️🇸🇴❤️

  • @abdullahimaulimahmed6431
    @abdullahimaulimahmed6431 5 років тому +7

    Mashallah culumada Macalimiinta ee Ahlusunna Wal jamaca Jazakummullahu khayran Jaziilan.

  • @engineerhanad4237
    @engineerhanad4237 4 роки тому +7

    Masha allah Masha allah wlh waan idinku faraxsanahy culima alla halkas kasiiwada ilaaheey ha idinbarakeeyo sidaan ayaa lagu waday qur aanka tan iyo markaa dhashy

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 4 роки тому +11

    Subac markaa dhageesto waxaa so xasuustaaa dugsigaa ku subcin jirnay iyo macalinkeyga iyo ardeyda wax isla baran jirnay wlh waa qiirooday Alllah idin xafido dhamaantiin barakallah fiiikum❤♥️❤♥️😘♥️😘♥️

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 3 роки тому +5

    Masha Allah illahey ha idin barakeeyo qeyrna nawada siiyo Allahu akbar illahoow naguwada anfac yarabi

  • @scwatat6918
    @scwatat6918 4 роки тому +16

    😭😭😭❤❤❤❤❤ilaahoow ka Abaal mari ilaahow Ajir farabadan kasii ilaahoow Miistaankooda xasanaadka u saaar ilaaahoow sharta iyo sheydaanka kaxijaaab ilaahoow Xabiibkoodi scw❤lakulmi ilaahoow janadaadi ugu bishaarey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anisaismail3980
    @anisaismail3980 4 роки тому +11

    Wan ku raaxeysanayaa 2020 yaa ila midaa hee 💞💞

  • @xaawoxasan9616
    @xaawoxasan9616 4 роки тому +7

    masha allah masha allah allaha nibarakeyo wan jeclahy subac

  • @nafaxatugabaliyahcafifa82
    @nafaxatugabaliyahcafifa82 5 років тому +65

    Wilasheeni Masha Allah cimrigina Allah dhereyo Allahana idin xafido

  • @calihiraabe9914
    @calihiraabe9914 6 років тому +4

    Masha alaah kheer badan alaha idinka siiyo macalin muxudiin waamahadasan yahay madaama qur aanka dhamaatiis onoosogudbiyay anaga kuwikafii iideesto alaha nagadhigo

  • @faadumoahmed8016
    @faadumoahmed8016 4 роки тому +27

    Abahey aad u jeclaa subaca waliba ilaa u xabéeb yesho codkisa😥😥❤Allah jannadisa naxaris kugu galiyo aabe

    • @lahiyealidalmar2999
      @lahiyealidalmar2999 4 роки тому +2

      Indhahayga kaga ilmesisay Aabe Janada Allaha kawaraabiyo asaga iyo intii xuffaado geeriyotay iyo walidintii naguso barbaarshay diinkaas iyo islamka o idil yaa Rabbii

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +8

    Masha Allah. Yaa ka qurux badan dhalinyaro afka iyo qalbiga ku hayya hadalkii Allah.❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @naimaali1947
    @naimaali1947 3 роки тому

    Masha Allah walhi xasuus galay macalimin teydi Macalin Muqtar Macalin Cali bood Mustaf caga weyne dhamaan kabiiradi iso Quran baray Jazakallah qeyr
    Wali kitaabti wa sidaa ma dhigin💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 4 роки тому +16

    Mashallh xasus galy wlhy marka yara❤️😢

  • @nourahaji362
    @nourahaji362 5 років тому +3

    Alla maxa ka qurux badan wiilashaan masha allhu kariim quraan ka ka iftiimaya walhi

  • @abdirahmanbarre3550
    @abdirahmanbarre3550 3 роки тому +2

    Illaahaw dhawr axbaabtana
    Fidunyaa wal aaqira
    Waan jeclahay qur,aanka

  • @salmoali5146
    @salmoali5146 5 років тому +19

    Subac markaan arko abtigeey ayaa so xasuustaa wlhi Allaha ni barakeeyo codkiina wanaag ayaa u isticmaasheen

  • @husenjimale6502
    @husenjimale6502 5 років тому +3

    Maasha allaah rag xulus m colaad m xasan muse m nuur m mahad all alle haidin xafido

  • @ogaanshahadunida
    @ogaanshahadunida 4 роки тому +2

    Masha allah waxaa ii muuqdo dad dhalin yaro ah oo qur'aanka kaliya waxaad ku dadaashaan tajwiidka allah ha idin xafido

  • @funkyfeiz
    @funkyfeiz 4 роки тому +2

    All these are xafid quran. Ma Sha Allah.

