Mashaallah walaalo sahra si fiican baad uga hadashay,ma laga yaabaa wixiisu in ay ahayd(fiyuus) taas baa somalidii Jar ka Ridaysa, Hadaba mar hore ayay ahayd in laga hortago dadka soo gudinaya sheekooyinka iyo muuqaalada bulshada magaceeda dhulka dhigaya,Diin iyo dhaqan midna ku habboonayn, Waxayba u Arkeen in wax kataba la iska Rumaysanayo
Walal wa runta mida ulihudarane layabanahay waxa waye sidha u ushege en xita xishotka kujirin yay yax qof imanka leh waxa laraba kisto marku ka kafolanaya
Arinkaan waa arin weyn dambuilaha caruurta sidaa yeelaayo hala soo qabto sharciga hala horkeeno hadeey runtahay wax laga aamisikaro ma aha caruurtaas hala badbaadiyo
yaa ii dhaari ku dhahay ma qofta uu sheega tahay adiga asiga just u sheegid unbuu laha wana diiday suu shegay maxa shekh lagu hesta inta u qariya kabadan suu shehay
Asc waaruntaa wallaal illaahada waan wal wal sanahay ilmaas waan umurgay
Mashaallah walaalo sahra si fiican baad uga hadashay,ma laga yaabaa wixiisu in ay ahayd(fiyuus) taas baa somalidii Jar ka Ridaysa, Hadaba mar hore ayay ahayd in laga hortago dadka soo gudinaya sheekooyinka iyo muuqaalada bulshada magaceeda dhulka dhigaya,Diin iyo dhaqan midna ku habboonayn, Waxayba u Arkeen in wax kataba la iska Rumaysanayo
Walal wa runta mida ulihudarane layabanahay waxa waye sidha u ushege en xita xishotka kujirin yay yax qof imanka leh waxa laraba kisto marku ka kafolanaya
Culumada hala ixtiraamo dad caadi maaha dhaxalkii nabiyada bay xambaarsanyihiin aduun iyo aakhiraba waa dad aqoon uleh
SubxanaAllah we need justice for this kids 😢
Subxanalha Allahu akabar allow umada u salaha muxu inu runta cadeyo allow ha ino sahalo
Gabadhani waa gabadh degan runa sheegta masha Allah
The clip we can report to the authorities. It’s not easy case we need to stand the innocent kids
Waa labo Arin oo Family ga ay aad iyo aad u kala Shakiyaan Xaqiiq ayaa ka Hadashay that’s true
Asc ilahay haku xafido
Isaga maxaa booliska loogu ashkatayn waayey oo qisadiisana loogu sheegi waayey?
Arinkaan waa arin weyn dambuilaha caruurta sidaa yeelaayo hala soo qabto sharciga hala horkeeno hadeey runtahay wax laga aamisikaro ma aha caruurtaas hala badbaadiyo
Waa tuug shiikh ma Morgan went weekend ha last garaaco waa.beenaale
Wuxuu yiri waan utagay oo waa balanay waa inuu sheegaa
Waad ku mahadsantahay Suaalaha aad is wey diisay baan is wey diiyay anigoo Aabe ah
Qof walba oo sharafta Somaliyeed hoos u dhiga asagoo isleh view aad heshid waa in aan iska qabanaa
Sheikh maahan caruurbaa ladhibaateeyey. Naagbaa ninkeeda kaniini siisay balaayo unbuukasheekeeyaa
Ragga Somaliyeed isma ceshadaan. Hadey Haween ahaan laheyd qofka sidaan u hadlay carada waa gariiri laheyd.
Dadka arimahan qaabilsan waa iney si dhaqso ula xiriiraan oo ay weydiiyaan meesha ay joogaan ilmahaas iyo hooyadood.
Soomalidu😢ragu waamid ha kuwarerin shekadan ookale farxiya shegeysay waaarin bari🎉hore nunkas wuuqatay.iyadana Mel kale ayey jotaa,hada. Sidas weye ninkani,ujeedo ayuu kaleyahay
Caruurti badbado ayay rabaan
yaa ii dhaari ku dhahay ma qofta uu sheega tahay adiga asiga just u sheegid unbuu laha wana diiday suu shegay maxa shekh lagu hesta inta u qariya kabadan suu shehay
Waar ninkani siduu sheek ku noqday sheekh nimada ma layska sheegtaa?
Magaca shiikh ka reeb beenaalaha!!!
Xad gudubka jooji waa meelkadhac waxaaga Somali nolol aan ahey Dumarka mid yar iyo mid wey unva laga hadla
Had wa la ogady u ka si gashamnaya nagti ayu odhanaya iyad idabsocota
Waxay ilatahay inaaanu been intaa le’eg dad ka lahor imankarin wakhtigan aanay meel ku qarinaysaa jirin hadayse dhacdo inay been abuur noqoto nin walowba ashahaado hadaynu masaajidadii iyo culimadii aamini weyno wardadow ilaahy kabaqa
Caruura hado ninki lodhibay bax mesha kasocda
Waa beenaale
Wad ku saxnthay caruurta halbadbadiyo iyo gabadhi halgwardono