Dagaalka Dacawalay waxa ka masuul ah siyaasada jilicsan ee Ciro oo bulaacada Jibouti u wareegay, Jibouti waxba uguma baahnin ee waxaynu u baahanahay Itoobiyada Jibouti u baahantahay.
Waa jabiyay adaga oo qayb ka ahaa huwan oo u adeegayay aantana adigaa isaaq lugaha u qabanaya daarood qabiil na maahee waa koox u badan garxajis reer wal oo isaaqana way ku jiraan xirsi iyo ciro ayaana kow ka ah waar somaliland way ku daysay
Wasida wadani huwan iyo ictisaam argagixiso waa in aan cadawga ka qabana dalka jabuuti waa cadawga somaalilnd in ay barbari xidhanto ayey ka shaqeynayaan wadani huwan argagixiso itobiyana colaad bey no galinayaan dawlad ma jirte dalka hala difaaco
🎉🎉masha alaah ibraahin caydiid geesi qaran aloow ku xafid amiin
Illaxii bhanuleynahay Ibrahimo inaadeer, Somaliland Alla ujooga ☝🏾
Wa runta sharif wa iininu kakacana faadiga uu aanu dafacna dulka❤❤❤❤❤❤❤
Asc. Dauwladeen. Yaan. La. Odhan. Waa. Ictisaam. Xirsi. Ciro. Wadani. Madaxtooyada. Waa. Ineynu. Ka. Soo. Jiidno. Cashuurteena. Isagoo. Cunaya. İyuu. Ina. Basaasayaa. Kac. Kaca. Kaca. Iyaga. Waa. In. Laga. Tashaluso. Jabuuti. Waa. Cadoga. Umada. Reer. Soomaaliland. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gesi gesi dhalay Alle ha u gargaro Somaliland
Ibraahim runbaad sheegtay waxan ku leeyahay halka ka siiwad halganka
Somalilander odan wa inay dila hersi iyo ashabti
Dal Madax Bannaan Baan Nahey Mey Idhaahdaan Kuwan Jabuuti Jooga🎉
Asc. Inaadeer. Walaahi. Inaney. Dhacey. Madaxtooyada. Waa. Ineynu. Galo. Wadani. Huwan. Waa. Ineynu. Ka. Gilgilano. Caruurteena. Umada. Reer. Soomaaliland. Kaca. Kaca.
arintani wax inagu cusub maha ilahay ayaynu khayr kabaryayna qofkii wadankiisa khayimna wa ehelu nar
Cirs waxan leyahay mroora dilaci siranyo bal an eegno jawabta uu ka heloWaa ino guul iyo sanadka cusub
Somaliland yay ayaa qabsatay alaha u naxariisto xisbiga wadani waa cadawga somaliland alaha haligo
Nin riyoodey hadlaya
☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️☹️
Markhaati nool oo hadlaya oon cidi dhegaysanayn weeye aynu eegno
Dhaman waxaynu halgan qadhadh
Anigu.waxaanleeyahay.somalilan.weyikudayisay.warhalatashado
Dagaalka Dacawalay waxa ka masuul ah siyaasada jilicsan ee Ciro oo bulaacada Jibouti u wareegay, Jibouti waxba uguma baahnin ee waxaynu u baahanahay Itoobiyada Jibouti u baahantahay.
War ka kacaa fadhiiga reer soomaaliland waa laydin ku soo duulaay oo walaahay kac kac kac hadaal maa yaale
Waxaasi ma dhici karto,mana xidhi karaan,xirsina waa ba,ay shacabkii baa sugaya,Madaxweynaha Ciro Jawaab baa laga Rabaa iyo shir-Jaraaid,ilaahay baa ka weyn kuwa fidnada wada oo dhan meel kasta iyo dhinac kastaba
Dekedan waxa haysta DP world jabuti maba xidhi karto.
Hersi uskag you guy have to dila walaahi
Toosa snm xafiska soyaal ba dayac sameyey xirsiba manta ma hadleen ee hala dabaqabateyo dalka oo cidwal oo hantideed ina siso lihiba haweydo
Mahadhi hadal laysyaadhahdaye halo dareero dagalka oo daqudada ka sifeeya
Waxa lehay dhaman barlamanka iyo wadaniba dagal ha lagu qaado oo a lasifaynaya bal aynu argno wax uu helo xirsi badyo gaab
Heegooy beenta iskadaaya.
Hooyadaadii qadaadwaynta ahayd was
Waa jabiyay adaga oo qayb ka ahaa huwan oo u adeegayay aantana adigaa isaaq lugaha u qabanaya daarood qabiil na maahee waa koox u badan garxajis reer wal oo isaaqana way ku jiraan xirsi iyo ciro ayaana kow ka ah waar somaliland way ku daysay
Wasida wadani huwan iyo ictisaam argagixiso waa in aan cadawga ka qabana dalka jabuuti waa cadawga somaalilnd in ay barbari xidhanto ayey ka shaqeynayaan wadani huwan argagixiso itobiyana colaad bey no galinayaan dawlad ma jirte dalka hala difaaco
Beentaa weeye trafigura 2sano dalka shidaal may keenin, intay joogtayna litir kamay iibin itoobiya
Horta waa su aal ee kan maxaa ka qaldan war dalka madax baanu udhiibaney adiga maxaa ku haya waxaad sheegey so waa been dadka ha waalin
Kani naf baa haysa darood bay nafi ka haysaa
Ummad wada wariye ah iyo ummad wada siyaasi ah halkey gaari doontaa tolow? Allaw sahal amuurah garan maayo meesha ay somali saldhigan doonta mise waxaan noqonay ummad sixran.
Ummad wada wariye ah iyo ummad wada siyaasi ah halkey gaari doontaa tolow? Allaw sahal amuurah garan maayo meesha ay somali saldhigan doonta mise waxaan noqonay ummad sixran.