  • @cisecali9138
    @cisecali9138 4 роки тому +6

    Masha allah allaha idin ku xif diyo aduunyo iyo aakhiraba anagana Allah na fahansiiyo

  • @scwscw9541
    @scwscw9541 4 роки тому +1

    Ilahey subxaana watacaalaa heydiin xifdiyo culimadeyna qaaliga Ah ilahey subxaana watacaalaa janadiisa heynagu kulmiyo 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @ismaciilaweys8501
    @ismaciilaweys8501 6 років тому +6

    Masha allah macaliminta illah heydin barakeeyo

  • @mohabdi4391
    @mohabdi4391 5 років тому +5

    نور على نور
    بارك الله فيكم

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 4 роки тому +2

    Maashaa Allaah Ilaah ha idin barakeeyo subaca aad akhriseenna Illahay ajar ha idinka siiyo.

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel7028 4 роки тому +1

    Macalinkaygii quraanka igu billaabay CELBUH nugaal ayaan soo xasuustay sheekhaal reer beledweyn ahaa illahow ku naxrso ma garanayo meel aad joogto waxaan xsusta inaad ahayd nin dhalin yar qurxoon xaafid ah oo cod aad u macaan leh illahay janada haygu kaa tuso

  • @raxmocali4948
    @raxmocali4948 2 роки тому +1

    Mashallah 🥰 scw scw scw scw yaarabi yaarabi

  • @hajiwarfa7230
    @hajiwarfa7230 5 років тому

    Mashaa allaah ilaahow idin xafid idinka ehlulaahigii diinta idinku soo barbaarshay ee jiilba jiil wax soo baray ee iyaga iyo idinkaba aragiina loogu xasuusanayo bacaanka iyo sharafta diinta islaamka oo qof kasta aragiinu ku abuurayo qashuuc uu is oranayo ilaahow yaa kuwaanoo kale kaa dhiga xattaa haduu gaal yahay.

  • @firdowsayar.2515
    @firdowsayar.2515 6 років тому +13

    Allah allah awowehy mcln maxamuud mcln Axmed ayaanba soo xasuustay allow ku nxriiso jnadisina ku geey

    • @Masago2025
      @Masago2025 6 років тому +2

      AAMIIN ALLAHA U NAXARIISTO INAAN ISKU DUGSI NAHAY AAN U FILAYE

    • @firdowsayar.2515
      @firdowsayar.2515 6 років тому

      @@Masago2025 amiin wa laga yabaa aniga awowehy ayu aha hoyadey dhalay.subacan hdn mqlo isaga ayanba xsuustaa

    • @Masago2025
      @Masago2025 6 років тому

      U duceey ilaaheey inaw u naxariisto,, dadka waxaa ugu qeeyr badan qofka quraanka barta,, Dadkana sii baro

    • @firdowsayar.2515
      @firdowsayar.2515 6 років тому

      @@Masago2025 amiiiin mhdsnid wll

    • @kufirkufir4309
      @kufirkufir4309 5 років тому

      Mash Allah

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 3 роки тому +2

    Alloow yaa dheyle uqala oo cazuumad ufidiyah illahey raxmadiisa haidinku dul shubo sharaf & ubax baan idinku dul shubay masha Allah il & aafo rabi idinka xijaab

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 роки тому +2

    5:23 masha allah

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 3 роки тому +1

    Masha Allah allahu massali class nebiyuna muxamed(swcs)

  • @xidigarerceepton418
    @xidigarerceepton418 5 років тому +12

    Masha Allah mclin colaad iyo mcln muxudiin iyo xsn dhamaan Allah ya xifid jasaaka allah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому

    Allow saan Quraanka u jeclnahay iskaaya jeclaysii oo qabyaaladda dhiiggeena ka miir.

