AABE | Somali React

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 393

  • @starlinabdi3292
    @starlinabdi3292 3 роки тому +172

    This got me to tears the at the end😭 but such a beautiful reminder and a great lesson.... shukran ❤️

  • @NURADIN205
    @NURADIN205 3 роки тому +333

    Munish we missed you dear sister, My Allah grant you janah.

  • @munaismailmohamed8044
    @munaismailmohamed8044 3 роки тому +64

    I miss my father Allah yaarahma. He passed away 2 years ago now with the shahada. May Allah bless our parents and and may Allah grant them the highest jannah of his rank

  • @sumaiyasalimortiz8311
    @sumaiyasalimortiz8311 3 роки тому +30

    Masha'Allah! No one is perfect - that's why pencils have erasers..
    Love frm Toronto 🇨🇦🇨🇦

  • @northbird3913
    @northbird3913 3 роки тому +33

    This Chanel is underrated. This is the most beautiful thing have ever seen. It's the lesson for me.

    • @elyani4810
      @elyani4810 3 роки тому

      @Gumato Tinde what you saying it's true. The channel isreally helping many people out there

  • @currentfootball6151
    @currentfootball6151 3 роки тому +12

    I really missed my Dear and lovely sis Muna Mustafa may Allah bless her🤲

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 3 роки тому +53

    Wiilkastoo fariintayda aqriya waxaan kuladardaarmayaa waligaa gabar wallshaa ha uquurin waxaada gabadhaada larabin guur xalala iskaguurso haddii kalana iska soon soon soonka waa gashaan iyo dajiye shahwaadka waana cibaado, inan samirno ayaa loo baahan yahay dhalinyaro.👏

    • @hafsaabdixarago7796
      @hafsaabdixarago7796 3 роки тому +1

      Thank you abowe nin rah ah baad tahay♥️

    • @salmacabdinaasir9169
      @salmacabdinaasir9169 3 роки тому +3

      Maashallah Maashallah Mashallah wllh Waad Caqli badantey🤗 nasiib badanaa Ta Alleh Calaf kugu daro😊Alleh haku xiftiyo wllky wiilasheena kalana Alleh Hanoo soo Hadeeyo😥🤲🤲🤲🤲🤲

  • @salmacabdinaasir9169
    @salmacabdinaasir9169 3 роки тому +46

    😭😭😭😭😭😭😭Alx waligey nin jidhkeyga ma taaban umana ogolaan xattaaa salaaan 21 jirr Ahay Alleh Guur Xalaaala ka baryayaa🤲 Gabdhow Ragga iska ilaaaaaliya Oo jidhkiina ka ilaashada Haddaad dooneysaaa Farxad iyo Sharaf👑😥😥😥😥😥😥😥Filmkaan So Sad Wllh Wuuu i Taaabtey🥺🥺🥺🥺🥺

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 роки тому +111

    Allaha u naxariistee geeridii munish waxey sababtey iney team Somali react soo laaban wayan in mudaa lkn hadda way noo so laabteen love you Somali react.

    • @SomaliReact
      @SomaliReact  3 роки тому +10

      amiin thuma amiin

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 3 роки тому +1

      @@SomaliReact ilaahay ha u naxariisto muniish😭

    • @XoXo-pg2sb
      @XoXo-pg2sb 3 роки тому +1

      @@hudafuture1330 tee wye

    • @muniiroxusni3296
      @muniiroxusni3296 3 роки тому

      Allah hau naxarusto

    • @nuurmaxamed9761
      @nuurmaxamed9761 3 роки тому

      Allaha u naxariisto Muniish Mustafa waxey aheed gabar aan taageero runtii siweyn baan u tabey

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 роки тому +61

    Finally TheY are back 😭❤
    Hda ku FarxdEy IzmuuJi 🥰✋

  • @mohamedfarah9483
    @mohamedfarah9483 3 роки тому +14

    aniga ahaan maadaama aan 2 gabdho aabe u ahay 10 ila dhasheen waan dareemi karaa sid ay gabdhuhu u qalbi wacanyihiin wlh waa lala saaxiibaa, naxariista Eebe iyo mida waalidka marka laga tago gabdhaha waa isha saddexaad ee naxariis aad ka heleyso hala dhowrto haweenka waa dheymane

