Ninkii badda Soomaliya Ethioipia u fududeyay oo abaal marin la siinayo!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Ninkii badda Soomaliya Ethioipia u fududeyay oo abaal marin la siinayo!!

КОМЕНТАРІ • 245

  • @yusufabdille3448
    @yusufabdille3448 3 місяці тому +25

    Asc subxaanalaah ninkaan waa nin ka daran hassan sheikh ilaahow deg deg nooga qabo labdoodaba hassan sheikh iyo ali balcad allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 місяці тому +17

    Mariixan ma,aqlixuma fuleyna ma,aha eewaxaan waa sixir ee albaqra iyo quraan aqrista mariicanow guud ahaan daarodow.😢

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 3 місяці тому +6

    Kkkk 75 Daarood ah ayaa farmaajo geeyey safaaradaha adduunka ee taas ka hadal .

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k 3 місяці тому +9

    Dalku farmaajo bu u rabaa Somali side❤❤

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 3 місяці тому

      Farmaajo illaahay wadanka kuma soo celiyo.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому +8

    HUSSEIN walaal Dawladi kama jirto meeshaas. Waa magaca uun waa aragtidayda.ma’waydan kaquusan?

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 3 місяці тому +8

    He even looks Ethiopian

    • @LST25
      @LST25 3 місяці тому +2

      Been maaha 😄 🤣 😂

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 3 місяці тому +8

    DADKA JOOGA HA KU MUDAAHARADAAN?

  • @user-dy3xl9pe9p
    @user-dy3xl9pe9p 3 місяці тому +1

    War xuseenoo waaku slmy dalka alle hanoobadbaadiyo dalka tuugo iyo qabyaalad baakuhareersty ilhyo rabiyoo suudalk unxirxiry tuugada say dalkeena ubaabasheen alle haujabiyo 😢😢❤❤

  • @CMG0607
    @CMG0607 3 місяці тому +3

    Meel fcn baad dhigtey well done 👍 Mr HUSSEIN

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 3 місяці тому +3

    You don't cry when your tribesmen are doing it.
    Guul Somaliland❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 місяці тому +8

    War dameer dameer Ku dhalay xassan gurgurte cuqdad darood ayuu qaba lkn waxan dowlad maha waxqabiil yar oo dameeraha digirta la cuna darood waxba Uma aragno

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 місяці тому +1

    Ilaahow wadanka qabo wixii umada kala gaynayo rag wadaniyin ah allaha noo keeno kuwana allaha baa biyo yaa rabi ☝🏻☝🏻🤲🤲

  • @abdirizakabdi2280
    @abdirizakabdi2280 3 місяці тому +1

    Tuugada waa weyn hadii la sharfayo walahi waa gunimo iyo ceeb weyn Subxanallah

  • @muhyadinahmed1865
    @muhyadinahmed1865 2 місяці тому

    Thats is the good source of information

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 3 місяці тому +1

    BOOWOOW BARTAA WEEYE BELADAAN KA BOGSAN WAYNAY TEERIYO
    JEES BOQORRE BAGA AAD GARATAY BUUNKA HORTII😂😂 BOOWE AASE BOGAADINAYAA❤❤BADHAADHAA SOO BURQADAY BILICSAMO

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 3 місяці тому +1

    Hussein jamac bro mahadsanid
    Safiirada hawiye wa 19'
    7 waa abgaal darood waa 7 safir
    Dir waa 7 safir beesha danwadaag wa 3 safir raxanweyn waa 4 safir

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 місяці тому

    Maansha allah
    Hussien guuleyso
    Ilahay Dalka ha noo
    Badbaadiyo

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w 3 місяці тому

    Xuseen warkaaga waa kii xiligii m farmaajo. Weriyayaasha hawiyaha ku hadli jireen
    Waa war qabyaaladeeysan

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 3 місяці тому +1

    Waxa cajib ah ilaahay xaqa ha toso

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому +1

    Mahadsanid

  • @xamralive
    @xamralive 3 місяці тому +1

    Dalka Somaligii Khiyaana Dil buu ahaan jiray waagii Damiirka umada Soomaaliyeed uu noolaa waa in ay Soomaalidu ku mudaharaadaa Doqonta Dalkeeda iyo Badaheeda iibinaysa waxa ay wada leeyihiin umada Soomaaliyeed oo dhan

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 місяці тому +4

    Oo bal ka warran Inna Farmaajo iyo eydiisii ummadda hore u cunnay. Huuro huuro huuro huuro huuro huuro iska hadle.

