Deg-deg: Maraykanka Oo Madaxweynaha La Doortay Uga Digay Inuu Jiho Cusub Qaado

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 дні тому +7

    Maasha Allah hadaan caawa ku horeeyey arabasiyo news in aan love saaro iyo inaan hor dhageysto waanan jeclahay aragtiyaheyga commentigeyga ayaan ku qoraa waxaa kale oo aan inta wax ku qoraa warbaahinta caalamiga ah inaan ka difaaco cadowga somaliland arabsiyo news mar walba dhageysto commentina ku qoro somaliland guul forever insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉

  • @iidsmart
    @iidsmart День тому

    All Eyes on Somaliland

  • @Ismail-k2r9v
    @Ismail-k2r9v 3 дні тому

    Masha Allah Guul Iyo Gobanimo #Somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @axmedismacil6919
    @axmedismacil6919 14 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @calicarabcilmi
    @calicarabcilmi 3 дні тому

    Tramp Ma Reer Arabsiiyaa

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 3 дні тому +1

    Somaliland waxay u baahan aqoonsi caalamiya madaxwayne ladoortey wuxuu rabaa in uu cashuurta umada iska qaato laakiin ma rabo in uu wadanka aqoonsi raadiyo

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 дні тому

    Trump sfcn ayu aqoonasnyaa dawalada Somaliland Reer odhan ayàa donaa ila aqoonsado slnd waayo 📲 mesha kutalo slnd ayey reer ubaahin guul iyo gobinimo qaranka Somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 дні тому

    DADKA KU NOOL SOMALILAND WAX KASTA IS KU DHACA IYAGA AYAA KA MASUUL AH WAAYO WAXAY DOORTEEN SHAQSI AAMINSAN WAXAA LOOGU YEEDHO SOMALIA CIRO WUXUU SI TOOS AH JARI DOONAA XIDHIIDHKA TAIWAN ETHIOPIA IYO EMIRATES WUXUUNA RAACI DOONAA JABUTI SOMALIA MASAR IYO CHINA

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 дні тому

    Waxaan rajaynayaa madaxweenaha cusub inuu sii wadidoono jahadii hore ee dalku usocday si loogaadgo deneheena sitaasadeed

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 дні тому +2

    Somaliland marar badan bey ku guuleysatey doorasho xor iyo xalaal ah laakiin doorashadii 13/11/2024 waxey aheyd mid caruur 5jir ahi ay ku codeyeyn kaadhadhkii waalidkoodii dhintey iyo 7jir 8jir 10jir 12jor bariga iyo hargeyasaba ka codeeyey aniga ayaa ka codeeyey jarka eriboodhka oo walahi arkey 13jir kaadh uu sawirkiisu wata uu ku codeeyey hadaba anigu waxaan daganaha xaafada koodbuur kaadhkana waxaan ka qaatey xaafada masalaha oo aan la shaqeyn jirey dawlada ingiriiska oo tababari jirtey ciidanka somaliland ayaan u ahaa administaration head of staff and logistics markaa anigu waxaan u footeeyey madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye waxaanse la yaabay maxaa sinta iskaga dhajiyey gudoomiyihii commissionka iyo wadani iyo reerkiisa balaayo madow iyo koofiyad baclayaashii si kasta oon xisaabta iskugu geyney wadani guuldaro ayuu ahaa laakiin madaxweyne muuae biixi iyo xisbiga kulmiye iyagoo arkaya qaladaadka iyo ku shubashada iyo wasaqda commissionka ayey wanaaga ka qaateen anyhow maxkammada dastuuriga ahi ee somaliland ayaa arkeysa cadeyna haysa in si xun loogu shubtey loona fareeyey cadaaladuna aragtey oo aynu arkeyno inuu madaxweyne muuse biixi jecel yahay hambalyana u direy wuxuuna ka jeclaadey wanaaga iyo dhawrida dalka iyo dadka ayey cirro iyo wadani iska dabaaldegeen iyagoo og inuu comissanku ku kacay been cad dhaqaalena qaatey laakiin komiishakii meesha Lagu cadaabayo ilaahow hana joojin insha Allah Allaahumaa Aamiin

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 3 дні тому

    😂😂Cadowga kaliye somaliland leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @MuxuyidiinJamac
      @MuxuyidiinJamac 3 дні тому

      😂muuse.jaahil dalkan dadkan lyo dadkan waa ku fashilmaay oo qaran qaawiyey 😂😂😂😂😂😂😂