War dee garxajiska maa lagu so dhumanaya waxan qalaasha wada hala baadho waxan aad bahinaysaana iska kla saara waxa dhib keeni kara yaa nabada hala ilaliyo wadanku cadow badan bu leyahee nga daaya waxa yaa
dagaalka hala joojiyo dhalinyartaa la waalayna haday miyirsan waaya waxay mari doona uun jidkii dhimashada lakin soo kordhin mayan faaiido iyo in aynu wax is badal ah ka keenan waana inagu dhabar jab iyo doqoniimo maanta
Bal day munafaqadii museum wad Ane harti cidna dhulkooda ma ta Ane aduu aman sii harti dhulkooda garxajis maha munafaq wixii u da Ana iyaga yaqan lkn dhulbahante garxajis laga qadan aha wa beenti muuse habarjeclo goojacade ugu ma dhigay kkk guul wixii la dulmiyayaba
@@abdiwahab-sheikhsiyad ma dhiman farmajo wa madaxweyne muse na sharif wata cadalada dal ka hadleysa qabiilada la yahay waba ilma uunbanay aha neusaap isaq haduu Rabo ictiraf kaligii ha rads adoo ha iska dato bel aha darifyada
Muuse Biixi waxaan u sheegayaa in uu dadka isu keeno Itoobiyana ka difaaco Saylac.
Wax garad alle cimriga haku barakeeyo
waa lagu daalay somaliland jirideeda adagilahayna waa la jira calanka towxidka 👮🏼 from saylac city
Alle ha inaga qaboojiyo
Caqli xumada day maatidoodii ayey barakicinayaan
LUUQADII LA ISKKU FAHMI KARO HALAGU WADA HADLO HADII LA IS DHEGEYSAN WAAYAY
Muuse meesha halaga qabto
War aynu isdeyno oo ethiopia an kadifaacano berbara iyo seylac
ethopia Somaliland kuma soo socote khiyaaliga joji
@@abdikarimahmed444 war mxa khiyali ah abiy ahmad 30 kun oo ciidan but tababaray sual isweydiinta medan waa inte ciidanka la dajina
Dagaalaka shaydaan baa wada ee ha ku daalina hadaydaan Afka jinka Aqoon
War dee garxajiska maa lagu so dhumanaya waxan qalaasha wada hala baadho waxan aad bahinaysaana iska kla saara waxa dhib keeni kara yaa nabada hala ilaliyo wadanku cadow badan bu leyahee nga daaya waxa yaa
Ciidanka qalabka sida ee jamuhuriyada somalilnd ayaa kashaqayinaaya
cidanku muxu ahaa naaga laga dhigaya
dagaalka hala joojiyo dhalinyartaa la waalayna haday miyirsan waaya
waxay mari doona
uun jidkii dhimashada lakin
soo kordhin mayan faaiido
iyo in aynu wax is badal ah ka keenan
waana inagu dhabar jab iyo doqoniimo maanta
Heego xabadu makarto
WAAR AYNU IS IXTIRAANO AYNU WADA HADALNO XARSHIN IYO JABUUTI ISKA DHIIBA FUTO HODHOSH AH HADAL AAN WAX TARIN HABAR AWALI BAA LEH😂
@mohamed somaliland wa qaran
Qabil ku reban wihi xun ilahow ka kabo
@@AhmedAbdo-gs4twwaa qarankii heego cadhooley habar awal waalatay kkkkkkk ogow nin waliba xaafadiisuu xidhanayaa 32sano noole noole kudul nool diidnay diidnay diidnay 🤣🤣🤣🤣🤣
Muuse.meeshahalga.qabto
❤❤❤❤GUUL GERXAJIS CIIDAMADA. DULMIDIIDKA AH ❤❤ GUULEYSTA❤❤XAQA AYAA HAD IYO JEER. GUULEYSANDOONEE❤❤❤ GERXAJIS ❤❤LAND QOF HA U OGOLAANINA. DHULKA GERXAJIS ❤❤ INTA QOF IDINKA NOOLAHAY ❤❤
Iskada magaca garxajis
Kuwani wa shifto la sheqeneysa cadowqa somaliland
war rerka ha cebeen garxajis wa goos
Yahuu adeer, Garxajis waxaa magayo
Garxajisow xaal qaado 😮😮
Alla heego cadhooley marka hore kibir weynaa marka danbena calaacal weynaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Taariikh
Saabtv is Waddani forces media broadcaster.
RER SAXIL HA ABAABULAN JABHAD WAA JAHDA NINMANKA KIBRAY NIN WAXBA YAANAY UKALA DAREERINN
Hadii aad imalqayso !!!
