Laxanka Rogaal - Faadumo Axmed Dhimbil Aun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Qaraam : Rogaal
    Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
    Luuqda : Faadumo Dhimbil Aun
    Kabanka : Xudeydi Aun

КОМЕНТАРІ • 73

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935  2 роки тому +12

    Naf yahay iima tudha
    Ikala tuurtee ha taban
    Wax ba tooga kaa maqane ✌

  • @HothanZaed
    @HothanZaed Місяць тому +2

    Hablaha codka qafiif ka ah leh sida xabiibo xasan tooxow iyo aamina feyr iyo faadumo ahmed wax la siisto malaha 😊

  • @mohamedomar384
    @mohamedomar384 27 днів тому +2

    Fadhumooy adhiga waa yeel nimadhaadha waa sallaamey

  • @maxamedilkacase7179
    @maxamedilkacase7179 Місяць тому +1

    Fan halkaasi ayuu ku ekaa, cajiibsanaa. Faadumo, xudaydi, qarshe

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 місяців тому +4

    #LyricsQARAAMROGAAL
    Waynoow wax lagaama
    Waayi jirrin
    Wannaag ii xiggsii
    Waxyeelada eeeee
    Wannaag baaad
    Nafyey ku weynaatee
    Waa waajib inaad
    Waayo Arragtaaye
    Naf yahay iima tudha
    I kala tuurteeeeee
    Ha taaban waxba
    Toogga kaa maqanee
    Waxyeelada taroroow
    Wannaag ma Lihidde
    Wadanka maku kala
    Wareeg naahaayeee
    Gantaasha waddnaha
    I Guud sudhanneeee
    Halbowlaha gaadhay
    Baan La gubbteeee
    Waa geerri JacayL
    Nimuu gallayyeee
    Waxaad Jeceshoo
    JAR KAA XIGO'EE
    ILEEYNEEY indho
    Sooma Jiidaaneey
    ILLAAHOOW dhoofku
    Wuu dhibadan yahayee
    Dhulkaygaan dherreg
    Kaaga suggayaaayee!
    _____________________
    CAJAA'BAAT YAA SALAAM AXSAN CALEEG ALLOW KUU NAXARIISO FAADIMO AHMED DHIMBIIL HOBOLAD FANKA IYO SUUGAANTA AAD UGU XEELDHEER OO SAWD IYO suurad wacan bay ahayd RABBI naxariistii Janno hawgu deeqo IDAM ALLE.
    #MAHADSANIDWALAALKHABIIR.👍

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 5 місяців тому +2

    Markaan nasanayo bogga khabiir qaram-baan soo galaa AHUN faduma ahme iyo xudaydi❤

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 5 місяців тому +2

    Kabanka Gigta macaan boqorkii Xudaydi iyo codkii Dahabiga ahaa ee Faaduma Axmed Dhimbil AUN ❤😢

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому +2

    Allaha u naxariisto faaduma Axmed dhinbil.

  • @AhmedMohamed-h7g5n
    @AhmedMohamed-h7g5n Рік тому +4

    From Canada 🇨🇦

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 Рік тому +5

    Qaraami iyo Laxankii Rogaal oo ay faadumo Axmed dhimbiil isku laba rogayso cajiibsanaa oo cod macaanaa.

  • @muxubojaamac4125
    @muxubojaamac4125 2 місяці тому +1

    Waaw faadumo Axmed الله يرحمها

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +8

    أجمل واحلي اغاني علي مر الزمن القديم والحديث الا يرحمها ويغفر لها فاظمه احمد طنبل

    • @Al8Abu
      @Al8Abu 2 місяці тому +1

      امين ❤

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 9 місяців тому +2

    Yaaa salaam laxanka rogaal......
    Faadumo dhimbil, AUN
    Naf yahay iima tudha.🎸 khabiir 👏

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 2 роки тому +6

    Faadumo Axmed Dhinbiil Alle godka habu nuuro. Waxa ay ahayd xidigihii fanka Soomalida.

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s Місяць тому +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @awaleh23
    @awaleh23 9 місяців тому +1

    i miss those days back to 1970s when this singers exist😢❤

  • @HannaSaed
    @HannaSaed 9 місяців тому +1

    Axyaa hees tani hees way dhaaftay ilahy haku naxriisto faadumo ahmed dhibiil 😢

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 2 роки тому +10

    Aheey ah, Aheey ah. Nafsiyaatka iyo ruux ahaanba way ku dhaqdhaqaajinaysaa heestani. 😭

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Рік тому +3

      Waxaan nasiib u yeeshay inaan live u daawaday heestan oo isla Faadumo qaadayso oo xudeydi u tumayo, Djibouti 1990/91 meelahaa, saddex habeen baan seexan waayey oo muraaqooday oo jaceyl aanan garanayn igu dhacay, oo qarway oo riyooday oo marqaamay, wallee

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail Рік тому +3

    Waa waajib in aad waayo aragtaaye.
    Waaba calool xanuun iyo qalbitaabad.

  • @sakariyemacalincali2141
    @sakariyemacalincali2141 Рік тому +5

    Saaxiib wiil reer jigjiga ah ayaa igu kaa soo xidhay gacmo dheere la yidhaah, nlw niyow nin cajibaa tahe.

