Saxiibaday ayaa ninkaygii iga qaaday. Cadowgii ku farxay ilmihii iga siqiiray 🥹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 485

  • @monamuse4197
    @monamuse4197 7 місяців тому +6

    “Latuura wala tuuga” gabdha wa aftahanad wa inay talk shows samysa. Wa qof sida shekada layskugu xiro taqana. Masha’Allah ❤❤

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 8 місяців тому +37

    Walahi wanka helay inantan siday u degen thy u caqli badan thy hadana u thy hooyo adag Mashalah allle hakula koriyo wiilkaga❤

    • @Msskavya9139
      @Msskavya9139 8 місяців тому +1

      Haa wlhi msha alH ❤️

  • @ayaanhersi5591
    @ayaanhersi5591 8 місяців тому +22

    Hooyo adag aa tahay ma sha allah quruxey waad ka guuleysatay wixii dhacay oo dhan sbbtoo ah famil aad u wanagsan ayaa ku dhalay 😊 noloshada hasii wacnaato😊

  • @umams2905
    @umams2905 8 місяців тому +72

    Calool xanuun badanaa tolow majirtaa hooyo soomaliyeed oo ilmo hayata oon ciil arag maba jirto ayaan umaleynayaa😢😢

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 8 місяців тому +5

      Umaleyn maayo inay jirto

    • @ayannadif6613
      @ayannadif6613 8 місяців тому +3

      Maba jirto wall

    • @fatushnmohamed8044
      @fatushnmohamed8044 8 місяців тому +4

      Waa heesanaa ciilna Ma arag ee qofka hal qalad ku aragto waxaa ilaa sii joogto waa qalad

    • @haniadanshire3740
      @haniadanshire3740 8 місяців тому

      @@fatushnmohamed8044Dumarka way wada qiireysan yihiin,

    • @umuomer8206
      @umuomer8206 8 місяців тому +1

      😢ax maalha majiro ilaahaw adaa noomaqan

  • @abdullahiabdi2322
    @abdullahiabdi2322 8 місяців тому +44

    Wlhi gabadhani waa mashallah waa qof caqli leh waliba shaqsiyad wanagsan leh. Allaha kuu gargaaro wllo.

    • @user-cf8tu7di2t
      @user-cf8tu7di2t 8 місяців тому

      Waamaxay sababta aanay nafteeda masuul uga noqonkarin oo saxeexeeda loo aqbalayn

  • @Nina-h12
    @Nina-h12 8 місяців тому +20

    Emotionally intelligent hadad maqasho waa gabartan Mashallah

  • @billanahmed8462
    @billanahmed8462 8 місяців тому +5

    Inkastoo Somalidu tidhaa waynaadaba wanaagsan, but sis made a good point " qofkasta waxa uu la yaryahay ayuu la waynadaa, hadaad doqoniimo la yartahay doqoniimo ayaad la waynaanaysaa"

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 8 місяців тому +22

    Ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo ,waad ka bixi doontaa maalin dhibaatada,haddii Aaskii ilamaha yar aanu iman kaasi waxba maahan waa xayawaan cadow ah,Acuudubillahi ,ilaahay kuuma baahiyo inshallah .Salaad,sabur iyo adkaarta badi.

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 8 місяців тому +26

    Nin xun allaw nolol haygu darin
    Sorry walalo mid khayr badan oo adku ilawdo dhibkii oo dhan hakusiiyo nin xun nin wanaagsan ba waa jooga se mardanbe fudayd haw guursan istiqaarayso oo allaah ka bari nin wanaagsan inuu kusiyo
    Kan ku xumeeyeyna adiga iyo wiilkaagaba hoostiinu iman dhibkuu ku baday midka daran rabbi hamariyo strong women sister 💪

  • @ZamzamMusa-gc7nl
    @ZamzamMusa-gc7nl 7 місяців тому +10

    Waayaha ayaa qofka adag soo saara ❤Ma sha Allah gabadh iyo maahee 100 hablood bay u dhigantaa ❤ Allah badal kheyr badan hakuugu badalo wixii aad usoo sabirtay oo dhan.

