GABAR MAAYO CUNTO MA KARIN KARTID PRANK!!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 785

  • @cabdiraxmanxassanofficiall4556
    @cabdiraxmanxassanofficiall4556 4 роки тому +248

    Muqdisho nabad Allah kadigo Amiin dhaha🙏🇸🇴❣

  • @hip_hopmusictv1275
    @hip_hopmusictv1275 4 роки тому +107

    Unuka Unuka Lee maa hinoo Like Dhac dhac dhac kusiiya

    • @mugtaarmigrate6762
      @mugtaarmigrate6762 4 роки тому

      Boqarka gambiska gaware mayo in arosa rawa iyo ina ilma badan ka dhalao

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 4 роки тому +119

    Maalin walbo nagu kor casheeyaa anagana howl la'aan naga badatay iska kiin fiirsaneenaa sidaa u cuneesaan 😂😂😂

    • @sumayahassan771
      @sumayahassan771 4 роки тому +1

      Kkkkkkkkkkkkkk wlhi wa qosle

    • @maimuunali9879
      @maimuunali9879 4 роки тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedtiger3809
      @ahmedtiger3809 4 роки тому

      @@bilanmaxamed5107 thank u maadaama aan kaa qosliyay🤗

    • @ahlamcadey8081
      @ahlamcadey8081 4 роки тому

      😂😂😂😂

    • @maayaabdalaa3401
      @maayaabdalaa3401 4 роки тому +1

      Kkkk walahay waad iga qoslisay aniga iskumid leenahay cuntada waa iskadaawana kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @alvarodehaggioofficial7140
    @alvarodehaggioofficial7140 4 роки тому +47

    @boqorka Gambiska inta ku xeran dhac ku siya like and love ❤

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 4 роки тому +38

    Always when you are eating or drinking Use right hand and that is the sunnah of our prophet guys🔴

  • @ismaacilaxmed3043
    @ismaacilaxmed3043 4 роки тому +11

    Asc asxaabta aan jacelahay waxan niga codsanaa inaa like iisara

  • @naciimoidirisytr3340
    @naciimoidirisytr3340 4 роки тому +44

    Ameraka iyo iraan marke isdiyalan somali usoqaxa😂😂😂

    • @xaragoabdi5702
      @xaragoabdi5702 4 роки тому +1

      Yakushegay inay isdagalayan

    • @hanibintocali9477
      @hanibintocali9477 4 роки тому +3

      @@xaragoabdi5702 wey isku dhac san yihiin

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 роки тому +2

      @@xaragoabdi5702. Hada mareykanka dhowr xarumood po uu Ciraaq ka deganaa laduqeey. Hmm sheekada socoto mid fiican ma u eka ILLAAHEEY kheer ha keeno.

    • @maryanruun1413
      @maryanruun1413 4 роки тому +1

      naciimo bint idiris Ytr isoboqo wll

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 4 роки тому +1

      aniiqa waxaa raaba ina amereka laagaraaco ilaaho amireekan isoodeer iraan haagaaraacdo ku buulada dhan amieeeka menisota newyork taxas los anjiles amiin dhaa amiin ha deekale amireeca baad raacsantehen

  • @sarahassan3390
    @sarahassan3390 4 роки тому +19

    Can you please show as how to cook this sea food???

    • @maryanruun1413
      @maryanruun1413 4 роки тому

      Sara Hassan walashey isoboqo

    • @Ghost-pr4hm
      @Ghost-pr4hm 4 роки тому

      Maryan RUUN maxaa ku hayaa.. qac miya tahay isoqabo le ku hesaa

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 4 роки тому

      Âkhaÿaãr Bèeźâńï kkkkk isoo boqo waaye not iso qabo you tube keyga soo booqo means

  • @sahramohamed8742
    @sahramohamed8742 4 роки тому +6

    Cuntada intee macaantahay inta aan kafahmoyaa allaha nii daaweyo

  • @adnanabdalla8374
    @adnanabdalla8374 4 роки тому +24

    Sxp kadaa prankiga xaaskada only talo Lee waye no more🤦‍♂️

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 роки тому +39

    ani waxab iga gadan muuqaalka muqdisho heeska reer xamarka waa wadaniyiin walahi ani ma ka dhalan lakin runtaa fiican somaliyeey

  • @Whosthiswarya
    @Whosthiswarya 4 роки тому +8

    11:01 my best part of the video wallahi
    Barabaro weenko😂😂😂😂😂😂

  • @yuosphofficial5467
    @yuosphofficial5467 4 роки тому +11

    GabreemaYo walhi waa Daacad 😂😂😂

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale 4 роки тому +19

    Hadaad Comments arkti fadlan #like and #Subscribe ii Saar wll
    Ifkaa lagu yahay wllo 💕💕