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 3 місяці тому +1

      Afcaytama ninkiisuu kuyaalaa farmaajo sharaf iyo karaamo

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 3 місяці тому

      Siilkaaga dhaq horta dhilo yahay

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 3 місяці тому

      Farmaajo ilaahay ayaa wadanka ka qabtay

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 3 місяці тому +1

    Kkk ha dee hawshii looduray ee ahayd in uu dalka soomaaliya god ku hubsado shaqada uu hayo darteed ayuu ku helay abaal marinta😂😅😅😅

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 місяці тому +1

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 місяці тому +3

    Xassan duufle gurgurte Iyo waxa la shaqaynaya WA tuugo Bahan war ninka Hala qabto hadii U yimado America qabta xira Nacala dhalayga

  • @abdideria18
    @abdideria18 3 місяці тому

    Hadaad joojin weydaan Aflagaada cadaanka ah ee madaxda, xaq uma la haan kartaan in aad shaqeysaan, waana leydin xidhayaa ogaada.

  • @sadiyoaden2677
    @sadiyoaden2677 3 місяці тому +1

    Waa markan dhihi jiray mareexaan ka maka baxdaaa sidiii Namco yasin gaboyo oga baxday oo kale

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 3 місяці тому +2

    Xanuun aan ku deyn rabi kugu salid, been badanidaa, isir naceyb dartii miyaad ninkaa dalkiisa sida sharafta leh ugu shaqeeya u gu been abuuraneysaa.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 місяці тому

    Subxaanallah waxaan u malenaya dadka in aay na damiir lahaan waayo lacagta lagu bixinayo ninka tuugah ee badda ibiyeey waa doqonimo

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 3 місяці тому

    waa nin fiican

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 3 місяці тому +2

    War midkaan cali xoosh buu uegyahay balaayo kula madaxweynaatey kkk

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 місяці тому

    Yaa abaal marinara oo uu abaal u galay macnijii abaal marin ama abaal celin ma wax baa laga bedeley nin dad kiisii habaarayaan hiifayaan dadka kale ee abaal kaa xagay marinayaan tiisaba dar yeelaa tukalena ku dara malaha qof kalaad kahad laysaa arimihij dibada somaliya inay suux santahay irbadiina iminka ay ka daba suuxday

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Waa ayaan daro Somali haysata labo sano ka dib waa la eryi kulugood

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 місяці тому

    Dawlada ay leeyihiin cid gaari xagay joogtaa waxa lagu heshiiyey ee yac ya coodka ah miyay qolo boob siinaysaa xaajadu maqsinkaga hoosta ka xidho laguma heshiin wax kastoo lagu heshiiyeyna waa la fulin isha allaa waana la xisaabtami shar ciga dastuuriga heshiis yada cid ka dhuuman kartaa ma jirto

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 3 місяці тому

    Xasbuna Allah wanicmal wakiil

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому +1

    Daarood iyo Abgaal waxaa la yiri Abgaal baa ku badan!!
    Wariye hadalkaaga waa midkaan, wixii qalbigaaga ku jirey aad jeclayd baa sheegtay!
    Wadanka ma Daarood iyo Abgaal keliya maa degan? away Somalidii inteeda kale.
    Ugu dambeyn wixii Dawladii kacaanka ahayd wixii samaayn jirtey wax lamid ah ayaa ka dhacaya wadanka

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 3 місяці тому +1

    Alla kumaqan soomaaliyey 😱

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 місяці тому

    Somalida waa dad caqli yar wallahi IQ waa ebber

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 3 місяці тому

    nimanyahow ama waxan aad sheegaysaan wax ka qabta oo caalamka waraaqo kula wadaaga dhibaatada soomaaliya haysata ama iska aamusa oo mooraalka ha naga dilina meeshan wax weyn ayaa ka soo socda ?

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 місяці тому

    Aad baad u mahadsan tahay saxafi sare, halkaas kasii wad xaqiiqda iyo shaqada aad u hayso ummadda Somaliyed. Mooryaanta in tooshka lagu ifiyo waa muhiim.