  • @nashuuabdalla1286
    @nashuuabdalla1286 3 роки тому +7

    The iconic actress 😭munish mustafa we missed you rest in paradise

  • @sundusmohamed5593
    @sundusmohamed5593 3 роки тому +8

    Why am I in tears 😭it's so emotional and true

  • @tuneplugtv6727
    @tuneplugtv6727 3 роки тому +44

    Keep going Munish is in jannah ❤

    • @hafsaabdi3062
      @hafsaabdi3062 3 роки тому +1

      Inshallah

    • @nasirfariid9290
      @nasirfariid9290 3 роки тому

      It is not right to say that .
      Only knows where she is .....
      And we r hoping her for the best
      Allah unxaristo

    • @mimi11663
      @mimi11663 3 роки тому

      Astakhfirullah don't say what you don't know she may not be in jannah you can't know that you're not god

  • @mahbub9024
    @mahbub9024 3 роки тому +25

    Munish My Allah Grant You jannah😭😢

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 3 роки тому +80

    Wlahay gabar eee saan kudhacday waan arkay 🥺😭aabaheedna garab siiyey ilahow murugda intaas na le'eg hana badin aniga iyo gabdhahena somaliyed😭

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 3 роки тому +11

    tani waxay wacyi galin utahay dhalinyaradeena.
    this is raising awareness for our youth
    Mahadsenidiin✋🥺

  • @nimoahmed5211
    @nimoahmed5211 3 роки тому +36

    The same happened to me 6years ago.
    My family abandoned me and I was in a rescue center for two months I suffered 😭 I just hate them wlhi. Gaaja iyo rafaad badan ayaan ilmahas lasomare balse ilahey qadartis ayaan uwaaye😭😭😭
    I will never forgive them wlhi I always cry marka xasusto😭

    • @anisabeela7806
      @anisabeela7806 3 роки тому +4

      Wan ka xumahay abyo lkn alle dartiis iskaga cafi

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 3 роки тому +1

      Ilmaha yar aabihiis makugu inkiray wlal?kaas damir xumaayee.

    • @MohamedAhmed-fp3gn
      @MohamedAhmed-fp3gn 3 роки тому +1

      sorry wali waa waalidka iska cafi wll

    • @ladanabdalah7471
      @ladanabdalah7471 3 роки тому

      Am so sorry wllo for what you being through :( it deeply touch me am sorry

    • @aayahawanaagsan9981
      @aayahawanaagsan9981 3 роки тому +1

      Walaal markii hore waxa aad ku kala tagteen waxuu qalad dhacay maantana in aad waalidkaada isku dhacsanaatiin waa qalad kale. 2 mistakes don't make right, so, Think before they die or you.

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 3 роки тому +5

    I’m crying Walahi because of two things marish Allah haunaxaristo my sister and this clip keep going guys

  • @vampiregirl_selena_hates_life
    @vampiregirl_selena_hates_life 3 роки тому +21

    It is true 😭😭I am from Somalia that what happened to my friend when was little girl I miss her lot she passed away and her and her baby

  • @mohamedshine6484
    @mohamedshine6484 3 роки тому +2

    I really appreciate you guys for the work you are doing for our community thank you guys

  • @sabrinah4514
    @sabrinah4514 3 роки тому +5

    Am glad that am the first one♥️ love you somali react

  • @abbasjeeri7331
    @abbasjeeri7331 3 роки тому +26

    Finally They're Back
    Next Vlog 6 Bil Ka Dib.

    • @SomaliReact
      @SomaliReact  3 роки тому +4

      kkkkkkkkk

    • @abbasjeeri7331
      @abbasjeeri7331 3 роки тому +4

      @@SomaliReact mahad qalax brother you are yet to realize your potential,we know how talented you are, but we fail to understand why you can't deliver?! waxey ila tahay meelo kale ayaa ku mashquulsantahay, nobody knows what goes on behind the scences except you.

    • @ahmed_ali111
      @ahmed_ali111 3 роки тому

      Not 6 month ..it was 2 month

  • @ahmedkaraani9211
    @ahmedkaraani9211 3 роки тому +6

    wow this got me too emotional? whoever made this episode boy you are smart.

  • @Shiekh_abdirashid_Ali_sufi
    @Shiekh_abdirashid_Ali_sufi 3 роки тому +5

    مَحٌبِيِّ أّلَشٍيِّخَ عٌبِدِ أّلَرشٍيِّدِ صٌوِفِّيِّ💙💙
    𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗤𝗶𝗿𝗮𝗮𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗱 𝘀𝗵 𝗔𝗹𝗶 𝗦𝘂𝗳𝗶 💙💙💔🇸🇴

    • @nasroxasan1979
      @nasroxasan1979 3 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 роки тому +8

    Somali React waa chanel cajiib badan 👏🏼👏🏼

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 3 роки тому +16

    Aabo iyo ceebtu waxba ma ahan marka loo eego danbigaas markaa Ilaahay Tawbadiisa ayaa muhiim ah.
    Ilaahay hablaha iyo wiilasha muslimka ah ha inoo dhawro🤲🤲🤲

