FAADUMO IBRAAHIN BILAASH KU GUURSADA DUMAROW RAGGA FAQIIRKA AH (4039)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 100

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 6 місяців тому +8

    Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw.

  • @Keway603
    @Keway603 6 місяців тому +2

    SCW SCW SCW SALAM caleyhii calaa mahamad SCW AMIIM YAARABII nafaxasii dinta mama fatuma JANAH FARTOW ALLAH hakugeyo haka warawiyo AMIIM YAARABII

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 6 місяців тому +1

    Waa runteed maamada ilaaheey ha xafido . Maashaa Allaah.

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 6 місяців тому +6

    Qac ku filan wey gaartay islantii diinta ku ganbaneysay

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 6 місяців тому +2

    VIVA Fadumo Ibraahin🏅 🎉❤🎉

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 6 місяців тому +2

    Naagta sheekha sheeganaysa ha labaaro

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 6 місяців тому +1

    Shaydaamada markii ay dhehaysay ragga faqiirka ah ha guursanin dhowr aayadood oo Qur’aanka Mid ah ayay beenisay oo ku Gaalowday sida Aayada Wa ankixul ayaamaa minkum Aayada ku bilaabato

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 місяців тому +1

    EaLaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 EaLaay 😂😂😂😂😂

  • @DrismaaciilMaxamed
    @DrismaaciilMaxamed 6 місяців тому

    Faduma waa ruteed❤❤❤❤❤❤

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 6 місяців тому +1

    Gabadhaas waa allshabaab baay aheyd

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 місяців тому +2

    Guri hal qol iskula nooleyn hooyoyinkeen waana ku faraxsanen.

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed 6 місяців тому

    Asalamucaleykum _ walal qaali _ wa sax faduma ibrahiim _ aya sax san _ walal qaali waxa jiiro asxaabtii ( muxamadun rasuullaah ) saw scw scw qaar oo ah faqiir aha guursaday haweenka ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 6 місяців тому

      NAHAAB ALLE KA FURTAY NEBIGA CSW IYO ASXABTIISA HAKA BEEN SHEEGIN DULEYSTE DAYACE DAMIIRLAWE SHAQEYSTA XOOGA ALLE IDIN QABAYE FADM IBRAHIN IYO ADIGABA LABA JAAHIL AYAAD TIHIIN EE DIINTA SOO BARTAY

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤faa dumo guuleeyso

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 6 місяців тому

    Very High quality Lady From Somaliland
    Fadumi+Fanka Hadalka+Xikmad
    Other US Ak Shabaab Lady

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 6 місяців тому

    FADUMA IBRAAHIM AYAA SAXSAN. ❤❤❤❤❤

  • @sedson02
    @sedson02 6 місяців тому +1

    Habar Habar loo waayey wa habaar , ereygaasi wa ruun , xaqiiqo.
    Waad mahadsan tahay hooyo Faadumo 👍 .

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 6 місяців тому +1

    EEDO FAADUMO 😂🎉❤🎉WAA KU WATAA CAR YAA IGA KAADHIGA JEER AAN MASKIIINADAYDA ALLE YARI HELLO 👋 🤓😎🫡😇🫡🤓😎 LOADINGS

  • @MaxhamdCbdi
    @MaxhamdCbdi 6 місяців тому

    Scwscw scw want reintaa faaduma❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 6 місяців тому

    Xadisàn haya Rasuulka xadiiskahàya ayaayleedahay Beenta Nabiga kasheegeyso ayaakadaran

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p 6 місяців тому

    Mamo faadumo 🎉❤❤❤salute 🫡 👏 🙌 🙏 👌 allaha ku xafido

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 місяців тому +1

    Fad❤umo ibraahim waa rageedi

  • @IsseMohamed-pv8ey
    @IsseMohamed-pv8ey 6 місяців тому +7

    Yes yes yes fatouma❤🎉😂

  • @abdifatahshekeye9353
    @abdifatahshekeye9353 6 місяців тому

    Fatumo wayi saathay ❤❤❤

  • @MaxamedDev
    @MaxamedDev 6 місяців тому

    Yes faduma❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.EaLaay..EaLaay

  • @MusdhafibraahimOmar
    @MusdhafibraahimOmar 6 місяців тому

    Massha allah

  • @abdifatahshekeye9353
    @abdifatahshekeye9353 6 місяців тому

    Boqorada fatumo ❤❤❤

  • @MoustaphaBoutiques
    @MoustaphaBoutiques 6 місяців тому

    Faduma ibrahim way ku joogtaa 100kiiba 100

  • @nadranadra2130
    @nadranadra2130 6 місяців тому

    Asc Macallika lugewyow.
    Ma' weydiin kartaa qofta tiri ninka faqiirka ah yaan laguursan.
    Kaad guursatey maxoolo intee le' eg ayuu watay?

