اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@layloyusuf7682 walhi wankanahay cilba igahaye nagtasi sihirada lakini ogaw wayjira dad badan oo sidas camal lodulmiyey qisa badan oo nucan wayjira Allah hanokarkaro
0:45 qalbi waa qiso lkn dhibaato gabr nala dhiiga loo gaysty ilaa hada marka xasuusto wan ilmaynya wallhi كأنما in ani ay igu dhacdy , suuxdin baan laha marka murugoodo ama xanqo way igu soo kacdy
Sorry 😞 😔 abyo anaga dhan wan ka caroonay lkn xaqa allaha ku hanuuniyo adigana waxan alle weyn kaga baryaaaa si qalbiyana inuu alle kaa caaafiyo xanuuuunka❤❤
Bal qofkasta gabadha la dulmiyay hau duceeyo iney ficnaato oo qalbiga Allaha u qaboojiyo.
Ayada iyo qofkasto muslim oo dhiban
Masha allahhh ilaahiu na caafiyo aabayo
15_16 sano Jiraa Maba aaminsani Shukaansi iyo waxas Waxbarashayda iyo Dantayda uunban Aaminsanahay Tan kalle Haday Arin Cusub igusoo Biirto Hooyaday Iyo Ayeeyaday Baan La Tashada Caqli Aan Kusocdona waa qabaa alhm❤
Masha Allah ❤❤❤
18jira ayaana aqoon jirin shukaansi wan yaabanahy dadkan 16 iyo 15 wax ku jclaanaya😥😭
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Qofkii wax soo dulmidey waa laga xumanaya mana jeclin dulmiga inta wax dulmidey alle haka qabto umada 😢😢😢
Haaa waa laga xumana lkin Qofka hadu qaldamo binadam wye Allah aya Qaldamiin ee iin lacaayo waxba maso kor dhinayso
Waxba May dulmin gabadhu
Nin naag qaba in laguursodo danbi maa ninku asagaa dulmiyay nagtiisi iyo caruurtiisii
@@ShadiyaAxmedismaciilhaye. Aya minyaro iyada sababa kujesjestay ninka kufiri jirtay
@@ShadiyaAxmedismaciil wey dulmisay wexey Sameneysay wax loodul qadaan karo miyaa Adi umaad dulqadateen
@@ShadiyaAxmedismaciilway dulmiday iyadaa ka danbiysay inay waalaato oo waaba qiratay
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash allah sowda abyo inte ka heli Kar wan ku taagera kaliya inan kula hadla Raba familkena dhan waku jecelyihin 😢❤
sawday iga daa naagtas ciil ayaan laa seexan waye qalad keeda may qiirane xanunka tabtay maarku ilmahu kaa dhintay damqatay
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw. Sawdaay saan qisooyinkaaga ubilaaway waxyaaba badan kabarty aad ayaa umahadsanthy❤
Ayantan wad no badisa m.a mahadsanid
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤
Mashaa Allah samirkaaga baa janada ku gali Illahay haku xifdhiyo sawda Qaalibey
Qiso walbe oo meel ka soo dhageestay markaa soo deeso adiga waan dhageestaa wiliba si quta dheer masha allh
kula mid ban ahay
Isha allaah bari baan quraacda kusamaysan hada like baan saaray waan iskaga tagayaa😂😂😂
Daawo kuwi hore ku laabo ani wx 2 sano kahor dwada
@@Miskiahmed-v7f ana sido kale ta imika la so dhiga ima dhaafto inta kalana kuwii hore ayan dawadaa😂❤
Kule mida ban ahay 😂😂😂
Ana Saas islaha Quracda kugarso😂
Alla isku mid nahy intaan like saaraan lasoo dega si aan subaxa quraacda Ugu sameeyo😅😅😅
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo i.a amiiiin❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 and protect you
صلى الله عليه وسلم👑💝💗❤👍🏻
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw mansha allah wan jeclahy qisooyinkin carabta
عليه افضل الصلاة والسلام
Wcs صلي الله عليه وسلم ❤❤
صل الله عليه وسلم ❤❤
Scw scw habo sawda
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
Scw scw scw ❤❤❤