  • @ayosupp6268
    @ayosupp6268 3 роки тому +24

    You guys Finally come back Alhamdulilah 🥰🖤

  • @rukianasrudin1533
    @rukianasrudin1533 3 роки тому +17

    Aniga see munish udhimatay waba ka moral jaby wllhi😪😭😭ilahay haunaxaristo wllhi marka firsado waba xasuusta wllhi am in pain

  • @fiqiyare6327
    @fiqiyare6327 3 роки тому +32

    M.a wllahy ayaan tacsi idinku timi wan idin waynay eebeh ha unaxariisto muniish mustafe

  • @zakiofficial7577
    @zakiofficial7577 3 роки тому +21

    This channel will never dissapoint, They always give the best, They deserve Millions of subscribers, We really appreciate your effort guys❤Keep educating us.

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 роки тому +1

    Allaah unaxariisto wllsheen Muniish janatul fardowsa allaah ku irsaaqo🤲🤲🤲🤲. Aad baan uga naxay WLLHI

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert 3 роки тому +1

    Powerful message. Ilaahay hanaga dhowro fitnadaan.

  • @beaconsoflight9343
    @beaconsoflight9343 3 роки тому +1

    y'all too good at what you are doing Maa Shaa Allah

  • @lakihappy9422
    @lakihappy9422 3 роки тому +8

    Somali reacti is back💪

  • @Faxle55
    @Faxle55 3 роки тому +5

    Welcome back lads

  • @hibocadeyofficial1592
    @hibocadeyofficial1592 3 роки тому +9

    Welcome back Somali react keep going

  • @mohamedabdiaziz3953
    @mohamedabdiaziz3953 3 роки тому

    The way she kissed and the way she said I missed you made me remember something 😩

  • @Umahanmohamed
    @Umahanmohamed 3 роки тому +4

    first comment I miss yuu somali react family 😘😘

  • @asadthomass8909
    @asadthomass8909 3 роки тому +5

    Walahi wuu itabtay filinkan dad calqi badana iskuu tagay masha allah 💕💞

  • @millioneer3287
    @millioneer3287 3 роки тому +4

    Infact, this is the real story that many girls facing.😪😪

  • @saedahmet2736
    @saedahmet2736 3 роки тому +8

    Alhm they are back saftey welcome guys 😍

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 3 роки тому +4

    Wlhi markaan teamkan arko muniish baan xasuustaa .geeriyey xishoodlaay ilaahay ha u naxariisto walaasheen faataxada u mar qof walbow😭😭😭😭🙏

  • @xidiga1148
    @xidiga1148 3 роки тому +1

    somalia reacts wlhi markey sariirta gabadha sofariisatey abo icafi tiri waan ilmeyey wana qodob muhiim ah inlaga hadlo gandhahana loogu digo allow ceebtena iyo ceebta hablaha somaliyeedba astur

  • @wahbisson7176
    @wahbisson7176 3 роки тому +4

    Gabadhaan maha qof cusub ee waa dadki Somali react lagu bilaabay runti jiliin keedana wuu fiican yahay m.a wlcme back

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +9

    Muniish Waanu Ku tabnay MacanTo ilaahay janadiisa Hkugu deeQo Amin
    Mahadsanidiin Somali React 😍👑

  • @ciltireproduction7824
    @ciltireproduction7824 3 роки тому +12

    Wlh Markan arkay somali react wan ilmeyey anigo xita videyowaga click dihin aya ilin iso daftay Allah ha u naxaristo walashen munish qalbigena kama goi donto

  • @halimamohamedabdi2621
    @halimamohamedabdi2621 3 роки тому +1

    Allow ku naxariiso muniish 🤲🏻

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 роки тому +3

    3:09
    Waa ilmeeyay qeeybtaas subxanalah
    Ax caqu sheeydaan iyo shahwad
    Gabdhow nin ha salaamina ilaa habiinka arooska 🤐😰😭

  • @mohamedabdikuus6221
    @mohamedabdikuus6221 3 роки тому +8

    Am the fast one who watch it 😘😉

  • @zahratahlil2035
    @zahratahlil2035 3 роки тому +1

    Wlhi I'm really sad 😥 ilaahow waalid adun iyo aakhiro wax dhiba ha tusin Amin 🤲

  • @osman_abtidoon
    @osman_abtidoon 3 роки тому +6

    This is Real life problem, I think it will be a lesson to many young,.
    Keep going somali react 👏

  • @cabdifataxduule1631
    @cabdifataxduule1631 3 роки тому +4

    Keep going somali rect waxad keentan treu story

  • @saffadhawrsan3435
    @saffadhawrsan3435 3 роки тому +7

    Yes I'm first one like👋☺

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 роки тому +4

    Welcome back Somali React 👏

  • @ahmed_ali111
    @ahmed_ali111 3 роки тому +3

    Happy 😁 to seeLost people ❤️ welcome back again...