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +21

    *Aboowe iyo abaayo*
    Subscribe igu sharfa🙏

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 4 роки тому +10

    Esh walhi gabar maayo waa marwo fcn .. mrkuu dhaho Kan ma ficno waxay dhahysaa wax Kle baraawee
    Keep going gabar maayo

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 4 роки тому +4

    Gabdh maayo is back again ❤️🥰👸🏻✅🙏🏼

  • @yusufofficial2638
    @yusufofficial2638 4 роки тому +10

    Yes yes always happy to see you guys together 💜

  • @marwahamud7022
    @marwahamud7022 4 роки тому +5

    Ani xata kulaha wana cunosa gabar maayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxdiamond8887
    @ubaxdiamond8887 4 роки тому +13

    Anyax waa cayne brn bara weyne meshana sosarty kulaha boqorka🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohamedyuusuf2896
      @mohamedyuusuf2896 4 роки тому

      🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣daacad uqoslay wlhi baranbaro wayne halkan soo saaraty kulahaaa

    • @maryanruun1413
      @maryanruun1413 4 роки тому

      Ubax Diamond abaayo isoboqo

    • @maaidakhaatumo1407
      @maaidakhaatumo1407 4 роки тому

      Ubax Diamond 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      Anyax cunow way dhaaftay waxay maray saa ciyaartu baran baro way naatay 🤣🤣🤣🤣

    • @sacdiyacali7287
      @sacdiyacali7287 4 роки тому

      Baran baro maaha ee waa aargoosato baa ladhahaa afsoomali

    • @wiilsiwanagyre2455
      @wiilsiwanagyre2455 4 роки тому

      😂😂😂😂😂

  • @abdulrahmanjimale2220
    @abdulrahmanjimale2220 4 роки тому +4

    Waxan ku farax sanahay in ay no so labatay gabar manyo hada ayu channel ka nura wayo cadnan kaligis marka u wax dubaya ma jeclin ugu danben wan farax sanahay so sax ma aha saxibayaal mahsanid gabar manyo 100/100🙏🙏🙏🙏

  • @sayidhashi9600
    @sayidhashi9600 4 роки тому +47

    *DHMANTIN WXN IDIN RAJEYNAYAA CIMRI DHEER IYO CFIMAD TAAM AH **#SOMALI* ❤

  • @idilali6456
    @idilali6456 4 роки тому +2

    Welcome back thanks gaware manyo 🥰❤️❤️

  • @Seey667
    @Seey667 4 роки тому +5

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh wax laga cabsanayo ayaa cunoosiin wlhi waa iga qoslisen guys waxa maskaxda ah xun waaye inta kale qatar waaye

  • @Itsnajaxey
    @Itsnajaxey 4 роки тому +40

    Yessss Ghabar maayo weyno so labatay.❣ lkn wey is badashay mise anaqa u gabno?

  • @queenfarah4403
    @queenfarah4403 4 роки тому +3

    😂😂😂 Xamar Weyne Kuso Dhuumo Boqorka Gambiska

  • @BurcoTv9132
    @BurcoTv9132 4 роки тому +1

    I was not having a God day
    Then I watch your video my day be came better
    Thank you Boqorka and Nawaal

  • @maxamudomar6836
    @maxamudomar6836 4 роки тому +21

    boqorka Gabiska : mcny Anuka anuka lee maahinooo
    Gbr maaaanyo : haaa kulahaaaa …

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 4 роки тому

    welcome back gabarey Mayo we really miss your video with boqorka ganbiska plz plz plz do mot leave your family, you are very good to be with your family......

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 4 роки тому +8

    Ceeb waryaa xaaskaaga lama dhaho cuntaada marax waaye

  • @yoodleali1366
    @yoodleali1366 4 роки тому +1

    Gabadha laydhka kadaa dhoorayow ceeb waaye qof cunto kuusameeyay lamadhaho mawacna
    Diiniyan sxb hadad fahmiweydo cuntada iska dhaf xaaskaagana
    Usheeg in si aanay kuufahmin
    Haday hooyadaatahay ama
    Walaashaa
    Qof ehelkaaga ah cidkasta
    Respect full

  • @fooziyaxuseen6291
    @fooziyaxuseen6291 4 роки тому +15

    Gewer Mayo. Masha Allah manta aanku arki wan kufarxi run ahanti hada kadib sidanle isku xijab

