Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 січ 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqc...
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf....
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

КОМЕНТАРІ • 207

  • @user-xl5fx5kv7i
    @user-xl5fx5kv7i 7 місяців тому +7

    Maashaa Allaah Geelle Bashiir Allaha Kuu siyaadiyo Aqoontaada Wllkay

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 7 місяців тому +5

    😢 halmid ayaa ka baqayaa o ah in waxan Allah rali ka eheen lagu xayesiyo lkn shukran walaal

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 місяців тому +1

      WLL Adsense laga xiraa , xayisimaha waxa waxa xun sida Nudity ads , Alcohol ads iyo Gambling ads waan iska xirey.

    • @abdirashiidahmed4306
      @abdirashiidahmed4306 6 місяців тому

      walal hade waxa gaale jeclesi ama taagerida shirkado wax yabo xaran so saro xayeysinayan kwrn

    • @Khaalidlyrics7
      @Khaalidlyrics7 6 місяців тому

      Wxn joga wadanki blog hada samaysto address miyu iga raba ❓

    • @user-td4md8gl3i
      @user-td4md8gl3i 6 місяців тому

      Wll hagee kala soo xirira

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 7 місяців тому +8

    Wll waaxaa kalood kasoo hadashaa qaabka ugu fiican ee accounting ga loohormarin karo looguna shaqaysan karo
    Mahadsanid

  • @ismaelahmed9254
    @ismaelahmed9254 7 місяців тому +2

    Geela bashiir wax badan baa ku raadinaaye oo comment kuu do qoray lkn kuma helin nasib daro kuma heli

  • @suheipmohamet8903
    @suheipmohamet8903 7 місяців тому +13

    Keep Going Borther👏❤️🔥

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому

      welcome wll

    • @MaxamedCadde-ln9ni
      @MaxamedCadde-ln9ni 7 місяців тому +1

      Sideen ku bilaabi karaa

    • @MaxamedCadde-ln9ni
      @MaxamedCadde-ln9ni 7 місяців тому

      @@GelleBashir ustaad with,s apka isii aan idin kala soo xiriiree

    • @cabduqaadiribraahim758
      @cabduqaadiribraahim758 3 місяці тому

      ​@@GelleBashirasc wll wxn joogaa muqdisho wxn dhigtey &100&mudo.sadexmaalin.ilaa.hada.wxn.maraa.&106&faaido maleeyahay LunGaha wll iisoo jawaab

  • @user-by4fm3pi4e
    @user-by4fm3pi4e 7 місяців тому +3

    Wan ubahanahay inan samaysto see i caawin karta abòwe

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +9

    Walal inan Kula xeriro ayan rawa 😢 xagen kalaso xerira......iso jawab fadlan 🙏

  • @Inspireyourfuture8.
    @Inspireyourfuture8. 7 місяців тому +40

    Bro, I need to start this blogging. How can I contact you?

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому +5

      please contact us via gellebashir.com

    • @Inspireyourfuture8.
      @Inspireyourfuture8. 7 місяців тому +5

      @@GelleBashir Ok bro I hope you will respond as fast as you can.

    • @giirecarab3365
      @giirecarab3365 7 місяців тому

      ​@@GelleBashir: bro I need contacting.

    • @user-cg5mo1ik2e
      @user-cg5mo1ik2e 6 місяців тому +2

      Anigu waxaan ubaahanahay barashada blogging

    • @AbdirahmaanSaleebaan
      @AbdirahmaanSaleebaan 6 місяців тому

      ​@@GelleBashir sxp halke kala so xiriira wan donayey inan barte

  • @CryptoTrading32
    @CryptoTrading32 7 місяців тому +1

    Hello sir I am a Bangladeshi, but now I am living in Somalia

  • @ahmedhassanahmed2163
    @ahmedhassanahmed2163 7 місяців тому +2

    Zxp sida loo samaysto marka ugu horaysa soo duub

  • @user-go1fh8kq8z
    @user-go1fh8kq8z 7 місяців тому +4

    Geele haye IT ga dad wax ku saabsan ma bartaa oo adsoomaali lagu sharaxaaayo sida qof bilow ah ama bilbilow ah qaasatan Cyber ka security an rabay ina wax ka fahmo iyo software developer ka ?????????????????????????