  • @juniorsaso451
    @juniorsaso451 3 роки тому

    I watched somali react because of munish.i gonna miss her so much
    May Allah gave her Jannatul firdosah

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan3984 3 роки тому +4

    Aaabe allha ku naxariisto 🤲

  • @PyManRage
    @PyManRage 3 роки тому +2

    this channel always covers the uncomfortable situations that is tapoo to talk about in a somali family. thats very gppd

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 3 роки тому +4

    Welcome back Somali react

  • @ridwanrayi2351
    @ridwanrayi2351 3 роки тому +2

    Waad naga habsaanteene ugu danbaYn waad nala joogtaan 🥰 AlHamdulilaaH

  • @MrAweys
    @MrAweys 3 роки тому +3

    Masha Allah markale iyo somali react

  • @ridwanrayi2351
    @ridwanrayi2351 3 роки тому +17

    Waxa aan arkaa 12 qof oo dislike saaray videogan dadka malaha wacyi galinta laga bixinayaaba waa iyaga🤣

    • @Mowgajunior22
      @Mowgajunior22 3 роки тому +2

      Weis yaqanan malaha😂

    • @neehageediofficial6119
      @neehageediofficial6119 3 роки тому +1

      Dadka adeegta io kuwa laga adeegto weeyaan malaha hada 27 maraaya dislikega🙄😁

  • @xassansoudi4511
    @xassansoudi4511 3 роки тому +2

    Fariintan waxa laga dheehan karaa inaad dhiirigilineysan Gogol Dhaafka Sharco darada ah Kadip ay ka dhalato Caruur badan O bilaa Aabe ah inay mushtamaceena kusoo bataan.
    Waane arin aad looga xumaado Run Ahaantii.

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +2

    this really made me cry 😟🥺

  • @farhiyasaid9174
    @farhiyasaid9174 3 роки тому

    Finally they are back MashaAllah en we have ur back one love somali react

  • @MrEsquire7
    @MrEsquire7 3 роки тому

    SubhanAllah!! I was pissed off at the guy for having taken advantage of the girl then what put a smile on my face is the father of the girl's actions. Maa shaa Allah! I know this is just acting but we could learn so much from this, JazakAllahu kheyran. May Allah reward you all for the educational content that you put out there. Allahumma ameen.

  • @Ina_Deex
    @Ina_Deex 3 роки тому +2

    Welcome back.
    Really we miss U🥺

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 3 роки тому

    Soomali react i have being their fan for almost 3 years .

  • @hiboqaali6481
    @hiboqaali6481 3 роки тому +5

    Zuber Maxaa Sas usamesay ayado jilin ah aan Hadana calosha ka oyay wlhi😭 niman badan sas ah wey jiraan lkn zuber maha illahey ha tuso xaqa dumarka leyahy inee ka faidestaan maha calol jileca gabdhaha

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 роки тому +1

    Allaaha ha unaxariisto wlsheyna somali react welcome to pack 💓❤👍

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 3 роки тому +3

    Waad soo noqoteen saaxiibayaal..... waan idiin xiisnay, ilaahay muniish haw naxariisto.

  • @يحيىإبنمحمدالصومالي

    Wxaan qirayaa best channal oo soomali leedahy inuu yahay iyo wacdi galin diinteena suuban allah hauna xariisto muna qof qaaliya ayaa naga baxay famlkeena soomalireact

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 3 роки тому

    Munich may Allah SWT forgive you and take you to jannah .

  • @yaaskachannel6425
    @yaaskachannel6425 3 роки тому +7

    Welcome Back 🤦‍♂️🙏🙏🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🙏🙏

  • @feeya2487
    @feeya2487 3 роки тому

    OH MY GOD!! The horror on her Aabe's face shook me when she said she's pregnant. My dear sisters don't do your parents wrong like this! It's so easy for a girl to be fooled like this in this day and age. We as women need to help each other, learn that a man who is hiding you away from your family has ZERO interest in having anything to do with you.