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 4 місяці тому +2

    Sxb waraam heeshaan jeclaa oo dhan codnadiif ah baad noogu soo gudbisaa ❤❤❤❤

  • @maguled
    @maguled Рік тому +5

    Innaba caadi ma ahayn codkeedu Faadumo A.h.u

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 4 місяці тому +1

    T.4:30 am D.26/4/2024. Jumco mubarak
    Allaha u naxariisto Mamo Faadumo Axmed Dhimbil way cod macanayd illaahow kitaab keeda midigta ka sii.

  • @mohamedomar384
    @mohamedomar384 27 днів тому +1

    Fadhumooy ha ixasoosin wax Badhaan kkkkkkk waa ikan nee

  • @OmarismaelMohamed
    @OmarismaelMohamed 24 дні тому +1

  • @wadiaden
    @wadiaden 9 місяців тому +1

    Qarshe Xudeydi iyo dhimbiil AUN it doesnt get better than this

  • @mohamedyare1917
    @mohamedyare1917 2 роки тому +5

    Ale hau naxariisto faadumo axmed dhimbiil 2018kii ay ku dhimatay Turkiga Bishii May heestan qaraamkan Rogaalna malaa dad badanbaa Qaaday rag iyo Dumar hortay sxb

  • @regularwarya
    @regularwarya 9 місяців тому +2

    Dhimbil waa typical reer Galgaduud old name.
    Soomaalidu 4awoowe hortood isku magacyo ayay la bixi jireen waa qoom gadaal u socda halka dunida kale is ku soo dhowaanayso ayagu weey sii kala fogaanayaan.

  • @CabdisiyadCabdisiyad
    @CabdisiyadCabdisiyad 3 місяці тому +1

    Kawaran

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 12 днів тому

    Abni ,wasallma,

  • @cabdiciisefaarax9326
    @cabdiciisefaarax9326 6 місяців тому +3

    4march 2024 jigjiga sacadu 2:25
    hadad iga danbayso like.isaar

  • @jaamaccabdiqaadirsaalax8233
    @jaamaccabdiqaadirsaalax8233 Рік тому +2

    Eebbe ha u naxariisto fanaanad faadumo waxaa Eebbe ku galaday cod Qurxoon waxaa isku mid ah kabanka iyo codka kaliba waan ku faraxsanahay in fanaanadani tahay soomaali barigii iigu horaysay oon arko waxaan daawaday iyadoo gabay ku saabsanaa gumaysigii soo socday tan iyo Axmed gureey qaadaysa ood moodo dadkii dhagaysanaayay in ay dul saarantahay shinbir ay ka baqayaa baqay inaan buubto sidaay u hadileen codkeeda halaasiga ah.

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm Місяць тому

      Allah hau naxariisto faadumo Ahmed waxay ahayd fanaanad cod macaan, hooyadeed baan jaar ahayn 1980 Hargeisa, qabiilkeeda waa isaaq waa sacad muse

  • @saidomar2434
    @saidomar2434 9 місяців тому +1

    Ilahow idiin naxarisoo 😢

  • @maxamedilkacase7179
    @maxamedilkacase7179 3 місяці тому +1

    Waaw fan waakaasi.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 10 місяців тому +1

    waayo waayo❤️❤️❤️

  • @abdirisakadeys458
    @abdirisakadeys458 2 роки тому +3

    Halkeedii baad dhigtay...

  • @abshirnasta7041
    @abshirnasta7041 2 роки тому +4

    Wlh ciyaalka hada jiro ineysan qaadi karin xarfa isku daranbaa lakala reeeboyaa dadkan caadi maahen alow kunaxariiso

  • @hayadomar9199
    @hayadomar9199 Рік тому +1

    Yaa salam

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 2 роки тому +5

    Ilaahow dhoofku wuu dhib badanyahaye
    Dhulkaygaan dhereg kaaga sugayaa.
    yaa ereyada leh saaxiib ?

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +3

      Erayada inta badan Qaraam ka lagu qaadayo abwaan gaar u lihi muu jirin hadba erayadaad Rabto baad ku qaadaysa Laxanka aad rabto.

  • @kamalalinuur754
    @kamalalinuur754 Рік тому +2

    Dhageesi wacan

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 роки тому +3

    Codkii la yiri, “ shimbiriha ku xadreeyaan”.

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama4285 2 роки тому +2

    Allah yarhamukum

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 Рік тому +2

    24/12/22
    Maalin taariikhi ah ♥️😊🥍

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Рік тому +2

    allha uraxmado dhamaantod waxay ahayen laba helaan allow jane

  • @AhmedMohamed-h7g5n
    @AhmedMohamed-h7g5n 9 місяців тому +1

    3/12/2023 maalin axada iyo Sweden

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 4 місяці тому +2

    Kaban-ka Ma Aways Goobe ayaa tumaaya mise Xudaydi?

  • @mowlidkhayre1007
    @mowlidkhayre1007 2 роки тому +4

    Mahadsanid wllka wan kusooraadiyay waana kuhelay tiktan kaasoo waydiiyay kobta lagahelaayo

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 Рік тому +1

    15/02/2023 17:30 in Jowhar

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 9 місяців тому +1

    Waynow waxlagaamawaayee✅
    waynow waxlagaama waayijirin?

  • @sultanalishire2174
    @sultanalishire2174 2 місяці тому

    Asc, codka Rogaal Xudaydi (ahun) ayaa lahaa.

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 2 роки тому +1

    TikTok baan kaa Soo arkay