SIDEEBAY KENYA ISUGU DHIIBEEN. CIIDANKA DOWLADU. MAY KAYNTA ISKAJOGAN AMA XAMAR LUG KUGALAAN. THAT MEAS AWELBAY DIYAARBA AHAYN.😅 TALAXUMADI XAMSE AYAA SOO URAYSA.
Isku dhaca xasan shekh iyo axmed madoobe .ma danaha qaranka miyaa la iskugu dhacay..mise dan shaqsi .oo xasan shekh dantiisa ah ayaa la iskugu dhacay. Dan shaqsi in laga dhigo dan qaran waa ayaan daro ..
War meeshan XAMAR ah. Dowlad soomaaliyeed kama Jirto waxaa ka Jira. Waa Kooxihii U.S.C ee Hawiye Action group oo Abaabulan Xasan dhiiqona Qabqable Qabiil u yahay.. yaan Lagu Kadsoomin, Dadkana yaan Qaldin.
500 kuur jubaland iyo xamar 570 km rasakanbooni waa 800km
Waa kenyaato soomaali wax u sheegayo iyo itoobiyaan.
Ma'leha dawlada wax masuuliyada iska leh cida weerartay ciidanka
xasan iyo xulufadiisa dulmiga kuweraray xaqudirirka halgama libaxyada jubalan dulmi fashile geesiyo guulaysta🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🔥🔥💪🇬🇲🦁🦁✌️🙏
Xasan dhiiqo ha dhaco ha dhaco😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😮ADEER TEENDADHI WAXAAN AHAYNI MASHAQAYNASO.AMA 1991 INAGU CELIYA.
ANNAGU WAA MIYIRSANEY. DAAROD DAMBO KALA JABANA MA ARKIDOONTAAN.
WAXBAA NABARTEEN.
Dadka reer jubaland baa doortay oo jecel axmed sheikh maxamed slaam
Masuuliyadda wixii ka dhacay. Raaskaambooni cidda leh. Waa Lawada Ogyahay. Waana Xasan gurguurte iyo kooxdiisa U.S.C. War Marxuunka Xamse Dhoohane Wax jira maaha. Waxbana gacmo uguma Jiraan.. hadalka Runta Halaga Sheego. Cidda masuuliyadda iska Leh Waana Xasan gurguurte.
War Badda. Ethiopia Waa Laga iibiyey. Ethiopia ayaana iska Leh oo Qaadanaysa. Maraakiibtii baddana. Wey keensanaysaa. Waana Millatery ( ACCESS ). Kiro maaha. Waa Laga. IIBIYEY. Iyadaana iska leh.
Wara waan jam nay ♥️
Haddii shacabka Soomaaliyeed aynan ka dhiidhiyin oo aynan tallaabo ka qaadin wixii ka dhacay Akara iyo Kambooni, Soomaalinimo iyo dawladnimo dhimatay
SIDEEBAY KENYA ISUGU DHIIBEEN.
CIIDANKA DOWLADU.
MAY KAYNTA ISKAJOGAN AMA XAMAR LUG KUGALAAN.
THAT MEAS AWELBAY DIYAARBA AHAYN.😅
TALAXUMADI XAMSE AYAA SOO URAYSA.
Ypu are right
You are right
Isku heyn maley masuuliyadu madaxweyne xasan shiikh baa iskaley
Waxba meel cidla ah yaanlagu warwareenig dhibaatadaan dhacdey masuul waxaa waxka ah waxaa masuulka ah waa madax weynaha
Xasan marabin in lasoqabto Axmad madobe ee wuxurabay wilasha somaliya inuu iskulaayo Wana xasuuqa ciidamada & shacabka xasuqoda Ayukucanyahay xasan cadawga dalka & dadka soomaaliyeed
EEDA WAXAA LEH XASAN GAWAAD XAMSE TIKTOK IYO ODAWAA BAA ISKA LEH GUULDARADA.
WADAHADALKII ANKARA.
Anigu waxaan qabaa in muranka BADDA ee ka dhaxeeya Somaliya iyo Itoobiya ay Itoobiya ku gardaran tahay sababtoo ah:-
1. Itoobiya weligeed waxay ku taameysay inay leedahay xeebaha Somaliya.
2. Itoobiya waxay ku xadgudubtay midnimada bad iyo dhuleed ee Somaliya iyadoo Somaliland la gashay wadahadal bad iyo dhul ku saabsan.
3. Itoobiya waxay diiday inay ka noqoto isafgaradkii Somaliland ee dhulka iyo badda Somaliya.
4. Itoobiya waxay dhulka Somalida soo gelisay Ciidamo badan oo dheeraad ah.
5. Itoobiya waxay leedahay "Ciidanka kalama baxayno Somaliya".
6. Itoobiya waxay leedahay "Masar heshiis difaac lama gelikarto Somaliya".
7. Itoobiya waxay heshiisyo gooni gooni ah la gashaa dowlad-goboleedyada Somaliya iyadoo an soo marin Muqdisho.
8. Itoobiya waxay diiday inay Qunsuliyadaha kala baxdo Puntland iyo Somaliland.
9. Itoobiya waxay isku hubaysaa qabiillo Somaliyeed.
Isku dhaca xasan shekh iyo axmed madoobe .ma danaha qaranka miyaa la iskugu dhacay..mise dan shaqsi .oo xasan shekh dantiisa ah ayaa la iskugu dhacay. Dan shaqsi in laga dhigo dan qaran waa ayaan daro ..
Xasan shiikh wuu la ogaa somaliland arinta bada ha u laynina wax cusub kii buu dhameystiray
War meeshan XAMAR ah. Dowlad soomaaliyeed kama Jirto waxaa ka Jira. Waa Kooxihii U.S.C ee Hawiye Action group oo Abaabulan Xasan dhiiqona Qabqable Qabiil u yahay.. yaan Lagu Kadsoomin, Dadkana yaan Qaldin.
Waxani maxay kuhadayaan xasansheekh waaladoortay laakiinse mala adeecay waa maya anaa amiir weeye maamuladu iskadaaya fakarka qabiilka aqoon yahan qabyaaladi buuxisay aqoontiisu waxba ma anfacayaan
Xasan waa ku xigeenkii caydiid weli ciil ayuu uqabaa daarood
Ciidanka qaranka ee jooga kismaayo waa la weeraro
somaliyeey dulli ku hel
ma dagaal uun baynu ku
jiraynaa
WAA BEEN SHABAAB LAMA DHEX MARIN, JUBBSLAND CIIDAN IYO HUB HADIYAD LOO SIIYO CADOWGA. JUBBALAND WAXAY LEEDHAHAY XIRFAD BADDA LOO MARO
HHHHHH DOWLADU HADDAY OGTAHAY MEESHA DHABAAB JOOGO SIDEE KUWA KEENYA AADEY UDHEXMAREEN.
CIIDANKA DOWLADA 15% SHABAABAY AHAYEEN.
Ninka wax ay fahansanyiin majirto camal daba dhilif raskanbooni waxay kaga duwan tahay xarumaha ciimada atmis ee dalka
Xasan waa dan biile waa dhul boob waa nin qabiilka daarood dagaal ku haya xasan waa ninkii dagaalada sokeeyay kaqaybgaly