    • @handsomesquidward2130
      @handsomesquidward2130 3 роки тому

      YES THANK YOU, but I'm so glad the father didn't kick her out or anything

  • @yaasiinabdirahmaan764
    @yaasiinabdirahmaan764 3 роки тому +1

    Si dareen leh ayey ii Taabatay Waana xaqiiq Walidka isku mid ma ahan ❤️🙏

  • @IslamicchannelHD.
    @IslamicchannelHD. 3 роки тому

    I invite all of you In Shaa Allah

  • @mrniceguy8604
    @mrniceguy8604 3 роки тому +4

    Welcme back
    Video sobadhiya lkni

  • @farahabdi6352
    @farahabdi6352 3 роки тому

    After 2month they come bac
    Ilaah haw naxariisto muniish🤲

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 3 роки тому

    masha allah somali react iyo team kii waa soo laabten geeridii muniisha kadib muniisha kuma illabi doono ilahay godka haakuu waasiciyo janadii fardawsana haaku galiyo aamin aamin aamin

  • @Engkafi
    @Engkafi 3 роки тому

    Fariinta aad direysiin Waa Masha Allah jaliinka dadka wax jilayana waa super, muqaalka sida loo duubayna waa si beelo ah balse sida loo edit gareeye baa ila qaldan oo ah ina meelaha labada muqaal iska badalayaan madoob soo dhax galaayo talka laga rabay transition aan laga dareemin inuu soo galo iyo Color Grading oo idiin ka dhiman.
    Horey usocda Team Somali React

  • @daudmohamed3178
    @daudmohamed3178 3 роки тому +3

    Welcome back guys

  • @hassanhaykal8485
    @hassanhaykal8485 3 роки тому +1

    Wlhi wax jira oo xaqiiq ah ayaad ka hadshaan marwalbo wlhi qufkii fikradaan keenay bulshada wax badan buu ku soo kordhinaa waayo wuxuu yaqaanaa meelaheey wax ka qaldan yihiin kuli aad ayaaad u mahad santihiin ✋

  • @misbaaxabdiaziznor8007
    @misbaaxabdiaziznor8007 3 роки тому +3

    Welcome back 💥👏❤

  • @abubakarahmed6305
    @abubakarahmed6305 3 роки тому

    After 2 months letter Welcome back Somali React team I support you ever.

  • @wardadhawrsan6649
    @wardadhawrsan6649 3 роки тому +1

    Illahey gabar walba ha xifdiyo 😭

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 3 роки тому +10

    Hadaadso gocotay MUNIISH
    inaad u duceysa weykugu fillan tahay 🤲🤲

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 3 роки тому +1

    After long time we're back guys 🔥🥳❤🥰

  • @abdullahimohamedhirsi2503
    @abdullahimohamedhirsi2503 3 роки тому +2

    Waaaaw gabadhan prefect waaye way buuxin kartaa insha allah ila xad booska banaan

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 3 роки тому

    Alxmdulilh allah ibabaadiyy aduunk hooyo ijoogto wayn isdili lahayd hdan khaldkaa sameyo Allah haku naxariisto aabo😭😭😭😭😭😭😭

  • @An-mb9do
    @An-mb9do 3 роки тому +1

    Wa qiso dhacda wana aduunyo
    Love ❤️ from Guangzhou, china 🇨🇳

  • @sowdomahad8565
    @sowdomahad8565 3 роки тому

    Wan kaxuma hey dhimashada munish alah hanoo naxa riisto dhamaan muslimiinta adunkaku nol iyo kuwa dhin teen aamiin

  • @mohamuudgoos8556
    @mohamuudgoos8556 3 роки тому +3

    Sidaad ujesheenna waa supar 👍

  • @LearnTawhid
    @LearnTawhid 3 роки тому

    Diintiina barta dhaqan ka Gaalalada na iskadhaafa! Ilaahay uu inaga ilaalin shaytan ka iyo.wixii lasocda. May Allah give you eternal joy ameen🌷✍🤲

  • @yaskayaska8793
    @yaskayaska8793 3 роки тому +2

    Xaasisana ninmqnka soomalida balayo haku dhacdo inti xun 😥😥😥😥😥

  • @ramashassan2120
    @ramashassan2120 3 роки тому

    Mansha Allah wan ku farxasanahay my team mud ka dhiba ina anaa dhib u so labane halkan ka sii wadi donaa inshallah ❤️❤️❤️

  • @fahimamohammad6251
    @fahimamohammad6251 3 роки тому +1

    This really reaches alot

  • @Hubba_Bubbaaa
    @Hubba_Bubbaaa 3 роки тому

    MashaAllah this is great!

  • @duceysanemadeyyoutubechann4279
    @duceysanemadeyyoutubechann4279 3 роки тому +1

    Mashalah welcome back all