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 місяців тому +1

      wn soo wadnaa course kaas cyber security wll

  • @saamiyacabdiraxmaan7007
    @saamiyacabdiraxmaan7007 7 місяців тому +4

    Ani shaqo ma helaba walhi hadana sidan shaqada ujecelahy la ma sheegi karo ilhayaw shaqo fican e si

    • @Asma-ali282
      @Asma-ali282 6 місяців тому

      Xerafadaha ad taqano wa mxy??

  • @lovelyofficial356
    @lovelyofficial356 3 місяці тому +1

    Wlhi bishan ani 1000$ ka sameyey lkn adi wlhi dadka ma cawisid waxaga Bdn yihin last 7 days 300 ka sameyey😂

    • @ahmednkante9128
      @ahmednkante9128 Місяць тому

      Zhp waxan kuwaydina lacagta website ka sameysay markan website sameynayo ma lacag ayaa la iga donaya

  • @shucaybcarab8706
    @shucaybcarab8706 7 місяців тому +3

    Ustaad waxa iisameeyay 11-11-2023 team kaaga wali hal cilada ihsysta wana adress La aan ma icaawin karta

  • @XabsaqaliXabsaqali-my6xj
    @XabsaqaliXabsaqali-my6xj 6 місяців тому +1

    Mahdsanid wall ankana alle hana fahan siyo

  • @Umuyousouf
    @Umuyousouf 3 місяці тому

    Aniga dhaman waxad kashekaynaysan waxba kamafahmin wayo waligay socail kumashwaysan waligay wan haysta talefanka ilahada waxad shegaysan meel loogutago magaranayo youtoup samaysa islaha qof cadi ugabarto wanan kudalay maqalo sogali halkam kabood ilahada imadhacsana talow ma socail aya laydiidan yahay ana yaba 😊 geelo raga un xaaga sarte dumarland uaojedso masakinta

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka 7 місяців тому +2

    Gella bashiir hormar wacan

  • @fardowsofalsan
    @fardowsofalsan 3 місяці тому +1

    Asc asxapta wxan leyahy you tup chanel isoo boqda wxan kaheleysaa qisoyiinka ❤❤

  • @xogogaal9235
    @xogogaal9235 7 місяців тому +2

    dashboarkaann mahe mid kale mahysid miya sanad kahor knaa na tusaysay

  • @Mahamed697
    @Mahamed697 7 місяців тому +3

    Laakin adsense kuma xidhan ee payoneer anoo isticmaalaya ma ku xidhan karaa adsense google

  • @mathantics2
    @mathantics2 6 місяців тому

    Ustaad waa codsi marwaliba ad rabto inad noosharaxdo hore u gal ama isku day 5minute inad ku dhameyso ama xogta dhamaystir markasta half ayad uga tagtaa igana raali noqo bro

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 7 місяців тому +1

    Address helidiisa hddi ad igu cawin lhyd wey ficnnan lhyd traffic fiican wa heysta dhowr bilood wa kujira keliya Address igadhiman

  • @baashiqoobeey4402
    @baashiqoobeey4402 7 місяців тому +1

    Ustaad xagee Lagaso xiriirayaa

  • @AbdallaBarre
    @AbdallaBarre 24 дні тому

    Inte kaala so xiriira sxp

  • @maryamaaxasan7246
    @maryamaaxasan7246 6 місяців тому +1

    sidee ugu biiri kraaa

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 7 місяців тому +2

    Ustaad blogging waa ii samaysan yahy balse Qaabka an laacgta uga Samayn lahaa ban yara fahansaneeen ,intaas inaad iga caawisid ban jeclaan lahaaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому

      wll traffic badan ku dadaal si lacagta lagugu fasaxo

    • @user-ww2ii5zp1i
      @user-ww2ii5zp1i 7 місяців тому

      ​@@GelleBashir2:26

  • @onedaychannel1
    @onedaychannel1 6 місяців тому +1

    walalayal ya ii samenkara google adsense somalinimo darted 🤕🤕

  • @AFRICA_EMPIRE
    @AFRICA_EMPIRE 6 місяців тому

    Adi nio waa war badan tahahy kaliua dadka inta u muhiimka ah u sheeg,

  • @user-kf6lm1ni9r
    @user-kf6lm1ni9r 7 місяців тому +1

    does google AdSense accept Ai content? how to write unique article that google AdSense accept if you don't know English? video kasoo same waa dhibaato dhalinyarada haysate!

