Waligaa Xaaskaga Sadex Xili Ha U Tagin Hadii Kale Waad Ka Qoomameyn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
    Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

КОМЕНТАРІ • 204

  • @geenyomudugofficial7528
    @geenyomudugofficial7528 3 роки тому +10

    Asc waaan idinsalaamay dhamaan asaxaabta halkaaan kujirta waxaaan ahay walaashiin Rabat inay rajoooyinkeeeda karumayso wllo fadlan sabiskarayb iisaara waaad mahadsantihiiin

  • @faafintadiintaislamka1965
    @faafintadiintaislamka1965 3 роки тому +16

    Aad iyo aad baad u mahadsantahy wlll lakiin waxan ku waydiiyay haweenku kumajiraan miyaa waa ragoo khaliya iminkoo kale ninku xanuunsan maayo ee waxaa xanuusanaya xaaskii oo dawo u socotaa markaa ma utagi karaa wll

  • @zaki2777
    @zaki2777 3 роки тому +15

    biyaha cad oo-aad Loobadsado Maka Qayb-qaataan Dhererka Qofka
    Jawaab Wacan Dr💯💯💯💯

  • @dhoodimeer5702
    @dhoodimeer5702 Рік тому +1

    Dr waligsy labada hore maan cafin anoo gaajaysan iyo maalin walba subax salada kadib duhurka casarka man dayn karaaba 3 xas ayn leyahoo aad ayay ii jecel yihiin anoo galay ayaan arkayaba maxa a xala iminka

  • @mohamedtimacade5282
    @mohamedtimacade5282 3 роки тому +127

    Sxb dad somaliyeed ayaan wax u sheegaysaa wayna ku fahmayaan
    Halkii erey ayaad afar ama shan dhawaaq OO dhamaan isku micno ah ugu dhawaaqaysaa vídeo 3 ama 4 daqiiqo noqon lahaa ayaad dhawr iyo toban daqiiqo ka dhigaysaa
    Waxaan kugula talinayaa in aadan adna wakhti Iska lumin anana aadan naga lumin qarnigan aan ku jirno dadku wakhti ama dulqaad uma laha vídeo yo dhaadheer waxaa ka muhiimsan fariin gaaban OO aad muhiimada kusoo koobtay
    Somali ayaa ku maahmaahda hadal nin dheereeyay na mawada odhan nin gaabiyay na waxba kama tegin

    • @mustafeibrahim233
      @mustafeibrahim233 3 роки тому +9

      Sax wllky waan kuku tageersanahay halaso goobo

    • @rocksh7750
      @rocksh7750 3 роки тому +8

      hala sokobo fadlan

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 3 роки тому +6

      Sax

    • @somchess9869
      @somchess9869 3 роки тому +5

      niyow waad ila aragtay wlhi waan ka hadli rabay lkn commentigaaga arkay warniyow saas wax lagu ma raadiyee barnaamijkaaga wuu fiican yhy lkn adaaba nuxurkii ka dilaayo

    • @suldanceynte9992
      @suldanceynte9992 3 роки тому +3

      Hada ayan usooqori rabe waxad qorte.
      Wax weyn kaqaldan this guy.

  • @maimunahassan9599
    @maimunahassan9599 3 роки тому +5

    Asc Dr,mhadsanid jazakallahu kheir

  • @maxamedjarato4593
    @maxamedjarato4593 3 роки тому +5

    Mahadsanid sxb

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys3197 3 роки тому +8

    Waa run taasi waana mid aan anigu experience u leeyahay wax na ka soo arkay

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 3 роки тому +3

    Shukran brother

  • @inahassan6799
    @inahassan6799 3 роки тому +1

    Dr Talefon Lambarkaga Ayan UbahnhY E HadeY Macquul TahY isii Ama Mel An Kala So Xiriro IsheegPlz 🙏🙏🙏