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому

    Omg that's crazy daarood ama aandhehee marexan ma maantay cali balcad award siinayaan nonsense waxaan lama aqbalikaro 😱😱😱😱💯👋

  • @MaxamedXinif
    @MaxamedXinif 3 місяці тому

    Cali Balcad. Waa. Xaqiiq
    Waa. Jajuuus. Malcuun

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 місяці тому

    Waa dad siyaasiyiin qurmay daba socda.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому

    Mareexan illaahay hatuso damiirkooda ,iyo naftoda ,in ay cidlo taganyahin

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 3 місяці тому

    Asc. Adeerow dawladnimadii Somaliya weynu aragnaa inay God ku socoto, haddaba sideen Xasan Shiikh iyo dawladiisa meesha uga saarnaa?

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 3 місяці тому

    Waa eey cusub oo dhibaatada soomaliya ka shaqeeya aqoon fiican oo waxbarasho ma leh

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah ha cebeyaan oo America ha Iska Soo dhibaan Aduunkana ha tuseen in ay Somaliya Moryaan heysato

  • @HassanMohamed-ic7mw
    @HassanMohamed-ic7mw 3 місяці тому

    Laga BARTAA laga badiyay!!
    CALAACALKA ha la joojiyo ee darsigii aad dhigteen DIB U DHAGEYSTA!!
    4 Dekedood yaa XABASHIDA u saxiixay?!!

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q 3 місяці тому +1

    Cunugaan waligiis waxa uusgeegaa beenloow waaye ninkaan dad naceeb badan ayaa ku haayo marka cid kaa dhageesaneeso malahan

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 місяці тому +1

    Waa magalo Jamahir ha lagu kaco.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 3 місяці тому

    Ruufiyaan bada saxiixday,waa hebel balcad.

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 3 місяці тому

    XUSEENOOW sxb ma adaa WAALAN Mise Kuw xilka intuu ka Qaaday Hadana LEEF leefaya

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 3 місяці тому

    SO SAAD ninkani wa qabyaladeyste wana la ogyahay nin dadka darodka TARGET gareyey wala ogyahay wawax laga yaqyaqsodo x dhiiqo iyo qabyaladisa xun iyo CALI BALCAD wa dad najaaso ah oo qabyalad dishey mawxas ba dowlad & magac lala wadagi kara qurmuun qabyaladi dishey xasan xumow

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Asc soomaali maryooleey 😮😮😮😮😮😮😮

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 3 місяці тому +1

    Axmaqiin mareexaan baaa buuxa colombos

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 3 місяці тому +1

    Somalidu waa dad wareersan waxaa isaga darantay nin tuug ah iyo dawladnimadi 🤔

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Hawiye wan kutaageranhy inay maamulka muqdisho iyo gudo iyo dibada qasadaan waayo iygaa majority ah wx wxkle as huuhaa

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 3 місяці тому

      Waxa laga hadaalo ma aha muqdisho ya leh ee hurdadana ka kaca somaaliya muqdisho kaliya ma aha waxa laga hadalaya wa musuqmasuq iyo dowlad qabyaladesan 😊

  • @rizzoali8912
    @rizzoali8912 3 місяці тому

    Hello and kuu salaamayaa isoo xiriuri waagaaf yeesho.😊

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 3 місяці тому

    Abgaal waa mulkiilayaasha somaliya.
    Kuqanac ama maalinwalba social media kacabaada.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Cali Balcad waxa uu ahaanjirey nin tubaako ku gadijirey suuqa siigale waana kuwa sheegta abgaal

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 3 місяці тому

    Waa dad hawiye naf ka deyeya oo daba caraway.

  • @CalinuurCismaan-ig7cp
    @CalinuurCismaan-ig7cp 3 місяці тому

    Mareexaan waa dad aad u jecel ninka dila ee bahdila waxaana haya cudurkii uu sheegay cabdiweli gaas ee ahaa ka ku dila jecloow

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 місяці тому +1

    Badda, waxaa bixiyey 4ta dekadood ee dalka FARMAJO, Adiga oo ka hadlaaya lama arag, ninkaan haddii abaalmariyey oo weliba Mareykanka sidaa darteed, waxaad ka hadleysaa qabiil, laakiin
    Waa istaahilaa, waana waddani dalkiisa iyo dalkiisa sida aad u hadleysid, waana jirran tahay Allahana kuu saa'idiyo, Buunda Baardheere waxaa ka mas'uul ah Beesha Eelaay.

