Wasiir Faraax Sheekh Cabdiqaadir ayaa ka jawaabay su'aalo kala duwan oo ay weydiiyeen dadka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 11

  • @hanadcali2086
    @hanadcali2086 Місяць тому +3

    MACALIN ISKU SHEEGA DACWADA KA AH DUGSIYADA QURAANKA ARDAY-GA O WAX O DHIGO AYAN DARNA 😢😢😢😢😢 SO SAD

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Місяць тому +3

    Excellent minister ❤

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nl Місяць тому +3

    wasiir wax badan ayaa kaa qarsoon wa ku aamisanahay lkin dad baa hoos wax kawada

  • @DHIBCAHANOLOSHA
    @DHIBCAHANOLOSHA Місяць тому +2

    Waxan isweydiiyaa wasaarada waxbarashada sidaan ayy ucadyhin howlaha iyo qorshoyinka ay leedahay lkn majirto wasaaradaha kale ayagoo wax la weydiinayo..

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Місяць тому +1

    Ha lasoo celiyo Waxbarashada
    Qasabka ah ilaa fasalka 9,
    Skulaadka waain lagu dhiso
    Isxilqaam.

  • @hilowlemohamed5507
    @hilowlemohamed5507 Місяць тому +1

    Gabartaas waa sax waxa ay kahadashay.

  • @user-oy2hu7jb9r
    @user-oy2hu7jb9r Місяць тому +1

    Beel su.aalo isweydiineysa miyaa mise dowlad xishood dhimayey dowlad nimana ceel kutuurte wax walbana sheegate

  • @diriyemohamed7061
    @diriyemohamed7061 Місяць тому

    Wa ayaan darada Somalia Ka jirto in qain wadan wasiir Ka yahay Somalia adunka nucaan cml wa la Dal dalaa

  • @malaboa591
    @malaboa591 Місяць тому

    Waa runteed gabadhaan yar afsoomaali intuu ka shaqeeyaa inuu aqliga shaqeeyo ayaa fiican. Jaamacada af Soomaali laguma dhigto oo lama qabsan Karo ardey dugsigiisa hoose ilaa sare afsoomaali kusoo dhigtay. Ilmaha hal xiso afsoomaali halooga dhigo, waayo gurigiisa ayaa lagu bari karaa hadalka afka Soomaaliga.

  • @user-ui4bd2wd5m
    @user-ui4bd2wd5m Місяць тому +1

    KANI WAA TUUGTA GURGUURTE LA SHAQAYSA MID KA MID AH

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 Місяць тому +1

      Xafidulaahi xasan Sheekh kuwaalo maalin kasto soo qor . Iftiin u bilaawdayn Soomaliya markuu yimid Dalxoreeye illahoow cadawga ka xijaab .