  • @anigaadiga4374
    @anigaadiga4374 4 роки тому +5

    Gabar Maanyo ninka caato Fitness 🏋🏽 ubilow 💪🏽

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 роки тому +1

    Soomaalidu waa reer baadiye anoo kale ah bahlaan uhysanaa hilip geel io canjeero kma badino lkin cuna cajiiba cunaysaan baahibaa igu disheen wlllahy😍😍😍hore usocda lmaane qurux badan

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 4 роки тому +9

    That looks delicious 😋 Mashallah

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 4 роки тому +10

    this guy is so lucky his wife is cheif and beautiful too 👌

    • @krosskadidi9158
      @krosskadidi9158 4 роки тому

      "chief" 😆🤣🤣🤣🤣😂😄😊😁😅

  • @nimcoqurux9865
    @nimcoqurux9865 4 роки тому +2

    Aniga Gaajo Kasto I Haysa Bahalahan Anigaba Lafa hayga U Baqan Lahaa Wlhi

  • @nimcobeautyandcooking9624
    @nimcobeautyandcooking9624 4 роки тому +1

    Asxabta Boqorka gabiska iyo gabar mayo isoboqda jannal keeyga waa codsi

  • @mohamedxashi6354
    @mohamedxashi6354 4 роки тому +1

    Boqorka gamiska iyo gabreey manyo wish you long life

  • @suheybsheikhahmed1891
    @suheybsheikhahmed1891 4 роки тому

    boqorka gambiska horey kuma dawan jirin lkn walhi wad iga qosol siisay intan vedioga dawanaayo dhan qosal wan isku celin waaye keeep going sxb dadka caaydooda iska dhaaf ha daneeynin

  • @hassovinhoofficial9887
    @hassovinhoofficial9887 4 роки тому +2

    gabarey maayo boqorka gambiska keep goin waan idiin tageeraa wlhi

  • @yuosphofficial5467
    @yuosphofficial5467 4 роки тому +9

    Hhh prank iga, dheh
    don't be angry GabreemaYo just joking 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohazmaadow8652
    @mohazmaadow8652 4 роки тому +1

    Heesta dhamaadka iyo bilaawga idinsaaran ubaahnahay fadlan yaa qaaday

  • @frtaahmed6577
    @frtaahmed6577 4 роки тому +1

    Masha Allah family qorox badan boqorka Gambika iyo gabar mayor iskuwara Amiin 💑✌

  • @boqoradabarakaysan2648
    @boqoradabarakaysan2648 4 роки тому +8

    Gabarimayo❤️❤️😍😘😘🇸🇴🇸🇴

  • @xXXangelofdarknessxXX666
    @xXXangelofdarknessxXX666 4 роки тому +4

    When Somali people eat seafood instead of fish 0:10

  • @suheeequeen4420
    @suheeequeen4420 4 роки тому +4

    Hhhh cadnan maskinta mxa sas u yele gabar mayo dacad waye wllhi😚💔💖

  • @teamfreezer9692
    @teamfreezer9692 4 роки тому

    Goorma Boqorka kambisga wan kutageraaa sxb keep going

  • @anabali6451
    @anabali6451 4 роки тому +2

    Masha Allah welcome back gabar manyo 😍💞

  • @kingkeita4873
    @kingkeita4873 4 роки тому +1

    Boqr ka gambiska cunto cunoow 100% keentay wlhi 😂😂

  • @aboodieazy5633
    @aboodieazy5633 4 роки тому +2

    19.25 qufki kuqusle like😂😂

  • @Naciima21
    @Naciima21 4 роки тому +2

    Gabarmayo iyo boqorka gambiska waan idin salamey

  • @mohadhific3343
    @mohadhific3343 4 роки тому

    Boqorka gambiska respect xaaskaaga bro

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed 4 роки тому

    Gabarey maayo kowdii qurux bey eheed lkn hda maxa ku dhCy kimiko mey isku tabaty
    Cala kuli xaal family qurux bdn masha Allh

  • @saalahhimmo172
    @saalahhimmo172 4 роки тому

    Boqorka gambiska iyo Nawaal weey isa soo nacooyaan wallhi waalaga dareemaa

  • @imancadeychannel4457
    @imancadeychannel4457 4 роки тому +1

    Masha allah may allah blees ur beautiful family adan dont make nawaal angry b gentle

  • @saabiryaare9934
    @saabiryaare9934 4 роки тому

    Waaaw gabarey maanyo waan u xiisay tageera yaashada ayaan kamid ahay like dhac iisii

