Xogta Ctafax Sisi & Afwerki oo Xasan sh kula taliyay in maamulada la burburiyo, & Erdugan oo taageer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @jawaali4709
    @jawaali4709 5 годин тому +1

    Waa. Sax. Taas.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 5 годин тому

    Suldaan hasan so maha in uu dadka la hishiiyo si nebed u dhacda

  • @Bakaaley
    @Bakaaley 4 години тому

    Faderalka cid burburin kartaa jirta waayo dad dhan baa Dad iyo Xoolo waxay lahaayeen waliyey o kaysaday waana waxa kaliya lagu kala badbaadi karo Soomaaliya

  • @Abdi-zv6ex
    @Abdi-zv6ex 3 години тому

    Inla burburiyo maamulada gaar ahaan ka SNM waa sida Kali ah ee lagu hali karo Soomaaliya mideysan. Waa arin xanuunkeeda leh laakiin waa takaliye ee lagaga bixi karo tafaraaruq iyo cadow uyeeshasha.

  • @IlyasMohamed-e8m
    @IlyasMohamed-e8m 5 годин тому

    🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Годину тому

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @Engxkaatun
    @Engxkaatun 4 години тому

    Muqdisho kama nabad qabto abiy axmed waayo waxaa jooga safaaraddiisii iyo sirdoonkiisii. Maxaa loo leeyàhày itoobiyà col bàynu nàhày.mudane waxaad illowdey ssc khaatumo oo lka nabdoon faragelinta itoobiya. Haddaad u taqaan wax ka mid ah puntlañd ma qaldanid

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 годин тому +1

    Shacabka somaliyeed xafad walbo ee ku nool yihiin waa in ee firiyan madaxda xukunta oo ma danta xafadoda ee hayan mise dantooda qaska ah iyo family kooda kaliya ee wax uqabtan mise danta xafadoda iyo dadka iyo dalka good

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 5 годин тому

    Riyo haday dibleeyihiin dabadooda bay ku qarsan lahaayeen siisiiy isagaa mujrim shacabkiisii kala gaabiyay markaasuu rabaa sidaasoo kale in uu kadhigo soomaaliya wuuse ilaaway soomaalidu inaysan ahayn masaari tuug inuu tuug kal kaaliyo waa dhacdaa

  • @a.j2428
    @a.j2428 51 хвилина тому

    CIIDAMADA FAANO SIXIROOLAYAAL MAAHA, WAA NIMAN MABDA' LEH, SIDA SOMALIDA OO SIDA XOOLAHA MARBA NINKII XUKUNKA QABSADA USACAB TUMAYSA MAAHAN.
    OROMO IYO AMXAARO WAA ISKU MID. SAWTAN OROMADII DHULKIINII WADA QAADATAY, OO XITAA HADA JIGJIGA USOO DHIGATAY.

  • @LaliifHassani
    @LaliifHassani 5 годин тому

    Siisii.mawucuu
    Monday
    Masar.oo.uu.xoogkuhaysto.soomaalia.waaxor.digtatoori.looma.baahna.ee.suldaan.waxaadoo.kale.hanoosheegin.saaxiib

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 2 години тому

    War naa daga qryladhaan aan dhammaaneyn isaga guddoom/l gobol ka dhigay madax/yaal ee ha isku eedo.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 5 годин тому

    Miya riyonaysa xamar baa burburaya sida ardisaba xasan baa burburinaya

  • @muhyadinhassan9994
    @muhyadinhassan9994 4 години тому

    Sawka lagumoodo qof muslina waamaxay beentaintaa le:eg

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 3 години тому

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Soomaaliya ma waxa lagu maamulayaa go aamo iyo talo kasoo fushay wadamo shisheeyey mise talo dadsoomasliyeed baa lagu maamuli
    Waxa nasiib daro ahmarka wax aan waxba aqoon moodaya dawlad nimada in lagu tuugsado dhaqaalo lagu raaadsado hanti lagu tabcado uu dalka madax wayne kanoqdo oo hadana uusan lahayn diin iyo iimaan uu kugarto war meeshad joogtaa waa aduun aduuna waxad joogaysaa waa wax kooban naar baana kusugaysa
    Cadaabta ala idin gee damul qushaash

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 5 годин тому

    Hawiyihi waali bay ku jiraan adeer sharci darrada u ku dhaqmayo maad ka hadashid burburka iyo kala qaybinta Gurguurte aya wada somali o dhan wa ogtahay; miskin beenlow ah bad tahay waxa Gurguurte wado wa la diidaya ama bood ama dhac waxna kama qabankartid wadama raba khayraadka dalka iska qaatan inta xabaala qufte xooga siiyan sheekadooda hanoola imaan dhucufyahow

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 4 години тому

    Dawlad gobol hala laalo.

  • @AbtiUgaas-jx8pu
    @AbtiUgaas-jx8pu 4 години тому

    Adigo waxaa tahay beenloow

  • @DiriyeNur
    @DiriyeNur 2 години тому

    Beenaaale beenaaale waxba kamajiro beeenaaale