  • @libanfarah7844
    @libanfarah7844 3 роки тому +29

    In Adeer Irsaaqadda Ilaahaybaa baxshee Si xun hau raadin,
    Hadaa rabto clipka ina dheerayso Macluumaadka badi Si daqiiqadaha kuugu dheeraadaan Lakin aadoo 5 min ku sheegi kara waxa aad soo gudbinayso inaad 10 min isla kala jiido oo warka kusoo celceliso oo jiijiido wax nuxur ah kuma jiraan,
    Hadii taas adan samayn karin please 2 youtube Samayso midna sidaada u dheeree midna soo koob warka nuxurkiisa taas waxan uleeyahay waxaa jira dad badan oo an waqti uhayn inay 10 minutes daawadaan midka dheerna an fiirsan karin

    • @najaxboqore989
      @najaxboqore989 3 роки тому +1

      😂😂😂😂wlhy anigu kan samir aan ku dhagaystaba ma ihi aan iska ga tago

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 3 роки тому

      Halkaad ku cararaysaa aduu

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 роки тому

      @@JIMCAALE__10 hhhhh

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 3 роки тому

      @@fadumodahir8667 😅

    • @hanadheykal8245
      @hanadheykal8245 3 роки тому

      @@najaxboqore989 🤣meshan wxa ka faiday miyaa

  • @cabdinaasircabdul9955
    @cabdinaasircabdul9955 3 роки тому +1

    mahadsanid walaal waan dhawahay

  • @jelanisheikhabdi5491
    @jelanisheikhabdi5491 3 роки тому +4

    Thanks Ustad

  • @inahassan6799
    @inahassan6799 3 роки тому +1

    Doctor Plz Iso Jawaab 🙏

  • @sabaaxmuuse5025
    @sabaaxmuuse5025 3 роки тому +2

    Masha Allah hormar wacan insha allaah

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Waad mahad santahay dr

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 3 роки тому +8

    Ad ba u mahad san tahay Dr

  • @yahyeahmed5954
    @yahyeahmed5954 3 роки тому +1

    Dr waxan ku weydiini looska asago ceerin ah mia lagu shiiday caanaha

  • @osmanmohamedmuhumed6229
    @osmanmohamedmuhumed6229 Рік тому

    Good advice

  • @bakarhassanchennal7335
    @bakarhassanchennal7335 3 роки тому +7

    Dr anigo kubad ku jabay aya ciyaaar kale ciyaaaray waxa igu war dambeysay anigo ogaal belaaayo waxan so kacay anigo biyo leygu rusheynaaayo ley tul daagan yhu ayan is arkay

  • @zaki2777
    @zaki2777 3 роки тому +4

    Aafada Marka Laga Hadho Malaga Yaabaa inay Dhibaatooyinka Ay-Sababto Kaa-Dabo yimaadaan Qaar Kamidi
    Jawaab Wacan Dr💓💓💓

  • @goodnewssomalichannel8510
    @goodnewssomalichannel8510 3 роки тому +32

    Dr adiga xaas maleydahay mase doob ayaa tahay waa inaa ku weydiinaa

  • @mahamedalmatari9637
    @mahamedalmatari9637 3 роки тому +2

    Wali baa wadaan

  • @alisamale25
    @alisamale25 3 роки тому +5

    Saaxiib, intan walawada garanayaaye wax kale ma haysa?

  • @mahadlaki4602
    @mahadlaki4602 2 роки тому

    Asc daryeel cafimaad waa idin salaame walaala yaal waxan rawaa in talo LA iiga siiyo xowinta

  • @ahmedzaki4849
    @ahmedzaki4849 3 роки тому +8

    Wll wxn ahay wllkin oo nolosha heer Zara kahaleh 😘😘😘

  • @tiirri
    @tiirri 3 роки тому +14

    Asc maanta aniga ayaa oogu horeeyo baan jeclahay. Waa idin salaamay inta ku xiran chanelkaan ee caafimaadka sideyda camal.

  • @nuuhali2092
    @nuuhali2092 3 роки тому +2

    Ma heli kari weyday wax kale oo aad kaga hadasho? Tani waa talo aan caadi ahayn oo aan ku habboonayn. Waa inaad la seexataa naagtaada wakhti kasta oo ay ku haboontahay ilaa iyo inta aysan ku jirin wax caado ah.

