Hooyo4 ilmood waxan qabto galabti baaris iyo hilib qudaar lee 🤤

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 2 місяці тому

    masha allah abyo

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud Місяць тому

    Masha allah ❤

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 2 місяці тому +1

    Mashlha mashlha abyo haiska sheegin dada xaasida jiro qarso abyo awolaada waxey kuuqabatan

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 місяці тому

    Ya naci kara nice vidéo weyan

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph 2 місяці тому

    Macha Allah sister ❤

  • @NafisaAli-q2d
    @NafisaAli-q2d 2 місяці тому +1

    Masha Allah wllshy wan Ku taageeeraà wllhi wn kugu cusubhau

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      🫶🏽🥹wlc

  • @IdilCabdulahi-n2e
    @IdilCabdulahi-n2e 2 місяці тому

    Walaal ilmaha tirada kadaa Markaa qoreyso Isha ha iskatusin abayo

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 2 місяці тому

    Ilaaahey hakuu xafdiyo awlaada

  • @AliAlidjamaali
    @AliAlidjamaali 2 місяці тому

    Masha allah

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 2 місяці тому

    Ilahay haa ku fudediyo huno ❤

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 місяці тому

    Shukran qaali caruurta Allah ku koriyo ❤❤❤

  • @LindaLindaahmed
    @LindaLindaahmed 2 місяці тому

    Mashallah ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 місяці тому

    Asc mashallah Allha kubarakeyo

  • @maymuunsiciid4549
    @maymuunsiciid4549 2 місяці тому

    Maasha allaaah

  • @nafisomahamud8581
    @nafisomahamud8581 2 місяці тому

    qofkii ugu horeyy lk saro😊🙏

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      Xabibti🫶🏽

  • @malyonsaeed3809
    @malyonsaeed3809 2 місяці тому

    Mashallah 🥰 ur such sweet person, may Allah bless u and the baby

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      ❤❤ayy 😢ty sweety

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 2 місяці тому +1

    Haloow is me cod wayn 😂😂😂

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      @@fadhijamaa8282 😂😂

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 2 місяці тому

    Abaayo barafka wa halis iskadaaf anigaa cunijiray markaasa markaan dalay canugii oxygen lagaliyay habeenkii dan buu kujiray wax kale ku badalo caano qawow ama cabitaan

  • @ayaanibrahim3119
    @ayaanibrahim3119 2 місяці тому

    Xbti cream caruurta noo soo gali

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 Місяць тому

    BaRiSBadan

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 2 місяці тому

    Abaayo gabdaha waxaa uguxertaa timaha kofiyada laguseexdo iyadoo yaryar walahela subaxdii le u hagaaji

  • @abshiroabdikarim3348
    @abshiroabdikarim3348 2 місяці тому

    Masha Allah abaayo ❤❤ kula mid baan ahay 3 gabdhood iyo wiil ii jooga ilahey bey u joogan inkastoo Aniga hada 5 months pregnant ahay tan roon un baa school ii aada kuwa kale wali wey yaryaryihiin walahi hooyo kaligeeda oo qurbo joogto hadana ilma yaryar heysato sahal maaha marka ku arkay dhiiri galin baan kaa helaa thank you ❤❤❤❤

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      @@abshiroabdikarim3348 ala macanto wlh waan hawl i feel u lakin markey no weynadan baan faani doona 😢

  • @SafaCabdi-rl6yf
    @SafaCabdi-rl6yf 2 місяці тому

    M.a❤

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 2 місяці тому

    Ilaah haku fudeeyo aniga sas ah aniga waan cayilay baby waa yar yhy😂 yaab inta uur yelan waxaa 56 hadana 75

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      Ani 57 aha hadana 77 😂lakin 2 sano iska daba dhaloya

    • @sabooomar7120
      @sabooomar7120 2 місяці тому

      @@MySHIHAM masha allah aniga frist baby wye allah no fududeeyo

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      @sabooomar7120 amin 🥰 albi

  • @mariamhenna9524
    @mariamhenna9524 2 місяці тому

    Love you munoy🫶🏼❤️

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  2 місяці тому

      🥰love u 2 qaali