Jawaabta sualahii Ayadaha Quranka ugu awooda cabsida iyo rajada badan By Dahir Alasow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Jawaabta suaalahii Aayadaha Quranka ugu awooda cabsida rajada iyo micnaha weyn By Dahir Alasow.
    SU-AAL:- Sheeg Aayadda ugu weyn Quranka Kariimka.
    SU-AAL:- Sheeg Aayadda Quranka ugu muxkamsan ee wax qarsoodiya uusan ku jirin, qofkasta uu fahmayo micnaheeda? haddii aan kuu jilciyo khudbadaha Jimcaha ayaa la akhriyaa.
    SU-AAL:- Sheeg Aayadda Quranka ugu macna weyn - ugu kulmin badan ?
    SU-AAL:- Sheeg Quranka Kariimka Aayadda ugu cabsida badan marka lagugu dul akhriyo ?
    Su-aal:- Sheeg Aayadda Quranka ugu rajadda badan.?
    Cabdullahi Ibnu Mascuud ma idinku jiraa ayuu Cumar Bin Khadaab dhahay ?
    Cabdullahi Ibnu Mascuud ma wuxuu ahaay Asxaabi Quranka iyo Cilmiga kaliya yaqaana ?
    Yaa Quranka ku dul akhrin kara Qureysh oo asxaabta ka mida?

КОМЕНТАРІ • 64

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 роки тому +9

    Maasha allaah ilaahow Sh.Saalax Macallim C.llaahi noo caafi, cimrigiisana u barakee, cilmigana u barakee, cadowgiisana jabi. Dambigiisa iyo dambi waalidkiisana dhaaf.
    Maasha allaah caalim weeye ee ka faa'iidaysta cilmigiisa yaa muslimiin.

    • @aishamaow3531
      @aishamaow3531 3 роки тому

      Ameen ameen ameen sheekh guulaso mashallh 🤙🏾🤙🏾🤙🏾💙💙🤍🤍💙❤️💕💜💝💚💯💯

    • @abdinasirxasan1124
      @abdinasirxasan1124 3 роки тому

      Mash Allah Alow Sheikha Noocaafi Yaarabi

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 3 роки тому +7

    Masha allh sheikh saalax mucalim Cabdullahi allow ku caafi oo cimriga kuu barakee

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 роки тому +1

    Do keep going always, thanks

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 роки тому +1

    Sh saalax mucalim xafidahu

  • @asadwalishariif711
    @asadwalishariif711 3 роки тому +1

    Illaahay ha Ku barakeeyo

  • @ahmedisse9933
    @ahmedisse9933 3 роки тому +2

    daahir calasoow waad ku mahadsantahay sida aadnoogu
    faaiidaysay ummadda soomaliyed
    SaaS kuwad illaah ayaa kuu
    naxariisanayee. iskana dhaaf
    cayda aad caynayso sh daahir aweys iyo sh jimcaale hormuud.

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad2880 3 роки тому +2

    Maashaa Allah
    Jazaa kallaah

  • @sacdiyaali5191
    @sacdiyaali5191 3 роки тому +6

    Dahir calasow good job wariye wayn

  • @futurepresident9809
    @futurepresident9809 3 роки тому +2

    masha allah u dhimo sida inaad og tahay malakulmowta inn u ku soo hayo janatul fardowso allow nagu kulmi dhaman

  • @iidcaare3023
    @iidcaare3023 3 роки тому +1

    MANSHA ALAAH

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 роки тому +1

    Salaan qaali ah halyeey Dahir Calasow wariye qaran maasha allaah. Allaha ku xifdiyo.💯💯💯❤❤❤

  • @dhoofoguuleed4832
    @dhoofoguuleed4832 2 роки тому

    Masha allah shiq saalax allow noo caafi

  • @safia43483
    @safia43483 3 роки тому +2

    Daahir ilaahey ajar hakaasiiyo ee noo soobadi barnaamij yadaan oo kale inshallah

  • @omaradem8306
    @omaradem8306 3 роки тому

    Masha Allah

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 3 роки тому +2

    Ajar niyeyso in aad ka heleyso inshAllaah.

  • @maandeeqhealthandbeautycha5078
    @maandeeqhealthandbeautycha5078 3 роки тому +1

    Ilaahey hakuu ziyaadiyo

  • @dr.mohamoudfarahsahil6085
    @dr.mohamoudfarahsahil6085 3 роки тому +1

    Mansha Allah ilahay khayr ha ku siyo walaal

  • @baashirxasan2548
    @baashirxasan2548 3 роки тому +2

    Mashaaa allah sh salaax mcln alle ha caafiyo

  • @Gulaanyare
    @Gulaanyare Рік тому

    Masha Allah sh salax

  • @maxamedkaarshe8550
    @maxamedkaarshe8550 3 роки тому +1

    m.a daahiroow ajar allaha kusiiyo

  • @zaynabosman3346
    @zaynabosman3346 3 роки тому +1

    Maasha alalah halkaas kawad khayr baad wadaa waa yahaan alle khaur hakaaga abaal mariyo

  • @MahdiMediachannel
    @MahdiMediachannel 3 роки тому +2

    Keep going legend brother dahir aliso
    Thanks

  • @noorjelle144
    @noorjelle144 2 роки тому

    Thank so much you Mr dahir calasow I always get advantage from you something that i don't know,,,,, success waliga ugas.