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 3 роки тому +3

    Sad Noogu Faaidaysay Ale Hakuugu Faaideeyo Dr E

  • @cabdiraxmanxasan756
    @cabdiraxmanxasan756 3 роки тому +1

    Waad mhadsntahay wll

  • @mohamuddahir3386
    @mohamuddahir3386 3 роки тому +6

    Haddii àad doonaysid inaad arrimo ka hadashid waxaad sheegtaan iyaga oo qodobaysan laakiin waxaad ku soo celcelisid isla hadalkii waxaana is iri waxay kàa tahay wakhti ku dhameey wax loo baahanyahay ma.ahee. Toos mawduuca àad ka hadlaysaa intaad qodobaysid ka hadal oo durbadiiba Iska gabagabeey.

  • @abdirashidmohamed3182
    @abdirashidmohamed3182 3 роки тому +3

    Adoo,mahadsan dr omar hajji

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +11

    Maalin Cad
    Cadraddu Hadey Rabto maya
    Miyaa La Oran ?
    Wa hadii gabdhuhu Yeelaan

  • @saadaambassa9799
    @saadaambassa9799 3 роки тому +2

    Aniga wllo gabar banahay

    • @saadaambassa9799
      @saadaambassa9799 3 роки тому +1

      ????????

    • @ccjubba2693
      @ccjubba2693 3 роки тому

      Ninkaaga ka ilaali shaaftada badan si uu San
      u dhammaan timihuna uga cararin🤣🤣

  • @hassansaas2935
    @hassansaas2935 3 роки тому +14

    Dre adiga aabaha siigada ayaad ahedan umaleynaa oday hore osoo jabay ayaad u egtahay keep going dre

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 3 роки тому

      Hhh

    • @kafuhaaji2573
      @kafuhaaji2573 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂

    • @JIMCAALE__10
      @JIMCAALE__10 3 роки тому +2

      xataa hadii ay tahayba sidaa Aad hadalka u dhigtay nin ragga ayuun baa ka hadla hadimada uu shay leeyahay hadii uu soo maray oo wey yartahay nin ku dhiirada ka hadalka ficilada qaar

  • @Maaliabdalla
    @Maaliabdalla 3 роки тому +1

    wad ku mahadsantihiin video gan qiimaha leh. wa in loo faaiideeyo dadkeena soomaalida ah markasta wana sababta an u bilaabay channelkayga cusub. show your support

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 3 роки тому +2

    Laba daqiiqo mahaboona Ku soo dhameesay sxb soo gaabi sxb

  • @cabdicasiismaxamed939
    @cabdicasiismaxamed939 3 роки тому +4

    Dr suaashayda kama soo jawaabtid dr waxan ahay wiil waxan kaa codsanaya inaad iga siiso waxan dr kumatagaa gaadhiga mxa xal ah ee aan iskaga daawaynkaraa waayo dhib ayay igu haysaa

    • @mursihaibe9302
      @mursihaibe9302 3 роки тому +1

      gaadhi in badan wado hada helayso mesha shidaalkana ka ag dhawow badanka insha allah
      wad la qabsan doonta caanaha iyo waxyaabaha caloosha jilciya iska yare

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  3 роки тому

      Cabdicasiis wll xanuun maaha arintaasi lakin waxad sameysaa hareeraha ha eegin ee haga hore ayuun bad eegi insha allah

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 3 роки тому +1

      Kkkk wll waa dhibta aniga ahaysata isku mid nahay

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 3 роки тому

      Aniga kula mida awal safarada ayaan ku wareeri jiray hada mid aan wato waxaan ku dareemaa xoga lablabo
      liimo dhanaanta dhuuq isku arki maysid

    • @Moha-mf2sv
      @Moha-mf2sv 3 роки тому

      hhhhh sxb superka tank gariga halmar jiid ama sanka saar way ka ba ee

  • @kadarzesomalia4314
    @kadarzesomalia4314 3 роки тому +1

    ماشاء الله جميل جدا

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 3 роки тому +4

    Walaalayaal like iyi subscriber igu caawiya

  • @zaki2777
    @zaki2777 3 роки тому +5

    Aafadu dhibaatooyin Laga Dhaxlo Qaar Ayaa Horay usoo Muuqda Qaarna Dib Ayay Kasoo muqdan Kawaran Qofka joojiya isagoo qaar kadhaxlay Malaga Yaabaa inay qaar Dib Kasoo muqdan
    Jawaab Wacan Dr💓💓💓💓

