DAG_ WAXAY USIQDAY DHANKA COLAADA, GUULAHA IYO XULUFAYSIGA CUSUB OO KEENAYA DAGAALO HALIS AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 20

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 години тому +3

    Waa maalin farxadleh guul soomaaliya from awdal

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 годин тому +1

    WAAR HAKU QAYLININA HA INOO KEENAAN IYAGNU DIB UGULA JEESANE

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 3 години тому +1

    Hubkaasi waa kii itoobiya lagu qabsan lahaa 2030

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Годину тому

    Anigu wax kalle magaranayo ee xaalku caadi maha in killiladii laga guiraa in ay dhib baahsan keeni waana yaab 😊

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 4 години тому +1

    Itobiya way jabtay hadan
    Soomali ba ukale.tarrarmaysa
    Nabsigay kagaken onlf bahaya
    😅😅😅😅😅😅

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s Годину тому

    Cidamada makalakayaaga maxaa kawadaa 😂

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 5 годин тому

    Laba xabashi oo afka bartay basd tihiin cuqdada aad qabtaan rabi heydinku celiyo, hoostiina ka hela hooga aad somaliya la dooneysaan.

    • @kingcayfo7470
      @kingcayfo7470 4 години тому

      Hay yihiin xabashi soo adiga
      Itobiya ada ukale tartamaysa
      Soomali kulah xay jogta soomali
      Kaxoroba qabilka i😅😅😅😅😅😅

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому

      Wlhi waa aragtay kuwaani waa cadow afsomali bartay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 55 хвилин тому

    Ethiopia way burburin karaan laakiin axmaaro maxukumi karaan weligeed bayna axmaaro in ayna dib u xukumi doonin oromo mayeelayso tigrayna ma yeeli doonto axmaaro cidna mayeelayso

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 5 годин тому

    War cid itoobiyaan jecel ma jirtee reer woqooyigu waa soomaali Ka carar waxey isleeyihiin haddii dowlad soomaaliyeed oo xoog leh ay timaado in qoorta la soo qabanayo ayaa u muuqata

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 годин тому

    ANIGU WAXAAN JECELAHAY INAY SOO WADAAN WALEE IYAGA AYANU DIB UGU LAYN

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 6 годин тому +1

    Oromo beeraley ah 45 cisho lagu baray sida qoriga loo rido maxey qaban karaan

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому +1

      Oromado waa tan ugu liidata dhanka dagaalka weligood dagaal kuma guuleysan

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 4 години тому

    waar hubkaan waxuu abii u siini in ay soomaali isku difaacdo saa abii wuu ogyahay saa waxuu lee yahay somaalaay amxaaro iska difaaca. oo soomaali galbeed xoreysta. oromo waxay rabtaa wadan oromiya

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому

      😂😂 oromadu iyadaa ugu xun

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому

      😂😂 oromadu iyadaa ugu xun cadaawada