  • @user-re6cg3ic7b
    @user-re6cg3ic7b 6 місяців тому

    Aniga waan kucusbahay social media waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawisid sida lacagaha looga sameeyaa

  • @user_nageeye
    @user_nageeye 7 місяців тому +1

    Bloogingka isoo sheeg

  • @cabdiqaadiryaxye
    @cabdiqaadiryaxye 9 днів тому

    Walky waan cusub waxa aan rabaa in aan ka sheqeeyo (boloogan ) sidee uga shaqeeyaa 😢

  • @AbdinassirAbdullahi21
    @AbdinassirAbdullahi21 6 місяців тому +2

    How to start

  • @QaysYare-g6g
    @QaysYare-g6g Місяць тому

    Sxb bashir wan ku salamy ninyow waxan rabaah in aan lacag ka sameyo kiribtu karnsi sxb ifahansii

  • @Aaminohasan-s5i
    @Aaminohasan-s5i 6 місяців тому

    Sxb Noosoo Sharax Sida Loo Jabsado Credit Card waxaan ilaabey Binkayaga Saas Ay tahayna Lacag Ayaa iigu jirto

  • @Adkavic
    @Adkavic 7 місяців тому +2

    Ustad waxxa raba in a ku weydiyo hdi ay website keyga 500 hal malim ay so boqato 500 tas boqolne ay kaso boqdan somalia adsense rate ka somalia ku bixiyo o u igu dhufanayo wa imisa?

  • @Shamuure.......12601
    @Shamuure.......12601 7 місяців тому +1

    Ustad waxan donaya website fhamaystiran oonka iib sado si an lacagta uga samaysto intaa ma iga cawin

  • @relaxshadow5312
    @relaxshadow5312 7 місяців тому +6

    Ustad website Blogging ah shirkadaada ayaa ii sameysay 4 bil ka hor m.a aad buu u wanagsan yahay balse ilaa hadda xayeeysiinta aqbalaadisa ayaan ku dhibanhay markasta wuu iga soo diida 50+ maqaalo ayaa ku jiro.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому +1

      Mahadsanid wll , traffic ku dadaal, maqaalada cinwaano ficican ka qor si dad badan iso boqdan website kaga .

    • @user-yk9ks9dl9c
      @user-yk9ks9dl9c 7 місяців тому

      Wll halkeen kaala zoo xiriiraa Allah dartiis wll

  • @user-vp9kp3qr2k
    @user-vp9kp3qr2k 4 місяці тому

    Qabado badan dartood wxn raba inan lacagsameeyo tallow ma i caawin doonta hadad qoralkeyga aragto shp ?

  • @Morganfamily22
    @Morganfamily22 7 місяців тому +1

    Af kee ayaad ku qortaa adiga
    Lkn Ani waxaan rabaa website
    3 afna waan yaqaanaa

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 6 місяців тому

    Mashallah, Mudane Website hadii uu cusubyahay Xayasintana wali ma u sameen kartaa mise waa inuu mudo jiraa websitka ?