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 3 місяці тому +1

      Nacalad baa mooriyaankaa tahay ku yaal, FaranFarka wadanka cunayow.

  • @mohamedqasimfidow6402
    @mohamedqasimfidow6402 3 місяці тому

    Ma soo baartay know Safire Abgaal in 1989

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 місяці тому

    S/Cs/c qofka wax yaqaan wuxuu ARKAA DAD AAD IYO AAD U JAAHILIIN AH OO AAN DAWLAD WAXBA KA AQOON WAY FIICAN TAHAY IN AAD TOOSHKA LOOGU IFIYO SI DAKU RUNTA U OGAADAAN. WAAYO JAAHIL WAX MA OGA KELIYA WUXUU YAQAAN MAALIN QADO.MARKAA WAXA XASSAN SHEEKH WAXA KU MEERSAN WAX MAYAQAAN OO DHAN.

  • @fawsanmohamed9920
    @fawsanmohamed9920 3 місяці тому +1

    Bada cidi lahydba kiryse adeer fx iskaga noqo xga lgugu qate 😂

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 місяці тому

    S/c WAR HOY SOOMAALIYEY XASSN IYO TIIMKIISU WAXY WAX KA ARKAAN INTA IDAHA GEELA /RIYUHU WAX KA ARKAAN.
    WAA NASIIB DARRO.
    OGAADA JAAHIL JAGO LOO DHIIBO WAXA LAGA DHAXLAA WAA MUGDI
    IYO DHIB IYO KADEED.

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 3 місяці тому

    Ader darood wa sixranyehay 😂😂 maraaxan usheek mj la xintmo hawiyen kawa qateh haa unoqto 😂😂😂

  • @user-xd6nq7ew9i
    @user-xd6nq7ew9i 3 місяці тому

    Somali destruction award for abgal Mafia 🎉🎉🎉😂😂😂

  • @haboon180
    @haboon180 3 місяці тому +1

    Faqash Afweyne ayaa waxan macalim ku ahaa. Afweyne iyo faqash maxaa kale Laga dhaxlay?

    • @user-fi8vd8qj7d
      @user-fi8vd8qj7d 3 місяці тому

      abalawe.siyad.bare.wa.gesinmda.somalidu.ku.fanto.keney.lkn.soalidu.wa.bisad.waxa.lo.qabto.wey.inkiran.ila.hada.waxa.laboba.hantidi.u dhisay.il.waqoyi.iyo.kofir.kkk+lkn.siasinta.had.jota.walawasa.sirba.laga.haya😅😅😅😅😅😅

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 місяці тому

    Bro dowlad ma jirteh.Reerka xoolah ah ee Darood. Meey isagah tagan ooy ka tashtan Hawiye. Ma tashade waa loo tashan Darood

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 3 місяці тому

    Mareexaan leefleefka hawiye waabad ka heshaan oo waa shaqadiinii!!!

  • @gedojubbachannel6101
    @gedojubbachannel6101 3 місяці тому

    Ariintaan mareen igusawiirta ah maat barnaamish kasameysid waliba reerdini waliba madaxda side farmajo abdiwali sheq Ahmed iyo said sirdon istuska iyo lef leefka qofka kale weey ka Siman yihiin dhamaantoot

  • @ABDIFATAHHIRSI-oj3hm
    @ABDIFATAHHIRSI-oj3hm 3 місяці тому

    Dad nocaasomiran ayaa jira on bararugsanayn lo bahan yahy la iska ogado lagana tashado wey duleysanyihin

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 місяці тому +1

    FAQASH DOQON DOQON SHARMUUTO

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 місяці тому +1

    Beeshaada mooye beelaha kale ayaad hadal aan raad laheyn ka sheegtaa mabda ku hadlimeysid