  • @ftimoali4599
    @ftimoali4599 3 роки тому +1

    Allow barakee wiilashena cod macaninda ku aqrinayn.kalmka alle mansha alah

  • @cadeycadey3083
    @cadeycadey3083 5 років тому +5

    masha allaah alle ajaar haa idiin siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jalalJalal-vl7vm
    @jalalJalal-vl7vm 5 років тому +3

    Masha Allah.walahi shimey iigudabeysi Allah iidin dhowra 💚💙💝💚💛🖤💖💗💚💛🖤

  • @abdallamacalinchannel206
    @abdallamacalinchannel206 5 років тому +2

    Dhanka kaftanka waa leesku ekaaday walee Abdalle sxb sare waa ku salaamay si qaas ah adi iyo muxudiin iyo xassan muuse

  • @cawilfaarax1338
    @cawilfaarax1338 4 роки тому

    Maasha allaah tabaaraka llaah alla haydin xifdiyo if iyo aakhriba allana haydinka dhigo kuwii janada kukulma waa subuc hooris ah alla yahdiik

  • @abduqadiryusuf6533
    @abduqadiryusuf6533 5 років тому +3

    Masha Allah akhyaarta aaad aya umahadsantihiin alle ha idin brakeeyo xaafidiin aawada tihiin. Anina iiso duceeya ina idinka cml noqdo

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 3 роки тому +1

    Maashaaa Allah Somalida qur’aaan ayaaa looogu yimaaadaaa

  • @rashidmohamed4354
    @rashidmohamed4354 4 роки тому +2

    Asc Mashallah Amazing subac

  • @sirmaqabeofficial9852
    @sirmaqabeofficial9852 5 років тому +3

    Xasan muse sxb sre rabi haku xafido wad nuurisee

  • @rashidmohamed4354
    @rashidmohamed4354 4 роки тому +1

    Mashallah Amazing subac

  • @Masago2025
    @Masago2025 6 років тому +3

    ILAAHOOW KUWA QURAANKU LOOYAR U NAQDO NAGU DAR YAWMAL QIYAAMAHA

  • @iftinhasanulusow1286
    @iftinhasanulusow1286 2 роки тому

    Mashaa alaah ilaahay xaydinku xureeyo kalaamkisa malinta yowmal aaqiro🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱

  • @nimcaXussen
    @nimcaXussen Місяць тому

    Masha allha

  • @jirtooabkeey2100
    @jirtooabkeey2100 4 роки тому +2

    Mashaa Allah illaah ha idin xafido inshaa Allah muradkin illaah ha idin sahalo 🌷🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤

  • @daadaamiin7668
    @daadaamiin7668 2 роки тому +2

    Mashaa Allah

  • @CabdiSalaam-py8qo
    @CabdiSalaam-py8qo 3 місяці тому

    Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @aishacuud5759
    @aishacuud5759 4 роки тому +2

    Maasha Allah ajar iyo xasanaat allaha idinka siiyo

  • @adullaahimohamed4074
    @adullaahimohamed4074 7 місяців тому

    maasha Allah Allaha idin barakeeyo ajar iyo xasanaad Allaha idin siiyo adinka iyo macallimiintiinaba

  • @nimohusseinhiirey9645
    @nimohusseinhiirey9645 4 роки тому +2

    M.a quruxda wajigooda kasoobayda diintaa kanuurayda m.a

  • @hajiwarfa7230
    @hajiwarfa7230 5 років тому

    Guuleesta waad guuleysateene idinka iyo mashaaiikhdii aad ka aflaxdeen iyo inta idinka idinka aflaxda ee wadadaas ilaHay raalida ka yahay waana badbaadada diinta iyo dadka iyo dalka somaliyed ku dadaala halkii macalinba in uu jameeco soo saaro oo af laxiyo ilaahay dartiks.

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 роки тому +1

    Masha allah jazakalaah kheyr ❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑👍👍👍👍👍

  • @shirwacmahamud912
    @shirwacmahamud912 3 роки тому +3

    Waan jeclahay subac

  • @saladabdule4442
    @saladabdule4442 6 років тому +2

    Masha alah culaad kabiir waye iyo ababta kale dhaman

  • @cabdishactar56
    @cabdishactar56 3 роки тому

    M.a subacleyda neyruubi alle heynibarakeeyo dhamaan macalin iiguqaalisan mesha igamuuqdo m cabdullaahi

  • @bahsanhaaji3333
    @bahsanhaaji3333 4 роки тому +2

    M.allah Allah ha inoo danbi dhaafo👏👈

  • @raahohilowle4606
    @raahohilowle4606 4 роки тому +8

    Masha.allah Allow idin barakee

  • @maqsuudsheikh-lz2th
    @maqsuudsheikh-lz2th Рік тому

    masha allah culumadena ahlu suna ahlu sharaf allaha idin dhowro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 4 роки тому +3