  • @Hussein41890
    @Hussein41890 7 місяців тому +2

    Masha allah hablaha Isaaq walee nolasha wax way kayaqaanan mustaqbalka caruurteyda hoyaddood isaaq in ay noqota baaan doonaya i.a war hablaha reerkaas walee waa gob reerkaas somalida ayaga ayaan ugu jecelahay wansalamaya

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 8 місяців тому +8

    DUMAROOW DUMARKA ISKA ILAALIYA.Raga Soomaaliyeed qaarkooda ma xishoodaane❤

  • @kaltunyousuf9
    @kaltunyousuf9 8 місяців тому +11

    Subxan'Allah wlhi Waa Qalbi xanuun 😢 Ninkaas Ayeey Naag kale Rajo ka sugaysa Alla Nagahan Siday Noqdeen Uuf

  • @asmadahir-ms2mb
    @asmadahir-ms2mb 8 місяців тому +12

    Subxanallah 😢😭😭😭 walahy I can’t stopp crying walalo waxaan ka sii ooyaya ilmaha yar marku yidhi aabo malihi ax. Aad bay u xanuun badanty. Gabadh adag oo caqli ilahy siiyay ayaad tahy. I’m so proud of you sister adigo xalad ta qof bini adami maro ti ugu adkayd soo mary hadana still mashallh. God protect you and your family, son walalo 🌺
    Waxaan kula talin laha hablaha somaliyed intanay guursan ninka inay maskaxiyan u so badhan

  • @saafiabukarhassan9257
    @saafiabukarhassan9257 8 місяців тому +15

    Walaalo Alle hakuu barakeeyo caqligaada, caafimaadkada, Canugaada iyo cilmigada. Risaqana Allah hakuu barakeeyo Aaamiin waaliidkadana iyo waalidkeena Allah hanooga yaalo. AAAMIIN YAA ALLAH

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 8 місяців тому +18

    Wow, subxanallah gabadhu waa hooyo adag, waalid wanaagsan a waydhaleen. Mashallah hooray usoco abaayo adiga iyo willkaaga, gabadhadiina saqiir aakhiro.

  • @yawyaw9077
    @yawyaw9077 8 місяців тому +4

    Ma sha Allah.... daacad ma hungowdo... Allaha ka farxiiyo ... qofka wanaag kubfikira natijadiisu wanaag beey noqota horey uusoco walashy....proud of u...🙏🙏🙏

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 8 місяців тому +9

    Macha Allah, waa gabadh fariida, aqli badan, waa marwo karti badan, dagan, miisaaman, akhlaaq lagu soo koriyey. Qisadan aad ayey iisoo jiidatay. Horay u soco walaal, qof kaste oo ku dhiba, hoostaada ayuu imaan doonaa. Aduunkani waa giraan wareegaysa.

  • @aboubakaryousuf3543
    @aboubakaryousuf3543 8 місяців тому +4

    waan ku ceshaday hadalkeedani waayo ma arag gabadh qiraysa wanaaga uu leeyahay qoyska wiilkii xumeeyay iyada oo si sharafle u sheegta wanaaga qoyskaasi waa gabadh dad Sharaf iyo akhlaaqle ay dhaleen oo qiimo badan wllo allaah ha ku barakeeyo

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 7 місяців тому +2

    Waa nin doqonimada kabadatay walaahi, xoolo xoola dhalay ayuuu ahaa, xaaskeyga oo fooolaneyso iyo ilmahayga qaata waaa shaydaan lusifer caadi ah waaaye😢

  • @user-jo4um2cy4h
    @user-jo4um2cy4h 8 місяців тому +17

    Waxan amisanahay inantas waxa nolasha uu wanajiyey waa walidka fcn ee ayada dhaley waxay heshey tagero familkeda ah masha allh❤

    • @ayaanmaxamad1165
      @ayaanmaxamad1165 7 місяців тому

      Wlhy beentaa mahan waalid wngsn hadaysan heli lahayn heerkaa maanay soo gaarteen

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 8 місяців тому +28

    Intaan arkayaay gabadh qiso nolosheeda ah ka sheekaysa gabadhan yar mid ka adag hadana ka degen oo ka caqli iyo xikmad badan runti ma arag Masha allah sharaf ayaad leedahay wallo quruxey guulayso illahay adiga iyo wiilkaaga yar haydin xifdiyo❤
    Qofka wanagsan waxaa lagu garta waxii wanaag iyo khyr ah ee guurka uu kala kulmay waa uu sheega sida inantan wiilka reerkoda khyr badan ayaay ka sheegtay Masha allah garasho badan fariid