  • @user-ws8qt8du1y
    @user-ws8qt8du1y 7 місяців тому +1

    Wll sidee usamayn karaa

  • @dhuubowchanneltv4900
    @dhuubowchanneltv4900 7 місяців тому +1

    Asc
    Geelle. Number kaaga ayaan rabaa walal qaali ee isii in aan barnaamjikaannka faa'iido ayaan rabaa

  • @Mahamed697
    @Mahamed697 7 місяців тому +1

    Asc wll mudo badan ayan ku daawanayey mudo 3sano ah website kasta oo lacag laga sameyo ood soo galisid wn ku biiri jirey lakin caqabada ugu weyn waa dhinaca lacagta. Blogging ka wn leeyahey lakin addsens

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому +1

      blogging somlia wuka shaqeyo

  • @CnaasirCiise-px1mg
    @CnaasirCiise-px1mg 6 місяців тому

    Ustaad apka tredbot masaxanyahay

  • @apdaa22channel79
    @apdaa22channel79 7 місяців тому +1

    Thank you very much ❤😅
    Dhiiregelinta aad na siido iyo waqtiga aad noo hùrto waad ku mahadsantahay teacher.😊❤
    Ustaadi waxaan leeyahay blogger I.n berina Adsense ayaan ku dalban rapaa ee isii talo ila reg website keyga

  • @user-zc5kn7xr9g
    @user-zc5kn7xr9g 4 місяці тому

    ustad wax badan wan ka faaidey Thanks

  • @CryptoTrading32
    @CryptoTrading32 7 місяців тому +1

    How can i deposit binance dollar from somalia pls bro help me

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 6 місяців тому

    Somaliya anigo joga side usamaysta
    Qaabkena lacag igu so dhaceysa??

  • @axmed____dayax
    @axmed____dayax 7 місяців тому +1

    Ustaad xal mahayo ma i caawin kartaa ustaad

  • @lovelyofficial356
    @lovelyofficial356 3 місяці тому

    Wordpress ayaa dhama ha walin dadka blogger mid mahe ani Wlhi wad i daalise

  • @user_nageeye
    @user_nageeye 7 місяців тому +1

    Qab nuce ah ba loo sameya

  • @mahadhomedia1777
    @mahadhomedia1777 6 місяців тому

    Macalin sidee website loo sameeyaa😢

  • @aadanraage
    @aadanraage 2 місяці тому

    Macani wabsad ifuro

  • @Cimraan77
    @Cimraan77 7 місяців тому

    Wll waxa inoo soogalisa sida aan lacagta aan ugula baxa waxa hestaa 97.23 $ saxib isoo Gali mahad said ❤

  • @user-mb1mv3vq3q
    @user-mb1mv3vq3q 7 місяців тому

    Nio qabka ino sheeg lacagata loo laga baxo blogging

  • @Aftinchanel856
    @Aftinchanel856 7 місяців тому

    Asc walakay waxan ubaahanahy inaad ilahy dartii ii caawsio ustaad si aan usamaysto bloging
    Plz isoo jawaab macalin😢😮

  • @user-bw4uy1pe9o
    @user-bw4uy1pe9o 6 місяців тому

    Sidee ku bara karaa nio wan ubahanahee😢

  • @MahamedAhmed-gl6rp
    @MahamedAhmed-gl6rp 3 місяці тому

    Ethiopia joogaa sideen uga sameeyaa abowe

  • @axmed____dayax
    @axmed____dayax 7 місяців тому +1

    Ustaad caqabada i heysata ee iga hortagan waxa ahay nin dhalinyaro ah oo xamasha iskoolka dhigta sxp qof dibada ima jiro waxaan sameeyana ma aqaan sxp

    • @abdiwali4669
      @abdiwali4669 7 місяців тому

      Dee dadaal oo halkaad rabto gaadh ilaahyna kaasho

  • @talosamebhd9045
    @talosamebhd9045 6 місяців тому +1

    Zxp nuberka coursonka laga dalbanayo ee whatspp inta baddan lagaba jawabo sualaha ama nama qanciyaan sualaha anu waydiino anaguna waanu ka shakinay eee mid saxa nooo sheeeg wlll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  6 місяців тому

      +252 905582875 wakaa number kena wll

  • @Travelerworld125
    @Travelerworld125 7 місяців тому

    Bangi nooce loo baahan yahay sxb in lagu xidho blogga si ay lacagtu kugu soo dhacdo

  • @zeynabmohaaofficialchannel1999
    @zeynabmohaaofficialchannel1999 7 місяців тому +2