Wcs scw❤❤❤ sowda qurux allaha ku xafido❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllhi eray kuu qalma oo aan kuugu amaano waan sheegiwaayay abaayo ilaahay haku dhawro macaanto❤❤
Mahadsanid wllo
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️♥️
Wll mcn waa ku fanaysay mana ogolin dulmi in lagu faano gabar walayasha ah intay dhibato ku samaysay iyada iyo duliga qaaba inay hadana kashekayso raali kama nihin waxaso kalana mar danbe haso galin gabdha la dul miyana ilahay oladeda haw xifdiyo dhibkana ilahay haka saaro amin yaa raabi
@layloyusuf7682 walhi wankanahay cilba igahaye nagtasi sihirada lakini ogaw wayjira dad badan oo sidas camal lodulmiyey qisa badan oo nucan wayjira Allah hanokarkaro
Dulmi ma jeclin lkn waa in laso dugbiya si logu cibra qato oo aysan mar dambe u dhicin
صلي الله عليه وسلم
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs allahuma sali wasalim calaa sayiidinaa muhamed qofku markuu qiso inala wadaago talo iyo waano ayuu inaga mudan yahay🙏
Walahi wallaalo aad ayaan ooga murugoday gabadhaa ladulmiya marka xasuusto waan uduceya Alllah ha.acaawiyo
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL Falastiin Insha'allah GUUL Falastiin Insha'allah ❤❤❤❤Juma Mubarak Adeero ❤❤❤❤❤❤❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
جزاك الله خيرا يا حبيبتي ❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawda waanu xaqnay Allah haynaso wada hadey dhamanten
0:45 qalbi waa qiso lkn dhibaato gabr nala dhiiga loo gaysty ilaa hada marka xasuusto wan ilmaynya wallhi كأنما in ani ay igu dhacdy , suuxdin baan laha marka murugoodo ama xanqo way igu soo kacdy
Sorry 😞 😔 abyo anaga dhan wan ka caroonay lkn xaqa allaha ku hanuuniyo adigana waxan alle weyn kaga baryaaaa si qalbiyana inuu alle kaa caaafiyo xanuuuunka❤❤
@@zakiamoha7767 aamiin qali alle waxaad jeceshahy oo khayr ah ku siiyo💞❤️
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw scw scw❤❤❤❤❤sowda qurux farxad ku nolow
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalim ❤
Wllh waan jiriricooday Allow dhiig islaan nagailaali yaa Allah
Maqaldame waa Allaah gabdha cafis ha weeydisato Allena ha samaxo Alx dad wax uma geysan 😢adomada Alle hadii adan wax tareeyn dhib ha ugeeysan❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Sawdaay anba Wan xanaqay ooo waan iska aamusay wayo inan denbi ka gallo qof anan garanayn ma rabo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي الغالية سودة بنت محمود
Asc dhamantin Drs sawda ilahay dumarka dhagartoda hanaga hayo bismilah. Cuqubo qabtay ahad ❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Waa jimcee halabadiyi saliga scw ❤❤❤
Subxanallah yaa ila mad ah sawo qalib sheekadeeda lagama daaalo wllhi midba mid ayay ku dhibaaysaa mansha allah
Waa arin lag xumadu ee nabsig iska illai usheeg ❤❤❤❤❤
Asc abayadii aad qisada noga soogudbisay ayaa iska leh qoraalkan abaayo waad kumahad santahay qisadaada aad nala wadaagtay iyo kalsonida aad kusoo gudbisay ee waxaan rabaa inaad alle uga cabsatid walaashaas ood cafis weeydisato alle qidha ayaan khadamin ee utag walaashaa oo madax iyo minjaba qaad kabacdi haday diido ineey kucafiso adigu Salaad walba ood tukato walashaa alle dambi dhaaf uweedii halkaana sheekadeeda kuxidh shukran❤
Wax raba inaku weydiyo wll qali dawo madobista madanbi ba wll qali iga so jawab Wana mahadsanthy❤
Maqaldame waa ale ale ha inoo dabi dhaafo ❤😢