  • @yusufibrahim1496
    @yusufibrahim1496 4 роки тому +3

    Gabarmayo boqorka gabiska keep going 🥰

  • @maxamedyuusuf2710
    @maxamedyuusuf2710 4 роки тому +3

    Waaan dhow nahey sxb adnaaan iyo dumaaashideyda gawarey maaayo

  • @shugrimaxamed5191
    @shugrimaxamed5191 4 роки тому +1

    Gabarey mayoo aadbey uucatowdey qaalii mawalacdey yaah manshalh indhaweyd kumaan Arag loof bn idinku ahay caafimaaad kuwaara

  • @blinder9654
    @blinder9654 4 роки тому +1

    Boqorka cuntada buu taa wuuna caynaa 😂😂😂

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 4 роки тому +3

    Gabar maayo waaa dacad wn ku jeclahaya abaayo iyo boqorkeeeda ilahay ha ni xafido keep going beautiful 😍❤️❤️❤️😍from 🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @rahmasouleiman2867
    @rahmasouleiman2867 4 роки тому

    Mshaaa Alla my respecte welcome back gabar mayo nosoo noqatay

  • @iimandagan7457
    @iimandagan7457 4 роки тому

    Boqorka gambiskaaa lagu dhahay salaaman tahay baran baro weeyn inta no kentay kula ahaaa kkkkkkk

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 роки тому +1

    Wel come back gabarey manyo

  • @anu_mahmeit_hassan345
    @anu_mahmeit_hassan345 4 роки тому +1

    Waxa leee cunyan angana Waa gaa jonatina marka soo duceya inuu allha naka saro bahaida iyo inuu allha kaa dhigo muqdisho nabada iyo barwaqo amiin dhaha allowa nabada noga dhiga muqdisho amiin dhaha inti muslima iyo inti somalia 🇸🇴 plZ

  • @ZahraAli-ru2zd
    @ZahraAli-ru2zd 4 роки тому +1

    Masha Allah gabarmaayo quruxlee baa tahay waalikaa ba waa qurux badaneet lkn mirkaa xijaabka ayaa qurux kaakasidhikaayo masha Allah

  • @flishah6812
    @flishah6812 4 роки тому

    🤗Waaaawww welcome back gabarmaanyooooooo miss ya a lot sis🥰🥰🥰❤️

  • @hodanmohamud.d834
    @hodanmohamud.d834 4 роки тому

    Boqorka gambiska dhibka ka daa gabaray maayo waa qof fiican gabaraymaayo waxaan ka sugaynaa inaad prankii kusoo samaysooo boqorka gamiskaa ka soo aar❤️❤️

  • @siyaadbilecabdulahichanelg5953
    @siyaadbilecabdulahichanelg5953 4 роки тому +1

    AK has war waxaan cunaya wixii Shiinuhu cunijiray Gaalo Ayaatihiin Ilaahy hadin Cadaabo ileen Ilaahay ayaad ku caasideen

  • @chanaalkasomaliqoys9814
    @chanaalkasomaliqoys9814 3 роки тому +1

    Inta aan waxaan cuni lahaa wallhi leeleefoow inaan cunu iga fiican runtii

  • @shakaalmediaofficial5164
    @shakaalmediaofficial5164 4 роки тому +1

    Woow mash allah keep going pro

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 роки тому +8

    BOQORKA GAMBISKA GABADH MAAYO YADOO LEH WAA DHARAG SANAHAY AYEY CUNISAA MACASRI CUSUBA

    • @ashashego3474
      @ashashego3474 4 роки тому

      Gabarey Maniyo waa is ilaaliney sidii hore ma ahan daacad hadhoow ey ka dhergey

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 4 роки тому

      @@ashashego3474 maxay iska ilaalinaysaa walaal

    • @maryanruun1413
      @maryanruun1413 4 роки тому

      APDULRAHMAN APDUlLAHI wll isoboqo

  • @hoodoayandiamondofficial5971
    @hoodoayandiamondofficial5971 4 роки тому +2

    I want eat this sea food but I don’t how to make for real 😭😭 gabar waayo restaurant geen ka heli kara am from Columbus Ohio

  • @slmafaysal9853
    @slmafaysal9853 4 роки тому

    Soomaaliland ayay nabadu talaa💕💓💓😘😍💝💘

  • @maryanabdulahi8517
    @maryanabdulahi8517 4 роки тому +1

    Masha allaah gabar maayo maanta vedioga waan uu noo shidanyahay.