  • @iscoozil3978
    @iscoozil3978 2 роки тому +1

    M,a

  • @qadrohilowle8366
    @qadrohilowle8366 3 роки тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sce scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 3 роки тому +4

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🤙🏾🤙🏾🤙🏾💙💙💙🤍🤍🤍💕💕💕💜💜💜💖💖💖❤️❤️❤️🌹🌹🤍🤍🤍🤲🏾💯🤲🏾🤲🏾💯💯ameen ameen ameen

  • @laylagorod1121
    @laylagorod1121 3 роки тому

    Mash allh ilaahay hana badbaadiyay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому +1

    Dahir waa run diinta islamka ma dheheyso in dad la qarxiyo ama la kufsado ama nafta leyska goyo ama dadka la dhaco

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 3 роки тому

    Masha allh

  • @sacaadomaxamed1875
    @sacaadomaxamed1875 3 роки тому

    Mashlah calasaw

  • @abdiqadiranshax8419
    @abdiqadiranshax8419 3 роки тому

    M.a

  • @sacaadomaxamed1875
    @sacaadomaxamed1875 3 роки тому +2

    Cilmi ninkii ubaahan sheekh saalax ha dha geeysto waa na looquudhi waayay cilmiga codka macaan iyo faseexo weey sixreen reer nahaabiyo sidii horayba loogusix ray nabiga cs wslm

  • @maandeeqhealthandbeautycha5078
    @maandeeqhealthandbeautycha5078 3 роки тому +1

    Hanuunka allaa wato daahiroo quraan ka sheekaynaayo wa iga gadantahay, means subscribe ban kuugu qabtay

  • @westernsydneyfamilydaycare8381
    @westernsydneyfamilydaycare8381 3 роки тому +1

    JANAA KUU SUGNAATAY CASHARADA DIINIGAA GUDBINTOODA KU FIICAN TAHAY ARIMAHA KALE ADUUN KA BAX JANAA KUU SUGNAATAY

  • @cabdifarhlaluf9856
    @cabdifarhlaluf9856 3 роки тому

    Maan sha allah dahirow marba kanixi wahabiyada anigu waxa ahay3 nin adiga3 ku tagersan wayo caqidadaad aya saxan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 роки тому +1

    zxb adiga qosol ayay ka tahy lkn Wxa fcnaan lahyd inay oohin ka ahaato maxa yelay cabsida adigaba ka mamuuqate se waye

  • @sharifsheikh3781
    @sharifsheikh3781 3 роки тому

    ali

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 3 роки тому +1

    *Qawaaniinta dunida ugu yaabka badan -iyo dalalka ay u degsanyihiin😱 halkan ka daawo👉 **ua-cam.com/video/_jkXV0_N_6s/v-deo.html*

  • @sharifsheikh3781
    @sharifsheikh3781 3 роки тому

    hi

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 3 роки тому

    Ayaadaha ilaahay isku qaadqaadeene , daahir adu waabad qoslaysaa markay kuwan ku ciyaarayaan aayadaha quraanka sxb dib ugu noqo halkaa

    • @cabdiqaadir6422
      @cabdiqaadir6422 3 роки тому

      cida ku ciyaartay aayadah wa ,ayo ma sh saalaxbaa
      waa ahaabiyada

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому

    Salaan sare dahir somali weyn a ku garabtagan sheydamada waa laga xoreyna somalia xolaha ey dhacena waa laga qada

    • @DAAHIR11
      @DAAHIR11 5 місяців тому

      Babahwwueruehekjdvvr7wn3ndi4ve😮

  • @safia43483
    @safia43483 3 роки тому

    Mashallah sxb daahir howlihii laguugu talo galay hadaa heydaa keep going bro

  • @shhusseinadan685
    @shhusseinadan685 3 роки тому

    suufi madhageeysano daahiroow hadaan dhageeysto oon raaco bidca ayuu igu tuuri

  • @sacduushraage5196
    @sacduushraage5196 3 роки тому

    Daahir calasow walaaloow diin mataqanide arimaha diinta maka baxdid waa markaa dhiman lahed inta culumada fataxada kumaran camadi wakugu Kari wayene walagu cabsada nagtada maku cesheto

    • @cabdiqaadir6422
      @cabdiqaadir6422 3 роки тому

      nabigu scw waxa uu yiri xikmadu waa baadida muminka
      marka ximad ayaa meesha taala
      ee duritaanku yuusa kula tagin

    • @musenugaal1349
      @musenugaal1349 3 роки тому

      Ascww,
      Daahir calasow allaha barakeeyo,oo xafido oo haddana quweeyo, daahirow mugaad ka hadlayso diinta iyo saxaabdii iyo rasuulkeeni suubanaa calayhi salaam, walaalooba Isla her waakan kale sida dabeesha iyo geedaha iyo ruxashada.

    • @musenugaal1349
      @musenugaal1349 3 роки тому

      Wareeri wahaabiyada wabka halaga tumee. Samir laawayaasha
      Mucaawino masaakiin loogu talagalay xadideera iyo boobkeeraanba ku baaye, sabaad ha dilee wada dabagelis sun.

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 3 роки тому

      Caqligiisa waa qabaa oo Culimadii faataxada aqri jirtay waa la joogyaa ee maxaa ka ba aa wahaabiya yaa warkooda ku jira

  • @hamdajamac5484
    @hamdajamac5484 3 роки тому

    Diin ta cayaar hamoodin

  • @aminaxusen6460
    @aminaxusen6460 3 роки тому +1

    No sheeg walal

  • @sharifsheikh3781
    @sharifsheikh3781 3 роки тому

    libaax

  • @ugaaskachannel1497
    @ugaaskachannel1497 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @abdirahimyarso3045
    @abdirahimyarso3045 3 роки тому

    Masha Allah