Sheekh maxamed sheekh idiris wuxuu kugu yiri aabbahay waa eretrian hooyadayna waa gabar soomaaliyeed ayaga iyo waaliddiinteenba Alle ha u dembi dhaafo . Idaacadda ayuu kaaga sheegay haddii aad dan kale wadato adigay kuu taallaa . Waa walaalkeen muslim ah soomaali ah Alle ha barakeeyo.
War culimada kafuq balaayo haraadsane waxaan sheekhu waa hore ayuu kahadlaye jawaab maahan gabdhahaaga xaaraan iyo dad Muslim ah dabgalkood ha ku korin irsaaq xalaala raadso
Soomaalida af soomaaliga baa habar kaga dhacay, waxa u jedada hadalku yaha ma dama u waligi arag dadki si, dalkan iyo dadkan ban ahay. Dadkan malah waa dadan qangarin 😂, ee mar hore ban maqlay in u eretari yahay oo soomaali abti u yihin.
Maxa adiga kaa galaxy oo aad ugu mash quuleysaa wax aan shaqadaada ahayn in aad qof muslim ah aad dacniso waxaa kaaga fiican in aad carabkaaga ka ilasliso dadka muslimiinta nabigu wuxuu yiri امسك لسانك iska ilow in aad ku mash quusho dad muslim ah
War sheekha been haka sheegin teeda kale markaad sheekha kale hadalkiisa usoo qaadaysid ma sheekh maxamed idiris baa cilmi diinta aqoon war isku xishood second sheekhu muu oran waa ahay ee wuxuu yiri waa iska dhihi kartaa waayo reer abtigiis kusoo dhexkoray ka xishood sheekha
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
wa.link/j1lgrq
Sheequ sheeg aabihii qaaraan iyo degaan waaa soomaali kaalay kasaar.sheekh aadan hargeeyso aad.
Shiiq maxamad idiris asigaaba noo sheegaya asal kiisa inuu yahay erateraya reer abtigiina soomaali yihiin si qaasana hooyadii majeerteen cali saleebaan tahay halkaa markeey joogto shiiq maxamad aabihii idiris iyo asal kooda ineey ka yimideen erateraya taasaaba abtir siimo dhameeys tiran ah shiiqa hooyadii waa soomaali soomaaliya ayuu ku dhashay ku koray dhaqan luuqad waa soomaali xitaa haduu eratariya uu tago waa shiiq caalim ah oo soomaali ah waxaa jira dad asal kooda soomli ah oo ka mida dadka erateraya dadka suudaan garanaaya asal ineey soomaali yihiin hadana qolo ka tirsan ama suudaan ha joogaan ama erateraya ha joogaan soomliya waa la mid wiil ama gabar dal kale asal kooda haka soo jeedaan hadii hooyadood soomli tahay luuqad dooda soomali tahay waa soomali sida sax daa doiwlada soomaaliyeed dhamaan dadka ciida soiliyeed ku dhashaay waa u muwaadiniin soomliyeed taas oo ah xaqiuqda dhabta ah
Maashaa Allaah , Tabaarakallaah Ilaahay Ha'ubarakeeyo Walaalkeen , Aamiin , Aamiin , Aamiin , Khayr Allaha kusiiyee waxaad ogaataa Walaalkeen Shaykh Muxammad Idiriis Allaha Xifdiyee Sharafbuu leeyahay nana ahan Nin Qabiil ee waa Nin kufakaraya ( Oodi -Abkadhow ) Iyo Barbaarintiisii Hooyomacaan iyo Eheladii Dhinaca Gacalahooyadiis iyo inuusan arag dhinaca Gacalka Aabbemacaane , Khayr Allahaydin siiyee daaya shaykha unaduceeya Allaha Xifdiyee , Aashiinna WaLaalayaalow waayo Jawaabta nassabka ee aadmaqasheeni waykahorreysey ogaanshaha Nassabka Shaykh Muxammad Idriis ee maahan midloogu talagalay xaalka Arrintaani uduceeya Culimada , Waadna Mahadsantihiin dhammaan , Wabillaahi Tawfiiq .