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 8 місяців тому +2

      Absolutely waa gabadh degen

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 8 місяців тому +1

      Sorry wlhi. Hooyada iyo aabaha markay kala tagaan caruurta waa ku dhex baabadaa

  • @nasimmhassan
    @nasimmhassan 8 місяців тому +6

    Manshalah very strong and smart lady listening to her, I have learned a lot

  • @billanahmed8462
    @billanahmed8462 8 місяців тому +13

    Mansha Allah- inantan samirka badan ilaahay waxa ay niyada ku hayso oo dhan ha siiyo. waa hooyo wanaagsan oo nolasha wax ka garanaysa.

  • @user-li9sh6ex3j
    @user-li9sh6ex3j 8 місяців тому +3

    Waxaa cajiib ah inanta yar caqligeeda daganaanta sabarka iyo dulqaadka waa hooyo adag maashaa allah tabaaraka llaah allah kuu daayo wiilkaga mid kun wiil ka fiican allaha kaaga dhigo waxa tagay hooyo adag allah macaakum xabiibti

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 8 місяців тому +6

    Wa sheeko xanun keeda leh,allah mid kuqalma haka siiyo.wilkaga iyo walidka allah haku daayo🤲🤲🤲

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 8 місяців тому +9

    Wlhi gabdha washey qalbigeeg taabatey sheekadeeda 😢😢😢😢😢 abaayo cimri dher iyo cafimada alle ha ku siyo ❤❤❤

  • @princessmaryan1082
    @princessmaryan1082 8 місяців тому +5

    Allah kula korsho byo ilamaha wad Saad sheegtey latuuraa latuugsada beri asaa idin so hoos fadhiisan doono udhabar adeeg inankaga oo gaarsii ilaa heer jamacaded I.a❤

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 8 місяців тому +6

    Asma quxu isk xijaab abaayo waa dhimaneynaa ee alle ha xasuuso qurxdaan oo qari aad xuuran ceyntii adunka tahaye abaayo❤❤❤

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 8 місяців тому +5

    Ila had gabdha Wan kahelay wllhi waa gabdha qalbi adag ani ma hore is dhiib laha xita mar kaliyaa may noqon dareenkeedu ismu badalin manshallaha ilahay haa xafido asmay soo badi wllo qisooynkan wllhi cilmi banu kabaranay

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 8 місяців тому +13

    Maashaa Allah, naag nool oo nolosha fahamsan, waxaan ka helay sida ay ehelka iyo waalidka wiilka u xiriirinayso, siiba hooyadiis...iyo sida aysan xitaa diyaar ugu aheyn inay isaga xitaa ku dirto...SAMRAA SED HELA WALAAL....guuleyso quruxeey❤

  • @user-lz5kn3nb7e
    @user-lz5kn3nb7e 8 місяців тому +17

    Emotionally strong weeye gabadhu m.a

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 8 місяців тому +9

    Gabadh qurux badan oo codkan ah ilaahay hakuu daayo inankaaga iyo familkaaga wanaagsan.
    Laakiin duaal baan qabaa .
    soomaaliya boqolkiina 80 Hooyaa caruurta la daalaadhacaysee why baan ay ugu saxeexi Karin ! Hadii la qalayo iyo marka ay safar debeda ah gaynayso?!!
    Ilaahow dumarka soomaaliyeed caawi😢

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 8 місяців тому +1

      Wll dhibka jira dowladaa keenee oo ragaan hadii gabadha wax garaan ama ilmaha dhaqtarkey hadhow qabsayaan marka dhaqaatiirta naftooda ubaqayaan ayaan dhexe dhaqtarbaa gabarow qalaye minkeedii arkay inow eber yahay oo gabadha inlaga bixiyoyahay markow qalaye dadka markaa usheegid wax tarimee ileen gabadii ayaa qaliin kusocde markow kasaaray minkii oy ogaadeen in minkii laga baxshay qoryaa losoo qaatay dhaqtarkii