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 4 роки тому +10

    Alle amarkii Gabadhan waa jeclahy 🙏

    • @maryanruun1413
      @maryanruun1413 4 роки тому

      Ahmed yusuf wll isoboqo

    • @Ghost-pr4hm
      @Ghost-pr4hm 4 роки тому

      Naag laqabo aya ledahay wan jeclahay 🤦🏼‍♂️🤦🏼‍♂️🤦🏼‍♂️

    • @ahmedyusuf1419
      @ahmedyusuf1419 4 роки тому +1

      @@Ghost-pr4hm bro ereyga jcl sida bulshada hada jogta u dhigtay uun ha u fahmine micno asal ah oo somali ah ayuu leeyahy.
      Waxan filaya inad fahanyy waana ogahy inaa la qabo wllky Adnan laftiisa jclahy

  • @nmahmed6063
    @nmahmed6063 4 роки тому

    Boqorka gambiska qab qable😂😂😂love you nawaal salaan qaali ah Adiga iyo caruurtada odaygada Masha alaah

  • @umelyas3054
    @umelyas3054 3 роки тому

    حبيبي عدنان كيف حالك انا اتابع فيديوهاتك كامل كل مره تحياتي لك من اليمن محمد سالم

  • @hibanura6086
    @hibanura6086 4 роки тому

    Gabaray maayo aad ayaa u qorox badanthy xijaapkana waaba ku see qurox badnaady Masha Allah 🥰🥰❤❤

  • @boqoradabarakaysan2648
    @boqoradabarakaysan2648 4 роки тому +5

    Gabarimayo❤️❤️❤️❤️

  • @asmaabdalla9409
    @asmaabdalla9409 4 роки тому

    Wlhi video ay gabar maanyo kula joogto uun raadin jiray wlhi ku dhaafi jiray ma dawan jirin mrka kaliga ahyd cawa farxee 🤗💖omg you back sweetie 😚

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +4

    *Love you gabareey maayo* ❤

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 4 роки тому

    Maashaa alaah gabadh wanaagsan ayaad qabtaa ee si fcn u hayso ha dayicin wllo aayan igu salaam

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 роки тому +7

    war nabaal naxaa kaqaldab wijigeeda mudo aa iigu dambeysi mafiirsanin ayaamahanee maxa kaqaldan isbadalaa ujeedaa ee ma u jeedaan .

  • @fadumaden3284
    @fadumaden3284 4 роки тому

    Waxan layabay UA-cam wuxuu noqtay mel laga tuugsato war somaliyay camal kale yeesha an UA-cam ahayn like isaar lee yeerayso

  • @umuyahyeheydar6087
    @umuyahyeheydar6087 4 роки тому

    Yes waa rabnaa inaaa video adiga oo cunta karinaayo inta igu raacsan like👍🏽

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 роки тому

    Please Gabarmaayo tell us how you cooked it
    It looks delicious 🥰🥰❤

  • @newage1393
    @newage1393 4 роки тому +2

    Gabarey maayo waxano kaley la xanaaqe maalin walbo furiin kama bixi karnee ciyarta naga daa😂

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 4 роки тому

    Kkkkkkk jecliyaaa markaa ilafadhidaan Isku waara abidkiin masha Allaah may Allaah bless you beautiful beautiful family 💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ainashmohamed2886
    @ainashmohamed2886 4 роки тому

    Gbareey maanyo love u adnaan izka soo furwn ku aroozaa

  • @fs5830
    @fs5830 4 роки тому

    Masha Allah nawaal waxa tahay gabar wanagsan hadana nasiib badan cadnaan waa wiil qalbi wanaagsan mar walbana faraxsan ilahey ha idin xafido idinka iyo caruurtina

  • @qaalilifestyle5502
    @qaalilifestyle5502 4 роки тому +2

    Wllayaalow 200 ii dhiman please ii buuxsho waxaa jeceshahay si fudud Allah kuu siiyo

  • @munasarmohamed6476
    @munasarmohamed6476 4 роки тому +1

    Mukulaalow 😅😅

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 4 роки тому +1

    Team boqorka ganbiskaa please isaar subscribe

  • @walaaldhiijey4175
    @walaaldhiijey4175 4 роки тому

    Boqorka gembiska gabar maayo prank haku sameen yey naga tegine

  • @maidaabdulrazak1558
    @maidaabdulrazak1558 4 роки тому +1

    Keep going guys really love u, welcome 🔙 gawarey manyo❤ love buraaaan boom boom

  • @zalaandeyr8009
    @zalaandeyr8009 4 роки тому +1

    wakana intan waxa kuujooga baranbaro weynaa ku zaran ku lahaaa😅😅😂

  • @mubaraksakaro9522
    @mubaraksakaro9522 4 роки тому +2

    Big respect for u adnan and nawal

  • @jeeypop9847
    @jeeypop9847 4 роки тому +2

    Ayaa alaha cafiyo gabadgena wan jeclahy aya wan u xisnay ader alaha ha ka qado xanunka