ERITREA WAXAA KU NOOL QABAA'IL BADAN OO SOOMAALI AH XITAA ANIGU AHAL BADAN BAAN KU LEEYAHAY MANA CUSUREEYAAN
Sheekh maxamed sheekh idiris wuxuu kugu yiri aabbahay waa eretrian hooyadayna waa gabar soomaaliyeed ayaga iyo waaliddiinteenba Alle ha u dembi dhaafo . Idaacadda ayuu kaaga sheegay haddii aad dan kale wadato adigay kuu taallaa . Waa walaalkeen muslim ah soomaali ah Alle ha barakeeyo.
Al sheekh maxamed idiris
Shaqsi Somali Manta uga fican
O aqoonyahan Ah
WA faro ku tiris
Allah arzaqad
Kale ha ku siye
Risiq kale raadso
Wll
Ilaahay ka cabsoo dadka haisku dirin😊
Shiikh maxmed idriis ma Elatariya buu yaqaanaa maxaa kagalay
Sheikh maxamed sharaf ayuu leeyahay faraha kalabax
Shekhu waa muslim waa qaali dhaxalkii rasuulaka ayuu xanbarsanyhaay
somali maxaytahay waa qudhun qabyaalad aya dishiy uu kasaraeyaa
Waxaa shekh
Asc war adu ma culumada ayad shaqa ka dhigatay war isla xishoo oo shaqadan shaqo ka raadso
Irsaaqdii baa meel xunka gashay ninkani dlculimada dabadhigashadooda ayuu karaadsadaa hunguri
Waligay waan maqlijiray inuu sheikh Maxamed Idiris inuu aabihii yahay Ereterian. Ee maxaa hada laga wadwadaa.
Sheekh maxamed idiris waa sheekheena aan jeclahay
Sheekh Idriis siduu uhadlay waxay ahayd sifiican lkn
Wadaadkan kale
Sikale ayuu udhigay arinka
Oo soomaalida meeqaa qabiil ayna udhalan sheegta kana tirsan
Allah cabso sheikh sidu uhadlay iyo sidaad waxa udhigtay ismalaha
Yur dadka inaad isku dirtaad ka sha1ysaa miyaa hadaan awoodhanalkan yar waan kaa xidhi lahaa😂😂😅😅
Shere iyo like midna kuu dhihi mayo manamiim nimaan faafiyaa 😡😡😡😡😡
Waa hadal hore oo uu soo jaray khaain baad tahay noo keen isagoo magac dhabayo sh idiriis waad soo jarjartay
Sh. Mahamed. Idris. Waxaa. Noo. Sheegey. 30. Sano. Ka. Hor. Anaga. Waa. Ogeeyn. Inuu. Yahay. Eritareyaan. Oo. Wiliba. Ahaan. Jirey. Wariye. Oo. Warka. Soo. Tawiyo. Guys. You have to be stop. You are going to far. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa
isaaqu imisa qabiil ayey sheegteen
Ascwb Ceeb ka xishooda waa naga cilmi badanyahay ha buunbuunina waa nin islaam ah dadka aad Ayey u jecelyihiin maashaa alaah Subxaanaka yaa cadiimu
nin tuur leh isagaa yaqaan suu useexdo culumadeena Ilhay Hanoodaayo Aaamiinyaa rabi c/lahiyow ogow labadaan shiiq waa saaxiibo lilaahi ah,
macadda in shekha loosoo jawaabay ilahey kacabso, wax xunna kua hadlin.
WAR ILLAHEY KABAQ SHEEKHU REERKIISA WUU SHEEGTEY MIDAKALE SUNTAAS AAD DADKA U XAYEYSIINEYSO JOOOJI
SHEEKH AFTIRSIGA AABIHIIS MADIIDIN EE QABIILKA AYUU SHEEGTEY MIDAKALE DHAQAN AHAAN SOMALIDUBA DADKEY LADAGAAN AYEY MARMAR QABIIL AHAAN SHEEGAN JIREEN QABIILNA KUMAJIRO
Sheeqa Yaanloogafin Culumadan waalan Ee larabey Wadcigan Soomaali Qabiilkukalataktay Aan isuraadiney Wiil Caalima aanu dhalnay Yeyna kumashquulin Culimada Hakashaqeeyaan isukeenid Laakiin Umadan yeysan kashaqeyn kalatagooda
Hooyada Xageeda waa lagu abtirsan karaa mar kaliya?