  • @XafsaMaxamuud-io5tu
    @XafsaMaxamuud-io5tu 8 місяців тому +3

    Masha allaah hooyo adag waan u fiirsaday dumarka soomaliyeed midkasto caqli badan o fariida doqon baa alle afka uga galiyaaaa

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 8 місяців тому +13

    Very painful story I couldn’t stop crying 😢😭😭😭😭

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 8 місяців тому +5

    Ilaahay baa kaa kaxeeyay kaas
    Nabsigii baa ku dhacay walaalo Ilaahay ha ku dhawro.

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 8 місяців тому +6

    Allaah kuuma baahiyo wll hooyo nasaba oo Waalid wacan soo koriyeen ayaa tahay Manshallah Tabarakallah.
    Wiil yar oo walaashay dhashay oo ay aabihii kala tageen isagoo 6 bilood jira waligii shilin ma siin aabanimana ma dareensiin wiilkisa yar, 2019 dhamadkisi ayuu mar arkay isago yar suu ugu Farxay waala yaabay lkn maxay kuugu taala isagu ma rabo mana sheegto kii yara hadda wuu ka niyad jabay aabo iima aha ayu dhahaa ninkas, Awowgiis ani aabahay wuu wiilka yari Aabo u yaqaana hadda waa 10 jir
    Qur'an ka dhamayn raba dhawaan school buu dhigtaa Alxamdullilah waxba kama maqna hooyo oo ayaydiiya ayuu Hooyo u yaqaan Manshallah Tabarakallah Allah mid Horumar gaadha haka dhigo amin.
    Ragga Somaliyeed haddii ay gabdha kala tagaan waxaad mooda in ilmihiina ay kala tageen😢

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 8 місяців тому +1

    Wax yaroo caqli badan Baa Tahay Say Maasha allaah Sheekadaan Hadee run tahay oo xaqiiq ah Apaayo waad guuleesatay Naag Adag baa tahay guuleeso Apaayo Mcn sidaa Ayaa la isku nabaa Lama qeel qeeliyo wax garad baa tahay Hormar wacanaa Kuu Rajeenaaaa

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 8 місяців тому +3

    Msha alH Caqligeeda inanta wlhi wn ka helay M.a ilahy sulthan yare hakula koriyo wllo
    Hamplyo Nolasha wd ka guulaysatay ay sabab uyihiin caqligaaga iyo waalidkaga qiimaha badan❤

  • @muna6298
    @muna6298 8 місяців тому +6

    Qurux iyo karti iyo degenan ayay isku darsaday iyo fariidnimo lkn waa iska qada😢

  • @queenraaida6953
    @queenraaida6953 8 місяців тому +3

    Alla inantu wcana oo fariidsana mnsha allh wllo dad wnagsana weyku dhaleen alle hydin xafido dhamaantiin ninka sidaa ku glyna wxan rajeynaya inuu malin uun ilmihiisi u tuurey Soo tuugi dooono alle malinta hku tuso isagoo mrxaladas ku dugan si uu udareemo xumaantu kugu sameeyey

  • @ifrahmohamud4895
    @ifrahmohamud4895 8 місяців тому +2

    Mansha allah walalo waxaa tahay hooyo fariid inankaga ayaa kaa dhaqi doono wax kasta oo aad so martay ha walwalin walal wiilkaga si wanagsan u kurso ilaah hakula garab galo

  • @sabrinsalimyuusuf4089
    @sabrinsalimyuusuf4089 7 місяців тому +2

    I couldn't hold back the tears 😭 hyoyinka smirka Allah usiyadiyo🤲

  • @nimof091
    @nimof091 7 місяців тому +13

    Mashallah she’s so strong and smart . May Allah protect you and your baby sister . Ilahay hakuxidiyo wan oyay Wallahi

  • @FariidoMoha
    @FariidoMoha 8 місяців тому +2

    Nimanku show waxay amiin sanyiihiin in dumarku daciif yihiin 😅so wada baxa dumarka gabdhahan ku jirto ❤🎉

  • @nurae2280
    @nurae2280 8 місяців тому +1

    Maasha Allah tabarakallah hooyo yar oo hadana qiimo badan adiga iyo ilmahaagaba Allah haydin xafido noloshana hadiin wanaajiyo ameen❤❤❤

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 8 місяців тому +2

    Maansha allah hooyo asd u degan miisaan iyo caqli alle siiye waaye, allah lagarab galo nolosha inta kahartey Aamiin yaarabi.