    • @abdiqer6269
      @abdiqer6269 3 роки тому

      Hade ad jojosaaa wax kadaba imanayaa malahan

  • @loulaahmed5215
    @loulaahmed5215 3 роки тому +3

    Asc

  • @maahir_mahamad
    @maahir_mahamad 3 роки тому +2

    maahir

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 3 роки тому +2

    Waaa marka ugu macaanba Dr dhididka dhafoorrkaaga kasoo baxa wajigeeda ayay ku dhacayaan markaa niyow wax maaquula la shir imo haynaga xumayn xisaabadka saxiib qaali! Haynaga jiidhin inta aan noolnahay aynu ku raaxaysano waxa ilaahay inoo jideeyee

  • @cabdinasiryaasincilmi5768
    @cabdinasiryaasincilmi5768 3 роки тому +3

    szb wax ay dad badan ka xishoodaan baa noo faaah faaahisaa masha aalh

  • @hanaldo8811
    @hanaldo8811 3 роки тому +6

    Dr hadey tahy malin robad dhibato Miyan kala kulma

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 3 роки тому +9

    Thankz Dr 💟💟💞💞💞😂

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 роки тому +1

    Shukarn wall

  • @mohamedjanagale55
    @mohamedjanagale55 3 роки тому +5

    Video Waqtigiisa Soo Koob
    Muhiimada kaliya ka hadal
    Hal eray 5 mar haku so celin

  • @mursalcaadle5224
    @mursalcaadle5224 3 роки тому +6

    Soomali baan ahay

  • @aliqaasim305
    @aliqaasim305 Рік тому

    Wll watisupkaaga iso dir😢 cabasho yer aa wataaye,

  • @dhulyuus
    @dhulyuus 3 роки тому +2

    Waxkastoo dadka waxyeelo u ah Illaahayna quraankiisa inoogu sheegay waxan aad ka hadlaysa ama waa khuraafaad Illaahay ma odhan xaasaskiisa maalintii ha u tagina ama dhibaatayleedahay ee ninkaagan dawakhsanoow dadka khayaaliga kalatag

  • @humble_boy_0013
    @humble_boy_0013 3 роки тому +8

    Macalin 3da waqti hadaan shaafteen anigaaba xanuunsanaya😂😂😂😂

  • @jimcaaliyare5415
    @jimcaaliyare5415 3 роки тому +3

    Waan fahannahay lkn dhibka jira ayaa ah gabdhihii ayaan sheekadaan laga aqrisaneen hadii aad dhahdo sidaa ayaa wax u jiraan maalintaas ayaa kuuvu dambeysay wayna kaa tagee.
    3da xili aad sheegtay waaba xiliya badanaa kulanku dhaco sxb xal kale raadi

  • @abdirashidmohamed3182
    @abdirashidmohamed3182 3 роки тому

    Asc dr waxaan rabaa in aan ku wediiyo su,aal

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 3 роки тому

    Mahasanid guul ayan kurajaynayaa

  • @cabdixakiincali2831
    @cabdixakiincali2831 3 роки тому +1

    Aadbaad uma hadsan tihiin

  • @bashkabalcad2234
    @bashkabalcad2234 3 роки тому +4

    Mhd sanid wll jir oo joog abid ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @أبوبكرالصديقيوسف-ز7ج

    Mahad sanid mahad sanid Dr: kuwii xaaska lahaa iyo kuwa kaliba wayka faa iiden

  • @hassankadar6171
    @hassankadar6171 3 роки тому +5

    Haa runtii waa run lama badsado hadii kale walee hadh cad hurdoon 😆😆😆😆😆

  • @nimoosman3406
    @nimoosman3406 3 роки тому +3

    Dr suaal
    Qof aan dareenkisu kacaynba maxa lagu daweyn kara

    • @Abdimahat16
      @Abdimahat16 3 роки тому +1

      Horey muu u qabi jiray cilda dareen dhumida ah mise mardhaw ayuu isku arke qofka

    • @nimoosman3406
      @nimoosman3406 3 роки тому +1

      @@Abdimahat16 may wll waa mid imika ku timi in dhaweyd

    • @Abdimahat16
      @Abdimahat16 3 роки тому +3

      @@nimoosman3406 Luminta Dareenka waxay ku dhici kartaa sababo badan oo kala duwan, qaar nafsiyan ah iyo kuwa kale oo jireed. Sababaha ugu Caansan Ee Keena waxaa kamid ah walwalka, niyadjabka, walbahaarka iyo isku kalsooni darada, iyo wax Yaabo kale, Ogow Daweyntana Wey Kala tahay Sida in la ogaado qofka jinsigiisa iyo Da,diisa