War culimada kafuq balaayo haraadsane waxaan sheekhu waa hore ayuu kahadlaye jawaab maahan gabdhahaaga xaaraan iyo dad Muslim ah dabgalkood ha ku korin irsaaq xalaala raadso
Yaa hadana ma shiikh maxamed idriis baad soo qabsateen
Sheekh waa ku abtir san Karaa mar kaliya
Iidoor iyagaa maalinba qola sheegta haday iska wacdiyayaan shiikhu aabihii ma inkirin ee shiikh edebka yeelo
Soomaalida af soomaaliga baa habar kaga dhacay, waxa u jedada hadalku yaha ma dama u waligi arag dadki si, dalkan iyo dadkan ban ahay. Dadkan malah waa dadan qangarin 😂, ee mar hore ban maqlay in u eretari yahay oo soomaali abti u yihin.
sheekhow naftigadhaa kawaran😅😅😅😅😅
Walaal abihii hadduu sheegay waxba masamayn
Sh iskadaaya nasab idiinkama bahna ilahay ayya darajeeyay diin iyo wanaagna siiyay maxkamad miyuu saranyahay haduu rabo mar hore muusan shegan maxaa udaba socotan culumada xantooda waa danbi wayan iskalilaaliya xantoodu waa sun faraha nooga qaada shiikga
Sheekhow rasuululaahi SCW
Dad aan la dhalan ee uu yiri
Ninkaan annaguu naga mid
Yahay waa ahlu beetkeenna ????
Nin kan culimada soomaliyeed dhaliil u raadiya nin yahow so wada bax😊
Wallaahi irsiqii ayaa meel xun idinka galay
Shekhaa linka afaka lagala isgaa garan
Qofkii meesjuu ku dhashay oo ku koray ayuu yahay
Scw scw Scw Scw Scw scw scw scw Scw Scw Scw scw Scw
Ilaahay kacabsada wax using dhihin hakunabine. War hoy kajoog. Sees. Muusan dhihin. Laakiin. Su aalbuukajawaabay. War hooy abdulaahiyow maadkajoogto waad ogtahay shiekh qusuu uhadlay
Maxa adiga kaa galaxy oo aad ugu mash quuleysaa wax aan shaqadaada ahayn in aad qof muslim ah aad dacniso waxaa kaaga fiican in aad carabkaaga ka ilasliso dadka muslimiinta nabigu wuxuu yiri امسك لسانك iska ilow in aad ku mash quusho dad muslim ah
Views radiis
Sheekhu qabiil masheegan ee deegan uu ku koray buu sheegay soomaliyeey wax fahma xad gudubkana joojiya
War ninyaw maadan fahmin arinta, sheikha asagaaba sheegay in abaabihiis yahay eliteriyaan. Culumada ka xishooda wax kasheegidooda waa sun.
Waxa anu ka yabay shekha somalida wan̈àga laga tùsaay 😂somali hadu ALLAH ķa dhigin Alhamdullillah dhee
Iska. Daaya. Culimada. Aad. Hunguri. Kuraadsanaysaan. Hilikba. Culima dhiga
Kkkkkkkk😂
Waraa Nasabka iyo
Qabiilka kala baro
Iley tereya Somali u dagi Kara ilmaha marekanka u dhashey ma marekan ba Masa was Somali
War sheekha been haka sheegin teeda kale markaad sheekha kale hadalkiisa usoo qaadaysid ma sheekh maxamed idiris baa cilmi diinta aqoon war isku xishood second sheekhu muu oran waa ahay ee wuxuu yiri waa iska dhihi kartaa waayo reer abtigiis kusoo dhexkoray ka xishood sheekha
Culmada kafuq meelxun buukudanbeeyaa qofka culmada ladabadhigaa
is that a problem, he has parents
War waxaan been badanaa
War shek maxamed kariyee sh maxmd idris ma heystaa e masalaa dini ah ayu kahadlayaa
إتقى الله