  • @aboubakaryousuf3543
    @aboubakaryousuf3543 8 місяців тому +4

    mansha allaah Rabbi adiga iyo waalidkaa iyo ilmahaagaba ha barakeeyo

  • @user-mf7ng9hp2o
    @user-mf7ng9hp2o 8 місяців тому +1

    😢qalbiga ayey i tabatye sheekad gabdhani .hooy wcngsn oo karti badan waaye sister adiga io wiilkag allah idin xaido nolol wangsan ❤ku waar ❤❤rag qaar xool ahyed ku nool ayaa dhama waayo xoolah ma jiro neef ilmihiis dayacaa ...allahyow kaasi oo kal waan ka magan galnye

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 8 місяців тому +3

    So sorry, sis. I wish I could give you a hug. My story is just similar to yours, but it was 22 years ago, and it was painful. but know what, you are a very strong lady, masha Allah.

  • @MiaLabe
    @MiaLabe 8 місяців тому +34

    This broke my heart so sad but Alhamduliah she is a strong woman. I wish I could give her a hug. May Allah bless her and her son with happy life. Ameen

  • @umams2905
    @umams2905 8 місяців тому +6

    Wllo meeshu ma nafisaad bay noqotay mansha allah sidaad u dhagaysanaysid baan ka helay

  • @filsanali8148
    @filsanali8148 8 місяців тому +1

    Wow machallah every strong woman

  • @nasteexohqalinle186
    @nasteexohqalinle186 8 місяців тому +16

    Am sorry walaal that you have to go through you are strong I can’t stop crying 😢 this makes me so emotional because I am a mom I know how it feels

  • @mariaaaden7061
    @mariaaaden7061 8 місяців тому +5

    Sorry wall macaan ❤ insha allaah Farxad aan dhamaan ku waara Adiga iyo inankaaga 🫶🏻❤️

  • @adannurmahat8488
    @adannurmahat8488 8 місяців тому +9

    Well done sister u are the best mother Allah will help u take care of ur Son And don’t give up u have good heart ….

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 8 місяців тому +1

    Masha Allah waa gabadh karti iyo daganan isku darsatay sabar ayad halkas kuso gaadhay ilahay Haku xifdiyo xppti❤

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 8 місяців тому +1

    Yaa salaam masha allah walahi intaasi waa fariid warkeedu wuu igu socdaa geesiyad geesiyad dashay

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 7 місяців тому

    Ragga somalida oo dhan mahe caqli la'aawe aya ku helay.
    Well done hooyo wanaagsan ayaad tahay allena ha kuu daayo inankaga

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 8 місяців тому +61

    Asma, that is why I always advise every woman to get an education. She is a good mom, and I am glad she is doing well.

  • @HibaakMohamet
    @HibaakMohamet 8 місяців тому +10

    Naa naag sxp maa gaashee haa soo dhawaaysaan anigaa 5 sano xaas aheey hbn naag aqal keeygaa maaysoo gaalin anaa lama saa xiibin lama a saxibi donoo baalyaadaa

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 8 місяців тому

      taaas wn kula qabaaaa

    • @HibaakMohamet
      @HibaakMohamet 8 місяців тому +1

      @@umumascuud3307 yes qali naag faa ido mleh xtaa hadey dhimaanyso aqal kaaga hA keniin waa cadow naag

  • @mohameddjamahassan9588
    @mohameddjamahassan9588 7 місяців тому

    waa gabadh aad degan oo ilaha aaminsan wax kasta oo ku soo maray wanaaga iyo niyad fiicnida ayaad kaga soo baxdey guul baan kuu rajaynaya.

  • @NasirAli-dq1nf
    @NasirAli-dq1nf 7 місяців тому

    Wallaahi waa sheeko cajiib ah. Waa gabadh geesiyad, sabir, dulqaad iyo karti badan.