    • @nimoosman3406
      @nimoosman3406 3 роки тому

      @@Abdimahat16 thanks wllkey Mahadsanid

    • @nimcosayid958
      @nimcosayid958 3 роки тому

      Looska iyo costada ubadi hadii kle dhakhtar gee

  • @maxamedxassan2470
    @maxamedxassan2470 3 роки тому +1

    M.a

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 3 роки тому +2

    W

  • @shucaybapdi612
    @shucaybapdi612 3 роки тому +8

    Dr biyaha raga imisa daqiiiqo kuso baxan marka aad cafimad qabto🙏

    • @shaaficibaaruud9142
      @shaaficibaaruud9142 3 роки тому

      15 daqiiqo ilaa 18 melahaa cafimaad kaagu markuu taam.yahay

    • @abdinormohamed6041
      @abdinormohamed6041 3 роки тому

      @@shaaficibaaruud9142 hhh maad walantahay nio 10 mint dheh ama ka yar 8 mint anu germany ba joga dhaqtar bana weydiyay sas buna igu yiri

  • @muhsinmohamed1836
    @muhsinmohamed1836 3 роки тому +2

    Run waye zxb

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @maxmuudkorodhi4059
    @maxmuudkorodhi4059 3 роки тому +2

    arintaa dumarku jiraan

  • @dhawrsanofficiall9575
    @dhawrsanofficiall9575 3 роки тому +8

    ta naag ah iyada waxba kama xaarantinimaysna miyaa video ga nin unbuu ka hadlaya naagta ma fasaxhaystaa iyadu

    • @subeyrgiriig5954
      @subeyrgiriig5954 3 роки тому +2

      Gabadhu maha qofka shaqaynaya wa lo shaqeyha thats why loga hadli wayey

    • @dhawrsanofficiall9575
      @dhawrsanofficiall9575 3 роки тому +3

      @@subeyrgiriig5954 hhhhhhhhh ma sidasaa asal dhe maxaa naga fiican jiif oo jaq

    • @razak1350
      @razak1350 3 роки тому +1

      @@dhawrsanofficiall9575 aheey abaayo alwaax ama loox camal iskaga jiifa waa la idiin shaqaynayaa

    • @dhawrsanofficiall9575
      @dhawrsanofficiall9575 3 роки тому +2

      @@razak1350 hhhhhhhhh hhhhhhhhh waa sidaa hawshiina qabsada

    • @razak1350
      @razak1350 3 роки тому +3

      @@dhawrsanofficiall9575 haye waan qabsanaynaa howsheena ee idinkana albaabada noo fura.

  • @xamdicumar3865
    @xamdicumar3865 3 роки тому +2

    Keep going

  • @hassansaas2935
    @hassansaas2935 3 роки тому +4

    Channel kaan siigo ma ahane waxkale kama shekeyo miyaa ani waaba yaabaye

    • @abdiqer6269
      @abdiqer6269 3 роки тому

      Sababto aaah dalanyarta somaliyed oo aya ubate afadaa

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 3 роки тому +8

    Nin aan xidhiidh joogtayn karin yaa haysan kara waa yaabe.

    • @Abdimahat16
      @Abdimahat16 3 роки тому +1

      Wa sax ama muuqo ama maqnaaw maxaa ka dhaxeeya?