    Madama qfka uhoreya ahay maisiin cartaa free course ah mhdsnd

  • @XamseJookor
    @XamseJookor 7 місяців тому +2

    Zxp waxaan rabaa xagaan kaa helaa inaad website ii dhisto adi lafahaantaada

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому

      Nala so xiriir wll Gellebashir.com Halkas number kena ka halaysa

    • @XamseJookor
      @XamseJookor 7 місяців тому

      Hye wllo

  • @user-kd8vk8ku1t
    @user-kd8vk8ku1t 7 місяців тому

    Walal aad aya igu bahanhy wa ku daley si aan lacg uga sameyo blse wa ku guuldareystey😭😣

  • @mohamudabdulahi2759
    @mohamudabdulahi2759 7 місяців тому

    Asc sxb geele aad ayan urabay in aad iga cawisid xrp aan waayey wax Iga caawiya. 1:21

  • @abuumansuur3559
    @abuumansuur3559 6 місяців тому

    Wll iga jwb 3 mar oo Adsence I didy wax kasto waa dhameeye 😢

  • @BishaarMaxamed-sm4qv
    @BishaarMaxamed-sm4qv 6 місяців тому

    macalimuu sida loosameeyo maa kasoohadashid

  • @user-pg8vx5du4q
    @user-pg8vx5du4q 6 місяців тому

    Wll blogging waan aqaana magaranaayo qaabka lacag loga sameeyo blog farabadan ayn qore isoo jawaab please 🙏

  • @abdikarimdhafe1554
    @abdikarimdhafe1554 7 місяців тому +1

    War Geelle Crypto isbadal ayaa ku dhucay ee kaso hadal Coinska la iibsan karo hadda

  • @user-mf4tg8kc1z
    @user-mf4tg8kc1z 6 місяців тому

    Zxpow pagekaaga waa daawaday hadana waa ku dawakhay yacnii ma fahmin pls inte kalasoo xidhiidhnaa❤

  • @dontlaugh098
    @dontlaugh098 6 місяців тому

    Zxp Waxaad kasoo hadasha TikTok shop seller lacago badan laga sameynayo arkey

  • @Ghuost_hhoste
    @Ghuost_hhoste 7 місяців тому

    Lagenkaan wuxuu shegaayo run miyaa xarfaaneey

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 7 місяців тому +3

    ASC ustaad waxaan rajeenayaa inaad fiicantahay inta kabacdi
    Sidee blogging loo sameeya
    Wadanka kaste lacag maad lakaka sameeya

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому +1

      fadlan course kena blogging kusoo biir

  • @Theo-town17
    @Theo-town17 7 місяців тому

    macalin wxd ka so hadasha marka account gadatid oo google adsence side waxad rabto ugu xiran karta pls macalin

  • @ayuubaxmed7061
    @ayuubaxmed7061 6 місяців тому +1

    Asc zxp sideen kulasoo hadlaa 😢😢😢

  • @qosoliyoqaraaxo417
    @qosoliyoqaraaxo417 5 місяців тому

    iga caawi adsense isoo aqbali wayay

  • @Khalid-yare
    @Khalid-yare 6 місяців тому

    Zxb Ina bilaabo waa jeclahay lkn sideen usamaynkara wabsayt

  • @abdinajibabdullahi9719
    @abdinajibabdullahi9719 7 місяців тому +2

    Mobile malagu isticmali karaa sidee sameeya

  • @MohamedAbdi-lr7dq
    @MohamedAbdi-lr7dq Місяць тому

    Ustaad nambarka Ayan u bahanh ma heli karaa

  • @XamseJookor
    @XamseJookor 7 місяців тому +2

    Jawaap waafi ah baan kaa sugayaa zxp

  • @user-jy1tq9rh5n
    @user-jy1tq9rh5n 2 місяці тому

    Zxp sidan ubilabno noosheeg

  • @Nasradin-
    @Nasradin- 7 місяців тому +1

    Blog gayga inaan domain ku xidhaa ma qasabaaaa

  • @muhiyadinisackfursa9490
    @muhiyadinisackfursa9490 7 місяців тому +2

    Sxb Gelle wan barnamijyadada adban udawada lkn waxaa igu adag talabada ugu horeyse aan qaadayo marka Blogging markan bilabayo qaab noocee aan ubilaba sideene usameeya.
    Thanks