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 7 місяців тому

    Masha Allah gabdhan waa gabdh aqli badn oo walid wngsn haysata alle hakula koriyo wiilkaga cafimad aad ku korsatana alle haku siiyo

  • @aminamohamed9139
    @aminamohamed9139 8 місяців тому +1

    Sorry abaayo waxad tahay gabar aad u adag manshaalah and also your so gorgeous ❤plus great story teller

  • @aarizjiicle9854
    @aarizjiicle9854 7 місяців тому

    Mashallah walshey hooyo caqli iyo xikmad Alle siyey oo Guul Ku danbeysey ayatahay noloow

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 8 місяців тому +1

    Asc abaayo be strong woman I had similar and I live in London🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg 8 місяців тому

    Mnsha allah waa hooyo strong ah waad guulaysatay wll❤

  • @faizaereg4574
    @faizaereg4574 8 місяців тому +2

    Naag adag mashallah alaha ku barakeeyo inankaga yar kuguna asturo inshallah

  • @Nadoh_kasim
    @Nadoh_kasim 8 місяців тому +5

    Hooyo wacan oo caqli badan masha allah 😢❤

  • @bahjaabdi5563
    @bahjaabdi5563 8 місяців тому +2

    Maanshallah gabdh yar oo fariida ah ooo adag karti badan ka muuqato

  • @indhoindhooFarah-kf4uv
    @indhoindhooFarah-kf4uv 8 місяців тому +3

    Dhibkastoo haweenku dhacda insh guushu inaga iyo caruurteena dhankeena waaye

  • @user-bp1vm6rj6s
    @user-bp1vm6rj6s 8 місяців тому +2

    subxaanalaah wllhi saaxiibtay ninkeeda iska daayey qof xidhiidh ka dhaxayn jiray xitaa damac igama galeen 🥺

  • @khadrashacni4418
    @khadrashacni4418 8 місяців тому +2

    Masha allah ilahay haku xifdiyo caafimadkana haw barakeeyo

  • @janno4217
    @janno4217 8 місяців тому +6

    Wa gabar aad uqurux badan wlh masha Allah ❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 7 місяців тому

    Congratulations to you verry wise woman

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 8 місяців тому +1

    Maanshalah willo illaahay caqligaaga hakuudaayo

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 8 місяців тому +2

    Abaayo wan ka xumahey lkn waxa yaan ah arin Illaahey kitaabkiisa ku qoran in sidaan jaahil laga ahaadaan culinadana ay ka aamusnaadan ilmaha biilkooda ilaa ay ka waan gaaran inuu aabaha waajib ku ah inuu bixiyo, oo hadey dumarka furan ilamahana mooda iney ka furmayaan… war ragaan haloo sheego iney danbi kujiraan Subxaanallaah…

  • @Boss-Layd
    @Boss-Layd 7 місяців тому

    ManshaAllah Very Strongwoman 💖👑

  • @user-od8wk3fe1n
    @user-od8wk3fe1n 8 місяців тому

    Gabdha wa qali masha allh wax wanagsan ban ku rajaynayaa mustaqvalkaa wlloo

  • @user-hq1ke4gj3g
    @user-hq1ke4gj3g 8 місяців тому +2

    Oo wxan yari macanaaaa waan Ka helay wlahi dabeecadeeeda qosolkeeda daganaaanteeeda 🥹🦁👸👸👸👸

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 8 місяців тому +1

    Masha allaah wllo ayeeday waxa ku gabaday gabadh la turo al daaga wa jirta malaa banka xaguugo dhan degay mant bahdii ayeeday waxan noqoonay dad barkeesan oo latuugo

  • @anizaabdulkadir6831
    @anizaabdulkadir6831 8 місяців тому +1

    Karti iyo sabar ayan gabartay gabadhan Masha Allah

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 6 місяців тому

    Mansha Allah Wlhi Waa fariid ilaahay Haku xafido

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg 8 місяців тому

    Wlhi waa gabadh fariida oo caqli badan ❤
    Hore u soco

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 8 місяців тому +4

    Gadhaani si wanaagsan oo akhlaaq leh ayey sheekada u soo ban dhigtey❤ wxse la yaab leh nin aysan rajo ka qabin mxy uur 2aad ugu yeelatey😢... Wax uurka lagu ilaaliyo meel kasta waa laga helaa waayadan.