  • @hashigelle7597
    @hashigelle7597 3 місяці тому

    Midkaan sida gabdhaha u sheekeeya oo qabyaaladu dishay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    Hussein arimaha badda cas iyo heshiiska Muse Biixi iyo Ethiopian aad ban ugu kala duwanahay aniga iyo adiga
    1 horta majirto Somaliya wax isla leh riyalitiga inaad aqbasho waa muhiim somaliland 34sano kahor bey naga tagtey adiga gedo aniga na bakool dhibaatada ugu badan waxay nogu dhacdey somaliland dartood saxiibod isakadaa waxaan ku quseynin aa ma Kenya ayaan kubiirnaa mise Ethiopian mise dowlad goni ah baan noqonaa taas inan kadodno baa danteena kujirtaa waxan danku heen lagu ma daalo ninkii kuyiraahdo kuma rabo haye baakaga filan walal mogdisho goaankii 1991kii ay qadatey bey kutagan tahey 34sano aa
    Miyaad igu diidantahey Africa iney nunahay besha somaliland labaxdey ba hadaan lasodhaqaney ogoow Africa ka kelena wan ladhaqmikarnaa oo laheshiin karnaa haa runta ha ismogeysiin aa ubadkeena nustaqbalkooda ay nu jaheyno qaxooti lama ahaankaro aa jiilkiilumey waa inu jiilika danbe meel ujaheyaa Kenya iyo Ethiopian dad somaliyeed baa kamid ah barwaqo moyee dhibna kuma qabaan oky

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 місяці тому

    Maxaad miskiinkaa kaga meeraysanaysaa, Anagaaba Siinay Itoobiya badda e ? Muxuu bixin karaa?

  • @shukriabdi5873
    @shukriabdi5873 3 місяці тому

    Asc walala daaroodka oo dhan baa wax ka qaldanyihin

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Kuwa so dhaweynaya kadaran dowlad ba ma jirto

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 3 місяці тому

    NINKAA AAD LEEDAHAY XASSAN DHIIQO WUXUU CAAN KUNOQDAY CUQDAD QABYAALADEED IYO WADDAN XARAASH WAA MOORYAAN FOWQAL MOORYAAN

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 місяці тому

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuzaynab4749
    @umuzaynab4749 3 місяці тому

    Ilaahow xabiibul malaayiin noo soo celi😢

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 місяці тому

    ABAAL MARIN SAGOOTISA BAA JIRTA WAAYO WAA WEJI AAN RAJO BADAN LAHAYN BAY BAY

  • @tahlilali2201
    @tahlilali2201 3 місяці тому

    Maxaa kucadaynaysaa arintaan????

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n 3 місяці тому +1

    WAAR NINKANI MA XABASHIBAA KOONFURTA DADKA SHEEGTA WAX WALBA WAAD KU ARKAYSAA .

    • @fatiman2077
      @fatiman2077 3 місяці тому

      Adiga Axmaro iyo naftànagaa u eg oo oromo sheegta,bal Adiga is eeg mrka hore

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Cali Balcad waxa uu America ku galey nin jareer magaciisa oo safaarada USA muqdisho ninka jareerka ka ahaa oo safaarada gaari u wadijirey

  • @abdideria18
    @abdideria18 3 місяці тому

    WAR IDAACADIHIINA QURUDHKAA DOWLADDA TAAGEERA AMA WAA LEYDINKA XIDHAYAA IDAACADAHA.

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw 3 місяці тому

    MAREEXAAN WAY ADIINKA GOBSANYIHIIN

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому

    Cali Balcad NY waxa ka ahaa Cleaning ka ahaa ayaa arimaha dibada loo dhiibey

  • @ubax3018
    @ubax3018 3 місяці тому

    Maxaa ka macna markey tagaan
    Midka imaan doono waalaga qaadaa qow saaradda soobuuxiye safaarada

  • @nimoaden7195
    @nimoaden7195 3 місяці тому

    Waa yab

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 місяці тому +1

    FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 3 місяці тому

    Cali balcad abaalkiisu waa maxkamad ayaa sugaysa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Dadku wax madareemaan miyaa war dalkeeni mareeykan qaaday xulufadiisa waxaa ugu horeeya keenya iyo itoobiya goormaad wax garataan soomaaliyeey

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 3 місяці тому +1

    Yaa kurdi calaacalka joooji oo ciidamada etobiya ee gedo cashuurta ka qaada la dagaalan 😂

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 3 місяці тому

    Waxan haysku daalin sxb dadkii wax maqlaya ayaa war loo sheegaaye

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 3 місяці тому

    wa runta , marexane wa horgal

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 місяці тому

    Yaa abaal marinaya