Xamuudi wa saxay qaladkisi dhalinyarada wa laga warqaba mar walbo wey ilmeysatay maskinkasna allah unaxaristo
Runtii qisada filsan wan kaxumade lkn man hawaari eey waan waniye waayo waxaan ogaa iney aqeisaneso oo naka mid tahy familka sowada in ey tahy ayaa ogaa marka maqaldame waa alaah ❤❤❤
Habarin
qof dalim ah hada ixtiramto waa dabi markasta xaq ya la raca
Scw scw scw❤❤❤❤
Sallaahu calayhi wasalam
Qisadan wan ka naxay wlahay wll wan qalbi jiĺicsanahay wan xanaqaya 😢 oyayaa qisoyinkaga in aan xanuun ka qado ban kabaqayaa 😢😢😢😢
Abaayo aniga ayaan isku si nahay baan umaleynaya wayo sida aan chanalkan ugu so biiray khal khal ayaa igu beermay ma aqaan sababta aniga ayaaba qiso iga dhexsameysmatay meeshaan sidaan udhageysanayey😰
Malaa asaxaptu musataqabalka ayay noqonayaan danbi baaris wlhi wax badan Ban kaa faa iiday haday tahay aqali celin alle hakaa abaal Mario khayar❤
Waliba qalad zaaid ah eee utag oo gabadha soo raali gali kudheh sidii aad nolosheeda uburburisay imikana isku day inaad dhisto oo ninka usasab kudheh😢
Apayo sawda xageen kala soo xiriira waan kuu baahanahy ❤
Scw scw scw scw scw❤❤
Sowdayyy wanku tagera abyo allh ku dhowro❤❤
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
Dulmileey nuucaasa adiga qisa haka qaban filsaneey aljazaa u min jinzil camal
abyo iso boqda youtube kyga carabiga ayaan baraa dadka ❤
Mancha allah wll ❤❤❤❤
Mancha allah wll ❤❤❤
Wan ku saray abayo
Dee wll waa halkee you tubku please ❤
@@umuaalaan sawirka ii saaran ku dhigo adga helaya youtubkyga
Scw❤❤
Sowdayyy xaley madhakeysanin Qisada walashyn hada dhakeysanaya inkasto eey qaldamtay lkin hadaan dhageysan laha xita waxa hada aan argay iyo wax u dhow toona madheheen runtii كل بني آدم خطاءون وخير خطاءون التوابون😢
Manta qoral ba qortay waxa la amusned aqon may aheed😂😊
@@MucaadcabdiqaadirSalaad 🙄wan umaleyaa
Salalahu caleyhi wasalam 🥰
Gabadhey Sawda, aad baan ugu xumahay Xamuudi wuxuu sameeyay.Waxaa fiicnayd duqii taladiisu inu dhagaysto.Sida badan waxaa dhib kuu gaysto qofka wanaag ad u samausid! Gabadhey Sawda waxaan marayaa sheekoyinka 121 mid kastane way xiisa gelisay. Kheer Allah ku siiyo
Masha Allah sowda ❤❤❤binka iguqabo 🎉🎉🎉
Scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey allaha kusharfo
Wcs scw mahadsanid❤
Anu waan ka naxay siday gabadha u habaren wllhi qaarba cansar ku habaray subxanllaah
Allh ha utobad keento dad danbana yey dulmin
❤❤❤ sowda qaalib wllshay mahsanid
illaa iyo hadaa waa lamurugeysanahay hadaan meel ku ogaan lahaa wan caawin lahaa maskintaas alle maskaxdeeda ha usoceliyo
Maasha Allaah. Illaah haku dhowro.
Hadaanahay Hablaha somaliyeed waynu maserbadanahay gabadha walasheena ee la xumeeyo waynu u hiilina waynu ka damqana dhibka ku dhacay gabadhaas qalbigayaga & dareenkeena wuu wada badaley Qofkasta o wax xumeya majeclin ama gabadh ama wiil marka aan is garabtaagno qofkasta oo la xumeyey qofkasta oo dhiban allah dhibka haka qaado wanagna hawgu badalo amiin yaa rabi inta dulman caawi adaa awoode awood sii qawi ka dhig hadaan helayo qof soomali ah qof somali ah xumee madhehen ilahoow soomali nasri wanaaga u dir
scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Asc hooyo qisad oo kale inag da❤❤❤❤
Wcs scw scw scw scw scw scw ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤
Salam calykum sawday , thanks for yours beautifuls story's I love you and JazakiAllahu khaire ❤
Amine ❤❤❤🎉🎉🎉