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 6 місяців тому

    Maamada ayaa ka saxsan shiiqada
    Wallaahu Aclam

  • @amina34436
    @amina34436 6 місяців тому

    Habaryartaybaa saxan fadumo from ssc

  • @BugsiyeBiixi-o9q
    @BugsiyeBiixi-o9q 6 місяців тому

    Waa runta walaal😂😢😮😊

  • @fowsiyaali3097
    @fowsiyaali3097 6 місяців тому

    Fatouma was runta❤❤❤

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedAbdicasiis
    @AxmedAbdicasiis 6 місяців тому

    Yes faadima ada saxan

  • @OmarIbrahim-f1f
    @OmarIbrahim-f1f 6 місяців тому

    Thanks Fatima

  • @AxmedXuseen-l7x
    @AxmedXuseen-l7x 6 місяців тому

    Faadumo waad mahadsan tahay

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 6 місяців тому +2

    Kkk suuuqi fadumo ayey so gashay
    Hadbaa haad kici

  • @FadumoAman
    @FadumoAman 6 місяців тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @KaderAwaleh-n2h
    @KaderAwaleh-n2h 5 місяців тому

    Fatouma way saxsatahay 100

  • @nuhnuh2753
    @nuhnuh2753 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 місяців тому

    Fadumo the best

  • @farhiyoabdisharif2258
    @farhiyoabdisharif2258 6 місяців тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW
    FAADUMO❤❤🕋☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️💯💯💯✅️✅️✅️

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z 6 місяців тому

    Faqiirka ayaa wanaagsan

  • @abdirage5621
    @abdirage5621 5 місяців тому

    Fadumo like

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 6 місяців тому

    FAADIMAA FARIID AH VIVO

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 6 місяців тому

    Mahey akhiro zamaan loo leeyahey dee nin fagiir hadii wali la leeyahey dee
    Akhiro zaman wali Weye dee

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 6 місяців тому

    Aslaamucalaykumanigaufaadumoayaansaxayeeigagudoorayigayga🎉🎉😂

  • @MousdinaBouh
    @MousdinaBouh 6 місяців тому

    Wlh wa run mama

  • @muhyadiinAdaanciisee
    @muhyadiinAdaanciisee 6 місяців тому

    Waa Beeen runtii

  • @Cumaroow1
    @Cumaroow1 6 місяців тому

    Faadumo Ibraahim
    Runteeda waye

  • @boqorkashinida
    @boqorkashinida 6 місяців тому

    maamo faadumo waa sax

  • @SirmahamedCabdi
    @SirmahamedCabdi 6 місяців тому +1

    Fadumo waa sax

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 6 місяців тому

    gabadan inaaga nin uu dhiisnay lacag is ugu dardanelles min 50 isku qornay waxa ku dhacay baan layabanahay

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 6 місяців тому

    FAADUMO AYAA WANAAGSAN

  • @maxedcalifarax6332
    @maxedcalifarax6332 6 місяців тому

    Faadumo fiican

  • @JimcaaleIlyaas
    @JimcaaleIlyaas 6 місяців тому

    Fatouma is right

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 6 місяців тому

    Fadumaa Sax Ah
    Diiniyan

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 6 місяців тому

    Gabdhaha wax guursado laweeyo markaas akhiro zaman waa ladhihi karaa dee
    Ulumo wey is ku waa fagsanyihiin

  • @AyaanNour-o1f
    @AyaanNour-o1f 6 місяців тому

    Way saxantahay guurka fudud ayaa khayrku ku jiraa

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 6 місяців тому

    Faadumo madaxaad ii saaran tahay.ku baashaal mudulkaas hadlaya

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 6 місяців тому

    Guurka waa barako

  • @SaciidAbdi-ow8ul
    @SaciidAbdi-ow8ul 6 місяців тому

    Afhayeenka Al shabaab

  • @MoustaphaBoutiques
    @MoustaphaBoutiques 6 місяців тому

    Tani eed ku sheek teen sheekhada waali iyo fa yoobasho mid aan ku tirino ma aqaano

  • @Abdikarim-p8t
    @Abdikarim-p8t 6 місяців тому +1

    Fatuma aya saxan

  • @فرحانموسى-خ5س
    @فرحانموسى-خ5س 6 місяців тому

    Fadimo sax

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 6 місяців тому

    Faadumo ayaa ka diin badan wallee

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 6 місяців тому

    FAADIMAA SAX AH

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk 6 місяців тому

    😂🎉😢😢😢😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @SaalaxCali-w6s
    @SaalaxCali-w6s 6 місяців тому

    Faadu.a waa saxsantahay

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 6 місяців тому

    Wallee laguu dhammee maxaa kaa keeney haguursan faqiir ma soomaali ya kale yaree yaasheeqa jawaab buuxdaa lagu siiyey

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 6 місяців тому

    Faadumo caadi ma aha

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 місяців тому

    ADANOW WAXAAD SOO SOCOTAY MA TANAAD KERNTAY HABARTAAN FUDEYDKA BADAN HAKA WAALIN IYADAABA WAALAN RABTEE MASKIIBTAS DIINTA HASOO BARATAY HEESIHII AY KA FALCELINEYSAY MAAHEE

