War Cusub Oo Hada Laga Soo Saaray Dagaalka Ceerigaabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 години тому +1

    Haday jirto bililiqo waa khatar ee inaga ilaaliya reer ceerigaabow
    Xaaraanta

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Годину тому

    Anagu maan arag saladiin ,saladiinta iyo wayeelada ayaaga ayaa ka kow ah colaada ,waa in suldano iyo saladiinta laga baxaa waxan ay wadaan ,waa inuu sharcigu shaqeeya oo qof walba sharciga la horkeena ,suldaano, saladiin ,sheekhyo ku sheeg khamiis ku dhuumaynay ayaga ayaa qayrkeen inaga reebay ,saladiin iyo sheekhyo ku sheeg ayaa colaad 2 sano maraysa ka kow ah ,horumar la'aanta ayaga ayaa ka kow ah ,maxay inagu soo kordhiyan,neefka la qalo ,halka shilish ayaga cuna ,mushruuc kasta oo ah colaad ayaga ayaa ka faaiida ,hadii ay dad buur saran ama ka soo dejiyaan ay ka kow ah dadka faaiiday ,caruurta iyo dumarka ayaan la warin ,wax ay inoo qabtaa ma jirto ,kuwa dalku ka dhaqaaqi wayey ,waa ayaga ,gaar ahaan xukumada maanta joogta ayaga ayaa ka kow ahayd colaada ay ku kanbemnayeen ,ilahay dadka iyo dalka ha idiinka qabto ,raxmaanku wuu idiin arkayaa viva dadka dacada u ah dalkan iyo dadkan

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 5 годин тому +1

    kani waa beenaale
    bililiqo ma jiraan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 хвилини тому

    Dadka waxey is dilaan marka siyaasad qaldan iyo siyaasiyiin qaldan hogaamiyaan isaaqow idinkaa bilaabay calan qabiil mantana miraheeda waad aragtan somali halkey dhigtay joojiya waxba ha inoo land landeeynina waa waxad wadan qabiil. radiya walaaltinimo iyo somalinimo

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 4 години тому

    Huwan dhacab maha waa laaisks ceelinsys waa domslieeyno dhaasn iyo somaliland e watksga diib ugu nooqo warya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 години тому

    bililiqoland gun gaajaysan oo gurihin bililiqeysatay midakale ba dulmiga iyo biliqada iyo guryaha lagubo ba ugu hamyayneysan ufff

    • @hamsesaeeed1564
      @hamsesaeeed1564 4 години тому

      Idinkaa 1988 wax bililiqaysan jirey dadkani waa ka xaraan mzxaad kaga tagteen way madhnayeene hooyadiin baa la wasi huwaney car ku so noqda ceerigaabo

  • @MohamedRoble-s1u
    @MohamedRoble-s1u 4 години тому

    Waad lasoo dahdeen Ceeb Wayn oo aan lagaso kaban karin.Baad ku kacdeen.bililiqo iyo gurya laguboh

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 5 годин тому

    Masul maha kani

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 5 годин тому

    kani somaliland
    wuu ceebeeynayaa

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 5 годин тому

    Ninkani ma wasiirbaa?

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 години тому

    Ciidamadee mooryaan maryo gashatay ayaad awe lba ahydeen
    Maryihiina ssc baa idinka siibtay
    Kulu shay yarjicu ilaa aslihii

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Годину тому

      Hadii ay cid tahay moorayaan,mee karbadkii lascanood istadyoonkeeda la dhig mee ,maxaa horumar idiin diiday ,

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 5 годин тому

    Digniin looma baahna waa in madax laga toogtaa dadka ficilkaa xun lagu qaqbto isagoo farah kula jira. Hore ayaa loo yidhi soomaali kal baqda ayay leedahay laakin kal xishooda malaha.
    Waa in uu sharcigu shaqeeyaa loona sinadaa.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 5 годин тому

      Ninkan aad umiskiinsani waa kuma masuuliyadiisuna waa maxay talow

    • @moseskaahin
      @moseskaahin 5 годин тому

      adiga ayaa
      futadada lagaa
      tooganayaa
      miss huwan
      kalkaal, been
      buu faafinayaa

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 4 години тому

      Waa tawradii aad doorta een miyaanad arag from Ciro ku xigeenkisa waa isku wada midthey all retired 😊

    • @moseskaahin
      @moseskaahin 4 години тому

      @ adigu
      miss Abaarso meel kale
      ayaad noola kacday
      adigu mukhbaarada
      jigjiga yar inaga xidh
      mida kale in uu ceerigaabo
      tago wuxuu ka hadlayo
      hubiyo uun bey aheyd
      tan waa la dhaliili karaa
      ma aha mid cuqdad &
      jaahilnimo ah sidii
      muse