Bro Cabdirashid Qaraare waad ku mahadsantahay heesaha qadiimka aad nala wadaagtid. Aan kugu darsado mid. Riwaayadan waxaa la yiraahdaa “TALO XUME TOL MA BADIYO” waa riwasyaddi ugu horeysay ee laga dhigo Teatro Nazionale( National theater) waxaa jiraa Ka ahaa ina adeerkey Walaal Xaaji Iikar LEEB (AHUN) atrishada magaceed ma xusuusto laakiin Maana ayaa riwaada loogu wacaayay. Sidaas ayaa Maan daranaa Maana aabahaa heesta loogu heesay ee sidaa ula soco.
thanks all ha ka tegin like iyo comment hadii aad ka heshay heesa banaadiriga ee youtubeka
abdirashiid qaraare
Waa ku mahadsan tahay sida mar walba aad noogu soo gudbisid heesaha banaadiriga
Heestii waa miirsaday ereyaddii abwaan aweys geedoow kaxankii axmed. naaji qolka cajaladaha radio muqdusho waxaa loo qabtay 1968 codadkii axmed naaji iyo aun feynustii fanka faadumo qassin hiloowle sidaas ogaada soomaalida cusubeey
Hesta gerarkan Ayaa ka Horeya Orax Waa ye Ugarasho Aan Ka Imid Ane iibkaan Aan So usaya Asili Onkan iga Goy xaji ikar leeb qadija maxamud
Kala barta codka faduma sh shoble Iyo aun faaduma qaasin
Maasha allah codkaan waa faaduma sheikh shooble ma ahan faaduma qaasin
Saaxib waa faynuustii fanka mama faduma Qasim hilowle
Cajabey cajiib mxn in badan raadiyay heestan 2020 yaa ila dhageysanayo
Ilaahoow u wada naxariiso Ustaad Axmed Naaji iyo Faaduma Qaasim.
Wadaa caleyk.... waa kuwaan heesihii xaragada galijiray!!!!!
Anna adleen ku magaayaa
Kuu murgoodayee
Maanta muraadkeeyga
Waan helee
Cabdirashid qaraare
Thanks brother waa dalabkayga
welcome
Riwayada talo xume Tol Mabadiyo waye Erayada Awees Geedoo Dinle
abid waa heesahii ugu fiicnaa ee banaadiri mahadsanid sxb qaraare
Yaa salaam ishcalaa hees two big legends al ustaad axmed naaji iyo feenuustii fanka fadumo qasin hilowle
Waaw Qaraare Xasuus Thanks Bro
Isku fil baan nahay heestan, the best.
Thanks qaraare hees caan ah oo la wada sugaayey aa keentay abaa
Hees waatan runtii waan raadiyey
Adaa mudan walal ilaa hadan dhagaysanayaa heestan mudo hore ayaan anoo yar xaafadeene radio ka maqley dibna uma maqal hada ka hor
Waayo waayo xasuus qaaliya
Wan kugu xeranahy sxbna
Waa hees caan ah oo loo baahnaay qaraare Mahadsanid
Anna manaankiisa u dhaafay meel iiga macaan aan helay oo miirkygu u roon waxaas aa kaa hees ah thanks
Waad mahadsantahay walal
Illahow u naxriiso abwaanka heestan alifay "Aweys Geedow Diinle" aabaha fanka Banadiriga
I love ahmed naji fadumo qasim alaah yaa rahma
Waxaan ku baashaali jiray 1987 xasuus wayn bay igu leedahay heestaan. Ankee maskaxdayda ayaa 30 sano ka hor ku laabata
Thanks qaraare
ذكريات جميلة ورائعة لا تنسي ابدا ابدا علي رغم من مرور السنين، ،،،، اللهم ارحم الشاعر المبدع اويس غيدو دينلي وفاطمة قاسم واطل بعمر الفنان أحمد ناجي سعت
Bbbbbbbbb 👌 👌 👌 okay qaraare mahadsanid 👌
moora xalaal ninkuu rabaa maada xunaa loo soo dhisayee
AAD IYO AAD BAAD UMAHADSANTAHAY ABDIRIRASHIID QADHAADHE, NIN REER WAQOOYIGA SOMALIYA AYAAN AHAY HEESTAN 20 SANNO AYAAN RAADINAYEY , WAA HEESTAAN UGU JECLAA SOMALIGA DHAMAAN, ALAAA YACISAK. CHANELKA HALA SUBSCRIBE GAREEYO, WAAN SHEER GAREEYAY, SOO BOOQDA HALKAN HADAA RABTAAN HEESO XIISO LEH, THANKS ABDIRSSHIID
Erayadii Aweys geedow diinle
Shimano as Shimano go ahe😍😁
Bro Cabdirashid Qaraare waad ku mahadsantahay heesaha qadiimka aad nala wadaagtid. Aan kugu darsado mid.
Riwaayadan waxaa la yiraahdaa “TALO XUME TOL MA BADIYO” waa riwasyaddi ugu horeysay ee laga dhigo Teatro Nazionale( National theater) waxaa jiraa Ka ahaa ina adeerkey Walaal Xaaji Iikar LEEB (AHUN) atrishada magaceed ma xusuusto laakiin Maana ayaa riwaada loogu wacaayay. Sidaas ayaa Maan daranaa Maana aabahaa heesta loogu heesay ee sidaa ula soco.
Ilaahoow u wada naxariiso Ustaad Axmed Naaji iyo Faaduma Qaasim.