    • @aliabdielmiaae2031
      @aliabdielmiaae2031 3 роки тому +2

      Hhhhhhh waxaad Rabtaan miyaa markaad ka dhamey saan in aad koo kale o cusub raa disaan. Cadow 2 Bo maahan waa idinka 😄😄😄😄😄

    • @nimcosayid958
      @nimcosayid958 3 роки тому +7

      Caaf maadka ninkaga ilaasho naa balayo kujoogtayse wamxay iman la aanta kuhaysaa

    • @user-il4vj5js7u
      @user-il4vj5js7u 3 роки тому +1

      @@nimcosayid958 😂😂😂😂

    • @zakimoha4795
      @zakimoha4795 3 роки тому

      @@nimcosayid958wax runta u shego ayey la dahay sxby😁🤣🤣

  • @muhammedali6484
    @muhammedali6484 3 роки тому +4

    Xaasa looga hortegi karaa biya baxa deg dega waayo wili maguursan waana isku arkay iiga jwb bls

    • @ahmedsaalah4729
      @ahmedsaalah4729 3 роки тому

      Anigaa kuu haya allabo aad kaaga anfacaya biyo baxa degdega ah.

    • @ahmedsaalah4729
      @ahmedsaalah4729 3 роки тому

      Kala xidhiidh:
      063 6442207

    • @najaxboqore989
      @najaxboqore989 3 роки тому +4

      😂😂😂oo mxd ku biyo baxday hadaanadvguursanba

    • @hassankadar6171
      @hassankadar6171 3 роки тому +2

      @@najaxboqore989 adigu kugu biyo baxay 😆😆😆

    • @كشفالحقائق-ع4ن
      @كشفالحقائق-ع4ن 3 роки тому

      Waxaa looga hortegi karaa shaah cibista in aad joojiso ama katagtid

  • @fowziacookingchannel5026
    @fowziacookingchannel5026 3 роки тому +4

    I want for you where am I

  • @Zay-d4z
    @Zay-d4z 3 роки тому +1

    Dr Su aal dareenka badan maxaa lagu yareeyaa?

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 роки тому +7

    O ilaa ragu waxba kuma noolaba🤣🤣🤣🤣

  • @fiicaneycabduraxman869
    @fiicaneycabduraxman869 3 роки тому +1

    Isoo booqda waa walaashin

  • @sabaaxmuuse5025
    @sabaaxmuuse5025 3 роки тому

    #DEQAYAZINOFFICIAL

  • @ahmedsaalah4729
    @ahmedsaalah4729 3 роки тому +2

    Halkan ayaad ka helaysaa fursado shaqo iyo kuwo ganacsiba.
    Haddaad tahay mid xiiseynaya fursadahan
    Kala xidhiidh:
    WhatsApp: 063 4706129

  • @abdirashidmohamed3182
    @abdirashidmohamed3182 3 роки тому

    Ee xagee kaas la soo xiriiraa wall

  • @صداميةوافتخر-ف5ح
    @صداميةوافتخر-ف5ح 3 роки тому

    boonbalo oo kasiman yihin reer galbedka iyo meshantagnay oo dhinaca caruurtod kuhayan oo weheshadan aba loosaro meel xata hadi hoyo iyo aabo fadareshin iskadhalan mid madow mid cad loowada keeno micna badan ooy katurjuman ilen labadaba waa uwada shaqeyay badawga maubadno sarirta hoosted geedo calen aan garaneyn riixan ueg beey gashtan kuwa muslimka oobadawga sarirta jodariga dhexdis kuwa badiyaha dhalo aba galas bey gashtan uba caadi intey sogoyan biyo salka uguridan hadu qalalana kukale iyo biyo kale kuwa galada badawga lasun ged qoyan midna sarirta jodariga dhedis hadu qalalo weyturta midna galada madbaqa darishada badi dhigta mel lamid haduqalalo biyo kale iyo ubax gale magalada labadadhinac boonbalayal wayabnay ubaxa ilasaxan haduqalalo iskatur hadana soogoso lacag kama gadno dhoritan kama rabyo farii baa kuhèli manadhaqeysid waqtina waaleyahay

  • @mahadlaki4602
    @mahadlaki4602 2 роки тому

    Xuwinta raga oojilacda wayo waxaa na ahay xaasle waxaa idinka baah naa talo walala yaal idinkoo madsan

    • @tvrunsheg6839
      @tvrunsheg6839 Рік тому

      Bro Ila so xirir Inshalah wan ku cawin inshalah❤

  • @sharmarkeibrahim50
    @sharmarkeibrahim50 3 роки тому

    Hhhhh jogtada cadi ma ahan

  • @farxaanmoha1692
    @farxaanmoha1692 3 роки тому +2

    Asc