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 6 місяців тому +1

    Sheekhadii dadka ayey is bareysaa

  • @hiboabdisslan2546
    @hiboabdisslan2546 6 місяців тому

    Faadumo ayaa saxa

  • @HawaAbdallacaalii
    @HawaAbdallacaalii 6 місяців тому

    habar ta walayna ga sogadhay moyee way na gu suxuran lahad 😂😂😂😂

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman 6 місяців тому

    Faadumaa kufilan islaantan diinta kudhuumanaysa

  • @warsanMahmoudAli
    @warsanMahmoudAli 6 місяців тому

    War ummadan maxaa ka qaldan meeshaan daliil cad iyo nusuus ayey heysaan ee tawtaw moyee maxaad heysaa baro diinta ee tawtaw looma baahno.

  • @Cookeichan
    @Cookeichan 6 місяців тому

    Adhiga iyo emaay idha Adhan dadka kahadlo adhinka ugu xuun oo hawenka neceb nacaladh ciilan aya tahin labadhinaba, qofki awodha nabiga SAW hagursado ayu dahay qofki awoodhina hasomo, gawadhi nabiga SAW utimidh oo 3 nin raben ayu dahay midh wafaqir midhna hawenku ayu ugacan qadha midhana waa midh xola uu kugubilo haysto ee kaan xolaha haysto gurso ayu dahay nabiga SAW, sheeqadana nin kubili Karin iyo midh aqlaqda kafaqirsan hagursan ayey kawaday,
    Nagtan fatumo Ibrahim waxey dhashay wilal ay sotarbiyeynin oo muqayalin ah oo mashaqestiyal ah oo ayadha sidha babyga camal weli ukori eyso ayago 35jira ah, waxey kabaqeysa wax kagursadho iney waayso: Hawwenka sidha unece tahin Aya yableh, siyaso wakahadli kartin ee hawenka neecebka badhan adh uhayso joji niyow hadha haween ciil uqabto sheeg halkad kacilantahay walaga gaarbaxaya, nimanka matorka kadhasan iyo qanis bees lee hawenka necban karo lasoco niyow

    • @abdiyasto7067
      @abdiyasto7067 6 місяців тому +1

      Dhilo dhilo dhashay ka fuq maamada Faadumo manafaqadyahay waa lagu yaqaanaa Shuubo

    • @ya3746
      @ya3746 4 місяці тому

      daalimad yahay
      Hadey dhashey wiilal qayila waa rag
      Iyagaa dunida masuul ka ah naag
      Ciil diley tahay
      Hoostada qaabka
      Daran masuul tahay
      Kaliya ogoow

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 6 місяців тому

    Wey u jawaabtay

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 6 місяців тому

    Karbaash damabuurtaas faadumo.marna Ku hees

  • @hanafey445Somaliland
    @hanafey445Somaliland 6 місяців тому

    Wakaa kkkkkhk madaxbaa heshay kkkkk diintu ciyaar ma gasho kastaba maaha rayina

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 6 місяців тому

    Qofka isgoo xoole leh oo aduunka yimad ma jirp

  • @Maryan-sr1rk
    @Maryan-sr1rk 5 місяців тому

    Fadumoyi wasax

  • @abdinasserdini7678
    @abdinasserdini7678 6 місяців тому

    EELEY WIIQ TUUGSATO ISTAAG KUXAARTO DIINLAAWEYAAL ISQARXISOY DULI CIILAN OO HOOYADIIS LAGU HORWASAY FUCK 😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 6 місяців тому

    La yaabka dhamayso hhh hhh

  • @sedson02
    @sedson02 6 місяців тому

    Islaanteeda markan ku yidhaah " naagtaaba ii aflagaadeeneysa ee iga celi " .
    waxay tidhaada " habar habar loo waayey wa habaar , ii tus naagta😂 .

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 6 місяців тому

    😂😂😂😂 walaahi waa iga qosalsiiye ku lahaa anigaa xishoonayoo lahaa Dee umadiis Baad dawiqeysayeeee😂😂😂😂

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 6 місяців тому

    War gabdow doqdaan guumesta ah ninkeeda laguursada hadii un 70 jer uu yahay xitaa???

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 6 місяців тому

    Habartan waalan ee aduun io akhiro mid a aan waxba ka ogeyen waba lagadhegaysan mayno vivshiikhad nasno

  • @MohamedAbdi-b9z
    @MohamedAbdi-b9z 6 місяців тому

    Wakaa waa runtaa 😂

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 6 місяців тому

    FAQRI SIDEE LOO GUURSADA .

  • @AyaanNour-o1f
    @AyaanNour-o1f 6 місяців тому

    Way saxantahay guurka fudud ayaa khayrku ku jiraa

  • @AyaanNour-o1f
    @AyaanNour-o1f 6 місяців тому

    Way saxantahay guurka fudud ayaa khayrku ku jiraa