Xaalada hala dajiyo waayo reer walba qoryo iyo dhalin yar uu haystaa yaan systemku inaga xumaan reer somalilandno w wixii nabad galyo lagu waayana dagaal iyo colaad laguma hallo
Mida kle dadku meel makala tagayo oo ilaahay baa is baday #isbadalnabada
Kibir
Tv ga Saab malaa liinta in Uu cabaa buu u bahaan yahay
Ma islaanta badhida Wayn ee KU dhashay baa liinta siinaysa 😂
DADKA DEEGAANKA SAXIL HAYS AMABULAN HANA ISKA DHICIYAAN KUWA BUURAHA GALAY
Nimanki hogaminaye snmti ba galey burta bal ka daba gala guul garxsgixz
Sland cidnaa kaa baryii
Mayso
Nabad gelyada dalkaa
RR UDU WAACIIDAN DACIIIFA MAR HADAY 50 QOF DOO AFJARI WAAYEENN
@ Halgame yan laku dakdakin niman ba ku shaqesanaya
Wiilka muuse baa dagaalka
War. Rru. Maxay kadooneen. Iyaga iska. Soo. Noqonlahaaye
Habaryoonisey. Burco. Iyo. Ceerigaabo.
Wala. Qabsanayaa. Ee. Ogaada. Inta. Kursi. Uu dagalamaysaan.
Darood. Wuu. Idinku. Soo. Jeeda
Isaaq. Miyaa. Kadhebilowdeen
Darod wano so dawaniya adiga abarso ah ban gori futada ka galinya
Bal day munafaqadii museum wad Ane harti cidna dhulkooda ma ta Ane aduu aman sii harti dhulkooda garxajis maha munafaq wixii u da Ana iyaga yaqan lkn dhulbahante garxajis laga qadan aha wa beenti muuse habarjeclo goojacade ugu ma dhigay kkk guul wixii la dulmiyayaba
Anaga daarood ways naqaan dhul aanu lahayna dooni maayo lkn system meesha Ka Jira wanu Ka dagaalami
Muuse bixi meesha ha tanasuulo ama wey dumaysa
Tuu doonayo ayanu la qadanayna
Haday dunto yay caanoka daadanayaan
Xabad haday bilaamanto si ay U istaagto ma hawl yara. Ragu ha kala adkaado
Wariyaasha somaalilaand waa cadawga dalka waxay burn buuniyazn cadawga dalka danihiisa nimankii lagawazyey difaaca dalka baahiya ayaa maanta duriyada isku diraya
Ukun miyaa meesha taala
War waxani oodhan axmaarta injirleyda ah baa kadambeysa marwaliba dagaalo qabali ah in ey meel waliba dhulkaa somali kamid ah ama adinku ulabaxa somaliland ama buntland ma koofur magaad doontaanba siiya Ethiopia baa sidaa uqaseysa somalia hadba reer bey soo hubeyneysaa si ey ugu bur buriso meeshii uu maamul kajiraba lkn somalida dad badan juhala ah aan waxba garan baa kabuuxa , dagaaladan laascaanood kasocdaa kaartadaas waxaa lagu soo jeex jeexay Ethiopia si meeshaa dhibaato looga abuuro kadibna ciidama Ethiopia ah lgeeyo ayadoo loogu yeerayo nabad ilaalin shaar been ah loo gelinayo kadibna sidaa ilaa seylac been been isagu fidiso axmaarta lkn somali badan doqoma ah baan garan lkn wiilshan dagaalada qabaliga ah kudhamaanaya maalin baa jiri doontaa farta la qaniino oo loo baahan doono wiilashaa Wax ey udhimanayan aanan garaneyn markaa hada reerkiina somaliland yara waadba ka rooneedeen somalidaa koofur lkn beryahan ilbaxnimadii la idinkama arko , lkn marna ha ugolaanina in uu qabiil dolwadnimadiina idinka dumiyo reerkii dhib wadaa gacan bir ah isaga qabta wblh towfiiq
War way bilaabeen shoodhe badhyo culus.
Wa jabhado dalka lagu foolxumaynayo o Baarlamanadi calamka aqoonsiga lagaga doodayay lagu xumanay si lojojiyo farmaja wata
😂😂😂 Farmaajo xi ma hayee maxaad u odhan waydey xassan sheekh baa wata taasaa macquul u ekaan lahayde
Omg Farmaajo😂😂
Ismaciil kuwa wadanka jooga ayaa sheegaysaa qurbaha ayay ka bilaamaysaa garac KU dhashay fakin street WAA la yaqaan sida loo edbiyo 😂😂
@@abdiwahab-sheikhsiyad ma dhiman farmajo wa madaxweyne muse na sharif wata cadalada dal ka hadleysa qabiilada la yahay waba ilma uunbanay aha neusaap isaq haduu Rabo ictiraf kaligii ha rads adoo ha iska dato bel aha darifyada