    • @baashiboy1
      @baashiboy1 8 місяців тому

      Walaal Awlaada RABI baa bixiyo Ilaaheey baa siiyay Marka Ayadaa korsaneeso Janadana allaha galiyo

    • @user-qo8rr3dh4l
      @user-qo8rr3dh4l 7 місяців тому

      Alle un baa u qoray in aay ilmo labad u dhasho qadar qoraan cidna ma baa badali karto

  • @fardowsaabdullahi234
    @fardowsaabdullahi234 8 місяців тому +2

    Manshallah she is beautiful ❤❤

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 7 місяців тому

    Haaaa walaahi waa
    Runteet ha maqlin dadka horay u soco

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 8 місяців тому

    Ax waxanuun wllhi qisadan wllo allaha kubarakeyo wiilkaaga runtii waxaadtahy hoyo fiican oo aqlibadan mnsha allah alle ha idin xifdiyo adi io qoyskaaga

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 7 місяців тому +2

    Mansha allaah waa gabar degan oo caqli badan ❤

  • @gramyhais3674
    @gramyhais3674 8 місяців тому +2

    Wlhi qoftan sharraf bee leedhy😍😍😍

  • @abdulaahiabdimaalik1131
    @abdulaahiabdimaalik1131 8 місяців тому

    Gabdhaaan waxa kudhacday qiso qalbiga taabaneysa run ahaanti waaa hooyo caqli iyo karti wada kulansatay guuleyso

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 8 місяців тому +1

    Runtii hooyo wanagsan baa thy Allah Kuma baahiyo wllo ninkas Allah nolosha dambana hakuu hagajiyo wllo

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 7 місяців тому

    MACHA ALLAH , ALLAH KU BARAKEEYO WALAL ,
    LAKIN ISKA CAFI RAGANA SIDIISA O KALE DHAMAAN MA WADA AH ,
    HA NIYAD JABIN INCHA ALLAH

  • @naimahussein2914
    @naimahussein2914 8 місяців тому +8

    Painful 😢story wll, tan kale Somalia gabadha wax masiixan karto hadee dhiig bax u dhimaneso xataa iska daa ilmaheedee.Marka dowlada waa inee shuruuc kasoo saartaa qof mature ah waxa qof kale loogu xiraayo waa dhib naheesata

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 8 місяців тому +3

      Dumarka siyaasada nogu jira baa na ciilay oo dumarka dantooda u hadli waayay. Nimankii waxay aaminsanyihiin dumarku in ay tiro badanyihiin intay nolol raaxo ku noolaan lahayd ha iska dhimato.

  • @user-zw5vf3qo7u
    @user-zw5vf3qo7u 7 місяців тому +1

    Taageero familykaaga ah markaad hesho Cadowgaaga Uma jabaysid😭😭Cadowgu waa ninkee

  • @farhiyoaden9332
    @farhiyoaden9332 7 місяців тому

    Masha Allah walaal hooyo ad adagio ayaa tahey Allah ku xafido ubadka.

  • @feyslf1226
    @feyslf1226 7 місяців тому

    Waa ladulmiyey. Gabadha midakale. Markay foolanaysay nafteeda waala dulmiyey in laqalo oo lakala badbaadiyo ayey ahayd waxay kusigatay. Inay isku’godo ama makaanku qarxo. Alle waa usahlay lakin alxamdulillah Raga somaaliyeed. Dulmiga ama nabsiga kama cabsadaan miyaa 😭😭

  • @hafzahupi3824
    @hafzahupi3824 8 місяців тому +1

    Mnsha allh hooyo ficn allh kuu daayo wiilkaaga kuwoklena allh ku siyo

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 8 місяців тому

    M.a Wlhi Ilaahy Caqliga Ha usiyaadsho Waa Gabar wanaagsan Oo Caqli bdan Kuma Khasaarinndaawashada Muuqaalkan Guulayso asgana Ilaahy hasoo Hanuunsho wali wuu is bdali karaa intuu Neefsanayo wuuna Awooda Aabe wanaagsan Inuu Noqdo .