Falanqaynta siyaasada & Xaaladaha dalka ka taagan!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @ckaafikhaliif4137
    @ckaafikhaliif4137 3 місяці тому +7

    Welcome back my brother. We miss you

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 3 місяці тому +9

    Wow nin lawaayay welcome back

  • @KhadijaRobleh
    @KhadijaRobleh 3 місяці тому +6

    Masha Allah ilahay waa ku soo celiyey hadalkasta sida aad u shegtay ayey ku dhamatay ilahay Somali ha xifdiyo .

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 3 місяці тому +3

    بارك الله فيك يااستاد حسين ،من تقدم الى تقدم

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 місяці тому +5

    caruur yar yar oo agoon iyo rajo ah aya ka shaqeeyan jidadka muqdisho ayu rabaa inu ku kordhiyo canshuurta ilahey ka ma baqin xasan shiek iyo asxaabtiisa

  • @abdibareabdule3441
    @abdibareabdule3441 3 місяці тому

    Ninyayow xasan shiekh ayaad mar walbo wax ka sheegtaa ee waxaan ku dhihi lahaa madaxweynaha ka leexo hadey cuqdad ku heyso ilaahey haku daaweeyo

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 3 місяці тому

    True story ssc dj

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 3 місяці тому

    Walaal waa naloo dhaamaa siyaasada somaliya tuug is haysta waxba nagama galin buundadii goormaa ladhisayaa insha allah

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 3 місяці тому

    arimahaaga alaha hakuusoodhameeyo

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 місяці тому

    Xuseenow ishaad kariday meeshedi baad dhigtay anigu yutubka baan kaga xirnahay guuleyso from buntiland

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 місяці тому +3

    Waa siday tahay

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 місяці тому +3

    Asc mudane ❤❤❤

  • @mahdiyasiin571
    @mahdiyasiin571 3 місяці тому +1

    asc walalkayow waxan wax noga sheegta bundooyinkii gedo iyo meelihi kale ee aad hawshodaa aad wadey

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 місяці тому

    Nimankasi soomaali oo keliya ayay layan waana shaqalaha cadowga. Shartoda rabbi hanaga badbadbiyo Aamiin yaa Rabbi.

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 3 місяці тому

    Geele Somali 🇸🇴 xaasid uun

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 3 місяці тому +3

    So9 noqod wanaagsan

  • @Bagagac
    @Bagagac 3 місяці тому +2

    asc libaax runti inbadan ayaan kusootabay

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 3 місяці тому

    Wcs

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame 2 місяці тому

    Maxa gaagale hawiyi iyo

  • @fiqqiisse2306
    @fiqqiisse2306 3 місяці тому

    Mr xuseen buundadii xagee maraysaa xog nagasii, saaxada ayaamo ayaan kaa arki waayay

  • @AbdiSaid-p6e
    @AbdiSaid-p6e 3 місяці тому

    Reer muqdishow soo dhoweynta cali dheere u diyaargarooba

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 3 місяці тому

    Yaa, allaah alahayoow shabaab noogu dhiiib aaamiiiin

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 3 місяці тому

    Garaado ⁉️😳

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    oo hadalka ladhegayo ma intaas baa somalida indha adeeg bey rabtaa adunka iney kumarto

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    ISMAACIIL WAA MADAXWEYNAHA IGAD EE WAQTIGAN MARKA ARINTA MAXAABIISTA WUU KALA HADLI KARAA HOGAAMIYE FIRDHIYE

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    Abdi Said waa ex-wasiirkii Arimaha dibada ee soomaaliya xilligii m.weyne Farmaajo

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 3 місяці тому

    MALMAHAN WAAN KU TABEY RUNTI

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 3 місяці тому

    Taan hada kujirno waxnaga saari karaa majiraan oon ahyn alshabab

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 3 місяці тому

    Qabil iyo jaahil garanyaa wax wax iibso iyo amxaar naqabsada xasan xoogaa lacag kaqaata abii

  • @LibaancabdiGamute
    @LibaancabdiGamute 3 місяці тому

    Bagaad nabad kusoo laabatay tooshka iffi aqoonyahan jamac

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 місяці тому

    Beenta ismacil cumar gele and mous bixi

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 3 місяці тому +1

    Walal hussein so noqod wanagasan ismaciil cumar gelle .hassan sheekh iyo muuse bixi isma dagashana lkn dadka somaliyeed ineey emotional yahiin baa lagu qaldaya 3 sadexdooduba habeen walba iyo shax walba way isla socdan dadka somaliyeed haku kadsoomina wa flimk horar ah jabhadi awdal laga sameeyay ee ismaciil cumar gelle aya sameeyay warabe u taag ahan odayashi awdal markii jabuuti loga yeeray ay islahayeen muuse la dagalama laydin dhihi oo huba laydin siin wiilkii muuse bixi ayeey meesha kugu tageen oo gelle la dhafiya markay sasane waxa lagu dhahay iska mirqama waxani waa flime 😂😂😂😂

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 місяці тому

      YAAD HUBKA ISUGU DHIIBAYSAA????.DHIIG MUSLIN OOD BAA KUU XALAAL AH!!!!@.KOUNFUR, WSLEE DIINTAY HAYSTAAN, WAAN IS WAYDIIYAA!!!!!.CADAAWADA SOMALI HALKAAS BAY KALA JOOGTAAYE, BEENTA SOMALINIMO IYO SLAAMNIMO.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 місяці тому

    Dowladii dhexe ee muqdisho wxey ku bur burtey gcnta xasan shiikh Ismacil cumar gelle wax dan iyo wnagsn tona u mahayo laascanod
    Wax walba oo uu Firdhiye kuso akhriyo garaad jamac Cali ayaa ka danbeya oo klaa tuuri doona

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 3 місяці тому

    Nin jaahilka ah ayaa thy fawlad

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 місяці тому

      Bal noo sheeg sidaa adiga dowlad u taqaan?

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 3 місяці тому

    DOWLADNIMADA
    MUSLIMIINTU,
    WAXAY KUJIRTAA
    #KITAABKA QU'AANKA KARIIMKA AH IYO
    SUNNADA,
    RASUULKEENA SUUBAN MUXAMED CSW.
    ..WAXAABAHA KALEETO EE
    #DOWADDA,
    LAGU SHEEGAAYO WAA WAX UU GUMEEYSIGII
    SOO
    #MALOOKEEYAY!!
    GUMEEYSIGA
    AYAYNA KA'AMARQASTAAN.

  • @SamayoSaciid
    @SamayoSaciid 3 місяці тому

    Maanta ma isleedahay shabaab ayaad xayeesiin usamaynaysaa isku xishood illaahay iyo umada soomaaliyeedba kaxishood