ASC Mansha ALLAH runtii Anigu waxaan ahay reer Mugadishu oo qurba joogga,weligay ma tegin lkn Insha Allah marki aan imaado Xamar waa ii nusatahay,hooy ciyaal Xamar Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
waxan kufarax sanahay in hada dadka magalada muqdisho fahmeen city planingka oo runti dhireynta iyo cagarinta magalada ay aad muhiim utahay ilahey dhul weyn wa nasiiyay waa in bulshada ay kabaxan caririga guryaha tareedishada ay kujiran oo saan dhul balaran bera lagu nasto magalada laga sameyo wali talo ahan gobolka banadir alaga raba in public gardens ama darjimaha danta guud ee magalada mela muhiima oo degma kasta usameyan dadkuna lacag la an ku galan madama ay yihiin canshuur bixiyaal
Xafadeydii xamar jadid 😢❤waxaan xasusta 2006 2007 dagaalki Ethiopia naduqeynayen alla muqdisho maxaa marxalado badan lasomarnay😢😢😢😢 wllhi waan u xiisay 8 sano ka ma qanahay insha allah wan imanaya yurub baraf iyo sress keda xamar dariskii wax laisla cunaya u xiisay 😢😢
Waxaad tiri (Tiro badan oo qumba ah ayaa meesha ku taala? ) waa weedh khaldan waxaa sax ah (dhir badan oo qumbe ah ayaa meesha lagu beeray) ( amaba dhir badan oo qumbe ah ayaa beertan ka baxday). Waa wax aad iyo aad looga xumaado in idinkoo dalkii hooyo ku.dhashay kuna koray kuna barbaaray in aad si.khaldan uugu hadlaysaan si khaldana aad u qoreysaan 85% dhalinyar iyo dad waaweynba afsoomaaligii wuu idinka sii lumayaa maan fahmin.iskuulada xitaa laydiin kuma barro miyaa? Qolyahayaga qurbaha ku koray amaba ku dhashay waaba loo garaabayaa laakiin idinku waa ku ceebaysantihiin. Ee bal afkiinii hooyo baadi gooba. Oo marka aad soo heshaan I soo waca.
ASC Mansha ALLAH runtii Anigu waxaan ahay reer Mugadishu oo qurba joogga,weligay ma tegin lkn Insha Allah marki aan imaado Xamar waa ii nusatahay,hooy ciyaal Xamar Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Muqdishoy dhibatada alle kaa xijaab dad qaaLiya iyo dal qurux badan nolada wLLoyaL from Hargeisa ❤
Sidoo kale wll from muqdisha bilan maskiin koriso aamiin ducada sidoo kale .
😂🎉😂 Waa runta 👍🤣🎉👍 Waa meel Barakesan 👍🇸🇴😂❤️🇸🇴💯❤️🇸🇴💯
Allahuma barik quruxda ilahay na siyey balaayo inkaar qabta isku dayda iney naga niyad jabiyaan lakin dadkeyga waligood isma dhibaan waana guuleysta yaasha waligood ilahay ha idin wada xafido ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
Amiin amiin 🤲🏼
Aamin❤❤
Hahaha xafadaan waa xaafadeeydii masa jidka Macalin Cali waa masaajid keeygii 30 sano ayaan soo moogahay Mogadishu meesha aad joogtiin waa xaruntii iskaashatada waxaa dhabarka ku hayo guryihii ceeymiska
M.a wllo magaladaydii ano dhex joogo ayad ikala baraysa guuleyso❤
Dhalinyaraadan kor haloo qaada wiilishaan daljirka dahsoon micnaheeda waa. الجندي المجهول
Maansha Allah waa fiirsaday yarkaan marar badan .haddaan xamar joogi lahaa waa ku marti qaadi lahaa ayeeyo saas ushaqayso.
Waa ikanaaa Waaa kaga mahadcelinaaa fariintaada quruxda badan 🙏🙏🙏🙏🙏
Walaka noo sharaxaayo waa ciyaal xama/dd sax meeshaan banoni ayaan kuciyari jirnay waa run wana kubashaali jirnay lkn hada ayaa sifiican lo habeeyay wana kufarax sanahay in aan hormar kaas gaarnay alxmdulillah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guriga warsame indhool Kasoo horjeedka warshada biyaha caafi inta sidaa u taqano likes ii saar
Waagii berisamaadkii ninkaas wasiir ahaa markuu meel booqdo wariyihii Cawke wuxuu dhihi jiray 'Wasiir Warsame Indhool ayaa soo *dhaga dhageeyey.* 😂
Meesha uu ka dhihi lahaa soo 'indha indheeyey' badalay. Nin indhool ah lama dhihi karo soo indha indheeyey kulahaa.
Aniga taagerayashadaa ugu horeeyaa ilaa intaa ka baxaysid😂 macnaha aa ka laabanaysid
Allah Hargeisa maxay Abgaal iyo Jabarti qarinaysey ! Waa basaas, sawiradii uu Hargeisa ilaa Mandheera ka qaadayey 13 sanadood ayuu u geeyey !
Masha Allaah aaad ban ku slamaya Axmed ✌🏾
waxan kufarax sanahay in hada dadka magalada muqdisho fahmeen city planingka oo runti dhireynta iyo cagarinta magalada ay aad muhiim utahay ilahey dhul weyn wa nasiiyay waa in bulshada ay kabaxan caririga guryaha tareedishada ay kujiran oo saan dhul balaran bera lagu nasto magalada laga sameyo wali talo ahan gobolka banadir alaga raba in public gardens ama darjimaha danta guud ee magalada mela muhiima oo degma kasta usameyan dadkuna lacag la an ku galan madama ay yihiin canshuur bixiyaal
Xafadeydii xamar jadid 😢❤waxaan xasusta 2006 2007 dagaalki Ethiopia naduqeynayen alla muqdisho maxaa marxalado badan lasomarnay😢😢😢😢 wllhi waan u xiisay 8 sano ka ma qanahay insha allah wan imanaya yurub baraf iyo sress keda xamar dariskii wax laisla cunaya u xiisay 😢😢
Natural view
Walaal yaa dhistay beer tan quruxda badan?
Mash allah ❤❤❤
So beautiful vedio
Muqdisho deganahay waligey marag halkaan ka baranayaa magalada
Masha allaah ❤❤❤
Masha allaah 🎉🎉🎉❤❤❤
Masha allah
Hageeysa qumba kamaxaaya lkin ceerigaabo wuu kabaxayaa
Waxa laga hadlayaa mogadisho 😂
Waxaad ku celcelisey (beerta beerta beerta beerta) waa khalad waayo waxa kaga haboon in aad tiraahdo ( beertani beertani beertani) waayo hadaad tiraahdo beerta beerta beerta maad sheegin beer mucayin ah oo la garanaayo laakiin.markaad tiraahdo ( beertani, beertani) waxaa la fahmi karaa inaad sheegeyso amaba aad ka hadleyso beerta aad hada ku sugantahay oo ah beer aynu isla garanayno.

Masha Allah