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому

      muqaalka ku sharaxey qaabka loo bilaabo wll ee daawo thanks

    • @UmuriyaanIbraahim
      @UmuriyaanIbraahim 7 місяців тому

      Wankudawda marxwalba Lakin wangarawayey talabada uhoraysa watsayb isame wll malacag ba lagu samaynayaa isojawab

    • @xaajigiixadeedmaray9358
      @xaajigiixadeedmaray9358 7 місяців тому

      ​@@UmuriyaanIbraahimHaa iyaga ku samaynaya blogging diyaarsan oo lacag bay kusameyan

  • @user-ke3tu1ug8i
    @user-ke3tu1ug8i 4 місяці тому

    Thanks

  • @Zalma-miss-expensive
    @Zalma-miss-expensive 6 місяців тому

    Xagee laydin kala soo xidhiidhi karaa wllo

  • @qosoliyoqaraaxo417
    @qosoliyoqaraaxo417 7 місяців тому

    hal website free isee maalin waliba waan ku dawadaa lacag ma heysto

  • @osamamoha7474
    @osamamoha7474 6 місяців тому

    Walal inan kura xirirra rab siden kula xiriri kara

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 4 місяці тому

    Where do I learn how to do this ?

  • @foosladanchannel1923
    @foosladanchannel1923 7 місяців тому

    Maasha Allah

  • @omarabdisamad2129
    @omarabdisamad2129 7 місяців тому

    Sxb waxaan ubaahanay caursekaaga sidee ugu biiri karaa

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 7 місяців тому

    ustaad xagaa kalasoxidhidha

  • @awqaasim1
    @awqaasim1 7 місяців тому +1

    Ustaad ma iibisaan courseska blogging ma samaysaanse

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 5 місяців тому

    Walalow runta miya Alle ado ka baqaayo

  • @mohamedsalat4943
    @mohamedsalat4943 7 місяців тому

    Sxb sidee usameystaa

  • @ahmedofficial2027
    @ahmedofficial2027 7 місяців тому

    Masha allh

  • @ibrahimhussein8347
    @ibrahimhussein8347 7 місяців тому

    @Gelle Bashir Sxb waa ku salaamay waxan kaa rabaa waxaan badana platform ku aragnaa Robots oo la i binaya oo la leyahay real accounts oo forex trade ayaa lagu xira OO FAIDA tan manual kabadan ayuu soo saraa. sxb madamaa pagekaagada uu sidoo kale ka haldo arimoo suuqa forex arintaa Robots ka soo hadal.is there reliable Robots or its Scam?

  • @mohammednashiid69
    @mohammednashiid69 7 місяців тому +1

    My Teacher ❤ Only my Channel

  • @Ahmedkaamil-zm2oz
    @Ahmedkaamil-zm2oz 7 місяців тому +1

    Xayaysinta somaliya ma ka shaqaysa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  7 місяців тому +1

      haa websites video ku xusey somalia laga maamulaa

  • @user-on8wf8zg9i
    @user-on8wf8zg9i 7 місяців тому

    Geel bashiir wan ku salamy hortaa zxb
    Zxb waxan hecly inan ka fa iidysto waxa aad soo dhigto zxb lkn wxii waxan uu helyn laptop 💻 zxb lkn mobilkaa maga shaqysan karaa se lkn mxaa baloogu ku shaqynyaa intaa iga soo jawba zxb hdii labtop hysan

    • @xaajigiixadeedmaray9358
      @xaajigiixadeedmaray9358 7 місяців тому

      Anaa ku sheegaye laptop khasab maaha mobile wad ka isticmali karta waliba mobileka fudud lkn blogging wuxu rabaa inaad so qorto wax macno leh oo aadan Meel kaso copy garayn waayo hadhow wukuso diida laguma aqbalayo

    • @Travelerworld125
      @Travelerworld125 7 місяців тому

      ​@@xaajigiixadeedmaray9358chat gbt ma la isticmaali karaa sxb.