@@Qurran03 wll maxamad hal wax oo kale aa kuusheego ama 2 wax. Mida koowaad auto-tune ka quraanka hakuuduubin sxb waa aalad muusik waa xaraan. Kolay waa xaaraan baa kaabadiye lkn codka music buu kudhameeystiraa barnaamijkaas. Si qaab caadiya uduub. Mida 2aad, please tajwiidkaada si fiican usax intaadan quraan soodubin waa iga talo. Waayoo quraan qaldan dadka dhageeysanaayi umbuu sii qaldi.
Gaalo Sixiroolayaal Ah Subxaanahu ilahay Waa kahufanyahay Malaaigtu Alle Caasina Wax Wanaagsan Ayey Kashaqeeyaan
Sh.geedka shanfaxda magacii
Waa geedka carabtu u taqaano shammaarka
Adigu sheekh ma leedahay horta.
Mnsha allaah
Sheekaha de waad xigmad guuriseene, clip uu qiyaamihii duubay uun bad kuso celcelinaysaane, wax cusub la kaalay ama masajid kiisa kaalay oo ka duubta.
Qiyaame maynan gaadhin diintuna wax cusub laguma daro ee wixii hore ayunbaa lays xasuusiyaa mar walba
@SuldaanMedia sax weeye wl, xumatona ha u fasiran hadalkeyga,
Jazakallah wll
Waxn bilaabay So galinta Quran shorts please 1k I gaadhsiiya. WalaalYal
Waa xaaraan lacagta youtubeka sxb
@abu-ff8ws yaa KU yidhi. ? Se Ma haysa daliil. ? Se waxa aad KUso Gudbinaysa Ma Yahay horta Wax xaaran ah. ? Inta Aadan Wax xukumin horta. WA inad ogtahay. Habka Xaarantimaynaya iyado aad Raacayso. Habka diinteena. !!! Broo. First Wax so akhri. Soona baadh OK. Nabadeey
@@Qurran03 waxaa soogudbinooysid lacag kumaheleeysid maogtahay horta hadee wax fcn yihiin ama wax xun. Waxaa lacag kuheleeysid waa xayeeysiin. Xayeeysiintana 99.999% waa dumar qaawan ama hees ama wax lamida. Marka sxb waxba haismoodsiin waa xaaraan. UA-camka gal culimada waxeeykayiraahdeen bal arag. Marka wll meel kaloo qeer qabto allaha kaasiiyo riziq xalaala oo waasica
@@Qurran03 wll maxamad hal wax oo kale aa kuusheego ama 2 wax. Mida koowaad auto-tune ka quraanka hakuuduubin sxb waa aalad muusik waa xaraan. Kolay waa xaaraan baa kaabadiye lkn codka music buu kudhameeystiraa barnaamijkaas. Si qaab caadiya uduub.
Mida 2aad, please tajwiidkaada si fiican usax intaadan quraan soodubin waa iga talo. Waayoo quraan qaldan dadka dhageeysanaayi umbuu sii qaldi.
Anigaa DNA kusiinaya ee isixir !
Asc walal inte ka hela asoo dhamestiran darsigaan?
Way soo socdaan qeybaha kale wll
@@SuldaanMedia walal jazakallah khair qeyb qeyb inoogu so samey
Bilow ilaa dhamaad waqti dheerna ha socdan ugu yaran 30 daqiiqo
@@Ummu-ayash Way socotaa walal xalqad walba sidan ayan u soo diyarinaynaa insha allah la socda hadii alle ka dhigo mahadsanid
@ insha Allah walal Alle hakaa ajar siiyo
Sheekooy kunacay. Warmeesha isagatag kaddaabyohow israaiiliyaadka soo bawsaday.
Sheekha hakuxadgudbin
Diin baro doqon aan sida culimada loo xushmeeyo la barin baa tahee
Ha aflagaadin sheekha ilaahay ka cabsada.
Ka fogoow walaal wax aad dambi ka heleeysid