    mashalah subac walahi wa jeclahay

  • @WalaalCabdi-qe8xn
    @WalaalCabdi-qe8xn 2 місяці тому

    Masha allah

  • @cumardmt1826
    @cumardmt1826 4 роки тому +2

    Mashalaah Allah bakareyo shikhyaashaan

  • @nastexoxusen11
    @nastexoxusen11 4 роки тому +3

    Mansha allah

  • @sidcalimacalin1811
    @sidcalimacalin1811 4 роки тому

    Mashaa allah ilahow walidkii ku tacbay iyo Macalin unaxaristo aduun iyo aaqiro

  • @nourahaji362
    @nourahaji362 5 років тому +1

    Allhu akbar

  • @asadaksheyasadakshey3760
    @asadaksheyasadakshey3760 4 роки тому +2

    Masha Allah allaha idin xafido Ina adeeeer yaaal

  • @abdullahimuktar3410
    @abdullahimuktar3410 5 років тому +4

    mashaallah alaha ha idin xafido

  • @user-lp8pm2ep4x
    @user-lp8pm2ep4x 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luulcumaroffcial3625
    @luulcumaroffcial3625 3 роки тому +2

    Mashaa allah

  • @xaawoxasan9616
    @xaawoxasan9616 4 роки тому +2

    masha allah wa dhalinyaro qurquraxbadan

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali1716 6 років тому +9

    Culad kabir dhameystiran😍

    • @Masago2025
      @Masago2025 6 років тому +1

      HAAA SXBOOW WAXAAN KALA YAABAY TOOSISKA RABTI LAGU ISTAAGO AW KA BILABAAAAA MASKKAXDIISA QASHIN KAMA BUUXSAMN WAAGAY WAA FRESH

  • @abshirabshir9644
    @abshirabshir9644 6 років тому +4

    Mashaa all asaxabra sharaftale

  • @mahamudabdullaahi1709
    @mahamudabdullaahi1709 6 років тому +3

    Tabaraka allaah

  • @towfiiqonlinechannel8335
    @towfiiqonlinechannel8335 11 місяців тому +1

    Maasha Allah

  • @asliosman603
    @asliosman603 3 роки тому +1

    Jazaka Allah

  • @fahmomaow2523
    @fahmomaow2523 5 років тому +2

    Masha allah brothers

  • @bashiiromarfarah4810
    @bashiiromarfarah4810 4 роки тому +1

    Maa Shaa`Allaah Jallaad Khamiis

  • @sumayasweet8939
    @sumayasweet8939 4 роки тому

    masha Allah weli raja Lenhy

  • @cnaasiryarecnaasiryare5812
    @cnaasiryarecnaasiryare5812 2 роки тому +1

    MAASHA'ALLAAH

  • @ibraahimhassan415
    @ibraahimhassan415 Рік тому

    Aaa Masha alahal

  • @saciidyemani177
    @saciidyemani177 2 роки тому +1

    Masha Allah 😍

  • @asliibrahim4036
    @asliibrahim4036 3 роки тому +1

    Mashaallah

  • @zakimoha694
    @zakimoha694 2 роки тому +1

    Mahadsani

  • @SalaxGalabakaaraha
    @SalaxGalabakaaraha 13 днів тому

    Masha allh

  • @Mahadcali-ux2xc
    @Mahadcali-ux2xc 3 дні тому

    M.a waan jecelahay subac

  • @rashidmohamed4354
    @rashidmohamed4354 4 роки тому +1

    Mashallah what a good subac

  • @daudabdi2614
    @daudabdi2614 5 років тому +7

    Illahow kalamka nogo dhowr

  • @scwscw9541
    @scwscw9541 4 роки тому +1

    ماشاءالله

  • @riyaalekaahin8784
    @riyaalekaahin8784 2 роки тому +2

    Mazha allah 🔥❤️✅

  • @najaaxibrahim6630
    @najaaxibrahim6630 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @umuismahaan4215
    @umuismahaan4215 4 роки тому

    Masha Allah wiilashena miisanka alle ha idin saro

  • @aminagedinur3778
    @aminagedinur3778 5 років тому +1

    masha allah allow idin xafid waan jeclahay sunbaca

  • @hilowlesalax2869
    @hilowlesalax2869 2 роки тому

    M. A

  • @shukrixaji596
    @shukrixaji596 3 роки тому

    Masha allha tabarka allh allh idin barakeyo

  • @romeostudio4888
    @romeostudio4888 3 роки тому

    maan shaa allaha allaha inka jazaaisiyo

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi 4 роки тому +1

    Mashaa-Allah

  • @vegeta5835
    @vegeta5835 3 роки тому

    Mashallah